KHADAR KEEYOW HEESTII MUQDISHO OFFICIAL VIDEO 4K 2018

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @maryancabdi5806
    @maryancabdi5806 6 лет назад +274

    Muqdisho💙💙 mxaan jecelahy inaaan imaaado from hargeisa 💙💙

  • @hanadmohamed4574
    @hanadmohamed4574 6 лет назад +176

    Viva rer muqdisho like igu qabta rer muqdisho hadaa tahay 😍😍

    • @cabdinuur3863
      @cabdinuur3863 3 года назад

      💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 6 лет назад +371

    From Boorama we love Muqdisho ❤️

  • @soojeedoow1330
    @soojeedoow1330 6 лет назад +343

    Mogdisho magaalo aan marnaba isdhiibin reer mogdisho like iisaara.

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 6 лет назад +190

    From burao we wish u peace mogdisho

  • @Shortsyahye
    @Shortsyahye 6 лет назад +213

    Waligey manoqon qofkii ugu horee lkn manta weydhacday marka haley cimaamado love you muqdisho🇸🇴🇸🇴 inta muqdisho jecel like ha,iladhaafina

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 6 лет назад +82

    Mncha allH muqdisho 😍alle haydin siyaadiyo from hargaysa

  • @jibrilmohamed7365
    @jibrilmohamed7365 6 лет назад +234

    Intii Ethiopia 🇪🇹 neceb like saara viva somaliweyn 🇸🇴 👋 tasaaa kufanaaa

  • @asaldhalad4087
    @asaldhalad4087 6 лет назад +302

    Axx jecliya xamar cadey rer moqdisho like isara yaqey ❤❤❤xamar❤❤🇸🇴

  • @khadarramsi3851
    @khadarramsi3851 6 лет назад +132

    Muqdisho ❤ waxa macaan saday qofkii kudhex nool magaladan sidan u quruxda badan, dad nabadoon aya degen wlhi, dhalinyar furfuran dad wada reer magaal ah, Muqdisho Muuq wanaag ❤

  • @haweeyahonesty2727
    @haweeyahonesty2727 6 лет назад +278

    wixii midnimadaa soomaaliyeed jecel like isaraa pilaa caleek yaaa soomaaali I love you alll😙😙😙😙😙😙😙

  • @ahmedfaarah5126
    @ahmedfaarah5126 6 лет назад +357

    From hargisa I love muqdisho liketa igu qabta azphta

  • @beldaajeguure1402
    @beldaajeguure1402 6 лет назад +461

    baayo iyo boowe waanba arkaa waad aqrinaysaa qoraalkaygee plz like ii raab adoo ku qanacsan waa codsi

  • @timaya77
    @timaya77 6 лет назад +51

    Marka muqdisho joogo inuu nin iga sareeyo ma moodo wlhi farxda aan ku heesto luuq walba iskaga mushaxaa war like isaara hada ani cml dareento 😂

  • @mohakassim6927
    @mohakassim6927 6 лет назад +383

    Soomaali dhalad ah hadaa thy like iisaar 😀😀😀😀😙😙😙

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 лет назад +147

    Hormarka moqdisho inta Ku faraxda farta taga viva marayada somalida ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 лет назад +40

    Supscerpt😉 guul muqdishi from hargyza

  • @farhiyahaji4740
    @farhiyahaji4740 6 лет назад +52

    Miyaa ka maarmaa muqdisho cadeey mya mya mya mya😍love muqdisho cadey like isara 2ban ahayee keyow nolow brother

    • @dahabohirsi9178
      @dahabohirsi9178 6 лет назад

      ihkmimjmh.jnhjhhnhkjujhjmjknhkjhkbhjhujhumhnhnhk
      Umukjumjjnjjhjnhjhukhhkjjkhjhhjbhnbhmnhnh

    • @dahabohirsi9178
      @dahabohirsi9178 6 лет назад

      Kmn

  • @hananhappy890
    @hananhappy890 6 лет назад +48

    Reer muqdisho like igu cawiyaa

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 6 лет назад +84

    Muqdhisho ma jeceshahay aniga haa I live hargeyso......like ha iga ilaawin

  • @subeyrbakarelhashi1095
    @subeyrbakarelhashi1095 6 лет назад +39

    keeyow wad ka baxsatay pozz
    one love ciyal muqdisho Like sar hadi ad ciyal muqdisho tahy plz

  • @fahimamohamed9751
    @fahimamohamed9751 6 лет назад +36

    Miyan ka marma muqdisho cadey? Maya maya 🔥🔥❤️💋

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 лет назад +10

    Walle waxa garan kara heestan qofki xmar qax uga tagay o ku dhashay allow xmr ino xasili 😭😭😭😭❤️

  • @sahrosocial9190
    @sahrosocial9190 6 лет назад +33

    Xamar caday miyaan daqiiqad ka marmaa hday waxkaste dhacan noolow xamareey

  • @zakariyecadetube7936
    @zakariyecadetube7936 6 лет назад +50

    Alla jecliyaa muqdisho inta lmit ah aan ku arko

  • @nimcohariiza1776
    @nimcohariiza1776 6 лет назад +127

    Khadar ibrahim keyow
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
    Wuu dareemi kara qofkii
    Ku dhashey mcnteeda
    Muqdisho 😢😢😢😢 ilahow nodaa

    • @fartunbadar1236
      @fartunbadar1236 6 лет назад

      Rer mugadisho maxey ogyihiin doqomada hadii ay caqli qaban qashin qaraxa ku dhameeyo ay iska qaban lahayen rer koofurka mesha uu dago lee qarax ka dhacaa nacasyo

    • @abdishukurmohamoud8093
      @abdishukurmohamoud8093 6 лет назад +2

      Keyow noolaw sxb waxii.ka xun mogadisho Ka naxoo Nafta waa waye Mogadisho love

    • @jawahirmoha7244
      @jawahirmoha7244 6 лет назад +1

      Nimco Hariiza aaaamiiib abyo

    • @shukriabuukar8449
      @shukriabuukar8449 6 лет назад +1

      Hamdi Mussa kulelka kuhayo maxa wye mise qeybta qararka wye ka amus mesha mashqulka joji

    • @IQCREATION
      @IQCREATION 6 лет назад +1

      Nimco Hariiza Thanks Epoow cade

  • @shaaficiyusuf1802
    @shaaficiyusuf1802 6 лет назад +268

    *Muuqeda wacan baa nafta kumaqsuday Nolada intey nolol jirto*

    • @jarijarvinen5542
      @jarijarvinen5542 6 лет назад

      Gulled Simba xisho nio niin magicisa haku mashquuline aduu hor mar is gadhsii nio

    • @dheymanlula4691
      @dheymanlula4691 6 лет назад

      Gulled Simba wnku sugeynaa wllken

    • @cfitaaxosmaan2196
      @cfitaaxosmaan2196 6 лет назад +1

      Gulled Simba
      Walasha was awal
      Mey gadal jirty
      Waxaasa Ku hadlaa
      Qashinyow

    • @hasansharawe8672
      @hasansharawe8672 6 лет назад

      Gulled Simba sure

    • @asmaasma9297
      @asmaasma9297 6 лет назад +3

      Gulled Simba awl hormar adi meee kaaa sugeesay waclow

  • @MohamedAhmed-ph6vq
    @MohamedAhmed-ph6vq 4 года назад +14

    From LASQORAY ☀️ - SANAAG all the love to MOGADISHO ❤️✨

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 6 лет назад +398

    Walaalkey khadar masha allah

    • @dahabohirsi9178
      @dahabohirsi9178 6 лет назад

      Uuuuu

    • @rahmosamatar2122
      @rahmosamatar2122 6 лет назад +3

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE dalka nuurkisa😚

    • @kingabdimalik5461
      @kingabdimalik5461 6 лет назад +3

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE www dalka nurkisa bro lik sub's bro

    • @IQCREATION
      @IQCREATION 6 лет назад +8

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE Thanks Epoow cade

    • @qalbitajir9867
      @qalbitajir9867 6 лет назад +2

      DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE dayax my favorite fanankeyga

  • @intashidanwallkood3465
    @intashidanwallkood3465 6 лет назад +43

    Hada reer like layabto aniga ka mid ah igu qabo somali maxamed ban ahay

  • @hawaabdillahi2524
    @hawaabdillahi2524 6 лет назад +23

    May Allah protect Mogadishu the land of golden people
    امين

  • @nafizaahmed6053
    @nafizaahmed6053 6 лет назад +14

    Jecliyaaa magaaladeyda moqdishu cadeeeey ❤️💯🇸🇴

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 6 лет назад +55

    Reer Yaaqshiid Farta Taaga 🙋🏽‍♂️

  • @africanqueeen2868
    @africanqueeen2868 6 лет назад +131

    Muqdisho muqaldeda quruxda bdn qofka arkin oo hada inu tago rabo like isaar

  • @zackabduqadir736
    @zackabduqadir736 6 лет назад +65

    Mogadishu
    my city
    my life
    my dream
    best song 💟💟💟💯💯💯👏👏👏

  • @somalimuslim2526
    @somalimuslim2526 6 лет назад +14

    #Somaliwayn casimadoda #moqdisho😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴

  • @kingahmed909
    @kingahmed909 6 лет назад +40

    Moqdishu magaloo madaxdeena. Reer shibis liketa ha ilaa dhafinaaa

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 лет назад +398

    muqdisho magaalo madaxdeeNa. iLahoow nabad waarta ka dhaLi. masuuliyiinta sharaf Leh ba u kacay.

    • @rahmahussein6042
      @rahmahussein6042 6 лет назад +8

      abdirahman haji Dabcasar
      Hhh dabacar salid seytuntada iska marso. Madaxna waxba kamataqanide

    • @zakiabdi888
      @zakiabdi888 6 лет назад +4

      DABA CASAR, Haye adiga waan kugu wareeray. wadaad maa tahay, jaasuus maa tahay, wadani maa tahay, Fanaan maa tahay, Wariye maa tahay, ................................., Ninyahow kafadhiiso umadda.

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 6 лет назад +2

      abdirahman haji Dabcasar aamin

    • @sudoabuuyo7365
      @sudoabuuyo7365 6 лет назад +2

      abdirahman haji Dabcasar hhhhhh adi sheeq aadbo tahaye maxaa heesaha udhageysanesa? Yaaab 😂

    • @sudoabuuyo7365
      @sudoabuuyo7365 6 лет назад +2

      Heestaan laxankeeda wax ba ka qaldan nabad waarto yarabi somaaliyo idil

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 6 лет назад +33

    #muqdisho 💛💜💚❤👈 intii muqdisho jecel bal like isiiya

  • @hindi3522
    @hindi3522 6 лет назад +64

    I miss you my country😢😢😢Walah Still does not see the same song This song is touch my heart really I support you *Khader keyo* live me bro💋❤😍wlh I love your voice allh keep U😿😻

  • @themohaking4678
    @themohaking4678 6 лет назад +121

    muuqaal qurxoon music shidan codka kaba daran mahadsanid aflaanta studio
    Respect keeyow

  • @mucaaddhaashane144
    @mucaaddhaashane144 6 лет назад +34

    from ogadenia/DDSi/jubaland/waqoyi bari i love muqdisho waxan ku hamiya inan martago insha allah one love umada somaliyed❤❤❤❤❤

    • @samircadesamircade8268
      @samircadesamircade8268 6 лет назад

      Sxbow intee meeloda ku dhalatey jubaland, DDSI, north eastern😂

    • @DS-ok4qh
      @DS-ok4qh 6 лет назад

      mucaad dhaashane Ogadenia is what the terrorist ONLF call our state we prefer the politically correct term DDSI or Somali Kilil.

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 года назад

      Ogaadeen Jubaland Waaku Yaryaha Mareexaan iyo Gaala.jecel ayaa badan Idinka Ethiopia Ayaad badan Tihiine Itoobiya ku ekaada Daarood waxaa idinka saaray Beesha Harti koombe

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 4 года назад +4

    From Burco Togdheer We love Muqdisho Cadey🙏❤

  • @hassankameismohammed3279
    @hassankameismohammed3279 5 лет назад +6

    مقديشو جميله و ناسها اجمل ربي يحفظكم ونتمنى لصومال التوفيق والازدهار والنجاح وتحياتي لي إخواننا في الصومال🇸🇴 اخوك من اليمن 🇾🇪 ولا تنسو دعواتكم لي اخوانكم في اليمن

    • @mukhtarabdullahi6883
      @mukhtarabdullahi6883 5 лет назад +1

      Insha Allah our Yemen brothers will get peace and unity with Allah sw bless and wish love u from somalia

  • @nashaadhassan2291
    @nashaadhassan2291 6 лет назад +9

    War anaa ugu horeeya like ta ha ila dhaaafina bilaa calaykum ...

  • @Yaxyeazair
    @Yaxyeazair 5 лет назад +11

    Wxan ahy wiil reer somaliland ah runti waan jeclahay qarankayga somalia waan ku hamiyaa inan subaxuun ka sootooso muqdisho cadey iyo marka iyo baraawe ❤❤

  • @somaligirl2724
    @somaligirl2724 6 лет назад +9

    wow ma sha allah
    allow noo xafid wadankeena aamiin mogadisho love you rabbi nabad waaarta ha inooga dhigo aamiin 💓💓💓💓💓💓💜💜💖💙

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 лет назад +106

    Anigoo ah reed Somaliland (ismaamul Gobaleed) waxaan leeyahay Soomaaliya waa mid. Daneeste nama kala goyn karo. Soomaaliya hanoolaato.

    • @anabhassan8760
      @anabhassan8760 6 лет назад +2

      ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba waa runtaa dhamaantee intaas allaha garadsiiyo nalamakala gooyen

    • @Mohamed_fuas
      @Mohamed_fuas 6 лет назад

      ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba reer xamar gaajo

    • @nugaalabdi3211
      @nugaalabdi3211 5 лет назад

      Caasimada somaliya

    • @zakiaabdulahi6033
      @zakiaabdulahi6033 5 лет назад +1

      miyaan kamarmaa muqdisho cade my my my

    • @saapriincabdallah913
      @saapriincabdallah913 5 лет назад

      Mohamed fuas muqdisho gaajo hadeey ahaan laheed somaliland ta la sheego xitaa masii jiri lahayn

  • @anhaarofficial8058
    @anhaarofficial8058 6 лет назад +19

    Muqdishan ku dhax mushaxenaa Me and Mi Bea 😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤💯

  • @iyaadhassan9297
    @iyaadhassan9297 6 лет назад +96

    Kabtan keeyow😍😍😍ar like isiiiya

  • @osmandahir4154
    @osmandahir4154 6 лет назад +13

    Muqdisho qurux waku Taganahay 💪👑❤

  • @hanadabdik7889
    @hanadabdik7889 6 лет назад +14

    Moqdisho macanteyda yaa ka maqnaa karo qofkii heestan ka helay like isar thanks 🙏

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 6 лет назад +37

    #muqdisho ❤❤❤

  • @saffaomar2251
    @saffaomar2251 6 лет назад +33

    Mogadishu❤❤❤

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 лет назад +5

    Iam from hargeisa
    Muqdisho ....🔥🔥

  • @mdhamoudi2212
    @mdhamoudi2212 6 лет назад +9

    Amazing Song Keeyow God bless u & All the best we are brothers 🇸🇩& 🇸🇴

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 6 лет назад +11

    Keeeyoow fanka asaga kuu bahan hore u soco brother hees manka u roon iyo muqal shidan 👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️️🙏👏👍🎷❤️

  • @kingalwaysking3042
    @kingalwaysking3042 6 лет назад +495

    Naag isaaqa ba like badan IGU xujaysay bal somalinimo like IGU sar si jaceylkena u badabado xarfanay😂😂

    • @hiboibrahim3726
      @hiboibrahim3726 6 лет назад +3

      Ahmed jeez iska jeeztay war soo isaqu somali mahan inteed wax ukala wada 😂😂😂😂dulufow

    • @cimraanmire3974
      @cimraanmire3974 6 лет назад

      Ahmed jeez iska jeeztay kkkkkk

    • @ayaanleyare4494
      @ayaanleyare4494 6 лет назад

      Ahmed jeez iska jeeztay hgg nlw

    • @kingalwaysking3042
      @kingalwaysking3042 6 лет назад

      Hibo Ibrahim qofta wey i washy runti klay wax dheh😂😂

    • @kingalwaysking3042
      @kingalwaysking3042 6 лет назад

      cimraan mire thanks scb

  • @Yaxyeazair
    @Yaxyeazair 5 лет назад +5

    Muqdisho wn imn inzha allaah
    Inan subaxun ka so toso ku rajo wyn runti
    Iam from burco i love my cuantry somalia 💙💙

  • @xidigtaloogaharaykaftanka4763
    @xidigtaloogaharaykaftanka4763 6 лет назад +7

    Wow heestaan waan ka helay 😁😁😁kly isk arag 💋💋💋💋ummmac. 👏👏👏mhdsnid qadar keeyow
    Like yqe 💪💪one person😂

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 6 лет назад +12

    Somali style singer Keeyow🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankaas qrxda bdn dadka diiidaaaya kwrma mxn dhahnaa qowdhanyaasha

  • @purple77253
    @purple77253 6 лет назад +6

    Wan sugayay heestan 😊big legend keyow big respect muqdisho cadey coming soon incha Allah

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +4

    Hooyo Mcn Mogadishu ❤🇸🇴👏

  • @fatimaabdirahman7514
    @fatimaabdirahman7514 5 лет назад +1

    Ilaahay nabada ha nii siyaadiyo muqdisho aad ban niigu farxay I am from Djibouti jabuti hestana aad ban uuga helay guul guul💓💓💓💓💓😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @royanali8480
    @royanali8480 6 лет назад +6

    Allow Soomaaliya Nabad Kadhig
    From Somaliland 💙💚

    • @mohamedbluetooth2943
      @mohamedbluetooth2943 6 лет назад

      royan Ali adeer hanazheegan qadadweynta nagu soo dhex dhumanysa

    • @royanali8480
      @royanali8480 6 лет назад +1

      mohamed B luetooth Aneey Nabad Ayaan Augu Ducayay Walalahy Soomaaliyeed Muslimintu Wae isku Ducayan

    • @royanali8480
      @royanali8480 6 лет назад +1

      mohamed B luetooth Horta Af-Soomaliga Soo Baro Huno Kadib Dadka Soo Caay Xishod Waxas Oo Laga Soo maray sheeko 30-sano kaso Warigtay Haa Ku Soo Celin Aillahy Dadkisa Oo Cafiya

    • @mohanyareofficial363
      @mohanyareofficial363 4 года назад

      aamiin

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 лет назад +76

    King keyoow👑💖

    • @mcqueenomali1488
      @mcqueenomali1488 6 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare hi

    • @zoyamohamud3225
      @zoyamohamud3225 6 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare hi handsome boy

    • @IQCREATION
      @IQCREATION 6 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare Bqr Sidoo Kle

    • @shukriabuukar8449
      @shukriabuukar8449 6 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare zxpow xafad kasta madeganthy mel kasta wankugu arka RUclips gurigaga wye hye

    • @dayaxdalnuurshe2580
      @dayaxdalnuurshe2580 6 лет назад

      +Khadar Keeyow kunaa love

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 6 лет назад +2

    I Love wlhy mogdisho Froma hargiesa

  • @abadirahmanmohamedjamac1202
    @abadirahmanmohamedjamac1202 Год назад +3

    Mogadishu Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 💖 😍 ✨ ilove you
    From berbera Somalia 🇸🇴

  • @SuperKing170
    @SuperKing170 6 лет назад +21

    Frist View like ta igu qabo

  • @raxmalucky4215
    @raxmalucky4215 6 лет назад +9

    Masha allah wllhi
    Muqdisho wax loo dhigaa majirto

  • @somaliromanticfanpagekingr5518
    @somaliromanticfanpagekingr5518 6 лет назад +2

    Aniga waligey dalkeyga hooyo ma arag balse Runtii ad ayan u jacelahay magalo walibo oo somali kamid ah insha allah mar dalkeyga hooyo wan so gadhi donaa gar ahan Our capital city of Somalia Muqdisho 😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 miyan ka marma muqdisho cadeey Maya maya maya mayaaaa peace and love keyow my boy like ii sara inta an dalka hooyo arkin

  • @yaxyebravo1623
    @yaxyebravo1623 6 лет назад +3

    Waw khadar keeyow inaba caadi ma ahan waa wiilka ugu shidan muqdisho free styl szb magaladada wa ukala kicisay 😍khadar best faanan inu yahy inta igu racsan like aan ka arko👏

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 6 лет назад +12

    Moqdhisho muuqa wanaag caasimada somalyeed allow cadwaga ka saar moqdhisho muuq wanaag 💚💚💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴from hargeysia

    • @maadoowland5477
      @maadoowland5477 6 лет назад +1

      mohamed2020 hassan heer isaaq hadey sidada camal u maskax furnan lahayeen somali way isjeclan laheyd😯😊

    • @naciimocismaan1118
      @naciimocismaan1118 6 лет назад +1

      mohamed2020 hassan dad wacn baa tihin rer hargesa

  • @officialbarbieanhar268
    @officialbarbieanhar268 6 лет назад +7

    Love u keyoow I was waiting this song 🎵 wlh 😘long life😊😊❤❤❤💖💖😭

  • @nazsiibfaizaan1306
    @nazsiibfaizaan1306 4 года назад

    Alxmdulilh illah igadigey qof muslim ah igasiidigey mid kamid ah soomali weyn proud to be somali......muqdisho!😍😍

  • @mohamedamiin9381
    @mohamedamiin9381 5 лет назад +3

    Somalinimaa dadka kaga sareynaa one love somali maxamed 🇸🇴❤💪

  • @khadijaadam7782
    @khadijaadam7782 6 лет назад +4

    😂The video makes me to put it like walahi ❤️waa kujclhy mogdisho🇸🇴proud to be Somalian 😘

  • @gadhleofficial5067
    @gadhleofficial5067 6 лет назад +8

    wan tageeraa khadar keyow inta tagrow
    like iisaar

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 4 года назад +1

    muqdisho alle nabad waarta haka Dhigo aamin
    from Hargeisa

  • @abdullahiyousef7434
    @abdullahiyousef7434 6 лет назад +1

    Muqaal qurux badan 100%
    Cod cajiib ah 100%
    Style shidan 100%
    Keyow pig Respect
    Aflaanta studio keep going .

  • @munalizamunaliza1735
    @munalizamunaliza1735 6 лет назад +5

    Masha Allah yaa salaam caadi maahan dhulkeena ma xasuusatay waqtiyadi wacnaa aad Ku qaadatay xeebta liido iyo waliba garoonka ciyaarha ee goonis alla maxaan u xiisay magaladaydi allow dhowr xmr Cadey
    Khadar keeyow you're the best fanan in De world masha Allah

  • @alinaasir1
    @alinaasir1 6 лет назад +3

    Mashalalh beautiful song. Viva Mogadishu my hometown!

  • @jecliyacalankabuluuga2036
    @jecliyacalankabuluuga2036 4 года назад +1

    Meshan somalia ugu jclahy muqdisho iyo bosaso dhulkaygi nabad waarta urajayn iyo umado mif noqota inshallah viva muqdisho from bosaso

  • @surad685
    @surad685 6 лет назад +1

    Videokan caadi maaha Amazing super amazing ..waxaa soosaray dad professional ah. Hambalyo Aflaanta studio.

  • @fatxieapdihakin210
    @fatxieapdihakin210 5 лет назад +4

    Qadar keyow axsan yaa fanaan jecliyaa magaladayda xamar cadeey intii jecel like saar 👍

  • @omarahmedmohamed6416
    @omarahmedmohamed6416 6 лет назад +4

    Mogadishu cadeey
    Wali ma arag lkn Insha allah
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasraboore5156
    @nasraboore5156 6 лет назад

    ❤❤muqdisho waxabadan waan ku mushaxay cimri aan marlabad ugu mushaxo illahey ha isiido wlh waan jeclahay xamar cadey xundurteydaa ku duugay khadar keeyow fanaan jiro thanks 💕💕💕

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 лет назад

    Khadar keeyow heestaan waad ku amaanan tahay wlhi Sidoo kale Aflaanta Studio howsha wacan aad qabateen aad iyo aad baad ugu amaanan tihiin wlhi.
    .
    .
    Muqdisho Love

  • @asadyare3535
    @asadyare3535 6 лет назад +4

    khadar wadadashay waxaa iskadhigee harmonize heestii happy birthday

  • @mulkiabuukar9064
    @mulkiabuukar9064 6 лет назад +5

    Wow❤ mogadishoh❣

  • @profmubarak1386
    @profmubarak1386 4 года назад +1

    Siyaaasiintu hays hayaaan blasé muqdisho waaa jclhy hargeisana anaa ku dhashay 💋❤️❤️❤️💋

  • @deleazizinho7713
    @deleazizinho7713 6 лет назад +1

    Alow cadowga wadanka noga qabo I miss u muqdisho qurux wanag ❤️❤️

  • @ziizkacadeofficial9815
    @ziizkacadeofficial9815 6 лет назад +3

    Mogadishu cadey tnx INA keyow

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 лет назад +10

    Keyow fanan Ka
    Styl san afka somaliga
    Maku heysaa??

  • @hamzakahin8353
    @hamzakahin8353 3 года назад

    I love muqdisho and all reer somalia walalahy peace and love muqdisho,from jibuti❤❤❤❤❤

  • @studiobarbar83
    @studiobarbar83 6 лет назад +1

    King qadar keyow hore usoc
    100•Style
    100•Cod
    100•Music
    100•Song
    100•Views
    100•Video
    100•Camera

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 лет назад +12

    keeyow iyo xamar cadayba waan taageeraa lkn erayadaan iyo laxankuba waa faloob dirqi baan ku dhamaystay dhinacakale muuqaalku waa top

    • @qaysrashiid1562
      @qaysrashiid1562 6 лет назад

      nin qurbaha ku bayhoofay Waaa Nurtaa Sxb Aniga Moqaalka ayaan dawanayay

  • @Mokhtaarproduction
    @Mokhtaarproduction 6 лет назад +10

    Viv ciyaal xamar show yaan ku qaban

  • @durdurmuhudinali4837
    @durdurmuhudinali4837 6 лет назад +2

    Muqdsho maanga
    😍😍😍😍👌👌
    Ala mxn uxiisy 😭
    Qurx wallhi
    Qadar keeyow
    Noolow yaqay 😍👌

  • @ridwaanmohamed158
    @ridwaanmohamed158 5 лет назад +2

    Mazha allh muqdisho maruun waan ku iman insha allh allew nabada idiin siyaadi i am from somalind