Lil Baliil Ft King Araash-Raaliyo ( FROM BAADIYO ) sms skiza 7755532 to 811

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 мар 2019
  • Lil Baliil Ft King Araash-Raaliyo ( Official Video )
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @BTSARMY-vs9qw
    @BTSARMY-vs9qw 8 месяцев назад +98

    2024 inta dawanaysa👋😂😂

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 4 года назад +133

    heesta kaleya ana ku maqaley magacagey wa heestan wan dhageysata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ happy ciidola adax ❤❤

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 года назад +2

      Waxa la sheegay matahay marka
      Are u from baadiyo?
      Are you raaliyo?
      In lagu raadiyo ok matahay?
      😂

    • @beydanyussuf3773
      @beydanyussuf3773 2 года назад

      @@thetruthx235 flirt soojabay 🥵😂😂😂 lkn 1yr qofta kuumasoo jabaabin🦋🥺

    • @maariyoxasancade7202
      @maariyoxasancade7202 2 года назад

      Nadiya waxaa laga wadaa raadiya camal abaayo 🤣

    • @kingmaska7927
      @kingmaska7927 Год назад

      Naadia 🎉hambalyo Quruxeey

    • @kng____mha544
      @kng____mha544 Год назад +1

      @@beydanyussuf3773 inee dhimaty laga yaba😂

  • @saliimmohamed8038
    @saliimmohamed8038 5 лет назад +429

    qofkii ilahay jecel like

    • @parreelmi6257
      @parreelmi6257 3 года назад +3

      Waxa Ku Hadasho Ma Waysay Wacalyahow Galada Xitaa Alle Yaqan Rumaysan Wacalow

    • @luulabdirashid3619
      @luulabdirashid3619 3 года назад

      @@parreelmi6257 wa runta woxo ku hadlo wayay wasaqa xunka ah😅🤣🤣🤣🤣🤣😂

    • @luulabdirashid3619
      @luulabdirashid3619 3 года назад

      Warya naga xishow wasaq yohow😅🤣🤣🤣🤣

    • @luulabdirashid3619
      @luulabdirashid3619 3 года назад

      @@parreelmi6257 🥰🥰🥰🥰🥰😍😘

    • @luulabdirashid3619
      @luulabdirashid3619 3 года назад

      Hadabo wa adigan i arkayo istubud yohow😅🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @kowtharabdinasir3162
    @kowtharabdinasir3162 Год назад +47

    Guntiinada garayska aan kuu xidho
    Gambada iyo gabasaar aan kuu saaro
    Xaajiyo iyo xaaji aan is dhaafsano
    Cawrala iyo caalin aan korsano
    Intaas ayaan ka jeclaady heesta♥️

  • @bashiirabdallaofficialchan8699
    @bashiirabdallaofficialchan8699 Год назад +17

    Waan u xiisay noloshii 2018 ka bilaa stress ka ahayd hadda 2023 ayaa lasii galayaa iLaa hadda tahriib ahay ii soo duceeya waqtigan qoray 27 /12/2022 maalin talaada ah saacada 5:40 maqrib ayaa dhow ilaahow khayr noogu dhameee hadaad aragto like brother and sister

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 лет назад +469

    Adoo daawanaayo🙌 hadaa Comments ka aqrineso like iisaar🙋

  • @user-ei6ns4fb1y
    @user-ei6ns4fb1y 4 года назад +252

    مع اني لا افهم اللغه الصومالية لكن الموسيقى والاداء وكل شي جميل الف تحيا لصومال الشقيق سوداني مره من هنا 🙏

  • @danorodezev88
    @danorodezev88 3 года назад +190

    Qofki firsanyo 2021 oo u irmi rabto 2sano heestan😘😘

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 3 года назад +28

    Heesta kaliye ee magacygu ku jiro ❤️✌️

  • @fatimamohamedyusufyusuf342
    @fatimamohamedyusufyusuf342 3 года назад +16

    LIIL BALIL NUMBAR 1 ALLWAYS HABO CODKAGA MASHA'ALLAH"

  • @abdirahmaanak9611
    @abdirahmaanak9611 Год назад +5

    Ciyaal sharma poy hadda iga danbeesan 👍 like❤❤❤😂😂😂 wiilka sharma hadda best somali rap❤❤😂😂😂❤😂😂

  • @nadiaqali6240
    @nadiaqali6240 3 года назад +5

    Yartu waa raliyo magacedu waa nadiyo ayyyy 😋😋✌

  • @abdirizakabdi5949
    @abdirizakabdi5949 Год назад +37

    2022 still there watching you king balil

  • @saidali5400
    @saidali5400 4 года назад +98

    2020 Yaa dawanaya

  • @nothingisimpossible7833
    @nothingisimpossible7833 4 года назад +40

    Aabaha laxanka LB , Waxa kalo dhan kasoo tag qof laxan ku gaaro xitaa haley tuso hees cusub kasto sobaxdo laxan keda cusub horee uwada taa. Wlh fanka uma badni Fanaan neh matagero lkn LB cimamadisa ani iska dhaafe caalamka xita maheysan karaan sln kusaray ✋👏👏🙏🙏

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 3 года назад +12

    Waa oooyi waana farxay sharma hada meesha ka mooqda marka arkay hadane masha allah iga dhan wuu k sareeyaa ragga marba ha yasin hana yareysan waligaaa 🥺🥺🥺🥺🥺🥺💝💝

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 лет назад +778

    Walalow walaleey ilaahay dartii like iigu saara aan idin duceeyee 😭😭😭😂👈😭😭❤️❤️❤️❤️

    • @shanisharif3406
      @shanisharif3406 5 лет назад +4

      Hhhhhh like maxad kahesha comintikasta like ledadkaweydin wakusari

    • @fardoosoabdulahi3991
      @fardoosoabdulahi3991 5 лет назад +2

      Salman Abdullahi wlh wn kaa yabey wllkey meel walba aan kugu arko waa adgio like ii saar ku jirtaa kuu ku arkaa wx nuxur leh ka sheeg ama ka aamus nh
      Naga yara daa nh adga caadi iska dhig 😂

    • @samarahmed1093
      @samarahmed1093 5 лет назад

      Mel walbo adan ku nacay ee naga daa bisinka waaba ka darey waxaga

    • @calicade350
      @calicade350 5 лет назад +1

      Good music

    • @mmashhura8278
      @mmashhura8278 4 года назад +1

      Asc barasho wacan magacey maxamed salah

  • @aryandiaz1
    @aryandiaz1 Месяц назад +8

    who is here 2024❤

  • @airforceaf1900
    @airforceaf1900 Год назад +16

    wxa Iman Doonta Mlin aad iman doonto sanad kadib mnta waa 7 January 2023 wxa ino balana 2024 iyo ano south africa jooga like 👍 igu soo xazuuzi hdd argto qoralkyga insha allah

    • @ubahmahad7063
      @ubahmahad7063 10 месяцев назад +1

      Haye weli ma imanin miyaaa 2bil ku dhiman

  • @mohanahmed8525
    @mohanahmed8525 3 года назад +116

    2021 Yaa jooga halkan👍👍👍✔

  • @leona_kookie9164
    @leona_kookie9164 5 лет назад +63

    The one N only rapper in somalia😍😍🔝

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 2 года назад +1

      But not now

    • @user-ch6xz4sb4d
      @user-ch6xz4sb4d 11 месяцев назад

      ​@@Zakibinxaaji1 Till Now He's No 1

    • @accrr370
      @accrr370 5 месяцев назад

      @@Zakibinxaaji1 haye zaki haji

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 4 года назад +159

    Yaa dhgysanyo 2020 fadln
    Xaga hoose 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Wx fahnooo likta

    • @abdiazizm4099
      @abdiazizm4099 4 года назад +2

      usoo dabac xaaladayda nk hhhh beenta jooji lama gaadhin 2020🤣🤣🤣

    • @abumazlaxnk9211
      @abumazlaxnk9211 4 года назад +2

      @@abdiazizm4099 garac 🤣🤣🤣 hhhhh .

    • @jabra4205
      @jabra4205 3 года назад +2

      Aniga /17/11/2020

    • @ilyamohan4178
      @ilyamohan4178 3 года назад

      Ani kakow

    • @fadimaumar3774
      @fadimaumar3774 3 года назад

      @@ilyamohan4178 @

  • @fosiyofarax1675
    @fosiyofarax1675 5 лет назад +20

    Walalayal hadad jeceshahay nabiga like isaar@@@

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 3 года назад +8

    *Heestaan Somalia Mogadishu ku daawaday maantana USA gaar ahaan Chicago ka daawanayaa how time flies* 😢😢😢 *yaa ila mida Oo meeshuu ka daawaday mrkey soo baxday meel aa eheen joogo kkk*

    • @hasanvicyare8419
      @hasanvicyare8419 3 года назад +1

      Aniga Kkk Kenya joogaY maantana Serbia joogaa

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 3 года назад +2

      Aniga mlintii hore so baxdey badiye ka dawanyey mntana mgalda😂😂

    • @AhmedMahamed-vb9sd
      @AhmedMahamed-vb9sd 2 месяца назад

      Time didn't fly u flew pro😂

  • @kamaalhaiy4292
    @kamaalhaiy4292 Год назад +15

    I miss these moments 😭
    The life was So Good 🥺

  • @user-jk2nz9oc7q
    @user-jk2nz9oc7q 6 месяцев назад +4

    2024 ban dib udhagaystay heestan 🎉❤

  • @niamaibrahim1763
    @niamaibrahim1763 3 года назад +41

    we need this baliil back insha allaah

  • @amiiramaxamuudcabdilaahi429
    @amiiramaxamuudcabdilaahi429 3 года назад +8

    Heestan wn jeclahy wlhie 2years ayay taala youtubeka hada wxa la jooga 2021/17jun🥺❤️🤑😂bestt

  • @mandekhusain9812
    @mandekhusain9812 Год назад +6

    2023 and still listening baadiyo girl🥺😁😊😊

  • @tygaofficial8581
    @tygaofficial8581 5 лет назад +20

    King LB gofki kowad ahy. She is from badiyo what a song LB
    Inta shoga hawenkas kaheshay like ta kudufta

  • @abourazackomar5721
    @abourazackomar5721 10 месяцев назад +2

    This is the Best song❤❤❤ ila imika yaan dagaysta 2023

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare Год назад +2

    Anoo canada joogo ayaan dhageysanayaaa heestaan walahi waa taariiq markey soo baxeysay muqdisho joogay alx
    She is from baadiyo yartu waa raaliyo
    💯💯💯💯💯💯💯💯✋🤌🖐🤏🖖👉

  • @foodiyacali6927
    @foodiyacali6927 5 лет назад +14

    Hees nin reerxamara soon qaadiay oo macaan lil ball ayaa loogu umin

  • @WilkaSanadka-pc7oi
    @WilkaSanadka-pc7oi Месяц назад +2

    2024❤ ayaan daawanayaa❤😂

  • @aichadarar678
    @aichadarar678 4 месяца назад +1

    Heesta kaliyeen ka jeclahay heesaha #Liilbaliil ❤

  • @somaliantyga5276
    @somaliantyga5276 2 года назад +15

    2022 steal with this let's make love ❤

  • @deblackprincess3678
    @deblackprincess3678 2 года назад +402

    2022 and still here😁❤️

  • @ayaanxirsi2618
    @ayaanxirsi2618 5 лет назад +100

    Hees shiidan she is from badiyo waa igaa gadan tahay heestan keep going brother inta igadanbeysa like ta igu sharfa

  • @QueenXamdi
    @QueenXamdi 7 месяцев назад +2

    Yes taliye❤

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 года назад +57

    I always listen to this song every day,every night,every morning,every,every,every,every time ❤️ my self loved this song 🎧 😢

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 года назад +8

    Caadi maaha 🔥🔥

    • @maryumacadee8927
      @maryumacadee8927 2 года назад +1

      2022 xitaa mala dawanoyaa ilaahow dambi dhaaf noga dhig😅🤲🏻

  • @sahraabshir3252
    @sahraabshir3252 3 года назад +7

    Heesa 2milion haday gaadho like 😁👍

  • @faahinmaxamuud6961
    @faahinmaxamuud6961 Год назад +2

    Markay isku dhaceen kabacdi inta dhagaysanayso like ta kamuuqdaa

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 8 месяцев назад +2

    Sharma boy siduu usobaxay hees walawayay 2020 ba ugu dambesay hees tosan 🫤🫡

  • @nuranih1758
    @nuranih1758 2 года назад +14

    May 5 2022 and am still here 💋😍

  • @dheymanlul5333
    @dheymanlul5333 5 лет назад +7

    Lil balil ❤❤keep goin ku leyahay fanan an jclhy hormar wcn

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 5 лет назад +85

    Come hargaysa lil yare love from london I’m somalilander and I love you 💚💚❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚

  • @keysesalaadali4054
    @keysesalaadali4054 2 года назад +11

    2022 and still I am here ✋ 🤗

  • @caashoali1908
    @caashoali1908 Год назад +5

    2023 And still here 😫🙈🥺

  • @sonialimo3752
    @sonialimo3752 2 года назад +86

    I don't understand this song but I love everything about it. Thanks to my Somali friends who introduced me to this masterpiece

  • @maxamedqalinle6278
    @maxamedqalinle6278 Год назад +2

    2023 and still here😒😔

  • @user-tr7kq4wg4l
    @user-tr7kq4wg4l 4 года назад +5

    Aad iyo aad bee u shidantaha heestan wan ku tagersanahaya liil

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 лет назад +51

    She's from badio yartu waa raliyo #HUH hes voice it's very attract🙀😍👏

  • @EngCaddan
    @EngCaddan 5 лет назад +4

    Ku sali xabiibkena Muhammed (scw scw scw)

  • @anuzhalihassan4977
    @anuzhalihassan4977 2 года назад +13

    Omg……. I liked this guy her voice 😭👑✨❤️‍🔥🔐

  • @sakkecade
    @sakkecade 5 лет назад +168

    Liil baliil wankutagera like isara plz 1k

  • @mohamedsaidmohamed8664
    @mohamedsaidmohamed8664 3 года назад +25

    one of my favourite Somali song 2020

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 10 месяцев назад +6

    I still love this song ❤

  • @shukrisharaf508
    @shukrisharaf508 5 лет назад +4

    Waaaaw maba kadalo dhageysigeda liil balil tagero buuxdo ku ahay keep going😘😘😘😘😘😘from hargeysa 🌷🌷🌷🌷🌷

  • @bahalkumar1722
    @bahalkumar1722 5 лет назад +102

    Hada ciyal xamar thy like sar ❣

  • @abdiqaniabdulkadir4423
    @abdiqaniabdulkadir4423 5 лет назад +32

    Lil balil and king araash the one and only rapper in somalia😍

  • @Salmo-kw7kw
    @Salmo-kw7kw 4 дня назад +1

    2024 inta dawaneyso🖐😭😂

  • @youngquubbe
    @youngquubbe 5 лет назад +8

    Heesta iyo Muuqaalka waa inay is lahaadaan. Thanks

  • @samatarliofficial2255
    @samatarliofficial2255 5 лет назад +54

    Liilbaliil fanan qallia
    Intii taagero u ah like ha ila dhafin

  • @amalomer2853
    @amalomer2853 3 года назад +1

    Walaashey waxa la dhahaa Naadiyo

  • @abdisahal662
    @abdisahal662 2 года назад +6

    Lil balil ❤🇩🇯

  • @khadradhukuro8372
    @khadradhukuro8372 3 года назад +4

    2021 Xadir🤚🤚😂

  • @risaanraska6842
    @risaanraska6842 5 лет назад +77

    lilbaliil hadaa tagertid like saar

  • @Gar_yare_official
    @Gar_yare_official 3 дня назад +1

    2024 stiil watching this song

  • @king_football7
    @king_football7 Год назад +3

    2022 still watching🔥

  • @zharmaupdy4288
    @zharmaupdy4288 Год назад +8

    I can't stop Listening this song 2023 ❤🔥

  • @sabirslaughter2363
    @sabirslaughter2363 5 лет назад +8

    Fanaaniinta qofka kaliya aan ugu jclhy inolow baliil liwah

  • @fadumomahamed3453
    @fadumomahamed3453 Год назад +2

    2023 and still here 😁😅

  • @issowmzitooo9353
    @issowmzitooo9353 4 года назад +12

    Lii keep going my brada # stay safe # waqtiga hakuwacnado szb we love all ❤💓💖

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 Год назад +42

    This guy is very respectful towards his fans 👏

  • @ubxacabdigg7626
    @ubxacabdigg7626 5 лет назад +4

    Wooow hest wey macatahy🎶😍👈

  • @nasserqare9929
    @nasserqare9929 Год назад +56

    2023 and still here😁❤
    Lil is masterpiece

    • @victorianjoki5822
      @victorianjoki5822 Год назад +1

      Me I wish I could understand the meaning,I love it so much

    • @sundusxasan5024
      @sundusxasan5024 Год назад

      ​@@victorianjoki5822see if 0 to be put off to 0 see😊😊😊 see😊😊😊😊😊0lo😊0😊

  • @maxamuudxasan3062
    @maxamuudxasan3062 4 года назад +30

    She he is from burco habenkii sogaleysey,2020 love liil balii

    • @abdiazizm4099
      @abdiazizm4099 4 года назад +1

      Maxamuud Xasan beenta daa, 29/12/2019 weli lama gaadhin 2020 😂😂😂

  • @zupermoha9956
    @zupermoha9956 3 года назад +5

    Yaa Dhagaysanaya 2021 Lii biliL Legend

  • @Pandaboy0
    @Pandaboy0 9 месяцев назад +3

    Old is good lil baliil big man🔥😭🐐

  • @MaxamedCabdiraxman-sp1fq
    @MaxamedCabdiraxman-sp1fq Месяц назад +1

    Heesta kaliya. xasuusta igu leh😅

  • @zadaamapdi2561
    @zadaamapdi2561 Год назад +2

    Still watching 2023

  • @marvinrandich2128
    @marvinrandich2128 4 года назад +4

    maxey hees macaan tahay… jaceyl walaal walaal kenya ah

  • @Zucky7
    @Zucky7 2 года назад +15

    I like this vibe💯💕

  • @nimcoahmed1566
    @nimcoahmed1566 4 года назад +1

    Wooooooooooow waxaasaa hees iyo badh lagaa dhahaa 😍♥️♥️❤️💞🌹😍

  • @maxamedmoalim4284
    @maxamedmoalim4284 2 года назад +7

    2023 and still here ❤️✊💕 best song 2019

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 5 лет назад +5

    WxaN ad ugu farxay
    LB iyo dHamn dHaLinta goobta joogta waa isku da' mzHllH saaxiibayaaL hadaad kamidtahY kuwaas fadLan riix Hoos 👍

  • @kadirhousseinmoumin4642
    @kadirhousseinmoumin4642 3 года назад +16

    Yaa dhageeysanaya 2021 dhaac igu sii fadlaan

  • @abdallaziraaj
    @abdallaziraaj 8 месяцев назад +2

    2023 and still watching

  • @princecabdulmaalik7300
    @princecabdulmaalik7300 3 года назад +3

    Foroom baadiyo halees muuiya 🤗🥰👍

  • @abdullahiali8260
    @abdullahiali8260 4 года назад +7

    One of my favourite songs. #Arash#LB#

  • @cudooninasiciid4484
    @cudooninasiciid4484 Год назад +3

    Heestan faV kuahyyyy ninkii sharma ahaa iga dhex muuqdah🥺🤴
    Liil pliil hda lga watahh🥺🤴 ........13/09/2022 ......Sharma Top ten ah🥵🥺🤴

  • @mohamgenje6060
    @mohamgenje6060 Год назад +1

    2023 still there ❤😊🎉

  • @omari2837
    @omari2837 3 года назад +44

    Am I the only who realised that everyone who sings with LB becomes the shadow.

    • @kiin5871
      @kiin5871 3 года назад +1

      That’s true and he made them to become famous after that

    • @Mmmms4559
      @Mmmms4559 3 года назад +4

      @@kiin5871 yeah... King arash, whiz b, ck and sharma(he gave him his first stage)

    • @tusmoiyotilmaan8153
      @tusmoiyotilmaan8153 2 года назад

      @@Mmmms4559 v

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 2 года назад

      Except Sharma. Have you not seen "Kista", the remix song.

    • @Dosa-Ally
      @Dosa-Ally Год назад

      @@shucaybmaxamud2842sharma asaa soo saarey showgan asagoo stage ka laga tuurey😂

  • @ahmadahmadahmad5838
    @ahmadahmadahmad5838 4 года назад +16

    Jaa joogo meeshaan wali 20/11/2019 liketaada aa ka dareemo hadaa heestaan dareen ku kalisay ❤️💪

  • @youngmo3566
    @youngmo3566 5 лет назад +156

    Lil🔥

  • @hafsaisse4010
    @hafsaisse4010 5 лет назад +4

    hestaan waan ka helay nice bro keep goin

  • @dacwadadiinta6013
    @dacwadadiinta6013 5 лет назад +77

    Hestan hadad ka heshay sida anigu kale like ta haila dhaafin plz wll

    • @ozzyofficial3396
      @ozzyofficial3396 3 года назад +1

      Dacwada diinta iyo mesha jogtid isma laho kpe side wax uwada

  • @abdirahmanqadaafi
    @abdirahmanqadaafi 5 лет назад +19

    Lil balil habenkan waad shideen shumaci dhalinta 👌👌

  • @preventdangerous12
    @preventdangerous12 11 месяцев назад +5

    2024 and still here ❤😊😂