Sida musica isuu dabadhacayo waa mid heer sare siiba beydka kowaad ee magool qadaysa kadib yaa salam yaa salam....trumpet and violin well presented. Likes to the team working on this beats. Rabi haunaxariisto inti akhrinaya liibaan kuwaara.
Aun dhamaantood hoboladdii qaranka abwaan dheeg dhalintu aad uma taqaan baan u malaynayaa waxaanan u sababaynayaa in ay tahay markuu fankii ka joojiyay
Love you my seat WIFE ❤❤❤ Nimco Husein Ali ❤❤ waan ku jeclahay eray ka sareya oo kugu sheego jacaylkayga ma hayo. Ilahay adi iyo ubadka quruxda badan le eed ii xanbartayba ha ii kin daayo, balayana dib ha inoga dhigo.❤❤ 😢
Dadnimada aqonso jacel kan la diray wa intu ku dare ma I dir naxeysa dadna wa is midno daday adiga o nol nin kale lama degayo inan yahow dushada leygu dadashay malab horan kugu dalo kuma deyn karayo dadna wan is midno inan kugu dul mero ku dib jiro agtada inan yahay dushada ley mariyay dacar raga laguma dimo ruxi an ku doneyn wa laga danbeya Dadnimada aqon so sidi dumar xisho hadal ki la dadi jiray haygu oranin dibada
Erayadii abwaan dheeg iyo laxankii Ahmed Ali cigaal xili qiimo badan ayuu soomaray fanka Soomalida fan waa fankii hore
Cigaal waxaa la yiri heeskan iyo kuwo kaleba isagoo aad u yar ayuu laxameeyay markaasaa lagu yiri caruur baad tahy fanaaniin waaweyn ayaa loo dhiibayaa waana uu ogolaaday laxanku waa xubinta ugu muhimsan hees walba
Aad iyo aad Axmed Cali Cigaalna waa heeskii ugu horeeyay uu laxan saaro
Aad iyo aad lphyga 🎉
Sida musica isuu dabadhacayo waa mid heer sare siiba beydka kowaad ee magool qadaysa kadib yaa salam yaa salam....trumpet and violin well presented.
Likes to the team working on this beats.
Rabi haunaxariisto inti akhrinaya liibaan kuwaara.
Maxmed ahmed Kuluc❤
Xalumo khalif magool❤
Alow godka unur labdooda una danbi dhaaf😢❤
Amiin❤😢
Ceesh calaa hees Fankii fan ahaa ilaahay ha unaxariisto hoboladeenii hore
Aun dhamaantood hoboladdii qaranka abwaan dheeg dhalintu aad uma taqaan baan u malaynayaa waxaanan u sababaynayaa in ay tahay markuu fankii ka joojiyay
Waala yaqaan sxb abwaan maxamuud yaasiin dheeg waxoo lee yhy heeso bdn sida
Dadnimada aqoonso
Sida canabka beeraha
Aleylahe jaceyl kii
Xalay daruusti ley dhigay
Biri hore waxaa jiray
Iyo kuwo kale oo bdn
Haaa hamse binujanah waa abwaan buuxa heestii bari hore waxaa jiray asagaa lahaa iyo kuwo kalaba
Nin tiisiiba dayacay
Mid kale dugsanaya
Ani Igala doqonsane 😢
🤞🫡🇸🇴❤️
Walee caadi ma ahan heesta lkn markey kabanka tahay ayey macdahay sxb shukran
Caawa oo ay saacadu tahay 10:29pm taariikhduna tahay 06/09/2024 ayaan dhageysanaa Allaha u wada naxariisto murti ayaa ka buuxdo
Abwaan dheeg ereyadiisii aun labada hoobal kuluc iyo magool waa riwaayadii talo iyo talaabo 1967kii
Waaberi Legends katar ayeey Ahaayeen, Waayo-Waayihii Wacnaa!!!...
Dadku cigaal heesaha ayey ku yaqaan only lakiin musician ayuu ahaan jiray inta uu heesaha bilaabin.
Heesaha uu laxameeyey badankoodu waa intuu fanaanka ahaa waliba caan baxay
1970 ka bacdi marka laga reebo 3 riwaayadood oo tani ku jirto,
Heesaha ugu badan wuxuu laxameeyey intii u dhaxaysey 1970 1987
Wuxuuna ahaa shaqsiga ugu badan dhanka laxanka riwayadaha
Erayda: abwaan maxamuud dheeg
Laxanka: axmed cali cigaal
Codadka: magool iyo kuluc
Qabasho: 1968
Ma ruwayada qabasho la odhan jirey walal?
@@Istahil416 heestaa laqabtey xiligaas
@@abdishakurabdi5190 ruwayada magaceed please ?
@@Istahil416Riwaayadd Talo iyo Tallaabo ayaa la odhan jirey waxay soo baxday 1967-kii, waxa kale oo riwaayadda ku jirtay heestii Canabka beeraha.
Ragga musica garacaya halo duceeyo meel kasto ay joogaan libaana raxaysta inti dhintay rabi haunaxariisto.
Inanyahay diraciyo
Dirir hoorey kala wacan
Adoo doog arkaayana
Lama deego abaare.
Rabi haunaxariisto labadaba.
Ya salaam Kuluc io magool ❤ godka allaha idin ku janeeyo 🥺
Abwaan Maxammed Maxamuud Yaasiin Dheeg, Laxankii Axmed Cali Cigaal waa hees dhaaf
Old is gold😢❤
In badan dad waa dadki hore❤
@@roodoxasan301 🥰
Only legends know about gold
😅😅😅😅😅😅😅😅😅 7:42 7:43 7:43
Best of the best, dadkii hore ❤
Heestan xasuus bay igu leedahay Berigii rikoodhada waxaa dhegaysan jiray Adeerkay .waqtigu waa 2005 hadda oo laga joogo 18 sano ayaan dhegeysanaya 27/07/2023
Codka 2da fanaan iyo miraha macan iyo laxankii cigaal waa cajiib
Waxaan la yaabaa heesaha abwaan dheeg mid mid ka dhacda maleh❤
Ragga laxanka saaray ayaa sabab u ah.
Dhadhanku waa laxanka
@@shaakirmusesx sxb waa laxanka
Dacar ne haka reebin sxb
Abwaankii abwaanada xuseen awfaarax horjoogihii walaalaha hargeysa magool labadoodaba allh how naxariisto
Allow unaxariiso labadooda aduunka wax joga maleh wlhi yaasalam maxe cod macan nooga tagen 🥺😥😥
Amiin
Waa codadkii ala haw naxariistee magool iyo maxamed axmed kuluc
Hadalkii la dedi jiray
Ha igu oranin dibadee ✅
Nin dabadii ma ahan
Caawa ayaan dib u dhegaystey inkasta oo aan 40 jeer oo hore dhegaystey aniga oo jooga London taariikhduna tahay 13/09/24. 21:10 pm
InanYahY diraac iO dirir horay kaLa wacN
AdO doog arkaYa Lama dego apaare 😘😘
Nin tisa daayacay Kan kle dugsanaye Ani igala doqonsanee❤😫
erayadii abwan abwan dheeg laxankii axmed cali cigaal luuqdii xaliima khaliif magool iyo maxamed axmed kuluc
Nin rged so rogaal celi madeys waxan kaga baraney halka kasi wd
اغنيه في قمة الجمال والروعه، ،،،، اللهم ارحم حليمه خليف مجول ومحمد أحمد كلع
Jawiga haduu macan yahay Duhur wnksn asxbta
Murti, cod, iyo dhinac kasta oo aad ka eegto heeso waa kuwii hore iyo dad cod leh oo mu alifka iyo laxamaystuhu raadiyaan dadka ku fiican, maaha sida kuwan hada jooga iska heesaaya uun
Labada fanaanba waa dhinteen AUN
💢 old is gold
Alla yaraxma magool iyo kuluc ba
Thu ,23 Nov. /9:21 pm
Bosaso bari somali 🇸🇴
Ha igu oran nin dabadii maaha ee waa ha igu oranin dabadee weeye
Monday \22\may\2023
09:23 habeenimo ayaa ku dhagasanayaa magaalada hargeisa
Mashallah. hees cala hees ❤
Reminds me of the good old days.
Circa 2011 - 2012
Waah Waah Waah
Waah waah waxaas aa hees ah❤🎉❤🎉. I wish them rest in the best place
Love you my seat WIFE ❤❤❤
Nimco Husein Ali
❤❤ waan ku jeclahay eray ka sareya oo kugu sheego jacaylkayga ma hayo.
Ilahay adi iyo ubadka quruxda badan le eed ii xanbartayba ha ii kin daayo, balayana dib ha inoga dhigo.❤❤ 😢
erayadii Abwaan Dheeg Laxankii Axmed Cali Cigaal luuqdii magool iyo kuluc in 1967
Heestii heesaha 😢😢😢❤❤❤❤❤
What A song
Nice aun legendry❤.
Waa caynkaa de
OLd is Gold❤❤❤
AUN kuluc iyo magool
Ok merci
Xaliimo maxamed aadan nuur
Old is gold ❤❤
Cajiiiiiiiib.
Xaliimo maxamed aadan nuur .iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii aaaaaaaaaaaaaa faheer qadhmun
Sadoo magareysoo lkn 😢😢😢
Baribaa garacay hhhh😊
Best song
Dadnimada aqonso jacel kan la diray wa intu ku dare ma I dir naxeysa dadna wa is midno daday adiga o nol nin kale lama degayo inan yahow dushada leygu dadashay malab horan kugu dalo kuma deyn karayo dadna wan is midno inan kugu dul mero ku dib jiro agtada inan yahay dushada ley mariyay dacar raga laguma dimo ruxi an ku doneyn wa laga danbeya Dadnimada aqon so sidi dumar xisho hadal ki la dadi jiray haygu oranin dibada
🎉🎉🎉
😢😢😢😢
Kabashi kabshi
Cawas wacan iyo hargeysa 2023 6/6
❤❤❤❤❤❤❤😢
Daadis😂 from 2024😂😂
Demeer kasda
Bayd baa maqan Heesta
Dembi kaama gelinoo
Duuyo kaama qaadine
Ilaa daarta aakhiro
Maxaa kaa i daba dhigay
Iyado dhamys tiran yw hayw heestan?
Ereyada. Maxamuud yaasiin dheeg
Laxanka. Axmed cali cigaal
Codka. M a Kuluc iyo magaalo
Sanadka. 1968
Thomas Jeffrey Thompson Michelle Garcia Donna
Erayada Ahmed ali cigaal🙏
Zxp erayada isagu malaha ee laxanka ayuu saarey
Maya Ciyaal waa laxanka ee ha qaldamin sxb
🐜
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhhhhhhhhh
Old is gold❤😢
Xaliimo maxamed aadan nuur
Old is gold indeed.