Daawo Mw Xassan O Qiray in Trump Aqoonsan Rabo Somaliland Lkn Dagaal uu kadhalan Africa Xuduudaheeda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии • 67

  • @AbdisalanshekowFiidse
    @AbdisalanshekowFiidse 6 дней назад +6

    Wa rabnaai. La oqoon sado somaliland

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 дней назад +4

    Somaliland way gulaystay dhan walpa siyasad iyo dagalba alle ha sharfo gacmahana is qabsada cadawga yaan laysku dhigan

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 7 дней назад +6

    Somaliland guul horusoco cadawga hajabo 💚🤍❤️👍

    • @AbdulAden-w1p
      @AbdulAden-w1p 7 дней назад +2

      Kkk. Sheeko. Mulaaxo

    • @seed3966
      @seed3966 6 дней назад +1

      Kk sheego beena meel magaadho o qabiil wax manoqdo masaakiin

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 7 дней назад +5

    😂😂😂😂 guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii 😂😂😂

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 6 дней назад +1

    SubhanalallAh kuwana ilahayow sharkodana naga duu bisinkaa Allow somaliland waxay rabto o khair siii ya rabi.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 6 дней назад +3

    Ka naxaw nafta waa Somaliland guul
    Orod itaaliya gumaysigeedii ku noqo.
    Hayska Xasan dhiiqo yaa dhegaysanaya

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 7 дней назад +4

    Somalia waligeed Aqoonsi mahelin kitaab Quraan ah soo qaata

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 6 дней назад

    Guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 дней назад +1

    Anfac benale tug ah ayad tahay e Dhis like Horay u qado

  • @Wiilonimeey
    @Wiilonimeey 6 дней назад

    Illaahay Xasan Sheekh ha kala jar jaro dalkii iyo dadkii ayuu kala jar jaraye .

  • @AbdisalanshekowFiidse
    @AbdisalanshekowFiidse 6 дней назад

    Wa garbo siman somaliland iyo somalia

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 7 дней назад

    Somaliland guuul

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 дней назад

    Sxbyaal sharciga kaliya ee jiraa amba caalamka laga ogyahay = waa somaliland republic-- independent day 26th juun 1960,, from pritish protectrit,,,, for ever Somaliland republic

  • @sahraibraahim-t5w
    @sahraibraahim-t5w 6 дней назад

    Dhilay dhilaywaynaaday waan ku nacnay wlll 😊😊😊

  • @maxamedkaahin8637
    @maxamedkaahin8637 5 дней назад

    Laba dalna wuu leeyahay tal yanin iyo in gi riis ayuu leeyahay dameer xasan dameer

  • @MutaasMutaas-i4f
    @MutaasMutaas-i4f 6 дней назад

    Muslinimo.nimaankugu.dhaneyn.gaal.maxasta.kuu.qaada.ood.magansataa.dhaama.guul.somalliand

  • @AbdisalanshekowFiidse
    @AbdisalanshekowFiidse 6 дней назад

    Shantii somalia oo noqday 5 dowladood

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 7 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 7 дней назад

    Faadumo kasota somaliland

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 6 дней назад

    Ilaahay baa aqoonsan somaliland

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 7 дней назад +2

    Adiga ayaa hadalkaagu iska hor imanayaa somaliland waxay ka noqotay midawgii midnimo sharci ahina ma dhicin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 7 дней назад

    Xasan asagaa istoogtay

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 6 дней назад

    Hassanoow quuso, Somaliland kuma rabto, Somaliland Somalia diidey oo uff off banuu nidhi.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 6 дней назад

    Maxaa kaa galay aqoonsiga somaliland xasan dhiiqo
    Taada ka hadal Mr xaraash

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 7 дней назад

    ❤❤

  • @hassantaawar8554
    @hassantaawar8554 6 дней назад

    Cawri iyo cabaad uma baahna s/laand

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 7 дней назад +1

    Soodan yaa kala jaray reer galbeed

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 дней назад

    XAARWAYNE SONALILAND WAY KU DAYSAY XAVDHEEREEY ADIGU ETHOIPAN BAAD TAHAY MAXAA KAA KHUSEEYA LAXEEY

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 7 дней назад +2

    Sheeko Ogaadeen ka jooji Qaramada Midoobay waxba ma Aqoosanto.

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 7 дней назад

    Madax weeyne xasan sheekh miyuu iska indhatirayaa xududii gumaystu ukaladhiay somali land &somali Italian 1960 kanasogudbikarin soomaliya ??

  • @AbdurusaqMelbourne
    @AbdurusaqMelbourne 6 дней назад

    Xudud soomali iyo soomaalilaan waa kala xuduudo

  • @alimuhsin6112
    @alimuhsin6112 7 дней назад

    Beri hore waxaa jiray dowlad la oran jiray Somalian oo Afrika ka tirsanayd .

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 7 дней назад

    Habeenaan nabsimaalku geediga hayinkuu ku guura

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 6 дней назад

    Wlhy waa fulay doqonima ah

  • @saidhassan8338
    @saidhassan8338 7 дней назад

    Non donal Trump

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 7 дней назад +1

    Somaliland waxay u taqaan Badhasaabka Gobolka Banaadir ayaan u naqaanaa Xasan Sheikh.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 дней назад +1

    Sakhraan gaboobey oo waashay ayaad madaxweyne ka dhigateen, gaalada u sujuuda oo gamcaha ka dhunkada ! Haduu xabaalihiinii iibiyey idinkaa ka shalayn !

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 7 дней назад

    Hassan M/weyne maahee waa hogaame koxeede !!

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 7 дней назад

    Xasan sheekhow caafimaadkaaga u baq tani ku daysaye

  • @AbdisalanshekowFiidse
    @AbdisalanshekowFiidse 6 дней назад

    Wa labo dowladood seey kula tahay

  • @KhadraXasan-mo2le
    @KhadraXasan-mo2le 6 дней назад

    ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub 6 дней назад

    xasanoiw aduunka maxaad aduu ka hadashaa intii talyaaniygu kuu xadeeyey ayaa 35 dhiiig iyo dagaal kasocdaa markaa smllnd 1960 ayay dal hayda smlllnd cadawga keliya eeyaa iska eegtaaa waa inta isku afka kuhadlaan alle hanga soogaadho samre ayaaa sad heleee somllnd way samirtya 35sano guuuuuuuul in shaa alllh

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 6 дней назад

    Subxaana laah

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 7 дней назад

    Somalia is not entitled territorial integrity at all. Xasan Shiekh

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 6 дней назад

    Caqli IIDOOR. Xasan Sheekh Minasota ayuu dal madax banan u aqoonsan😂😂😂😂 waa sidaas oo kale

    • @saeedsuleiman4870
      @saeedsuleiman4870 6 дней назад

      Haady tiidhahda minosota waanu kaa goony marykanka

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 7 дней назад

    Asc war soomaaliland hala aqoonsado markaa ogaadeeniyana waa la.aqoonsan doonaaye run ahaantii waa sida kkkkk

  • @HassanMohamed-gv1ft
    @HassanMohamed-gv1ft 6 дней назад

    Somaliand xuduud cusub ma jeexayso
    Xuudii lagu heshay 1947 ayey ku qotontaa
    Markaa calowsa been buu shegayaa
    Secondly untu waxba ma aqoonsto
    State baa wax aqoon sada

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 7 дней назад

    🐎🇸🇴

  • @MaxamedJaamac-y4r
    @MaxamedJaamac-y4r 5 дней назад

    Naag naag dhalay adiga iyo xasanba...

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 7 дней назад

    Qaramada midoobay ictraaf ma bixiyo wariye aqoon baroda saaxiib kkkkkk walloweynta ayey maamushaaye . Somaliland ( 26-6 -1960 )waa waddan ka da' weyn Somalia .

    • @abdirahmanmohamed3968
      @abdirahmanmohamed3968 7 дней назад

      Saxiib wa runta lakiin calankii 26-6-1960 lataagay sidu u eka? So kan bluuga ah ee xidigta leg ma ahayn???

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 6 дней назад

    Wariye ha is dirin dadka , warkaga hubi wax rada ma leh

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 6 дней назад

    Hasan sheekh waa inuu sidaa u hadlo isaga oo og inuu been ku hadlayo ,oo aanu run ka sheegayn ,Hadana in ay iyaga oo dawlada la midoobeen ,33 sanona ka maqnaayeen
    Dawladaha maraykanka iyo uk iyo talyani waa ka marag kaceen in somaliland iyo somalia aanu jirin wax sharciya oo ay ku heshiiyeen arinkooduna ururka Africa ay cadeeyeen in uu yahay arin ka gaara wadamada kala go,aya,

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 дней назад

    What useless Somaliland bunch of Wadani Group.

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 7 дней назад +1

    Ciro hurdaaye toos oo u jawaab GURGUURTE

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 7 дней назад

    😂😂😂🐎🐎🐎🐎🇸🇴🦜🚀📢😎🔦🖐️💪

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 7 дней назад

    Xasan waa beentii.
    Isaga xasan ah ayaa codsiga gubdiyey.dagaallii laascaanood ayuuna gubdiyey.qabyo ninkeedaa dhameystira waa halkuu ka lahaa.
    Xasan waa beena waas.

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 6 дней назад

    hala aqoonsado soomaalilan waayo koonfur waad iscunaysaan marwalba daaroona hanoqdo buluush laqayb qeeysaday isdaahi

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 6 дней назад

    Hadaa ooyi lahaydeen iyo hadaad qarxi lahaydeenba somaaaliland waa la aqoonsanayaa team namaste ilahay baa u soo diray cid is hortaagi kattaana ma jirto trump cidna goaankiisa kama baryo

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 7 дней назад

    Aloow alle xasan munaafaq dowlad nimo waxba kama yaqaan kaliya wuxuu yaqaanaa sida qabuuraha loo fago, sida masaakiinta guryaha looga boobo iyo sida dhaqaalaha loo xado

  • @AHMEDMOMO-kw8ep
    @AHMEDMOMO-kw8ep 4 дня назад

    😂

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 6 дней назад

    Kkkkkkkk

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 7 дней назад

    Kkkk. Sheeko. Mulaaxo