Sidaan ninkayga isku baranay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 365

  • @AminaIbrahim-bz6di
    @AminaIbrahim-bz6di 9 месяцев назад +25

    Loool sis you actually know how to tell stories and capture the audience’s attention…love it can’t wait for part 2 ❤

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 9 месяцев назад +25

    Maalin waxaa imaani aan qofna qofka kale aan wax u tari karin Surah Naasicaad tafsiirkeeda please xijaabo please put your hijaab on itaqullaah ❤

  • @abdullahiayanle2293
    @abdullahiayanle2293 9 месяцев назад +6

    gabdhaha Somaalida ha fasaadin, ajnabi qadar iyo sharaf kama heeleesid, Alle iyo rasulkiisa ku qanacsanahay. Gabdhaha Somaalida Allaha noo asturo

    • @NafizaAbaze
      @NafizaAbaze Месяц назад +1

      Maxa galay dumar wada shekaysanya waa adiga shekada isku so dhexturaye dumarka somaliyeed ..maa adigaa dhalay war nadhig nacalaa sinjiyadada kuyaale qurun yahow nin xuno somaliya batahay hadal kuma banana❌️🤌🤨

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 6 месяцев назад +3

    Ilaahay ka cabso,maalin dhaw baa qabri lagu dhigayaa,u noqo ilaahay naftaada naar ka badbaadi,ilaahay ifkana Ninkaa wuu kugu diri karaa,markaasu nolol xun kugu noolayn karaa,markaa ummada ka jooji fasahaadka,walaahay ilaahbaan ku dhaartee qofka ilaahay ka xidhiidh furtaa if iyo Aakhiro midna ma liibaano.

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 9 месяцев назад +30

    Madaxa asturo abayo mcn adun iyo aaqiro illahay haku xafido

    • @alizabeth8482
      @alizabeth8482 9 месяцев назад +4

      Madaxa ma adaa leh maxa kaa galay

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz 9 месяцев назад +2

      Waa sax madaxa ha Asturto

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 9 месяцев назад +2

      Abyo is astur

    • @maxamedbare1247
      @maxamedbare1247 9 месяцев назад +1

      Ma muslimbz tahay mise
      Christmas

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 9 месяцев назад +3

    Hello from Vancouver Canada, your a great storyteller and very pretty and I can't wait part 2 of the story.

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 9 месяцев назад +37

    Waa qiso qurux badan
    Adigu waad qurux badan tahay walaashaydi soomaiyedey ❤
    Asturnaanta uun ku dedaal mar walba oo aad diintada dhaqankaga aad ku faanto bashar oo dhan baa ku jeclaanaya ilahayna waad raali gelinaysa
    Guulayso

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 9 месяцев назад +8

    Masha Allah qalbi fiican aa leedahay WAA Qurux badan tahay laakin hijaabka ku dadaal in shaa Allah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 9 месяцев назад +5

    Asmaa qurux ley mansha allaah hadad xijabka ku dari lahayd❤

  • @farahahmed2481
    @farahahmed2481 9 месяцев назад +9

    Diinta ilaahay SWT aad ku ciyarteen beeniseena kitaabka quraanka adiga iyo dumarka kula midka ah oo madaxooda qaawan jebiseena amarkii ilaahay SWT
    Yaa idiin bad baadinaa hadaad ku caasisey ilaahay SWT iyo rasuulkiisa
    Subxaana allah? ????

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel 9 месяцев назад +4

      Badbaadada iyo hidayaduba Allah gacantisa ayay Ku jirane qof hadad wax u sheegayso sidaan ha u hadlin si dabacsan wax ugu sheeg
      Waxa Allah waxba Ku ahayn beerito xijjabato sidana ay Ku geeroto yaado ralli laga yahay adina bilcaksi aad turaato xijabka

    • @Anbaro.
      @Anbaro. 9 месяцев назад +3

      Asc wr wb
      Waxan la yaabanahay dadka ma ilaahay xagiisa ooga imaateen
      Yaa naga dhigay cidii wax xukumi lahayd.
      Ilaahay wuxuu Quran kiisa ku yiri ذرني ومن خلقت وحيدًا
      Qofka qaab wax loogu sheego oo loo waaniyo ayaa jira kalimada wanaagsan waa sadaqo.
      Ku dayo nabigeena noogu filan iyo siduu dadka ula dhaqmi jiray

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 8 месяцев назад

      @@NadimaMiel THAT IS NOT THE ANSWER NAIVE.

    • @farahahmed2481
      @farahahmed2481 8 месяцев назад

      ​@@Anbaro.U sheegitaanka waa xaq saaran qof walboo umada nabigeena suuban SCW ku tahay qasab. Qof ula kac ku guursadey nin aan muslim aheeyn hadana og iney xaaraan tahay in uu San ka koreeyn qof mushrik ah diintana ansaxin jebiseyna si ula kac ah hadana timaha qaawisey ayadoo denbi weeyn ku sii jirtey oo aad arkeeyso oo aan caad kaa sarneeyn
      Waa in aad si xun u waanisaa si eey u ar gax gaxdo loogu soo celiyan diintii ilaahay SWT soo dijiyey ayadoo luqadaada ku hadleeysa. Waa in aad waanisaaa una sheegtaa qalad keeda
      Toobada waxaa aqbala Allah SWT. Taas aniga mana saarna se waxaa nasaaran u aqli celin balaaran . Hadaad adiga aqooni weeysey qof aad u jeedo ineey ku socdo wadada jahanamo waa in aad u sheegto ? Ciqaabta eey la kulmi doonto hadeeysan ka soo laaban waxa eey sameeyneeyso. Soo qaado daliishii ku wii ku xad gudbey asxaabtu sabti. Waxay u kala baxeen 3 qeeybood. Laba qeeyboid waa la halaagey qeeybna waa la nabad geliyey. Sidaad rabto u fahan ama raadi qisadaaas. Salaam.

    • @mohamudgelle9382
      @mohamudgelle9382 6 месяцев назад

  • @KhadijaLassoued-oo1fz
    @KhadijaLassoued-oo1fz 4 месяца назад

    What a gorgeous story!!!❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 9 месяцев назад +3

    Gabdhaha somalida qaarkoodna diintooda waxay ku gataan maqaarka cad

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 9 месяцев назад +5

    Ina adeer ninkaagu ma muslim baa mise waa gaal. Haduu muslim yahay illaahay ha kuu barakeeyo. Haduu gaal yahayna ina adeereey gabadha muslimada ah nin gaal ah uma banaana waxaad kula jookatana waa sino ama dhilo nimo waa hadaad ago muslim tahay.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 6 месяцев назад

    Dumarkii Islaamka ahaa ee ka tegay diintooda,fiiri halka ay ku danbeeyeen qaarbaa maanta waashay oo cilaajyada lagu hayaa,ilaahay ka cabsoo Ummada Islaamka ah iyo naftaada ha halaagin.
    ilaahay ha ku hanuuniyo,haddii aanu hanuun kuu qorina ilaahay Ummadiisa ha kaa qabto,

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 9 месяцев назад +1

    You are so innocent, Masha Allah, I love you asma ❤

  • @AElmi-pc6rn
    @AElmi-pc6rn 9 месяцев назад +5

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Qalbisaliim soow ma aha nin soomaaliyeed oo kushukaansan jirey oo ad been inta usheegtay ad lacagtiisa cunijirtey balse sheekadii iyo balantii ad ugabaxday? Gaalo jacayl iyo dhileeysi.

    • @amiinasaid8899
      @amiinasaid8899 9 месяцев назад +1

      Dhataqda gabadha kala tag Calafkaa wax walba ka qalisan teeda kale qofka haduu garab ku siiyo ma ahn in aad guur ka rabtid

    • @shshss1192
      @shshss1192 9 месяцев назад +1

      Ani sidaas ba u fahmy wa mid ay ku dan gaaraysay oo lacag lee ka rabty kadib way ka tilaabsaty kan cadaanka ka raacdy. Marka wiilashena somaliyed ma ahan ini shilin xata ku bixiyan gabar ay shukaansanayan. Marku mehersado ha biisho axsan waaba xaaskis

    • @axmedmaxamed6597
      @axmedmaxamed6597 9 месяцев назад

      Ceeb aar ka xishood gabadha neefyahoow

    • @GuledAar
      @GuledAar 9 месяцев назад

      ​@@shshss1192Waaba sida ay tahay haddii aad lacag haysato oo ay guur diyaar u tahay guurso haddii kalane ka tag oo mid diyaar ah raadso weeye.

  • @fadumomohamud4221
    @fadumomohamud4221 9 месяцев назад +1

    Qalbi saliim bey ku leedahay waa nin iyada jeclaa oo maalin un rajeen inuu helo markay faranfarka raacday waaga ku baryay

    • @geenyoogadeen1641
      @geenyoogadeen1641 8 месяцев назад

      Haa runtii xaqa soo qabanaya ❣️❣️❣️

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 8 месяцев назад

    May Allah have mercy for my father !

  • @positivenergy6232
    @positivenergy6232 9 месяцев назад

    Walalo I really like your history. And trust me you are absolutely beautiful.

  • @MasuulSare-v1y
    @MasuulSare-v1y 9 месяцев назад +4

    Is astur, ninkaagu islaam ma yahay ? Jawaab

  • @XafsaMaxamuud-io5tu
    @XafsaMaxamuud-io5tu 9 месяцев назад +1

    Asamaay xbbti asxaabtada cusub baan ka mid ahay wllhey waan kaaa helay masha allaah xiijaabo xbbti janada alle ha. Inaku kulmiyeeee

  • @sofiabasir5481
    @sofiabasir5481 9 месяцев назад +5

    I can’t wait to hear more ❤❤

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 9 месяцев назад +3

    Naagtan waa fariid yar .nimanku somalida yagaa hablahoda xumayinaya .nin somaliyaad muxuu inan kudheelayi

  • @Bushradiamond
    @Bushradiamond 9 месяцев назад

    I just saw your video habibti asmaa I really liked your story hal minutena ma cajisin 😭😭😭 so much love asma

  • @mohamudmohamed-g9y
    @mohamudmohamed-g9y 9 месяцев назад +1

    Okay

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 9 месяцев назад +5

    Aduunkaan waxaa ugufiican qofka qalbiga kuqaboojiya, take care of him 👍
    Mahadsanid, habo Asmaay.

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 9 месяцев назад +8

      Magac muslim waa sidataa naag gaal kasoo hoos kacday waa taageereysaa muslim nuucee ayaa tahay

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 9 месяцев назад

    Finally, you have RUclips keep going 🎉🎉🎉🎉

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 9 месяцев назад +5

    Asma masha allah waxaan jeclahay qaabka aay u shekeeyso suraha xarakaadka aad ku darta kaheela masha allah meela badan iskaga egnahay amaad walashay leetahay 😂😂

  • @abdirahmanmali7558
    @abdirahmanmali7558 8 месяцев назад +2

    Runbaad sheegtay

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 9 месяцев назад

    Orod Illaahay i noqo kan iyo ka xumeeyey waxba nagama geline adduunkani waa wakhti koobane meelyar oo cidhiidhiyaa laga gelayaaye.Lacagna waxba ma rarayso cadaana waxba kuuma tarayo midkloo aad giursataana waxba kuuma tarayso ku xidho Owjama Allaahi ku abbuuray oo qudha

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 9 месяцев назад +8

    😁😁😁😁😁 shekadi qoor gaab ayadan ku bilaabay ku teh wad iga qosliday

  • @fuadabdi9335
    @fuadabdi9335 8 месяцев назад

    Maansha allaah qalbi wanaagsantahay ilaahayba hooyadaa kuuducaysay

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 9 месяцев назад

    Asmaa Gabar Aad uwanaagsan Baa Tahay Sharafeey. Hadaad Xijaab Xiran Lahayd Waad Kasiiii Qurux Badnaan Lahayd. Qiimo Sare Ayaaad Goyn Lahayd❤️🥰🥰

  • @ayaanismail5178
    @ayaanismail5178 9 месяцев назад +3

    Asmay abaayo beenta maad iska daysid sharci ma haystid qof bila sharci ah sweden shaqoba lama geeyo

  • @ahmedhirye2973
    @ahmedhirye2973 9 месяцев назад +1

    Hadaad aragto gabar somaliyeed oo ajanabi aadey wey dalantahay
    She is high mileage Somali man don’t have time for her
    so pls somaliyeey don’t give a attention that’s fact after long research

  • @Amoraunchained
    @Amoraunchained 9 месяцев назад +3

    I just watched part one and already looking for part 2 😅 hurry up 😂❤❤

  • @safahomer.
    @safahomer. 8 месяцев назад +1

    Qalbi saliim wlhei nin fiican weeye😭❤️

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 9 месяцев назад +2

    Nooloow walaalo. Masha alh. 🙏🙏🙏🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @shshss1192
    @shshss1192 9 месяцев назад +3

    Qapbi saliimkas doqonsana lacagtiisa wa lala isticmaaly waqti wa laga lumayay waana lagaga dhaqaaqay😂😂😂😂

    • @Lakimohamed197
      @Lakimohamed197 9 месяцев назад

      Qalbi saliim yaa i fahnsiya dib ayan ka imdy

  • @mounahersi9142
    @mounahersi9142 9 месяцев назад +1

    Walalo sorry to ask U but is ur husband muslim that U can say xajigeegaa

  • @muktarishaq1529
    @muktarishaq1529 9 месяцев назад

    Wey dayacneyd bananbuu ka dafey I hope inuu Muslim noqdo inshallah

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 9 месяцев назад

    Hayaay cshir yaab leh kuyaaca islaamaha cadaanka lugaha u dhacaqa hadii amaano caruurtooda , islaam adaaba sheegayo yaahuu waay inoo dhamaatay.

  • @XamseMaxamed-gx9wv
    @XamseMaxamed-gx9wv 5 месяцев назад

    M.a Asmaay waad qurux badan tahay lakiin waxaad kaqurux bad naan lahayd hadaad xijaabka kudarto for the sake of Allah abaayo mcn iifarax sanaw waligaa i miss you ❤❤❤😅

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 9 месяцев назад +6

    Sida isku barateen waxaba nagama galine talanti kale la imaw 😅😅

    • @qamarcantoob2965
      @qamarcantoob2965 9 месяцев назад +2

      Danahaaga maaha laftaadu hdaanay ku anfaceyn mxaad u daaawan

    • @amuun9967
      @amuun9967 9 месяцев назад

      😂😂😂😂

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 9 месяцев назад

    Wow .Amazing interesting story 😊

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 9 месяцев назад

    Qaa markii igu horeysay aan ku fiirsade San u qoslayey yaa dalay.vad roligt du är. Bussigt tjej.

  • @Abdiaziz33.
    @Abdiaziz33. 9 месяцев назад

    Sister please cover your head. Let this worldly this not mislead you.
    Respect the Somali culture also. I have just seen your channel. May Allah guide you to the right path.

  • @Isamdhibe
    @Isamdhibe 9 месяцев назад +1

    Subxaanallha madaxag astur

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤😅naagtan waanku hystaa asma qurux

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  8 месяцев назад

      💜💜💜💜💜

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics 9 месяцев назад +1

    NAAGAHAAN DHILOOYINKAA GAALADA BUURYADA U DHUUQA BBAARABA INAY GABDHAHA NAGA FADAREEYAAN😡😡😡

    • @NafizaAbaze
      @NafizaAbaze Месяц назад +1

      Hoyada fadara kawase gabadha baqaq daa kalatag baaro nin xuno somaliya wax kaa qarmuun wayn malehe

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 8 месяцев назад

    You have to remind him how your love history started but not us fuckin everybody talk without conscience

  • @abdallamacan7864
    @abdallamacan7864 9 месяцев назад

    Sitha iskubaratee maxanagagale?
    How wll it benefit Somali pple?

    • @thuidetjj5752
      @thuidetjj5752 9 месяцев назад

      Anaga waxa naga galano u weydiyaye sax runa ka galaye adiga u video ugo so dhofan u dawan hado waxa ka galina🤨🤨🤨

  • @husseinmahdi-s5i
    @husseinmahdi-s5i 9 месяцев назад +3

    Nin ajnabi ayaa amaneysa ku qabi jiray please cowradada qarso

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 9 месяцев назад +1

    Kulahayd shekada Qorgaba Islantan ayan ku Bilabay 😂

  • @BadraJacvar
    @BadraJacvar 9 месяцев назад +3

    Wllo is astur quruxey man shaalh

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 5 месяцев назад

    Wayeel Aya sxb latahy o gaal ah? Dhilo weyn iga dhaah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 9 месяцев назад +3

    Xijabo o Alle Ka baqo wll

  • @Mahad-ih6ge
    @Mahad-ih6ge 8 месяцев назад

    Cheap n clean 4 ajnabi

  • @IsracizmanAhmedIsracizmaan
    @IsracizmanAhmedIsracizmaan 13 дней назад

    Love you to❤

  • @naimaahmed346
    @naimaahmed346 9 месяцев назад

    Asmay walal aad baan uga hela sida wanaagsan aad u sheekeeneeso Fariid baa tahay huuno❤

  • @sirdoonsarre1089
    @sirdoonsarre1089 9 месяцев назад

    Ma gaal baa mise muslim? Is he a Muslim or non Muslim?

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 9 месяцев назад

    Woow anigiiba xusuuso hore galay.. subxanaka yaa cadiim.. jacaylkan igu tuntee ..mudada aan la taahaye.. marnaba aan ii tudhayn….💯👌

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 9 месяцев назад +1

    Horta muslimad miyaad tahay!!!? Qacda hore ee sawirka iyo muqaalkaba dad allahii abuuray kacabsada uma ekidin!!!😮

  • @Forkids114
    @Forkids114 9 месяцев назад

    Manshallah qalbisaliim allow ku Daa hno booskii walaalka ayuu ku galayba wiilku

  • @abdishakurkayse8213
    @abdishakurkayse8213 3 месяца назад

    Asmaay ma adigoo quruxdaas leh ayad kan isku quudhay wll😢

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 9 месяцев назад

    MAXAA KUJIRA CILMI KOLAY BAAR AMA MEEL XUN UUNBAA ISKU BARATEEN 😂😂😂😂 KULAHAA SIDAAN ISKU BARANAY TOLOOW MA SHEEKH BAY NABARAYSAA

  • @aasiyanuur9600
    @aasiyanuur9600 9 месяцев назад +2

    Asmaya wlala horta farid bad tahay nag inatan dawanay ti igula funy saned bad tahye plz abayo timaha qarso😂

  • @hiboahmet3773
    @hiboahmet3773 9 месяцев назад +1

    I wish inad qalbi saliim markale kulantaan ❤

  • @farahahmed2481
    @farahahmed2481 9 месяцев назад +1

    Fool xumadaada ha uga ciyaarin dunida islaamka ah
    Maryama hooyadii ciise CS
    Ilaahay SWT raali ha ka noqdee
    Miyeey timo qaawneeyd?????
    Qabri aa ku sugaaaa
    Dhimashaa ku sugeeee
    Caaisa umahaatul muminiin miyeey timo qaawneey raali Ilaahay SWT ha ka noqdeeee ?

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 9 месяцев назад

    Waxaad ku baratay NIGHT CLUB 😂after one night stand kadib isfaham 😂😂😂😂😂

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 9 месяцев назад +1

    Asmay wn isku egnhy mlinta social media so gashay ba laygu idhi inanku egba so baxday 3 qof on is ogaynba igu so ka share geyay

  • @Israadamibrahim
    @Israadamibrahim 9 месяцев назад

    Waanu kuu xiisnay asma quruxey❤ come back ,waiting part 2 .much respect gacalo❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 9 месяцев назад

    We love you my beautiful 😊 next episode? Don’t take too long 😊.We need the next 😊

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 9 месяцев назад

    Wll isku xiishow aqiira dhanbeyse is astur haweyne baa tahay waxne kama faa iideysii qiisaddada

  • @somalitiktok2207
    @somalitiktok2207 8 месяцев назад

    Subxanallah waxey ku fantay iney nin aan muslim aheyd gogol la wadagto

  • @owishvicky2396
    @owishvicky2396 9 месяцев назад +1

    Maxad jeclatey nag nag jeclatey unbad tihiin 😂

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 9 месяцев назад

    Ilahaay.kabaq.oo.cawuradad.astur.waar.somaliyey.dadaka.dhaqnaka.katagay.hadawanina

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 9 месяцев назад +1

    Asma shekadan wey igu socota noso gaali part 2 please

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 9 месяцев назад

    my sister asma i see that you are somali and you are muslim lady also i make out that now you married a white man which has not islamic religion so now which religion you share to gather i mean do you behave for his religion or behave him yours

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 8 месяцев назад

    War ware deeee isaga uga sheegey anagu waxasan jaceel laa dhaha laakise anaga wayo maa aniga kuu qaabo wa maaya uga sheegey xasus taas niin ka gadh ka cadleey

  • @SacdiyoSimaan-w9x
    @SacdiyoSimaan-w9x 8 месяцев назад

    Soo kordhi quruxeey😂 waan ka helay😅

  • @ayaanzayid1730
    @ayaanzayid1730 9 месяцев назад

    Asc wll maogtahay inaad dhimanaysid maogtahay walashay qabriga inaad galaysid maogtay inaad laba Malaga inay suaalo kuwaydinayaan labada malag oo aad iyo aad u argagabadan say uegyihiin maogtahay wllshay inaad adunyada wax yar lajogayo maogtahay kaligaa iyo camalkaga in qabriga lainigalinayo maogtahay jano iyo naar inlaka aadayo maxaad walshayay udiyaarsatay maxaad isu qawisay lkn ninkaga islaam mayahay alle kacabso intaadan dhimanin u tawbadken alle adbaga oo dhan wadhafaye

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 9 месяцев назад

    Waa aduunyo gaaban aagiro ayaa ka badan taas xasuuso is astur Allah ka baq

  • @NakimaMoh
    @NakimaMoh 9 месяцев назад +2

    😂😂😂 asma is not easy 😂😂

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 9 месяцев назад +1

    Masha allah so beautiful abaayo wan kuhelay han ku sobiray ❤❤❤❤❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 9 месяцев назад

    Suuro darood iga dheh habarteda darood ah Shrawley.

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 9 месяцев назад

    SUBHANNALLAH please walashey xijaabka maxaad oga taagtay ALLE hakugu asturo hijabka

  • @sumayaayub421
    @sumayaayub421 9 месяцев назад

    Abayo xijabka xiro RABI Haku ciseyo

  • @RUUNTIFOW
    @RUUNTIFOW 9 месяцев назад +1

    I can't wait part 2❤

  • @MuhuboAbdullegeesey
    @MuhuboAbdullegeesey 9 месяцев назад

    Waxad no xayaysinaysa
    Ninka
    Cadanka
    Wan
    Kaqadanlahada
    Hada
    Adna
    Islamnimada
    Kudhagto
    Ana
    Usharaxdo

  • @kaltunmohamed8970
    @kaltunmohamed8970 9 месяцев назад

    You have to say manshala alhamdulia

  • @Tajirnews
    @Tajirnews 9 месяцев назад

    Dadka wadanka ku cusub. Waxay u maleyaan ajanibiga guurkooda in uu ka fiican yahay lakiin waa hoog iyo halaag. Dadka qurba ku dhashay ama yaran ku yimid un baa og.

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 9 месяцев назад

    Walaley hadaabo cadan gursaneysid bal maad nin qurxan oo shidan guursatid wadiga gursaday nin fiqfiiqan bisinka na iga tag wx mel la laxaragooda la imoow😅

  • @nugaal012
    @nugaal012 9 месяцев назад +4

    Allaah (SWT) ha tuso xaqqa oo ha kusoo hanuuniyo. Dunyaadcku mashquushaye ee Aakhiraadaa wanaagiso.

  • @namelos2963
    @namelos2963 9 месяцев назад

    Agaah sodigii laha will aan asxaab nahaa i baray maxaa qaldaan mise dhowr nin oo cadaana Lasso saaxiibtay😮

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 9 месяцев назад

    Xanusan kulaha waa intaaso reer reer xamar iska dhiga ah naa tani waa aduunyo

  • @Dagan721
    @Dagan721 9 месяцев назад

    Asmaa love you wallahi shekadada kama daalo mar waliba inoo so gal

  • @rawdashirejamashirejama3408
    @rawdashirejamashirejama3408 8 месяцев назад

    Abyo wn kujeclhy walhi Alle dayrtii aad bd uqalbi wanaagsan thy kaas baa janada lagu galaa qalbiga wnagsan manshaalh wn radiyaa dadka qalbiga wanagsanhy lkn la makulmo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 8 месяцев назад

    NAAG DADKII 😅😂XUNXUMAA KU FAANAYSA SOMALida lagu arkaa ajiib kan kuwii soo faafiya layidhi dhaqan xumada ayuu u eg yahay cadiga iyo ina cabsiiye dab idin kaga rogmay😅😂😂

  • @dahaboaidid9424
    @dahaboaidid9424 9 месяцев назад

    Qalbi saliim kamad xishoon asmay