Diracyadan midkeen ku qurux badanahay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 324

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 10 месяцев назад +32

    Maasha allah quruxda rasmiga ah waa mida xijaabka , Alle ka cabsiga wadato. Walal waxaan kula jeclahay inaad ilaahay ka cabsato ood xijaabato.

  • @zawzanhappy5892
    @zawzanhappy5892 10 месяцев назад +6

    Masha Allah cawaa nuurkaga ayaa baxaya inader dee dharka somalida haybad gaara ayay leeyihin duruucda so xidho inuu gudar xijaabkana wllo Allah ha ku sharfo hooyo iyo walashana Allah ha ku xifdiyo iyo dhaman family kaleba ❤diraca boordoga iyo ka dixiinka reer magaalka is iskugu jira wad kuso baxaday masha Allah

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 10 месяцев назад +8

    😮😮Aad baad ugu Qurux Badan TAHAY Xijaabka Masha allaah Qaado Xayati qaali ❤❤❤❤

  • @deqo5808
    @deqo5808 10 месяцев назад +5

    Allah ina Eedo gacalo Asma qurux iyo xigmadba ilaaheybaa kugu maneestey maantana waaba eshcalaaaaa gabar guuleyso ❤❤❤❤

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 10 месяцев назад +2

    Mansha Allah Asma waad shidantahay diricii hore ayaa qurux badnaa kadambe iyo kiihore waxyar baykala duwan yihiin kahore ayaa falawar quruxbadanaa aniwey waad kuqurux bdantahay fariid baadtahay mansha Allah tabaraka

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 10 месяцев назад +1

    Mansha allah habo walhi aad baad ugu qurxan tahay mid walba quruxdana adaa rabbi kuu abuuray dhaqanka somaliyeedna waaba qaali iyo kadaran

  • @hamdaq7
    @hamdaq7 10 месяцев назад +1

    I’m from Djibouti my dear in my opinion you look stunning with all Dirac MashaAllah ❤. However I suggest the 1st Dirac with the shalmad of the 2nd Dirac . . But so u know you’re gorgeous either way dear MashaAllah ❤

  • @xamdabarkhad8785
    @xamdabarkhad8785 10 месяцев назад +1

    M.a xujabka waad kushidnte xujabo qli بارك الله فيك

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed 8 месяцев назад +1

    Alahuma baarik asma your very beautiful youve inspired me so much ever since i started watching you ilahay haku dhowro abaayo❤

  • @zaynabmohamood9985
    @zaynabmohamood9985 10 месяцев назад +12

    Mashallah❤ what a beautiful woman she is I can’t believe a Somali man divorced her 😊

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 10 месяцев назад +1

    The third outfit u look stunning in it maa shaa Allah

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 10 месяцев назад +2

    Masha Allah tabaarakalah qurux hoyadaa iyo walashaa dookh fiicanaa caafimaad io cimri dherer ad ku xidhato Allah ku siyo huno❤

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 9 месяцев назад +1

    Masha Allah Asma hadaad ogaanlaheed sidaad ugu quruxdahay duruucda walahi waligaa waad xiraanlaheed xitaa winter ka hoyadaa waa rermagaal doqeeda masha Allah ❤❤

  • @FahmoAbdicaziiz
    @FahmoAbdicaziiz 10 месяцев назад +2

    Abaayo xijaawo ama shalmadasaaro aduunyada waalagatagaa gabar quruxbadana waatahy maashaa alah

  • @hibaqdiini8373
    @hibaqdiini8373 10 месяцев назад +3

    Waad kuqurxoontahay inader Sidaa u Hagoogo inshallah

  • @indhodaraleyabdi5373
    @indhodaraleyabdi5373 10 месяцев назад +2

    You are great story teller. Read books about people that succeed in life and translate in Somali. Hope you like the idea

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад +1

    Bergedy colour very beautiful 😊

  • @HooyomcnHooyo-d1d
    @HooyomcnHooyo-d1d 10 месяцев назад +5

    Wlo waxanu jecelahay inad xijaabato ileen waa la dhimanayaye❤❤❤❤❤

  • @ehelsanahmed7818
    @ehelsanahmed7818 10 месяцев назад

    Wllshay mcn walhi gabadh aad u qurux badan baad tahay ee xijaabo waad ku nuuraysaa walhi waan ogahay

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 месяцев назад

    Asmara aad baad ugu qurux santahay duruucda you should wear all time xabiibtii quruxeey thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii.

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 10 месяцев назад

    Masha Allah bless you and protect you habo from Ogaadenaiya ❤❤❤

  • @kaltunyousuf9
    @kaltunyousuf9 10 месяцев назад

    Masha'allah Duruucda xageeda Uso bad Asmiyee Yane konjo

  • @NajmoAbdi-z5t
    @NajmoAbdi-z5t 8 месяцев назад

    Mashaa AllAh asma abayo aad ugu qurux badantahay
    Sharafeey is astur AllAh hakaa raali noqdee

  • @manaalosman7176
    @manaalosman7176 10 месяцев назад +7

    Maashallah duruucda aad bad uguquruxbadantahay asmaay dharkaleba haxiran ❤

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 10 месяцев назад

    Dirac yadaa somalidaa ku nuuree🎉🎉❤❤❤

  • @Nacima-u5g
    @Nacima-u5g 8 месяцев назад

    Haa wllhi qurxbaad ku tahy hijaabka hadad Is arkayso Mad dhigteenba😢❤❤

  • @NasraAdam-mv7zm
    @NasraAdam-mv7zm 10 месяцев назад

    Asmaaay waad shidanytahy alle haytuso asmo xijaabann qqoyskaa ninkeedana muslimisay

  • @inaabdiabar4393
    @inaabdiabar4393 10 месяцев назад

    Asma qurux illahee ha ku xafido mashallah rabi qurux iyo faridnimo bu kugu daygey, my Queen ❤❤❤

  • @hh6ijgg
    @hh6ijgg 10 месяцев назад +1

    Ka saddexaaad mashalah tabarakalah indr duruucdu waa ku quruxbadan tahay.❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 9 месяцев назад

    Maansha Allaah aadbaad ugu quruxbadan tahay❤️❤️💞💞💞♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️🐎❤️❤️❤️💞♥️🐎💞💞❤️❤️

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 10 месяцев назад

    ma sha allah you look beautiful love the pink shalmad keep wrar it❤

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 месяцев назад

    Waaaaw ❤I think as a Maranda midigta ka below maashallah 2024❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад +3

    We need more fashion shows 😊😊

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 9 месяцев назад

    Habaryar maansha Alaah du er smukke ♥️🐎💞💞💞🐎🐎💞🐎🐎🇸🇴🇸🇴♥️🐎💞💞💞

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 месяцев назад

    Maashallah queue hooyada door wanaagsan bay leedahay

  • @shabaanmahamed5271
    @shabaanmahamed5271 10 месяцев назад +2

    Qurux Alla kuu dhameeyay Asmay, Alle kacabsika badi

  • @nimaabdullahi5702
    @nimaabdullahi5702 8 месяцев назад

    Dirca waad ku qurux badan tahay masha allah ❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 8 месяцев назад

    Mashallah Mashallah Miss Somali❤❤Love

  • @namis2841
    @namis2841 10 месяцев назад

    Oh wow you're part OG. So dawow sis

  • @sadushshire8299
    @sadushshire8299 10 месяцев назад

    Dharkan somalida ku qurxoontahy waliba duruucda naag qalanjo ah bad ku noqotay Manshallah

  • @FatimaAli-qx7ls
    @FatimaAli-qx7ls 8 месяцев назад

    Maashalaah asma guuleeyso

  • @fadumocisman177
    @fadumocisman177 9 месяцев назад

    Masha allah

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 8 месяцев назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أهلين حبيبتي اسماء مشاء الله تبارك الرحمن الله مره جميل جدا جدا جدا جدا 👍👍👍👍🇸🇦🇸🇦❤️❤️

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  8 месяцев назад +1

      Thanks alot sis 💜💜💜💜💜

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 9 месяцев назад

    Duruucda ayaad ku quruxbadantahay iyo guntiinada ama subeeciyada❤❤❤❤❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад

    ManshAllah you have natural beautiful 😊

  • @maxcali2757
    @maxcali2757 10 месяцев назад +1

    MashaAllah Tabarakhallah you look beautiful as always

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 10 месяцев назад +4

    Alla asmooy wllo xijaabka xoog baad ugu quruxbadan tahay qaali hada ka dib xijaab uun xiro❤❤❤

  • @deeqaegal4045
    @deeqaegal4045 10 месяцев назад +1

    Habo aad iyo aad ayaa ugu qurux baden tahay waxaa xirato, maasha Allah tabaarakallaah, xafidu llaah habo

  • @SultanahB.sultanah-my2fc
    @SultanahB.sultanah-my2fc 10 месяцев назад

    Dirica subeeciyada ka dambeeya hadal ma karayo masha Allah

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 10 месяцев назад

    Masha Allah aşmay was wereer

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад

    You are Elegant 😊

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 10 месяцев назад +1

    Maanshaa Allaah habaryar mc kasadexaad haba dhigin quxur weeye ❤❤xijaabkana kudarso❤❤

  • @Mariamitio
    @Mariamitio 10 месяцев назад

    Asma quruxdi of qof ah. God bless you inader macan ❤❤❤

  • @khadar_barre
    @khadar_barre 10 месяцев назад

    Wow so beautiful asma daus

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 10 месяцев назад +1

    Maasha Allaah huno aad baad u qurrux badantahaye hagoogta isla ogow 🥰🥰

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 10 месяцев назад

    Ok

  • @bilan3976
    @bilan3976 10 месяцев назад

    M .A you look stunning wallo❤❤

  • @yifrajbarre1493
    @yifrajbarre1493 10 месяцев назад

    Habayar asmo dirac naag kaaga qurux badan aduun ka majooto masha Allah noosoo xiro malin kasta waliba kuwa shash ka ah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 10 месяцев назад +1

    Isha baxarka biyaha maanyada 🚣‍♂️ God bless you Quruxley.ha u joojin Dadkeena Habaar ba ku socdee. Ila ey toobad keenan.🙏💜✝️

    • @XusnaKayse
      @XusnaKayse 10 месяцев назад

      Adu magaal thy😮

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 10 месяцев назад +4

    A skincare video will be great

  • @indhodaraleyabdi5373
    @indhodaraleyabdi5373 10 месяцев назад +1

    Mashallah you look beautiful. I think motivational videos will be more interesting. How to be strong beautiful single mom. Uplifting sis ppl need hope sis. More positive and stories are fine to ❤

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 10 месяцев назад +1

    Masha Allah. Asma.qurux qalbi xabxab..quruxdii dumarka.aya tahay.lkn is Astur.oo xbbti yaan lagu cayuumine..Allahi sida ku qurxiyey ka cabso wll asmaay❤ please.

  • @rabicaahmed8
    @rabicaahmed8 10 месяцев назад +2

    Mashallah wad ku qurux badan tahay durucd ❤❤ asmay int kale nala wadg durucd inata dhimn❤❤

  • @maxamedmareye7431
    @maxamedmareye7431 8 месяцев назад

    Waaw asmo huno mansha allah wd ku qurux badantahay❤❤❤❤

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 10 месяцев назад

    Maansha Allah you look gorgeous habo dirac aad baad ugu soo baxeeysaa

  • @habsadaganadan563
    @habsadaganadan563 10 месяцев назад

    Mcha alh durucba diric bukasi qurxoonyahay dookh fiican weeyan

  • @ishwakali4441
    @ishwakali4441 10 месяцев назад

    Asmay dhar somaliga qurux qurux dhaaftay ku tahay m.a❤

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 10 месяцев назад

    Aad baad ugu qurux badantahay xaqiiq asmaay xijaabkana waad ku qurux badantahay wll❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад

    Very beautiful the hidiyudaqan one you look very elegant that ☝️ 😊

  • @MriaAbDi
    @MriaAbDi 10 месяцев назад

    Wlhi waad ku qurux badan tahay masha allah xppti ❤

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 10 месяцев назад

    Masha Allah you are beautiful girl

  • @araweelohaji5333
    @araweelohaji5333 10 месяцев назад

    Girl you look so beautiful on the dirac mashallah 🥰

  • @samiiracabdishakuur4588
    @samiiracabdishakuur4588 10 месяцев назад

    Mashalaah xppti Aad Ayaad ugusoobaxaysaa noosobadi❤❤🙏🌹💖

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 10 месяцев назад

    Masha Allah tabaraka Allah Asma qurux you are so beautiful with everything that you wear il iyo cawriba la,aw inaader qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MarwoAsma-ij2jm
    @MarwoAsma-ij2jm 2 месяца назад

    Machallah ❤❤

  • @shabcanmuse3568
    @shabcanmuse3568 10 месяцев назад

    Masha Allah dharka somalida aad baad ugu qurux badantay asmaaay

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 10 месяцев назад +1

    Dharka soomaalida dhar ka qurxoon ma jirto

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 10 месяцев назад

    Masha Allah saas ugu soobaxday laga mashekenkaro caadi maaha qurux adaa uhesta soobadi diruucada

  • @sahidaabokor-cp6qj
    @sahidaabokor-cp6qj 10 месяцев назад +1

    Asmay inaadee ilaaha saa kuuqurxiyay cafimad ku siiyay dhalinyaronimo ku siiyay awlaad ku siiyay waxkasta oo aad haysato ama kufaanto kusiiyay miyaad dartii isu asturikariwayday

  • @hamdaelmi3493
    @hamdaelmi3493 10 месяцев назад +1

    Mashallah ❤ asma qurux noso badi hbty

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад

    Your Elegant 😊

  • @hoodoahmed330
    @hoodoahmed330 10 месяцев назад

    Asma maanta uunba quruxdaadi so baxady masha Allah❤

  • @sahushchannel888
    @sahushchannel888 10 месяцев назад

    Abayo mcn u look cute each and every dirac

  • @barlinaweys2552
    @barlinaweys2552 10 месяцев назад

    Masha Allah habo qurx

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 10 месяцев назад

    Masha Allah Asma joog dheer waadbo ku qurxan tahay diraca👌👌👌

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 10 месяцев назад

    Wlhi xijaabo waad ku qurxu badantahaye xijaabo❤❤❤

  • @ayanehassan9305
    @ayanehassan9305 10 месяцев назад

    Macha Allah hn wad Ku so baxaysa diraca🎉🎉🎉🎉

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 месяцев назад

    Top 2024 nice style waaaaw cajiib haha a kan baa top ah

  • @nimaoabdi5004
    @nimaoabdi5004 10 месяцев назад

    Asc walaalo Asma Manta wa if barina waa Akhiro ee is Astur❤❤

  • @nimcomohamed6118
    @nimcomohamed6118 10 месяцев назад

    M.llh Saad ugu qurx badanthy duruucda 😊😊

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 10 месяцев назад

    Allah ka xishoo oo Amarkiisa qaado

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 9 месяцев назад

    Ogaadeen kiikudhaly wuukugu qasaare wlle wanaceebese naa isku xishoo naag weynbaatahee mee xijaabkii aqas

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 10 месяцев назад

    You look gorgeous

  • @hodanahmed-t9l
    @hodanahmed-t9l 10 месяцев назад

    So badi wan ubahanahe 👏👏👏❤️

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh 10 месяцев назад

    Kuligood wa m.a wa wada qurux qof doq yaqano kusoo xulay🥰🥰 lkn kan ugu danbeya ila shidan tan kle qof weyn oo cayilan bu ka dhiga durica😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 10 месяцев назад

    Maanshalaah qofka soo dooray dookh ayuu leeyahay

  • @hafsamohamed8382
    @hafsamohamed8382 10 месяцев назад

    Masha Allah haa xijaabka waad ku qurux badn thy

  • @niciimaasli
    @niciimaasli 8 месяцев назад

    Timaha Qari
    oo aakhiro hal mar uun xusuuso

  • @NakimaMoh
    @NakimaMoh 10 месяцев назад

    Mash Allah ❤❤

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 месяцев назад

    Maashallah nice shied hooyadaa has good dooq❤