GURIGA AAN UDIYAARIYAY WALAALADEY OO SI QURUX BADAN UGU SOO DHAWEEYAY…?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024

Комментарии • 574

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 6 дней назад +107

    Amiira Caawa video kale ayaa rabnaa yaaah soo dhaqso abyo Team Amiira wey kuu taaganyihin yaah❤❤😢❤😢Love you quen Amira qurux❤❤❤😢❤🎉

  • @asadhagioo27
    @asadhagioo27 6 дней назад +96

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
    Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli 6 дней назад +122

    Team amira waa xanuunsanahay i soo duceeya 40 qofood ducadoodana waa la aqbalayee please 😢😢😢❤❤

    • @user-uw3lu2xb4k
      @user-uw3lu2xb4k 6 дней назад

      Alle haku cafiyo😢

    • @NajimaAbdi-jf9hr
      @NajimaAbdi-jf9hr 6 дней назад

      ilaahay ha ku caafiyo wll❤❤

    • @MaryamoMohamett
      @MaryamoMohamett 6 дней назад

      ALLAH KU CAFIYO MCNTO❤❤😢

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

      Ilaheey Ha Ku Caafiyo🤲🤲🤲 Ya'rabb🤲 Dhamaanteen 🤲 Anaga & Intii Isllaam Ah Macaaneey❤❤❤ Cafimaad Taam Allaha Ku Siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @safiamuhamed4935
      @safiamuhamed4935 6 дней назад

      Allaha ku cfio abyo

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 6 дней назад +99

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫶🏻

    • @user-mx7nw7fh9g
      @user-mx7nw7fh9g 6 дней назад +1

      Salalahu caleyhi wazalm

    • @user-ge4co1my9j
      @user-ge4co1my9j 6 дней назад +1

      lol a l a pas as sssss. S.

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 6 дней назад +121

    Ardhaarfa saliga nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam ❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤

  • @xamdaaxmed6080
    @xamdaaxmed6080 6 дней назад +109

    Miiray wad adag tahay aniga hadan ahan o sida lay caynayo sibaan noqon laha inta amiira tageerti like

    • @user-mk2fq5ze4q
      @user-mk2fq5ze4q 6 дней назад +3

      Goormaa lacaayey😢

    • @safiamuhamed4935
      @safiamuhamed4935 6 дней назад +9

      Dhbmlhn waxas wax mlhn kbdn usoo dulqatey ilhy ha xifdio❤❤❤🎉🎉🎉🧕🧕

    • @LubnaIbrahim-cs4nt
      @LubnaIbrahim-cs4nt 6 дней назад +7

      Waxba laga qadimayo ayaga iska dali

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 6 дней назад

      ​@@user-mk2fq5ze4qdadka qaar wll negative kooda iska badan

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 6 дней назад +2

      With fame comes hate and that's normal...inta ku jecel ba badan ❤Milyan Qurux

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 дней назад +76

    gabar karti badan baad sabar badan daacad eh baad tahay Amiira Alle haku xafido kartidaada Quruxdaada iyo inaad tahay qof Alle joog iyo jamaal siiyay baa kalifaysa dadka inta xaasidiinta eh o nolol quuri waaga eh inay kaa maseeraan hore u soco inta ku jecel baa ka badan hadaad aragto 4 qof oo kaa daba ooynaayo ka soco iyaga lee daaliye

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍( Right 👍)

    • @Suuban225
      @Suuban225 6 дней назад +1

      Wlh waa run dadka qof naxariista badan iyo oo qalbi nadiifka ah ma jeclo

  • @FunnyCherryPie-xv1ub
    @FunnyCherryPie-xv1ub 6 дней назад +58

    WalAAL MACAAN KU SALI NEBIGA SCW ❤❤😂🎉🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +162

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatma75-rg8vx
      @Fatma75-rg8vx 6 дней назад +4

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @QueenAmiira-fw6cn
      @QueenAmiira-fw6cn 6 дней назад +3

      Scw Scw Scw ❤

    • @Samia-AHMED3
      @Samia-AHMED3 6 дней назад +3

      Scw scw ❤

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 6 дней назад +3

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 6 дней назад +3

      عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 6 дней назад +97

    Ardhaafa saliga nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam

  • @Maryanmaryanmaryan
    @Maryanmaryanmaryan 6 дней назад +46

    Kusali Nabigeen caleeyhi salaam😊😊❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +46

    وَاِلٰهُكُمۡ اِلٰهٌ وَّاحِدٌ  لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الرَّحۡمٰنُ الرَّحِيۡمُ❤❤❤☝️🤲

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 6 дней назад +32

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi the breathing 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 6 дней назад +21

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 6 дней назад +53

    Team amiira wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😢😢😢

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 6 дней назад +25

    AMIIRADEENA ♥️ karti badan dulqaad badan naxariis badan ❤😊alle haku xiftiyo our queen ❤
    Mohamed faanaye😂😂😂😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 6 дней назад +2

      Sifoyin kaas dhan waxaa u dheer oo dadka badana u jecel yihiin wa qof aan is qaad qaad iyo kibr lahayn o cagaha dhulka ku haysa. Allah yixfidik Habibti❤Milyan Qurux

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 дней назад +30

    fariid si qurux badan baad usoo dhawaysay walaaladaa Alle ha kuu xafido ❤ alla waa ka helay Amiira guriga wiilasha 😢 xeebta ayuuba saaran yahay alla maseer badanaa yaa hada Malaysia igeeya 😂 way raaxaysteen Abuukar maxamed cimraan ceyda saalax macalimo jawi dagan yaaqiyoow 😢😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 6 дней назад

      Waalagu fool xumada wllhi guri xeeb saaran😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 дней назад

      @@khadiijaabdqadir madowga laba bari buu ku baxayaa

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns 6 дней назад +29

    Amiiradena quruxda bdneyd 💕👸💋
    Dalxiis qurux bdn ayaan idiin rajaynayaaa more videos baan k rabnaa 😘🥰🖤

  • @TiinaAli-k7f
    @TiinaAli-k7f 6 дней назад +20

    Kal iyo laab waaye safarkana laga dhaha ama waa la iska dhaafa amira waqtiga inoo soo dheere daqiiqadaha please 🫶🏾❤️🥺

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 дней назад +18

    Kusaliaya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤

  • @Aishastylqueen
    @Aishastylqueen 6 дней назад +12

    Amiiro saas maa noo gashay doonta iyo intaa wadada kusoo jirteen maxaa noogu soo duubi wayday😢😢😢

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 6 дней назад +7

      Asxaabtaa soo duubeen wax isku eg noqonaayaan saan rabnaa wax kla duwan

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli 6 дней назад +22

    Team walbah one like❤❤❤

  • @XamdiMohamed-p2r
    @XamdiMohamed-p2r 6 дней назад +23

    Amiira qurux one like

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 дней назад +21

    Alxmdulilah hada nabad nagteen Amiradeyna malintii labo video nuso gali qalbi ❤❤❤

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 6 дней назад +18

    Team walpah ismuujiya one like saara ✌️ 🫠 👍

  • @YUUSUFCILMI88
    @YUUSUFCILMI88 6 дней назад +29

    Team amiiro iso duceya lacag la aan ahayb 40qof ducadoda wala aqbalaa

    • @safiamuhamed4935
      @safiamuhamed4935 6 дней назад +1

      Lacag qyr qabta i.a

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 6 дней назад +3

      Lacag xalaal ah alle haku siiyo wll❤

    • @user-cz1it6wq9g
      @user-cz1it6wq9g 6 дней назад +4

      Jamac hadaad ducada ka dhigtaan sideed u aragtaan 😊

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +2

      Allaha Na Wada Siiyo Dhamaanteen🤲 Lacak Kheyr Qabto🤲 Oo Xalaal ah🤲 🤲 Allaha Naga Wada Farxiyo Ya'rabb 🤲🤲🤲 Meel Alliyo Meshaan Ka Ooman'nahay Allaha Naga Wada Waraabiyo ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲 Lacak Kheyr qabto Waliba Meel Aanen Ka Fileeyn Allaha Naga Wada Siiyo Ya'rabal"Allamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Aamiiin Dhaha☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤲

  • @NiimoMumtaz
    @NiimoMumtaz 6 дней назад +23

    Qofkii lixad ahay wanku salaamay amiira qurux

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +18

    Masha"Allah ❤Qalbi Wanaageey❤ Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤❤❤ Adne Saas Allaha Kuu Sharffo❤❤❤ Sidaad Walalahaa U Soo Dhaweeysay Allaha Kuu Soo Dhaweeyo🤲🤲🤲 Ceydaruus & Jija Masha"Allah 😘😘😘😘🤲 Qeys & Leylla❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🌹 Heee I Cazumaanbo Idiin Dhaheeee Shimeee Waa Xafladiina❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤲

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 6 дней назад +15

    Inteena lacag la’aanta ah dalxiis Allah ino sahlo

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli 6 дней назад +19

    Alx team walbah ugu dambeyn waa nabad tagteen nabad allaha idinku soo celiyo maalin kasta waxaa idinka rabnaa 2 video hada 1 kala idinka rabnaa i.a❤

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 6 дней назад +8

    Alla amiiro ma noola canug yariis cml lola dardarmoyaa😂 ilahaa ku maqan wlh jaceyl ee ku qaban lee waye asxabtada udulqado i.a🫶🏻❤️

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 6 дней назад +15

    dalxiiiiis wacan idiiin wada rajeynaaaya miraaaaaaaaa

  • @shukriabdiraxman
    @shukriabdiraxman 6 дней назад +15

    Karti badan Amiiraayyyy 💖👸🏻

  • @user-gh7uq3ml7g
    @user-gh7uq3ml7g 6 дней назад +14

    Ilahey walal la,an Nama dhigo❤ aamiin yarabi 🤲

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 6 дней назад +15

    Amiira intaadan bixin kahor diyaarso waxa muhiimka ah sida jarjerka iyo cunto fudud boorso lagu sii qaataa garabka lagu qaata kafakir hada kadib hadikale jabka adunka

  • @Kiii629
    @Kiii629 6 дней назад +11

    Amira caaawa video kale noooso dhig inta joogtan jaziiiirada video yo badan laba laba ka dhig adi iyo wlaaalkaa abuukar na xasuuuso badan kala reeebta inshallah dalxiiis wacan

  • @SucdiAli-b7s
    @SucdiAli-b7s 6 дней назад +7

    Mr.fanaye aaba qosalka iga dhameyay 😂😂😂😂😂 asxabey like ta igu sharfa

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma 6 дней назад +5

    Amiira maxamed faankiisa inta dalxiiska lagu jiro nosoo duub

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 6 дней назад +13

    Team Amiiro ismujya ❤

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 6 дней назад +9

    Maasha allaaah amira alle haku xafido dad badan oo xaasid ah ayaad leedahay balse hadaad alle raaligaliso wax kaamabi idoonaan ee tasbiixda badso dadka cadowga kugu ah ayagaaba.kujeclaandoona

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 6 дней назад

      Waa dareenka xaasidnimo waxa maskaxda dadka ku abuura nacayb...horey u soco gadaal ha fiirin.❤Milyan Qurux u deserve to be happy

  • @Sihaam-h2k
    @Sihaam-h2k 6 дней назад +9

    Daqiiqadaha soo dheerey video ciyowna soo gali hada waa la soo daahdaye

  • @Huda-c7g
    @Huda-c7g 6 дней назад +5

    Amiiraaay Daqiiqdaha soo dheerey abyo waqti fcn soo dhig videoga

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 6 дней назад +5

    Amiira kartibadan quruxbadan dalxiis quruxbadan idin rajaynayaa labo video noso dhig inta dalxiiska mid maalinkii iyo mid habeenkii daqiiqadaha naga soo badi actives badana soo samee anaba indhahan ka dalxiisaynaaa😂❤🎉🎉🎉

  • @MohamedahmedBarre-dm1nc
    @MohamedahmedBarre-dm1nc 6 дней назад +19

    Amiira Goor mee aan israaceenaa Aniga iyo Adiga kaliya 😂😅🤣🇸🇴🌹

  • @user-po7qz8di4o
    @user-po7qz8di4o 6 дней назад +5

    Amira ilmaha yar tiktok ka cawada waxbo ha u argin anaga ka badan ku tagerna ilove you so much ❤🎉

  • @TiinaAli-k7f
    @TiinaAli-k7f 6 дней назад +7

    waqtiga inoo soo dheere daqiiqadaha please 🫶🏾❤️🥺

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 6 дней назад +8

    Amiira Cayda dhafarka iska daa ku dheh Wu Xumadaye Gymkana iska Yaree ku dheh Tagerayashada maqal

    • @Kiii629
      @Kiii629 6 дней назад +1

      Waaa haysaaa kistooo wuuu caatooobay maskiiin ka adina legend baa thy talo wacan baa siiisay 🫡

    • @MunaQaaali
      @MunaQaaali 6 дней назад +1

      Waan kugu raacsnahay wiilkii wuu sii baba ayaa marba marka ka dambaysa😢

  • @Asiyaismaacil
    @Asiyaismaacil 6 дней назад +13

    AMIRA QURUX BEST GIRL❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 6 дней назад +5

    Amira View Qurux badana degtay Masha Allah lkn agaw 2 videos jasugeynaa malintiiba 😂😂

  • @Xamdadabeyl
    @Xamdadabeyl 6 дней назад +9

    One like team amiira qurux

  • @IlwaadinaCaroone
    @IlwaadinaCaroone 6 дней назад +8

    Team.amiir qurux bdn hore u soco

  • @fcsme
    @fcsme 6 дней назад +3

    Maxamed maa dalxiiska keenteen waa idiin shidmaa dalxiiska😂😂😂😂😂

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 6 дней назад +9

    Amiiro abyo fidyoowga dhaqso noo so dhigi😢

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 дней назад +4

    Lamanaha iyaga isfahmaya xilayada lasexdo io xiliyada lasoo jeeda 😂😂

  • @Huda-c7g
    @Huda-c7g 6 дней назад +2

    Daqiiqadaha soo dheerey abyoy 😢😢😢😢

  • @user-do8gd5zm6t
    @user-do8gd5zm6t 6 дней назад +1

    Team Amira one like ❤

  • @Huda-c7g
    @Huda-c7g 6 дней назад +3

    Daqiiqadaha soo dheerey abyoy 😢😢😢

  • @Sedcn
    @Sedcn 6 дней назад +8

    Waaw manta waa ugu hureysa

  • @fadumoxuseencadow-pd4fg
    @fadumoxuseencadow-pd4fg 6 дней назад +7

    Waan xanuun sanhy isoo duceeya wllyal😢

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741 6 дней назад +9

    Amiiro ❤❤❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 6 дней назад +5

    Maasha Allah abaayo inaba caadi maaha najiib xaaskii aay gaabo

  • @Huda-c7g
    @Huda-c7g 6 дней назад +3

    Daqiiqadaha soo dheerey abyoy 😢😢😢😢😢

  • @Sabriinxamsecabdiqan
    @Sabriinxamsecabdiqan 6 дней назад +2

    Dalxiis Iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta ii bashala amira qurux keep going 2MILION SUBSCRIBERS ❤❤

  • @NashadMaxamad
    @NashadMaxamad 6 дней назад +5

    Keep going team 27❤

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m 6 дней назад +2

    Mash Allaah 🥰🥰😍

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 6 дней назад +2

    Mnsha allah ❤

  • @FartuunMuhamed
    @FartuunMuhamed 6 дней назад +8

    Amiira waxa tahy gabar adag oo karti badan ilmahan 14 jirka oo ka masersan oo hoyadod u dhibta telka ee iska badashay inte fasaxa ku jiran ha u jojin anaga ku jecel video yadadana sida taxane u sugno❤❤❤

  • @AhmedHassan-go5kc
    @AhmedHassan-go5kc 6 дней назад +10

    Asc amiiro qurux wan kusalamay

  • @MushtiiAbdullahi-xe2zs
    @MushtiiAbdullahi-xe2zs 6 дней назад +1

    Amira vedeo ka lasoo dhaqso them walbah adi kaliyaa ka haree dhaqso soo dhigene 😊🫶🤎

  • @TheBest-hw3lc
    @TheBest-hw3lc 6 дней назад +15

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @kanoochannel2233
    @kanoochannel2233 6 дней назад +8

    Amiira qurux ❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 6 дней назад +6

    TEAM WALPA IO TEAM WALAALAHA❤

  • @PrinceshamdaMohammed-fr2li
    @PrinceshamdaMohammed-fr2li 6 дней назад +4

    Team amiira like❤

  • @Ruyahaahh
    @Ruyahaahh 6 дней назад +5

    Amiira qurux first one coment plz 🙏 reply million qurux 😢❤👸🏻

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 дней назад +3

    Manshaallah wiilasha guriga qurux fila ❤👌

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 6 дней назад +2

    Amiira gabar karti badan oo ad adag baa tahay waligaa gadaal hafirin horay usocod mahee❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 6 дней назад +5

    One like team wlba ❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 6 дней назад +1

    Team Amiira hadaa nahay madaxaa noo saarantahy quenteena❤❤❤❤

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 6 дней назад +7

    Labo labo fidyoowga rabaan yareyy anka ciyoow so dhigi yeah

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 6 дней назад +5

    Amiradena ugu dambeyn video noso dhigty sidaan ku sugayenay leee

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 6 дней назад +4

    Amiiro video ga kle 3daada wllo io 3daada saxiib ayago dhinacyada kaa socdaan kusoo dar 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 дней назад +2

    Aniiray video yow kle so dhig caawa❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 6 дней назад +1

    Team Amiira hadaa nahay madaxa noo saarantahy boqoradeenii❤❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 4 дня назад

    Omg Wawa kiip goina walshey ❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 6 дней назад

    Masha allah abyo allaha idin xafido dhamantiin bashal wcn❤

  • @user-jx4vv3ey7t
    @user-jx4vv3ey7t 6 дней назад

    Maashaa Allah ❤❤❤

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 6 дней назад

    Mashallah beautiful ❤❤❤❤❤

  • @Huda-c7g
    @Huda-c7g 6 дней назад +2

    Amiira daqiiqadaha soo dheerey abyo videoga ciyowna soo dhig yaah from team amira

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc 6 дней назад +8

    Ala jecliya 😢🥰

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 6 дней назад +1

    Alx abyo haadi illahay idin nabad geyey❤

  • @safiamuhamed4935
    @safiamuhamed4935 6 дней назад +3

    M.a karti bdn abyoh amirro ilhy hakuugu xifdio diintiisa abyoh hauqabaninin dhoocilaha tiktok ka buuqaayo annaga ku jecel dalxiiskii ugu qurrux bdnaa hddaa aadey m.a asxap plus family ilhu nbd hakugu soo celiyo🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 6 дней назад +2

      Amusnaantu waa hadalka ugu qumman ee QUUDHSIGA....the dog barks the trailer moves on

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 дней назад +3

    Queen ❤❤❤

  • @NajmoYuusuf-q1g
    @NajmoYuusuf-q1g 6 дней назад +2

    Naa sundus Kula rabna gormad kulmeysan waa niixisay labadiina Isla jogina Koko waji joodari ey la joogta😂😭

    • @SalmaFaysal-wd7rq
      @SalmaFaysal-wd7rq 6 дней назад

      Saa mxa kagaly uf 14 jiradii maba arki kari wlagi 😂😂

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 6 дней назад

    Maashaa Alaah dalxiis wacan

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m 6 дней назад +5

    Team amira hadaa tahy reply ❤❤

  • @AnisasaladcaliAnisasalad-wg6wn
    @AnisasaladcaliAnisasalad-wg6wn 6 дней назад

    Masha allah abyo guul

  • @Caishoqalanjo-nb1of
    @Caishoqalanjo-nb1of 6 дней назад +1

    Mr faanaye wukaa naxaa walhi markaa dhici rabtay siduu unaxay Lee mashalh walaalo is jecel❤🎉

  • @HaniHusein-z9w
    @HaniHusein-z9w 6 дней назад +1

    Mashaalah❤❤❤❤❤

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans 6 дней назад +1

    m.a amiira qurux badan ❤

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 6 дней назад +1

    Karti badan dulqad badan naxariis badan qurux badan🥹kaliged boqorad miradeydii cashaqa😫🫶🥹