SUNDUS IYO MACLIMOW OO MEEL DUUR BASKA UGU TAGI RABAY HANI WALAASHEY II RAADIYA KADHACDAY 😱

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 129

  • @user-ud4wn2fs7g
    @user-ud4wn2fs7g 16 дней назад +64

    Yes mantaa waxa yehee qofka ugu horeyoo like isar please 🙏🏼 😢

    • @DeeqoCali-z3w
      @DeeqoCali-z3w 16 дней назад

      ❤😂🎉😢😮😅😅😅😊😊😊😊😊11111v

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 16 дней назад +61

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team ❤

  • @FartunCadey-jr7ci
    @FartunCadey-jr7ci 16 дней назад +25

    Abukar M.allah amiira zaid u jeceyhy wllhi❤❤❤❤

  • @user-nv6tr6rg6q
    @user-nv6tr6rg6q 16 дней назад +19

    miss 1 million wan ku salamay ❤🎉😂😊

  • @Safia1.5
    @Safia1.5 16 дней назад +19

    Adna ciyow so galisy yaaqey shukrm😂❤

  • @NuurYare-jx6jf
    @NuurYare-jx6jf 16 дней назад +27

    Kusali Nabi maxamad scw scw

  • @CimranibrahimAbdulahi
    @CimranibrahimAbdulahi 16 дней назад +30

    Igula saliya xabibkena muhamad sala allahu caleyhi wasalam

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 16 дней назад +1

      اللهم صل وسلم على ❤❤❤

    • @user-ew2qm7vy9u
      @user-ew2qm7vy9u 16 дней назад

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 16 дней назад +12

    Abuukar legend weye wllo weye kulaha adna faar kujirtaa😂😂

  • @FahmaYousuPh26
    @FahmaYousuPh26 16 дней назад +21

    Dalxiis aan daawado kii ugu quruxbadanaaa😊❤

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 16 дней назад +16

    Maashaa alaah Adna Ridhwaan waaba kaa dheeraaday kuusoow uu ahaan jiray time flies

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 16 дней назад +15

    Team sundus and amiira one like 👍

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 16 дней назад +41

    .TEAM ADNA ONE LIKE 👍

    • @QadharHassan-vv5cm
      @QadharHassan-vv5cm 14 дней назад +1

      @@Amiiroqurux2 we are all team Adnan so nothing to say team Adna

  • @user-ow7ds8kf4g
    @user-ow7ds8kf4g 16 дней назад +13

    Love burana kugu ehe yaceo adna ❤😊

  • @fatumaabdi9166
    @fatumaabdi9166 16 дней назад +10

    Manshallah 😊

  • @AlishBea
    @AlishBea 15 дней назад +3

    😢alx ilhy wonabad geyeh tem 27❤😊

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 16 дней назад +7

    Keep going wllshy qli adna qurux

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k 16 дней назад +10

    Team Adna wonderful tour

  • @SheekhCali-mn1fo
    @SheekhCali-mn1fo 16 дней назад +7

    Adna channel Love ❤️ M.a horey usoco 💯

  • @amishfarah4276
    @amishfarah4276 15 дней назад +1

    Muqalkan wlhi 1m yuu uqlma asad waaa nin hoolgar ah wlhi m.a❤

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 16 дней назад +4

    Anaga sundus iyo Abuukar vaartooda nagu socoto adnooy nala shaqee plz😂😂😂😢

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 16 дней назад +6

    One love ❤️ team sundus ayaanle 😅😮❤

  • @abdifitahwalow4457
    @abdifitahwalow4457 16 дней назад +4

    Magacagu hadu yahe Aisha one like ikusharaf magacagu hadu qimaleyehe

  • @faysajama6987
    @faysajama6987 16 дней назад +5

    ❤❤❤❤ mansh alllh wllshy qaali

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 16 дней назад +5

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 15 дней назад +1

    ما شاء الله تبارك الله ما دامت وصلتم بالسلامه الحمد لله على نعمه الرب ما شاء الله❤❤❤❤❤

  • @MohaAntony-et6co
    @MohaAntony-et6co 16 дней назад +5

    Team professionally one like

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 16 дней назад +3

    WELCOME. HOME
    ADNA IYO TEEMKEEDA
    ADNA. CARUURTEEDA XJIGEEDA UXIISEEN❤❤

  • @SamiaaHmed-b3e-b5u
    @SamiaaHmed-b3e-b5u 16 дней назад +5

    TEAM ADNA ONE LIKE 👍 ❤❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 16 дней назад +5

    Anaa ugu horeeyey😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 16 дней назад +2

    Mansha allah hadad nabadtagteen
    Alxd dhaha mss itali

  • @user-mm2zi5nn5n
    @user-mm2zi5nn5n 16 дней назад +2

    Mnsha alh hoyo mcn hoygii janada

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 16 дней назад +7

    Abuukar io sundus nosoo badi vaartoda woxooda tagernimo wadhaftee😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 15 дней назад +1

      Aat iyo aaat😂 mesha wax lgu iibinayo wxuu ugu noqday inuu sundus hambeegarka usoo gado var kile hooooo😮😂😂😂

  • @BatuuloMacalin-sf9fz
    @BatuuloMacalin-sf9fz 16 дней назад +4

    Alxamdulilaah❤❤❤❤❤

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 16 дней назад +3

    Adna fanaye iyo cimran mkula dagneen miaa mise haween 5saac waaye oo amiiry ku dageen saddexdii wiil masha allaaaah❤

    • @cadnimuxumed6900
      @cadnimuxumed6900 16 дней назад

      Lama dagno hada amiira la dagan yihiin familka

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 16 дней назад

      @@cadnimuxumed6900 family ka dhanaaaSax sax lkn cimraan mxuu guriga sedigii wax ugu duubta hduusan la dagneen,

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 16 дней назад +2

    Alxmdulilaah hadaa nabad timaadeen ❤❤❤

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 16 дней назад +3

    Ana uhireyo adna chanal❤❤ abayo muniiro utag

  • @FalisMaxamed-ng4ed
    @FalisMaxamed-ng4ed 16 дней назад +2

    Alla adno way nala shaqayn manta intee vaar bey natustey❤🎉😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 16 дней назад +2

    Masha allaa❤❤❤

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha 16 дней назад +9

    Naya sundus swirka fosha xun ee si ordayso mxad mesha wayn uso sartay oo wliba falarta ugu si fiqday ha lagu da wda Miya yahuu😮

    • @ikramabdi2332
      @ikramabdi2332 16 дней назад +1

      Maxa ka galay Adi iyaga iska ka yaqan nac nacda nala dul dhaaf

    • @halimaomar6179
      @halimaomar6179 16 дней назад +3

      Cadow weye dadkaan hdhe

    • @MaryanHuseen-dl7ql
      @MaryanHuseen-dl7ql 16 дней назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @JamiilaMoha
      @JamiilaMoha 16 дней назад

      @@ikramabdi2332 hoyada wse nya ma ada ku lahadlay replyday da iga bx ku ma aqaniye hays ku Kay so dhisin

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 15 дней назад

      ​@@halimaomar6179 bisinka mxaa arky😮 sawirka mee coverka sop saarty ma xishooto

  • @miski954
    @miski954 16 дней назад +11

    Adna 😮😮 xiligan camal so dhaqso

  • @HaniMaxamed-o2v
    @HaniMaxamed-o2v 16 дней назад +5

    Adnaheena ina daalantahay codkaaga alaga dareemaaye😢sorry

  • @quenishmalviyaa
    @quenishmalviyaa 16 дней назад +2

    We Isla bxsdeen wasqyda❤😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 16 дней назад +4

    Welcome back my team ❤😊

  • @SamiraAbdi-ov8zu
    @SamiraAbdi-ov8zu 16 дней назад +1

    Adno wlhi funny tahy xanta sas naga daba gey baska sas raaac wlh

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 16 дней назад +4

    Wajigan maxa wayeadna dadka dhaan ma iskaga gadid wax 4 ringaad aah bisinka😮😮😅

  • @AdowAbdi-qw9vd
    @AdowAbdi-qw9vd 16 дней назад +2

    hh adan fani wa walahi

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 16 дней назад +3

    Team amiiro one like ❤❤❤❤

  • @raaxomohamed6226
    @raaxomohamed6226 16 дней назад +3

    Team fanaye

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 16 дней назад +2

    😂😂😂😂😂 ala adno dhib bad naaaaaa ❤❤

  • @Aragsan4
    @Aragsan4 16 дней назад +4

    Adna maxa kaqaldan gabadha futeda ugari😂

  • @user-wm7xt1qq3i
    @user-wm7xt1qq3i 16 дней назад +3

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

  • @Ruyahaahh
    @Ruyahaahh 16 дней назад +1

    Adna runta ku jecelnhy video yadan camal no so badi aqwan❤😂

  • @xamdiClraxmaan
    @xamdiClraxmaan 16 дней назад +3

    Wlhy sundus wn jeclhy❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 15 дней назад +1

    Marshall allh 😂❤❤❤❤😊

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 16 дней назад +2

    Adna umadii waa isu wada balamisey 😂😂😂

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 16 дней назад +1

    Taem adno waa nii salaamay

  • @sayadcabdi
    @sayadcabdi 16 дней назад +1

    Team 27 love buran❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 16 дней назад +3

    Adnaay baayo gawadha bawadeeda falaarta maxaa ugu aadinee waxs adibo iskumu quurtide abyoooy

  • @user-es6uh1uk9q
    @user-es6uh1uk9q 16 дней назад +3

    Anaaa uhoreeya

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 16 дней назад +7

    First comment 😂like an idnka sawda horeyey

  • @CimranibrahimAbdulahi
    @CimranibrahimAbdulahi 16 дней назад +4

    ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahkassai8347
    @abdifatahkassai8347 15 дней назад +1

    M.a

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 16 дней назад +1

    Team adna on like 😊😊😊

  • @HadiyaCismaan20
    @HadiyaCismaan20 16 дней назад +3

    ❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 16 дней назад +2

    faanaaye caadi maaha isagoo 8 ama 9 saacadood soo socday bu faan awodaabo ar maxamadaa😂😂

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q 16 дней назад +2

    Adna heena❤

  • @MaryamaMuhudiin-go6pq
    @MaryamaMuhudiin-go6pq 16 дней назад +1

    Ana ugu danbeyay😂😂😂

  • @raaqiyaayaanle5729
    @raaqiyaayaanle5729 16 дней назад +2

    Kuweygii❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 16 дней назад +3

    Wcs m.a abukr deqsi wye alx hdaa nbad imaten oo ilmhaa dhex jogtid ❤🤲🏻

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 16 дней назад +2

    Adna var weynida 5:00😂😂😂

  • @user-jn2ry6yy2i
    @user-jn2ry6yy2i 15 дней назад +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉 0:22

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan 16 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 16 дней назад +2

    Adna leeba vedio dheer noosoodhigtay yqey tanx 😂

  • @Fardowsomacalin2024
    @Fardowsomacalin2024 16 дней назад +2

    Adna icafi waku xantee😢😊

  • @QadharHassan-vv5cm
    @QadharHassan-vv5cm 16 дней назад +1

    Adnan videowga Mel xun Aya kuxirte😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q 16 дней назад +1

    Mma❤

  • @user-qv7vc7uh2q
    @user-qv7vc7uh2q 16 дней назад +2

    Comments one

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 16 дней назад +3

    Faanaaye

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 15 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil4752 16 дней назад +5

    Ciwaanka RUclips wa ila qaldanyhy adnoy mel duur ah labo qof oo wil iyo gbdh ah

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p 16 дней назад +2

      Duurke aadeen kuma dhihin aby ee salaad iyo cunta lo dagay walaga so tagi rabay waye

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 16 дней назад +1

    kkkk faridey ay farmashiyo umaleyaan ar maxamadaa😅😅😅

  • @user-jd5pw2yj1z
    @user-jd5pw2yj1z 16 дней назад +3

    Adna waad nala shaqaynaysaa vaarta soo qabo markasta

  • @XaawoMaxamuud-op1uw
    @XaawoMaxamuud-op1uw 16 дней назад

    Saalax xaada lugtiisa raga xaadaas leh baan ka helaa😢

  • @user-ku3lk9th9v
    @user-ku3lk9th9v 16 дней назад +1

    Ala adna salaxna wukujire gabadha ma ceebe is ledahay 😂

  • @AxlaamAbdiwahab
    @AxlaamAbdiwahab 16 дней назад +1

    Asmo

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 15 дней назад

    Team sundus 😂😂😊

  • @HayatMohmhd
    @HayatMohmhd 16 дней назад

    Adana wala sha me nah

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 16 дней назад +1

    😂😂😂

  • @SamiaaHMED-j5l
    @SamiaaHMED-j5l 16 дней назад

    Cadnan iyo samiyoo video games sosamayo

  • @HamdiQurux-ns4rk
    @HamdiQurux-ns4rk 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @XayaatCabdikariim
    @XayaatCabdikariim 15 дней назад

    Nayaa adna maxaa block iisaartayna

  • @SharmarkaAhmed
    @SharmarkaAhmed 16 дней назад +3

    Nayy gabadh yar abayuus ka kada

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 16 дней назад

      Ka xishood marwada

    • @Inacarale
      @Inacarale 16 дней назад +2

      Naya aa war kaxishow gabadha wad dhaqan xuntahee sundus iyo adno dhexdodu kuma qade uf😏

    • @user-un9wr7hl2b
      @user-un9wr7hl2b 16 дней назад

      Nagaha maxa ku dhex dhigay bajaqow😂

    • @SharmarkaAhmed
      @SharmarkaAhmed 16 дней назад

      Mati walnad baa hadashay

  • @BatuuloMacalin-sf9fz
    @BatuuloMacalin-sf9fz 16 дней назад +1

    Wili matagin miyaaa abaayo allh idin nabad geeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 16 дней назад

    Ajanabi beyba kala yihine maxa durka wada geyey bisinka

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 16 дней назад

    Kkkkk😂😂😂😂

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q 16 дней назад

    M.a.jwh

  • @FeisalOsman-yv2jy
    @FeisalOsman-yv2jy 16 дней назад

    Oo maxay kasamaynayeen duurka

    • @user-ku3lk9th9v
      @user-ku3lk9th9v 16 дней назад

      Views le waye lakin tayare cebeyne 😂

  • @MahamedIsmaaciil-nt9df
    @MahamedIsmaaciil-nt9df 14 дней назад

    Halahaas views Lee maxaa adinka manila soconinoo

  • @AdnoSiciid-nz3fm
    @AdnoSiciid-nz3fm 16 дней назад

    Like me❤

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 16 дней назад +5

    Var ka day markee tiri adno abukar kulahaa walalnimo waye😂😂😂😂canbahana wuu siiye intuu kaqade macalimoo 😂markii sundus ladhahy ugad macalimoo wuu kataba tagay😂