PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 268

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  2 года назад +73

    Vedio gan soo daawo 😅 ruclips.net/video/nQsgXdCQtGs/видео.html

  • @amiraqurux
    @amiraqurux 2 года назад +176

    Wlhi qosol iguma harin😂😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 года назад +136

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲☝🕋

    • @deeqoyaasiin3101
      @deeqoyaasiin3101 2 года назад

      salalahu caleyhi wasalam

    • @umumahda3563
      @umumahda3563 2 года назад

      Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam

    • @caashocllaahi290
      @caashocllaahi290 2 года назад

      Scw

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 года назад

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hanihussein8700
      @hanihussein8700 2 года назад

      Scw scw

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 года назад +75

    he best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤🕋🤲🧡

    • @maprukamohameth1776
      @maprukamohameth1776 2 года назад

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 года назад

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 2 года назад

      SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍

    • @sahramohamed7031
      @sahramohamed7031 2 года назад

      SALALAAHU caleyhi wasalaam

    • @queenb1003
      @queenb1003 2 года назад

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @ridwaanhaashi3174
    @ridwaanhaashi3174 2 года назад +23

    4:36 - 4:40 naahida see kufirisay qosol igu dishay fiiriskaas waxey kawada maso walatey mantay adno xaar eyba ku marinoysahe 😂😂

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 2 года назад +15

    kkkk nahida masha allah anaka dhan vedioga gabdhaha yaryar nagusocda nosobadi adnay dadka wawayn maba nagusocdan😂

  • @fatmaabdi3556
    @fatmaabdi3556 2 года назад +6

    Maskinta Nahida Qurux illahay haku deysto Ameen❤

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 года назад +26

    They are so cute masha Allah 💙💙💙🤣🤣🤣

  • @zaakRN7
    @zaakRN7 2 года назад +9

    Ilyas iyo ridwaan ku samee prank 🥰🥰

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 года назад +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 года назад +11

    Wallee waa yaab adna siday PRANK U waday miyay ku dambaysay ciyaalka ayaan ku samayn rabaa😂

  • @maxamedsalaad260
    @maxamedsalaad260 2 года назад +5

    Boqorada Kaliya Oo 1M Usoocarfooso__👸🥰🥰🥰

  • @deeqsanmoha9006
    @deeqsanmoha9006 2 года назад +10

    waxaa ahay qofkii ugu horeyy ee gomantiga soo qoro adna alle ha isiiyo gawar kuu eg isoo duceya adi asxan dada🤰🤱 insha allh🤰🤱

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 года назад +41

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲
    #subscribe isoo dheh wll.

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +1

    Ridwaan iyo ilyaas kusamee pls❤❤❤

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 2 года назад +4

    They're so cute Mash Allah of a sister🥰💖💖💖💗💗💗

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 года назад +31

    ilmihi xita prank miyaa lagu sameena asna caadi matihid😂😂

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 года назад +3

    Mancha Allah Alle ha xafido qosol iguma hadhin caawa 😂😂

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 Год назад

    ❤❤❤❤ vidiga adna hada lee arky mxaa intii kumaqnaa so cute caadi maaha😂😂😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +2

    Masha allah adna cream yada somaliya iyo somaliland ba keen hno hargaysa keen anaka hargaysa noodhow oon u donan karnaa madama aan borama joogo markaa isku day inaad dalkaada hooyo keento ood gabdhaha ganacsatada ah laxidhiidho si aad ugu soogudbisid iyaga markaa dadaal badan sameee qali

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 года назад +2

    Naahida waanka helay hooyo mcn soo barbaar wllhi way iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 года назад +10

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤❤️🥰

  • @myruuneydarus2037
    @myruuneydarus2037 2 года назад +6

    Adna hadana nahida iyo nadiya maso gashey yaab waye cadi matihid😂

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 2 года назад +2

    Xataa nuunadii yarayd nahida wey wus wistey🤣🤣

  • @ااانستيحط
    @ااانستيحط 2 года назад +2

    Abyo adna sacuudi carabi Maka helaa xabibti aad ayaa oga baahnaa wllhi jawaab isoo siii mcto

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 года назад +12

    🤣🤣🤣wlh funny kuwa cadaan ah ayaan kadawaday ayagoo musqusha ku jiray ayeey ilmaha yaryar tishu iiken dahayaan markasey choklet umarinaya qaar mataqaya xta waan arkaye😂😂😂😂

  • @fadxiyaaxmed7634
    @fadxiyaaxmed7634 2 года назад +1

    Miskiin daahida fariid habo mcn alle hku xafido

  • @SOM24342
    @SOM24342 2 года назад +1

    Wllo adna caruurta social media kadaa

  • @moofarah359
    @moofarah359 2 года назад +3

    Most hard working female RUclipsr .Allah kufududeyo.keep going

  • @sumeyoomar8486
    @sumeyoomar8486 2 года назад +2

    Abayo alha kuuxafido caruurtada mcney ilxun nimaarakto ilmheeyga ❤💋💋🥰

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 года назад +5

    Masha Allah 😂😂Sey wajiga ka dhigtay aya ku qoslay maskiin 😥

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 Год назад +1

    Adna hbbti hargysa ken plse ❤🎉😢

  • @CumarCumarnuur
    @CumarCumarnuur 3 месяца назад

    Ala kadaa adnooy 😂😂😂😂 wllhi saa uqoslaa caloosha ixanuuntay reply plz abayo mcnto plz❤❤😢😢

  • @BareAliMuhumed
    @BareAliMuhumed 3 месяца назад

    kkkk nahida masha allah anaka dhan vedioga gabdhaha yaryar nagusocda nosobadi adnay dadka wawayn maba nagusocdan😂
    😂👏😍👇

  • @tushleeyy
    @tushleeyy 2 года назад +9

    Comment aqris haku jirinee fidiyowga dhameeyso madax tarmuus 🙄

    • @mulkisheikh4311
      @mulkisheikh4311 2 года назад

      Hhh ani ma iga hadlosa ano aqrin maba jirin 😃😃

    • @mulkisheikh4311
      @mulkisheikh4311 2 года назад

      Jogi karo 😀

    • @kaafiyo6268
      @kaafiyo6268 2 года назад +1

      🤣🤣🤣 wanba Isla dhameeysta Ani labadab

    • @sukhramohamoud1735
      @sukhramohamoud1735 Год назад

      Maba bilawdo video ga ila aan comment akhryo ❤😂🎉😢😂

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 2 года назад +3

    Yarista calosha I hurisay sas mxa uyeeshen🥺🤣

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +1

    Masha allaa adna xabiibti hadane yar yarha hadane makafakahayan adiga aqwaan 😂😂😂👍

  • @quruxsan6
    @quruxsan6 2 года назад +1

    Adna,Waka,sodareysaa carurtii xata lamacafinayo Miya 😂😂😂😂😂

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 2 года назад +5

    Gabar gaban aqli udaa masha Allah funny nahida

    • @sabnaaqurux3081
      @sabnaaqurux3081 2 года назад

      Abaayo ma gaabno 2 sano lee jirtaa Doraad aala dhalay

    • @sucaadsamaara4315
      @sucaadsamaara4315 2 года назад

      Lkn wala fahma qofka inu gaaban yhy iyo inu dheeryahay nahida we gaabantahy

  • @CASHARA8
    @CASHARA8 2 года назад +2

    Adna isku day inaad ilmaha yar camera ka ilaaliso

  • @foosiyadiomand3557
    @foosiyadiomand3557 2 года назад +2

    m.a waay qurux midhan adaa iska racden quruxda🥰😘

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +1

    Soo badi prank gala and pls❤❤❤

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 2 года назад +1

    Nadiya qosol gariiiir ku dhcy hoooooyooo kulahaa😂😂

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 месяцев назад

    Hhhhh😂😂😂😂😂😂 Adna is not easy Gabdhaha igalexo adnoy sorry my girls

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 2 года назад +1

    Wlhi San uquslaye alla adna

  • @shareefmahamed6635
    @shareefmahamed6635 2 года назад

    Maxaawaay saannisku cadeysi bismilaah bolan bolo lee lugu mooda hhhhh

  • @hoodoabdi632
    @hoodoabdi632 2 года назад +1

    Ala nahida wn jcelhy idaa🥰

  • @sowdosiman2276
    @sowdosiman2276 2 года назад +4

    Adna funny waaye kkkkk wllhi

  • @maimunahmedgulled2833
    @maimunahmedgulled2833 2 года назад +1

    Tan roon labadooda say kuu eegtay Way yabtay hooyada ma walatay taagabtahay😂

  • @fardozatahlil4001
    @fardozatahlil4001 2 года назад +1

    Gabar aqli udaa inty yarthy wiilasha marky yaryahiin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +2

    Manshalah ❤nahida gacanta kor u haysa 🤣✌

  • @NatashaNajuu-m9y
    @NatashaNajuu-m9y 4 месяца назад +1

    😂😂😂 qosol igumaharin ...

    • @AyanDibad
      @AyanDibad 3 месяца назад

      1 year aa ka soo waregatay hadaa dawaday😂

  • @deeqoyaasiin3101
    @deeqoyaasiin3101 2 года назад

    masha allah abayo ilahey hakuxafido carurta

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 Год назад

    My second favorite family ❤🎉😢

  • @khalidomar2861
    @khalidomar2861 2 года назад +2

    Kibgoyn my sister ☺☺😃😃😍

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +1

    Adnaay naadiya waad ka waashay 😂😂😂😂😂 kadaa prank ga miskinta yar kkkkkkkkkk

  • @asmaqueen-eq7dc
    @asmaqueen-eq7dc 2 месяца назад

    Adna akoon iiga soo samee maleesiya please

  • @ifraax8523
    @ifraax8523 2 года назад +2

    Maza allh adna so cute adna nahida waan ku tagera huuno from somalilnd

  • @farhiyoisse9132
    @farhiyoisse9132 2 года назад

    Saa ujoogte ilmihi maa soo gashay😂

  • @apyanozman8417
    @apyanozman8417 6 месяцев назад

    Cungtayar indho kasooharay😳😳🤣🤣

  • @ummusuleim6712
    @ummusuleim6712 2 года назад

    ridwaan iyo ilyaas ku soo sameey prank

  • @aaminaabdilahi8296
    @aaminaabdilahi8296 2 года назад +1

    Ilyaas iyo ridwaan kusoo xeji abaayo

  • @AhmedMohamedOsman-lq1zn
    @AhmedMohamedOsman-lq1zn 11 месяцев назад

    Ilmaha yararka ah niyadda haka dilin.

  • @sahrasahra2670
    @sahrasahra2670 2 года назад +1

    Masha Allah yaa xalwin❤

  • @UR.Cristianno7-p8k
    @UR.Cristianno7-p8k 2 года назад +2

    alla ilmaha yari kadaa 🤥🤣🤣🤣🤣

  • @nadiyaabdiraxman8919
    @nadiyaabdiraxman8919 2 года назад

    Ala gabadhii aan iskumagaca ahayn ayaa kabaxsanwayday nadia

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 2 года назад +1

    MashAllah 😂

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 2 года назад

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @ranveermohamed19ranveermoh42
    @ranveermohamed19ranveermoh42 2 года назад

    ilmaha kada baraha bulshada walal

  • @munaamiib4652
    @munaamiib4652 2 года назад

    Wall walahi waynkanaxay ax ay oyiraban

  • @iftiinifka344
    @iftiinifka344 2 года назад

    Ridwaan and ilyaas ku so same plz

  • @amiiramohamud9911
    @amiiramohamud9911 2 года назад +1

    Adna abayo gabdha idinla jogta Malaysia oo wilka kaxanunsan maad kawar dontaan intas baa ayadana wax weyn u ah meshi waa qurbee

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 года назад

      waa ayo abaayo gabadhu Adna cideeda miyaa mase waa saxibteed

    • @amiiramohamud9911
      @amiiramohamud9911 2 года назад

      @@adoontiallesiman262 maya abayo re Malaysia isla yihin un gabdha wiil yarba kaxanunsan wey wada yaqanan hadana ma utagaan RUclips bay ledahy subscribe u saar zamzam official ogu qoran

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 года назад

      @@amiiramohamud9911 haa sax Alle ha caafiyo mcnto haye Abaayo waan u saarayaa shukran

  • @XamdiAxmed-k6i
    @XamdiAxmed-k6i 7 месяцев назад

    Naa hida noo soobadi😂😂😂

  • @fardowsaosman2558
    @fardowsaosman2558 2 года назад +3

    Say mashallh 😂💋❤

  • @faadumofadumo1253
    @faadumofadumo1253 2 года назад

    yariista masha Allah

  • @zuuzanmohamed5408
    @zuuzanmohamed5408 2 года назад

    Kkkkk adigaa Isla yabay ADNA

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 2 года назад +1

    😂😂😂😂yariista ash ashkaliya waaye

  • @fatxiabdinasir4780
    @fatxiabdinasir4780 2 года назад

    Caruurta yena ku inkaarin caadi iska dhig wlley😅

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 2 месяца назад

    Masha allah

  • @quenmaviochanel5964
    @quenmaviochanel5964 2 года назад

    Adnoy caruurta xitaa ma ka fakayaan miyaa🤣

  • @aaminocabdi7392
    @aaminocabdi7392 2 года назад +3

    Asc adno abayo mcn waxan kaa codsanaa inaa talefan igado abayo manta ma heesto wll iga ween o igada abayo xitaa tikto ga xataa wakala soo hadlay mana isoo jawabin abayo waa codsi ilahey dartii igu gad 2019 ilaa hada wlhi asxab tadan kamid ahay abayo isoo jawaab waa codsi

    • @susuabuubakar668
      @susuabuubakar668 2 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣tuuugsi

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 2 года назад

      @@susuabuubakar668 kkkkkk maxaa kawadaa wax malagaa codsankaro bee

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 2 года назад

    Masha allahabayo Adna dhibley thy hhhhh

  • @SulalHussein
    @SulalHussein 11 месяцев назад

    Adan walhy xarabo thy il mihi xita ma ka bax San yan 😂😂

  • @MiskiMubarak
    @MiskiMubarak 4 месяца назад

    😂😂Adana maca abayo

  • @aishaqueen4056
    @aishaqueen4056 2 года назад

    M.a naheda qurux

  • @shukriyakey2424
    @shukriyakey2424 2 года назад +2

    First🎉😂

  • @nadazaleban7918
    @nadazaleban7918 2 года назад +1

    Qosolkii aduun

  • @CumarMaxamuud-ig4xh
    @CumarMaxamuud-ig4xh 4 месяца назад

    Walaahi qosolkiiiku

  • @raxmomohamed2296
    @raxmomohamed2296 2 года назад

    Ridwaam io ilyaaas kuso sameee

  • @happyfamilychannel1363
    @happyfamilychannel1363 2 года назад

    Masha Allah isoboqo abayo adna

  • @Hasanshikhaways
    @Hasanshikhaways 9 месяцев назад

    Saxaaf prank kusamey

  • @najiibarale3437
    @najiibarale3437 2 года назад +2

    Ridan ilyas kuxije ples

  • @safiyaadam554
    @safiyaadam554 2 года назад +1

    baranki qatar waaye qosel badnaa

  • @FaadumoCabdi-tv7sb
    @FaadumoCabdi-tv7sb Год назад +1

    Ar adnaa😂😂🤣🤣

  • @sucaadsaalax1696
    @sucaadsaalax1696 Год назад

    Xage ka Heli karaah adanah waxn jogaah sucudigaah ee

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 года назад +1

    Masha Allah nahida hhhhh

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 года назад

    Maasha Alaa Soobarbaara

  • @kawsarabdimuuse8146
    @kawsarabdimuuse8146 2 года назад

    Al adnaa umadeena maha 🤣🤣🤣🤣

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 года назад +1

    ي عمري ماشاءالله

  • @CanabXasanAdan
    @CanabXasanAdan 3 месяца назад

    Saqiiraha hata makfakan weeyeen