Nolosheyda Sidee Bay Isku Badashay ?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 31

  • @JamalXaysBarre7907
    @JamalXaysBarre7907 3 месяца назад +27

    Shukran Aabe khayr baan idiin wada rajaynayaa,
    Shanta sano ee Soo socota waa inaad ku fakartaan sidii aad u aadi lahaydeen dibada ama u samayn lahaydeen waxbarasho Master ah iyo sidii aad u barano lahaydeen xirfado cusub.

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 Месяц назад +2

    good points qoftaan hooyadii la noleyn dareemi karo 😢

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 2 месяца назад

    Maansha allah waa khibrad fiican waxa kale oo kuu dhiman oo ah khibrada nolosha ugu weyn masuuliyada hooyonimada waxa se aan idin kula talinaya in aadan ku degdegin ilaa aad gaadho horumar inta aad nolosha ka damacsantahay keep going wllo

  • @SahroMahad-q5k
    @SahroMahad-q5k Месяц назад

    Mnsha allaha abyo mcn

  • @hayfaaahmed9096
    @hayfaaahmed9096 3 месяца назад +2

    Byo mcn guulayso kolbah cawah boog ban ka qoray wax bdnah ka fa iday alx thanks bayo mcn ❤❤❤

  • @naciimaabdifatah1086
    @naciimaabdifatah1086 3 месяца назад +2

    M.a hbbti continues no dheh mawduuc aad umhiim ah weye runti

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 месяца назад +2

    Mashaa Allah ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +1

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @adenibrahim-b7g
    @adenibrahim-b7g 3 месяца назад

    Congratulation to you sister your ambition
    having a great vision leads you to success your goal

  • @naciimaabdifatah1086
    @naciimaabdifatah1086 3 месяца назад +3

    Xaqiiq malintaa walidkga kaso fogaatid wax badan dib ka ogaan dontid😢❤😊

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 3 месяца назад +1

    Haa wlle abyo saxiix 😊👌🤗.

  • @Maxamed-vd1bx
    @Maxamed-vd1bx 2 месяца назад

    Mashaallah abayo

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 3 месяца назад

    Mashlh good job ziz🎉

  • @maxamedaadan1251
    @maxamedaadan1251 3 месяца назад +3

    Guuleysta walaalyaal.

  • @QUREESHOAADAN-nr1kj
    @QUREESHOAADAN-nr1kj 3 месяца назад +1

    Podcasts u badel abyo rer kismaayo wa wada qiso miran

  • @HudaMahamud-n2n
    @HudaMahamud-n2n 11 дней назад

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 3 месяца назад +1

    Shantii sano ee aan xaafadayada kasoo fogaaday ee aan wax baranayay baa I hor yimid

  • @AasiyoJaamac-v4j
    @AasiyoJaamac-v4j 2 месяца назад

    Mashallh❤

  • @feis9082
    @feis9082 3 месяца назад +3

    Maaa ❤❤❤

  • @naciimo3199
    @naciimo3199 3 месяца назад

    Mcntoh idin tageraa wlhi wx xaqiiq ah kahadashiin waana nagu nafisaa 😢everyday xbbibaayayl qalbiga ka ogsonidin twins ❤

  • @HawaHashi-r7p
    @HawaHashi-r7p 3 месяца назад

    Wallahi nolashaas bilaa masuuliyadda ah ayaan u xiisay.

  • @XamdiAbdinasir
    @XamdiAbdinasir 3 месяца назад

    Runti wasax wan somare nolashan sem neh anaba usku maleynae igashe keneso alxm
    M a wad mahadsantah abayo ❤

  • @maryamogurey3147
    @maryamogurey3147 3 месяца назад

    Aduun Iyo Aaqiraba Guuleyso xbbti ❤

    • @CawayskaMataanaha
      @CawayskaMataanaha  3 месяца назад +1

      @@maryamogurey3147 shukran mcney sidoo kale adigana

  • @mariasharmarke77
    @mariasharmarke77 3 месяца назад +3

    Role model keyga ❤

  • @Munaliiza31
    @Munaliiza31 3 месяца назад

    Qalpi kaba deydii wanku Salamey🫂😍

  • @MaryamaAbdi-bs1xu
    @MaryamaAbdi-bs1xu 3 месяца назад

    Taas been ahyn malinti aan guriga hooyadey ka soo tagay ayaan ogaday nolasha dhabta