Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Alle ha barakeeyo cimriga iyo caqligaba muhandiskii alifay riwaayadan Abwaan Xasan Ganey isaga iyo xidigaha metelayaba.
6 . y
Mahadsanid Ik Hajji soo gelinta muuqaalka maadeyska.
Xikmadi waa tan allah hau naxristo intii dhimaty
Masiibada adunyadu iyadaa u macalina abwaan Xasan xaaji Cabdilaahi Xasan ganay eeshcalaa abwaan
Waa run masiibadu iyadaa aduunka masuul ka ah
Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey waxana ku dawadey Golah murdida iyo madaddalad National theater hargeysa waa cabdiqadir jub iyo AHUN maxed maxud cige busi iyo Axmed sh cumar (sayidka) iyo cadar Axmed iyo fadumo haldha a iyo AHUN maxed carale iyo kinsi xaaji Adan intii dhimatay AHUN
Yaasiin.waxaa.uu.furfuri.karaa.iyada.suugaantan.iyo.badan.oo.dadban
Wlhi riwayadan Waxad moodaa Iney manta kahadleyo
Maashaa allaah ishcalaa ruwaayad xsan ganey 983 dhuusamareeb ayaa lagu dhigay
original kii waxa laga dhigay National theater hargeysa wayo wayo iyo wayhii wacan
Ma soo wada qadaynaa
Ninka barnamijka daadihinaayo ma fanan bu aha waan arkay marar badan isago barnaamij dadihinaayo
Haa waa abwaan kayd
Eesh caalaa riwaayad
Xasan geneey masnsha alaah noolow adeer
Yaaasiin aburaas
Remind me the Djibouti 🇩🇯 show : sadeexbaa isku faantaye… apologize in advance for any typo.
Taariikhdee ayaa la dhigay riwaayada
1983
Dhararba ninkan helo habenki uma dhaxo hantidu way dhahtahay
Riwaayadaan waxaa lagu dhigay dhuusa mareeb
Waxa ugu horeysay oo laga dhigay hargeysa
@@xuseendhangub9704 hargaysa iyo dhusamarreeb kaliya laguma dhigin waxaa lagu dhigay dhamaan somalia markii hore waqooyi baa lagusoo dhigay bari iyo gobolada dhexe kadibna tiyaatarkii qarankaa la keenay ee muqdisho
Kiiko

Wlhi riwayadan
Waxad moodaa
Iney manta kahadleyo