Ayada iyo xadith bu leyahay yaan lagu bilaa bin Ma ogo miyaa in ay yihiin اعلا المصادر ١.مصدر أول القرآن ٢.مصدر ثاني سنة نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤ Sheikha hadalkisan yar ee uso jaray ayu naf karadinaa Sheikhan ana ka raacday kutub badan sida naxwe iyo sarfi balaqo ba Marka wu dalishada quran iyo xadith e hadalka jarjartay cirka laaad في شي😂😂 walhi tahay ee caadi uso wada bax waryaa Wax tahay cadeeso Hadu viwes ka galayna Diinta ka leexo hakuso dagdagine Melkale ka raadso wllo
O adrer ma shaqa la aan baa ku haysa ma shaqa tagtid abwaan rux ku lehna wa qoralka wan ka dhehdaye cafwan haku mashqulin culimada yaanan lagaaa raacine

Faham xumo baa ku haysa, wiilka waxa uu ka hadlay maadan fahmin, qofka in qodobo la siiyo weeye kadib daliilka loo sheego si qofku dagdag wax ugu fahmo, haddii kale hadalka wuu baahayaa
Walal sida aad quranka uga hadleyso jeesjees aya kijira ha u hadlin sidas wa laga wanagsanyahay qof quraan kufurfuratay ama horeusiya qowlki ilahah ayi horeusiiyay fasiradana dibkashegay xaqa iyo sida sawaabka aha ayi asiibay qaxa aad dadishaneuso aya lahoreusiya oo aj quranka iyo sunada qiranka marka uu soo dagayay aqris ahuu kuso dagay rasujlka scw aya lagjdilaqriyay isaga oo carab aha csw kadibna isahana asxabtiksa ayuu kidilaqriyay una dasirayay ayago ayaguna carab ah walal wan kju nasexeynaya hadi aadan garayeynin tartiibya diinta aykuso dagtay iyo sida loo gudbiyo ha iska dhax batalaqsanin
@@abwaanshiine1 Dee .mayee khalad maahe sheekhan waa shiikh caalimee adaan kula yaabay meesha waxaad ku soo qortay wahaabi ma rabno wadaadka aad so qaadatyana waa wahaabi sowdigi yidhi ma rabno dee iska daa
Waxa uu sheequ sheegayo iyo iyo hadalkaagu isku meelba uma socdaan mida kele wxa uuka hadlay suufi iyo wahaabi maba isku qilaafsana Waa tan kele waxa aad wadaahi waa afka carabiga oo ah luqadi qur aanka in la baab.iyo waana shy diinta kamid ah in la barto afka carabiga saas darteed aayad qur aan majiro wax ka mudan in la hor mariyaa qofkii aan fahmayna waala fahansiinaya kii fahmayana waa alx Marka abwaane mowduucaan waa mowduuc wayn dhanka aad ka eegtayna maahe dib u eegis ku same i n
ماشاء الله حفظه الله ورعاه شيخنا الفاضل شيخ محمد محمود عطور
Cimri Dheer Caafimaad Taam Ah & Cibaado Suuban Allaha Siiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Sheekhayaga Sh Maxamed Khaashici 🔥👌🏽
Abwaan ha khaldamin aayadda iyo xadiithka ayaa kahoreeye afkasta
Man sha allh shekhan halaga faa ideeysto inta cumrigiina ah
ماشاء الله شيخنا الفاضل خاشع
فعليك رحمة الله ياشيخي علمني ما علَّم ربُه
Maash alaah si fiican ayuu u sharaxay alaha u siyadiyo cilmiga
ماشاء الله
Haku dag dagin in culimada lagau dhiirado ayaa ka mid ah balaayada maanta taagan✍
Culimadu iyaga aya umada muslimka halkay manta jogan dhigay
@@koorakayse4975 sacab tumida caamada aa wax kasta ka waali runtii
@@koorakayse4975
Been baad sheegtay. Culimada inta maanta noo badbaadsan ayaga baa noo badbaadiye oo sabab u ah.
Culimada Hagaajinta bulshada beey ka shaqeyaan haben iyo maalin ayagoo waliba waxna lagu siinin wax abaal ahna looga heeynin.
Cid Alle aanan eheyna wax ugumaba doonayaan.
Marka Alle ka baq Culimada haku xad gudbin ee diinta baro oo waqti gali, kadib hadal. Ugu yaraan shartaada Culimada iyo ummadda kale hakaa nabad hesho adiga beeyna dan kugu jirtaa aduun iyo aakhiraba.
Abwaan tala ahaan haku mashquulin culimada suufi iyo culimada salafiga ah waxan ku odhan lahaa xaqa raac bis baro bis adaa ogaan doona ka qaldan waadna mahad santahay abwaan wayka talo
أحبك في الله يا شيخي
من أعلم علماء الصومال خاصة العلوم العربية
اسمه
Allahu akbar ❤️
Adigu miyaad anaga iyo sheekha noo kalabaxdid eeeedo
ALLAHU AKBAR masha allah
SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM
Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh sheekhena sharf Masha allhhh ❤❤❤❤❤
Mahadsanid wll
Sheekhaan sifican buu usharxay maa dhahdo intaa
Hadalka oranlahayd
𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐥𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐡 𝐚𝐥 𝐟𝐚𝐪𝐢𝐢𝐡 𝐚𝐥 𝐦𝐮𝐟𝐚𝐬𝐢𝐫 . 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐮𝐮𝐝 𝐜𝐚𝐝𝐮𝐮𝐫 𝐚𝐥 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐜𝐢 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐜𝐢 ❤
heedhe ha ugafin culimada wax ka horeeya kalaamka Alle hadaa taqaan qur aanka iyo Axaadiista marka laguugu aqriyo adaa fahmaa adoon laguu somssliyeen
M.a
M.a
Sh.
Khaashici
Abwaan wali wax badana kuu dhiman waad gaadhu doonta inshalah hada meeshaan محل النزاع maba yaal ee waa مُسَلِمات
War mawaxaad diidee quraanka Alle yaahuudaa
Cajiib shiikhoow
Ayada iyo xadith bu leyahay yaan lagu bilaa bin
Ma ogo miyaa in ay yihiin
اعلا المصادر
١.مصدر أول القرآن
٢.مصدر ثاني سنة نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Sheikha hadalkisan yar ee uso jaray ayu naf karadinaa
Sheikhan ana ka raacday kutub badan sida naxwe iyo sarfi balaqo ba
Marka wu dalishada quran iyo xadith e hadalka jarjartay cirka laaad
في شي😂😂 walhi tahay ee caadi uso wada bax waryaa
Wax tahay cadeeso
Hadu viwes ka galayna
Diinta ka leexo hakuso dagdagine
Melkale ka raadso wllo
Sh muxamed maxamud caduur khaaahici
Xayawan batahy Culimada afka haku tagin
War wax ma fahamtid aayada maad wax ka sheegeeysaa waxaa rabtid miyaa nagu aqrineeysaa.
من دخل غير بابه اتي بالعجئب
Ciddii gasho baab aan baabkiusa ahayn cjaaib ayey latimaadaa
Adiga wax baro adaa fahmidoono waxa leysku heysto
Quraanka baro dee
Sheekh cilmiga.aad.buu.uyaqaana.wll
Waxaa.ladhahaa. sh.khaashici❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War diinta baro😡
Aayaduhu waa diin
O adrer ma shaqa la aan baa ku haysa ma shaqa tagtid abwaan rux ku lehna wa qoralka wan ka dhehdaye cafwan haku mashqulin culimada yaanan lagaaa raacine
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aayad qur aan wax kahoreeyo oo lasheegi lahaa malahan wax yaabaha qaar iska fiiri
Ayada iyo xadith bu leyahay yaan lagu bilaa bin
Ma ogo miyaa in ay yihiin
اعلا المصادر
١.مصدر أول القرآن
٢.مصدر ثاني سنة نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Sheikha hadalkisan yar ee uso jaray ayu naf karadinaa
Sheikhan ana ka raacday kutub badan sida naxwe iyo sarfi balaqo ba
Marka wu dalishada quran iyo xadith e hadalka jarjartay cirka laaad
في شي😂😂 walhi tahay ee caadi uso wada bax waryaa
Wax tahay cadeeso
Hadu viwes ka galayna
Diinta ka leexo hakuso dagdagine
Melkale ka raadso wllo
Ilaahy kacabso ilaahy saasuu na amary iyo hadal caadi ah miyaad isbarbar dhigeysaa aqoon xumadada inaad la aamusto ayey aheyd
Hadaan aayadaha Alle lagu bilaabin maxaa lagu bilaabaa bisinkee
War niyow culimada dacayada kadhaf waxna baro
Yaa kaaga soo cabtay culimada oo kuyidhi culumadii baan fahmi lanahay Haddaadan culimada qaar fahmi karin waxay sheegayaan kuwaad fahmayso dhagayso ADOON FAHMİN CULİMADA WAXAY SHEEGAAN SEED UGU TİLMAAMİ KARTAA QAABKAY WAX USOO JEEDİN LAHAAYEEN
Almiino mu dhaho aynu barano quranka iyo xadithka macnahooda
Intu leyahay mafahmayno😂
Hhhhhh waarkani abwaanka sheeganaya jaahil sanaa
War haday aayad ku bilaaban soo afsoomaali macnaheeda kuma sheegayaan aarnadhaaf
Quraanka hadan la akhriyin maxa laysu sheegeya? Adigu bad ha galin
Xaq iyo baadhil hadayna kalasaarayn culumo ma aha. EE manhajka khaldan kaddaa dadka soomaaliyeed
Adigu ma ayaada iyo xadithka diidi
Adeer wax kale lakalay mesha
Culimada afsomaligay shegayanba ayada iyo xathkay kaso fahmeen
Ee orad baro
Subxanaalh hada mawaxd dhib uargta in quraan ama xadith hadalka lugu bilawo subxanka subxanka subxanka
Faham xumo baa ku haysa, wiilka waxa uu ka hadlay maadan fahmin, qofka in qodobo la siiyo weeye kadib daliilka loo sheego si qofku dagdag wax ugu fahmo, haddii kale hadalka wuu baahayaa
@@ahmedqumbe3644 ma aayd quraan in hadlka lugu furfurto miyaa kaqiima badnaty hadlka caadiga ah wr illhy kacbso subxanke
Culimada afka kala bax
Walal sida aad quranka uga hadleyso jeesjees aya kijira ha u hadlin sidas wa laga wanagsanyahay qof quraan kufurfuratay ama horeusiya qowlki ilahah ayi horeusiiyay fasiradana dibkashegay xaqa iyo sida sawaabka aha ayi asiibay qaxa aad dadishaneuso aya lahoreusiya oo aj quranka iyo sunada qiranka marka uu soo dagayay aqris ahuu kuso dagay rasujlka scw aya lagjdilaqriyay isaga oo carab aha csw kadibna isahana asxabtiksa ayuu kidilaqriyay una dasirayay ayago ayaguna carab ah walal wan kju nasexeynaya hadi aadan garayeynin tartiibya diinta aykuso dagtay iyo sida loo gudbiyo ha iska dhax batalaqsanin
Wahaabi ma rabno so qoraya shiikhu so qadanyana waa wahaabi 😂
Waxa uu sheegayaa ma qalad baa
@@abwaanshiine1
Dee .mayee khalad maahe sheekhan waa shiikh caalimee adaan kula yaabay meesha waxaad ku soo qortay wahaabi ma rabno wadaadka aad so qaadatyana waa wahaabi sowdigi yidhi ma rabno dee iska daa
Waxa uu sheequ sheegayo iyo iyo hadalkaagu isku meelba uma socdaan mida kele wxa uuka hadlay suufi iyo wahaabi maba isku qilaafsana
Waa tan kele waxa aad wadaahi waa afka carabiga oo ah luqadi qur aanka in la baab.iyo waana shy diinta kamid ah in la barto afka carabiga saas darteed aayad qur aan majiro wax ka mudan in la hor mariyaa qofkii aan fahmayna waala fahansiinaya kii fahmayana waa alx
Marka abwaane mowduucaan waa mowduuc wayn dhanka aad ka eegtayna maahe dib u eegis ku same i n
Lababo
Waaruntaaa