Qisadaan mid u eg hore ayaan u maqlay waxayna ka dhacday Kuwait hadayanba iyadii ahayn lakin waxan filayaa way khalden qaabka iyo sida ay u soo tarjumeen
Sida dad ku dhow arintaan ay sheegeen arintaan waxay ka dhacday gobolka mudug waana run sida la sheegay subxaanallaah somali waxay isu laynayaan oo ay u degi waayeen waa dulmiga waayo ninkaasi waa nin miskiin ah oo dadkii uu aaminsanaa dulmee war somaliyeey dulmiga iska daaya dumaroow furihii bulshada iyo daribiyada waa idinkee raga sirta ka daaya oo alle ka cabsada
Shekadan oo kale imyar ka duwan London bey ka dhacdey. Nin jidka tagan oo gabar dhahdey wll alab ayan so qabsanaya ee inyar i qabo kadib mabey so noqon isna xasbuu ah oo gabadhiisu u geeye kadib wey maseertay oo waxey dhahdey adiga dhaley oo nag bad kaso qadey ee ina keen hospital an so badho Kadib maxa dhey in uusan dhalin isagu kii uwatey iyo 4 hore guriga ujoogtey wlh wa qaraxan bartii bu kaga dhaqaaqey isagoo wadnu istagi rabey
Wariye marka aad na weydiineyso ma dhab baa mise waa dhalanteed ayaa adiguba denbi xag Rabbi ku jirtaa.. Sabab? Wax aadan ogeynin maxaa u soo gudbisay, waxa aad soo gudbineyso waa inaad tiraahdaa anigaa og sidaas ayaa idinkugu soo gubiyey... War Rabbi ka xabso ee fiyuus yuu ku halaagin...
Subxaana Allah. Allahayoow ceebteena astur, oo ha na dirneen.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
قال رسول الله كفي بالمر كذبا ان يحدث بكل ما سمع
Qisadaan mid u eg hore ayaan u maqlay waxayna ka dhacday Kuwait hadayanba iyadii ahayn lakin waxan filayaa way khalden qaabka iyo sida ay u soo tarjumeen
walllah hadii cadabta tagayana in anan qof ila mid ah u sujudeen nin beela inshallllah xayawanad aduunka dhere😊ku ah
Walashay rasulkena suban naxaris korkisa haa ahaye scw aya yidhiy sidas ama did ama yel merci beaucoup
Wan dhihilah anba waliba 7 cunug ayan sidhaba uhaysta alah iidaye masha alah lkin wan is huba alx mida kale ninku asaba cilad lahaye gabdha maxa walay maxay xalal ugu guursan weysay
Waa macquuul wayna shacdaaa dumarka iyo cebaha alle ha asturo
Waa sheeko aan waxba ka jirin,waana wax la sameeyey.
Ufiirso gabadja hadalkeeda:-
1. Ninku waxba ma dhalo ee wax buu ka dhalaan.
ilaahay ka baq dhakhtarku kuguma qasbi karo caruurta kale in dhiig laga qaado.Naa xishood oo beenta ummada ka daaaa!!!!!
Bro shekadan haday runtahay maa sahlana lkn maxan uu maqli waynay wayo melkasta ayey haysan lahayd arintas merci
Subxaanallaah sheekadaan waa sax lkn soomaali ma ahayn qisadaan waxay ka dhacday carabaha walibana waxaan jeclahay in ay ka dhacday kuwayt ninka ilmaha iyo gabadhii dhashay masoo qaadini
Subxaanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waa wax dhici karo ,laakiin maxaa reerka dhan hal mar u wada dhinteen, siden mush macquul aabihii ayaa dhintey naxsin darteed waa macquul.
Dee sheeko reer guura raac waa noqon kartaa dhabna waa noqon kartaa oo aakhiru sabaan baynu kujirnaa
Naag ayadabo nafteda dayacday maxaa qadisteeda ku wato
Waa 1997 waa dhowar iyo labaatan sanow ka hor mahaaha hadaaha dadaka London jooga way ogayihiin maxa hada keenaye😂😂
Dumaashi
Cabsi cabsida inaga daa baryahan
Naxdin badanaa
Subxaanallaah 😂😂 Godqiyaano haqodin hadaad Qodana hadheerayn kudhici doontidaana lama ogee waxaa kalloo, layiri Qofwalba Wuxuu yahay buu kumoodaa🤔Acuudubillaah
Subxaanalaah wax walbo wey dhacaan laakiin inuu iskaga tago ayay aheyd
Sida dad ku dhow arintaan ay sheegeen arintaan waxay ka dhacday gobolka mudug waana run sida la sheegay subxaanallaah somali waxay isu laynayaan oo ay u degi waayeen waa dulmiga waayo ninkaasi waa nin miskiin ah oo dadkii uu aaminsanaa dulmee war somaliyeey dulmiga iska daaya dumaroow furihii bulshada iyo daribiyada waa idinkee raga sirta ka daaya oo alle ka cabsada
It's a made-up story. She should write books or screenplays. 😆 🤣 Quite the imagination.
It’s called being a liar and a munafiqaad. Even movie producers and screenwriters have moral values more than somali women. No offense
True this made up history.
Alaahu ma najaynaa
masga allah.ruunti.waa dhacada.yaab leeh
tii ninkeeda khiyantayay ilahay xisabtiisu wadiyaar khayanada joojiya subxan alah
Sheekadan waa maqlay marka laga reebo gubista iyo ninka walaalkii ninka arrintu ku dhacday col. Militery-gii Soomaaliaya ayuu ahaa wiilka lajoogayna walaalkii baa dhalay markii lagu sheegay ninku inuusan 15 sano dhalin wuxuu aaday talyaaniga isla sidii bay ku yidhaahdeen anigu gubashada maanan maqlin inta kale sidaas bay u dhacday 1985
Ragu waa najaaso😢😢😢 Nin walaalkiis xaaska ka wasaya waa wax dambi kastoo xun ka xun 😢
Markaad timekii nooga cayaartaad leedahay gabadhaan ha idiin sheegtokkkkkkk
Subxaanalaah yaa cadiim bisinka araxmaanka
Wax waxaba kama jiran haday runtahay miykayeeli lahad miyay baaritan yeli lahad
Shekadan oo kale imyar ka duwan London bey ka dhacdey. Nin jidka tagan oo gabar dhahdey wll alab ayan so qabsanaya ee inyar i qabo kadib mabey so noqon isna xasbuu ah oo gabadhiisu u geeye kadib wey maseertay oo waxey dhahdey adiga dhaley oo nag bad kaso qadey ee ina keen hospital an so badho
Kadib maxa dhey in uusan dhalin isagu kii uwatey iyo 4 hore guriga ujoogtey wlh wa qaraxan bartii bu kaga dhaqaaqey isagoo wadnu istagi rabey
Sheekto hadaa samaynayso soo akhri ama Dadka wareyso. DNA ga Aabaha haddii la qaadayo , maxaa keeney Wax ma dhalo?
Xataa bariga suudi loo dhoofi jirey waa 1980s DNA maba jirin xiligaaas khaasatan África usa ayuuba 1990s imaadey lama aqoonin qaabka uu u shageeyo
@@fadumohassan2425waa sax.
Adkatay 🤔 oo Adkatay 😮
Waa. Faaxisho. Waaye
Thanks for sharing with us, 🎉🎉🎉brother ❤❤❤
Waa qiso naxdin badan
subxaanalaah oo markaa wuxuba ma wacalaa caruurtuba😮
M.a Aad io Aad wlhi 🎉
Inanka Casowe la xiriir maxkamada Dahir Calasow
Sheekadan bari hore ayadoo qaabkale uga yara duwan dhageeystay waxa eey iila muuqataa been
🎉🎉
Ayada yaa usheegay
Wariye marka aad na weydiineyso ma dhab baa mise waa dhalanteed ayaa adiguba denbi xag Rabbi ku jirtaa..
Sabab?
Wax aadan ogeynin maxaa u soo gudbisay, waxa aad soo gudbineyso waa inaad tiraahdaa anigaa og sidaas ayaa idinkugu soo gubiyey...
War Rabbi ka xabso ee fiyuus yuu ku halaagin...
Ciyaalka 2 madhalin ayay aheed
Markii uu hosbitaalka keenay ooy nabad ku dhashay ayuu maagay inuu iska Soo baxo dhaqaatiirtii baa ku tiri mabaxeysid haka tagin xaaskaaga markii uu yiri waxaan ahaa taksiile ilmahiisa u xoogsado mamada waan saacideeynaayey sidiisa maa lagu aamini waayey oo la yiri ma inaad ka dhuumataad doonaysaa xaaskaaga iyo noonahaaga dhashay waa la baaray waxaana lagu yiri cafwan Adiga waxaabad tahay caqiiim yacni madhalays sidaaas dardeet ayuu ku keenay xaaskiisa iyo caruuurtiisa waxaabad xaaskiisa ay udhaldhalaysay walaalkii ka yar oo gurigiisa ku noolaaa qisada waxay sheegay in uu iska guuray oo ka hijrooday oo ka fogaaday
Kkkkkkkkkk waaaa sheka yaab leeh
Waxaan waxba kama jiraan shekadaan 100 goor ayaan maqalay boqolaal melood oo kalana waa ka maqalay
Waxey tan warisay ha rumey San adigana wax aan lahubin hasheegin ma ayadaa joogtay oo taakneyd
Yaa huu maa laa yani badanaa waxii xunba xaawaa leh
In aan kudaawado waan Necbahay hadalka ayaad jeceshahay miyaad marka horeba noo daysid gabadha
Liar lair pants on fire😂😂 waa hore iyo sacuudiga iyo DNA 😂😂 maxaa qaladan meesha??!
Aqli caruur
Sheeko lasameeyay weeye wariness iska baar warka aad soo daynaydid
Doqon buu ahaa ninka islaanta qabey muxuu uheeysan wayey caruurta iyo walaalkiis iyadana walaalki ugu furious waayey ugana Teri waayey inta horay u wato midka yar ee looga dhuuntay oon ciduna ku jeeysan markaa
Shekada adaa dhameyey oi ka hor dhacey maxaa nogu celisey
Warkan qaladad badana kabuuxa
Beeen cad
Sheekadaan 11sano ka hor aan maqlay waana been abuur
Sharcigeeno wax ma diido ilaa hadii laga xadhiwaayo foolxumaaa ka danbayn,sharcigo ma ogolyahayba raga aad qaraabada tihin, inay gurigaada yimaadan kalidood
Waxaad noosoo bandhigto miyaad weeysey oo arintaan naagtaada ayaadku kululeey saneysaa nin haloosujuudo kulahaa
Nin iyo nag aaaaaa sheko kale sobaro qiso kale rag iyo dumar melwalba
Sheikh waa sheeko mucjiso ah qofad qayr u samaynasay kugu so kalajireeyey
Balaayo sheeg waa ninkan car arka asagoon balaayo sheegeyn
Subxanallah
Naa beenta dhaaf. Dadka kaama aqli yaree.
DADAB LA DHAHAA ILMAHA MARKU DHASHO DADAB LO QAADA
Sheeko baraleey
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh acdubilh subxanllh
Subuxaan Allaah🥹
Ilmaha kale in labaaro maxaa keenay? - been dheh
Beenleey. الحمو الموت
Ala been badanaa qaf muslin ah waxaa ma sameeyo.
Shaakadaan sounds fake story, dhalanteed kkkk
😂😂😂😂😂
Subxanalaah Allah
Subxaanallaah 😂😂 Godqiyaano haqodin hadaad Qodana hadheerayn kudhici doontidaana lama ogee waxaa kalloo, layiri Qofwalba Wuxuu yahay buu kumoodaa🤔Acuudubillaah