SIDEE LOO SOO RIDAY DIYAARADAHA MARAYKANKA EE F18? | YAASA SOO RIDAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2024

Комментарии • 47

  • @_Khaalid
    @_Khaalid Час назад

    Engineer Abtidoon iyo Abdihafid.
    Keep forward sxbyal.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 5 часов назад +2

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xuutiga xusbulahi iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 5 часов назад +5

    🥺🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 часа назад

    Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo
    Ukrain in la kala jaro ayey u dhamaanaysaa sida hadda ay u muuqata.

  • @MuseMuhammad
    @MuseMuhammad 4 часа назад +1

    Diinta suniga waxa maamula maraykan

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 5 часов назад +2

    Waa laga soo riday way Cadahay ama ha dafaraano ama ha Aqbalaano waanu soo ridnay😂😂😂

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 4 часа назад

    Well come aptidon, thanks

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 3 часа назад +1

    Diyaaradda F18 qiimaheedu waa $70 Million midiiba. Marka khasaara culus baa soo gaarey Mareykanka

  • @AbdikariimMaga
    @AbdikariimMaga 4 часа назад

    Haaa wayheysta hadey kukaba gantalkoda bismilahi alaahuu agbaar

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 часа назад

    Ciidamada Ruushka ee Eritrea ayaa soo riday diyaaradaha maraykanka waxaana la isticmaalay BUK3 oo Ruushku sameeyo.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 5 часов назад

    Guul Haddii Diyaarad la soo riday

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 4 часа назад +1

    Thanks waanka helaa falanqayntiina

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 4 часа назад

    Inj Axmad, markuu hadlo aa fahamku ii baxaa.

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy Час назад

    Nimanyahaw warbahinta somalida madkahadashan xalada dalka somaliya gaar ahaan arinta somaliya iyo damaca eithopia

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 4 часа назад

    Waron walasoridayi

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 4 часа назад

    Marekanka waa khal khalay Xuuthi aa la iska celin la yahy

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 часа назад

    Afar ayaa lasooriday saddex pilotna waa la hayaa midna weli wuu dhuumanayaa.

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 3 часа назад +1

    Ninkan Magacaa NUURCDII Waata BLOCK SARA PLZ Baryotane Badana wuxu Illahay wax Waydiiso Nadhaaf .

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 3 часа назад

    Walaal Mareykanka warkiisa anagaa daraaseyn ku Hayney ilaa 1993 dii wixii khasaaro ah ee muuqda anagaa isku geysaney ayuu oran jiray weligiis "
    ( cadowgaaga haka farxin ayaa la yiraahdaa) haddaad boqolaal ka dishana laba ayaa ka dhaawacantay

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 часа назад

    WAA ROOBOWGA WASIIRKA IDIIN AH OO KALE EE MAXAAD WAX CUSUB UGA DHIGAYSAAN IN LAGA SAARAY LIISKA ARGAGIXISO DA EE USA SAMAYSATAY.😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 2 часа назад

    Iran hafi lagu dilo wey ogyihin yahudueaku daysey nsdamkodi difaca a.a kodiha ahado ama kan maraykanku ukenayha noqoto waxayba ka celinwayenhisbulahiyohadaxutiga

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 4 часа назад

    aan ku salino xabiib kena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 4 часа назад

    war benaalahan sokaan iska xidhay

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 4 часа назад

    Taas waabeeen dron iyo f18 wax kaysku qaldaaa maahan
    Waana iska cadyahay sheekada israil iyo maraykanka warkiida waxkama jiraan waaaye

  • @AbdiWarsame-m2p
    @AbdiWarsame-m2p 3 часа назад

    Yabar madaxWayne xawaadle cali madaxWayne. Agoon cabdle. 😅 somalia 🇸🇴 Solomon getting nuclear weapons

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 3 минуты назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 часа назад

    F18 ma aha diyaarad casriya ama cusub. Waa diyaarad ilaa 1984-tii la isticmaalayey oo kasoo kacda maraakiibta dushooda. Tan kale C/xaafid qofka aad wareysaneysid haduu english ku hadlo somali ka dhig lakiin qof somali ku hadlaya adigu ha oran 'friendly fire' oo haka dhigin english.

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 Час назад

      F18 iyo f16 wa 4.5 generation wna diyarado qd u hormarsn oo sanadkasta wx laga badalo o LA hormariyo

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 3 часа назад

    Mapka kusoo dara inta laga qabsaday ukrain

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 2 часа назад

    Ninkanalaha awoda weyn ba u hiliyey kasakownaturki ba mudo sowaday hilkanhaday tabarka cidanka cubka ayi noc mudo dher so ababulayey dhimaha dhanwalba intasna la.a ogayn galo dhan iyo munafaqba hada wavi kubaryey markay soqaden dagalka

  • @AbdiWarsame-m2p
    @AbdiWarsame-m2p 4 часа назад

    Yabar madaxWayne 😅

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 3 часа назад

    Waxaan layabaa nin somaliyed oo adunka kale howlahoda kumashqulsan badihisi iyo dhulkis nin asaagisa lasiiyey ayaguna wa isku mashqulsanyihin ileen ceeb looma dhinto 🤦🏿‍♀️🤦🏿‍♀️🤦🏿‍♀️😂

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Час назад

    🎉🎉🎉😢

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 3 часа назад

    Buraha ayay uga turayan kkkkkk

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 3 часа назад

    Usa. Runta ma sheegto

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 часа назад

    C.xfiid aad iyo aad bad umahadsan tihiin adiga iyo injineer abtidoon

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 3 часа назад

    Waaryee cabdi xaafid dee meesha ruush baa jooga oo iran 🇮🇷 ayaa fadhida oo nimankani tiknoolajiysd ayey isticmaalayaan duqayn waxba lagaga qaadi maayo waa niman xidhiidho badan oo reer galbeed cadowgooda ayey saaxib layihiin wax farabadan ayaa jira

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 3 часа назад

    Wa beentod 2 diyarada f16 ayay soo riden djibouti ayan jogaa yamanidi shacabka yaman ayay sodubay yaman Ben ma shegayso kkkkkk

  • @mysalah06
    @mysalah06 Час назад

    Boring

  • @AbdiWarsame-m2p
    @AbdiWarsame-m2p 3 часа назад

    Yabar madaxWayne xawaadle cali madaxWayne. Agoon cabdle. 😅 somalia 🇸🇴 Solomon getting nuclear weapon