AK/SUCDI OO GABAR AY SAXIIB YIHIIN 5 NIN QOL UGU XIDHAY SI AY U KUFSADAN VIDOE KA DUBAYSAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 339

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 месяца назад +36

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 3 месяца назад +19

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama

  • @Secularism25
    @Secularism25 3 месяца назад +67

    Let sacde contact UNHCR office and tell them about this issue and that she's fearing for her life insha'Allah they will help her this is serious situation she has full filled the UNHCR requirements women under danger women without support, children under danger

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 3 месяца назад +9

      Heer waxan garnay UN ka la hoos yuurarsado😢!.

    • @Secularism25
      @Secularism25 3 месяца назад

      @@IsmahanOmar-t9b her life is in danger you know in Kenya hitman could be hired to end someone's life..
      UNHCR they have lawyers and safe House for the victims of violence .
      The same problem happened to me in Turkey and the UNHCR helped me and I spent 45 days in a Safe house for the Turkish government then I got resettlement to Germany

    • @RaxmoWarsame-e8e
      @RaxmoWarsame-e8e 3 месяца назад +1

      ನಾಯಾ

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 месяца назад +37

    Lacag bay ugu faantay war gabadha adeer baad utahay dhaqaalo siiya

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 Месяц назад

    Ninka sagal. Waa mr abti. Daahir

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 3 месяца назад +18

    Kenya anaa jooga horta hadii lays xiro lacag baa shaqaysa meeshan waa inaad lacag isticmaashaa hadii lagaa jeeb roonaado waa khatar

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 3 месяца назад +3

      Apowe shaqo dumar Malaga helaa nairobi

    • @maxameddaljir
      @maxameddaljir 3 месяца назад

      Shaqo noce taqaana​@@canabiinadia

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 3 месяца назад +1

      Sorry anaga sujuu lacag ma dhibno wana nola soo deya ee gewedhan aqoon uma lihi mahane waan garab istagi laha wlhi wayo waa gabar somaliyeed oo nag feceed gumesi ku hayso

    • @mulkkl3318
      @mulkkl3318 3 месяца назад

      x@@xidigtainamaxamed1800

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 месяца назад

      Mukhayad bey kashaqestan dumarka ​@@canabiinadia

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 месяца назад +17

    Caruuray haysata gabadhan soray

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 3 месяца назад +17

    mida isaaqa ah anigaa u jooga baastarada anigaa isaaq ah hg iyo surre na makala jecli wlhi middii gardaran baan karbaashayaa taas isaaqa ah oo sagal u hiilineysa anigaa garaacaya wasakhada

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 3 месяца назад +2

      Walaahi waa kugu taacsanahay aniga hg ah oo isaaq iyo hg waa dadka sida dhabta walaalo u ah balse kii qaldan kiisa kale laga qabto. Isaaq iyo habar gift waa hal balse in kan gardaran laqabo lakatbaasho Qof tolka. Dhibaatada kuhayo ee aan walaaltinimo u ilaalinwalaalkiis

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 месяца назад +2

      Soomaaloo dhan waa walaalo ee inta xun un iska qabta ina'adeer.

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 3 месяца назад

      🤣🤣🤣🤣🤣 NAA YAANAY ADIGA KU DUBAYN GABDHAHA IIDDOOR MA TAQAANIDE

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 12 дней назад

    Adeer Maxkamadu dhexdexaad hs noqoto, Gabdhaha sharafta leh ximaasada ha yareeyaan.
    Waxaan ka soo jeedas reer BIDAAR. mahadsanidiin.

  • @cabdixasanduurow65
    @cabdixasanduurow65 3 месяца назад +14

    Waxaan layaabanahay qofka daanyeer calasow cadaalad waydii asa naya

    • @Aminaaa222
      @Aminaaa222 3 месяца назад +1

      Adiga uun haka soo raadsan cadaalad maxkamada daahir calasow

    • @arafomahamud6157
      @arafomahamud6157 2 месяца назад

      Dahir calasow waa qof ficn o somalida uso baxay wxn dhihi laha abti nagaha somalida e boqa iyo cayda wada naga amusi gesi aythy

  • @amalahmed7254
    @amalahmed7254 3 месяца назад +4

    Sagal waxaa leeyahay haleyska celiyo naagta wajiga muufad leh labadii gabdhood oo sagal la joogey hala raadiyo mudankoodan hala mariyo

    • @mariamohamed5706
      @mariamohamed5706 3 месяца назад

      Wa shamsi hslagu qaado gabadha la sagalaynayo

  • @bakalmuse1604
    @bakalmuse1604 3 месяца назад +12

    Maxkamada sida sharci ah ayaa goan fiican o qadatay Mashalaah Dahir waxan ahay reer shabele ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 3 месяца назад +11

    Thanh you dahir gabdhuhu waa walaal allaah Kala qaboojiyo amiin ❤

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 3 месяца назад +17

    Gabadhaan dahir game u soo dhaji hal mar cirka ha la geeyo

  • @Istahilsiman
    @Istahilsiman 3 месяца назад +3

    Scw. Scw scw scw scw scw scw

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад +1

    Subhaana Allah

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Месяц назад

    Cabdale iyo cawarreere.sure waa boqortooyada dir.sacad kana wey wada dagaan.waana boqortoyada sir irir samaale.gabadhan wa gabar sacad.

  • @HawaMiguil-nf9wy
    @HawaMiguil-nf9wy 3 месяца назад +19

    Somaliyey sagal dhulka lagala iniga wax kadhigay ee gabadhan ka kormariya

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 месяца назад +16

    Dahir calasow ayaa habar gidir dadka u jabiyo waryaa fahmo ayaad hagratay oo ninkii ka sii deysay oo adiga anigaa ku jiro dhahday waana ka aamusteen cadow iyo naago midna karma leexdaan iska jir in aad hoos u dhigto sugdi waa naag nool oo xaqeyso dhacsaneyso yaa laga aamusin waa gar cad in sagal xaasid noqotay oo sucdi saxiibnimo ayay taqaan no abuse ma qaadan karto anaga dir iyo darood ayay kacsatay galabta sagal ee sucdi naag hawiya ah maa la gumeysan karaa 😂 waa nacas asad ku waalatay waa kuu sheegtay ninkaga cesho caruurtada haka waalan ok sagal xaasid.

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 месяца назад +3

    Sucdi markii Filmka sowdigii ka adkaa Sagal ee kolba dhanka aad doonto u jeedin jirty😂
    Sorry😭Lkn waxan ma runtaa mise waa jiliin

  • @SuhayraAadan
    @SuhayraAadan 6 дней назад

    Subxanallh waliga biiniadam layskuma dhiiboh am dhibtada lama shegtoh😢

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Haa

  • @QueenHH252
    @QueenHH252 3 месяца назад +10

    Walaalay Ihay dartiis igu Soo boqo❤

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 месяца назад +2

    Somalidu dad maha ma kuwanaa if iyo aaakhiro khasaaray ku jiraan

  • @omarissack4566
    @omarissack4566 3 месяца назад +5

    Ninka dhan oo qabiilku ku daba faylsan yahay aabihiis aa xaafada noogu xirnaan jiray oo sidii xayawaankii nalagu ciyaarsiin jiray markaan yar yarayn allaa kariim

    • @AminaJele
      @AminaJele 3 месяца назад

      Hadaba wax wanagsan maad sheegin hadaadba bani aadam laguu xiray naad dulmiso ilaahba idin sugayo rabi madegdego

    • @omarissack4566
      @omarissack4566 3 месяца назад

      Yaa binii'aafam ah marka?

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube 3 месяца назад +3

    Waa lawasaa irir samaale

  • @ruquyohassan-o6x
    @ruquyohassan-o6x 3 месяца назад +2

    One man army

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 месяца назад +15

    NINKEEDA MA AYADA KALI BAA LEH WAA LAGA SHUKAANSAN OO 4 BAA ALAAH U BANEYEY NINKA MARKA NAAGTII IS WAASHO NIN IS TIRAHDA ADIGA KALIYA LEH WAA LAGA QAADI MALIHID

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад +2

      Sheekada ninkeeda mahan ee waa shaqada ay gabadhaan gaar u sameysatay dad wax iskuma quuran

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 3 месяца назад

      Candho hadad la wareegayso waa laga shaqayn candhada gacmaha ku sidaan Dib ula noqda😮😂😂
      Gabadhan lkn waxa lagu haystaa waa ganacsiga ay gooni u samaysatay subxanallaah

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 месяца назад +1

      😳😳😳 Wah, candho meelkasta soo gashay maxad ku fali?

  • @abdishakurhassan7651
    @abdishakurhassan7651 Месяц назад

    Illaahaye halakacabsado

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +5

    Jilaa sudci.waa.dulmane.Ay.dumiday.Gabadhaa layidhaa H.sagal.soomaali waayo caawa Filinkay soo.daysay We Gabadhan lagu bahdilayo aad iyo wax bay dad badan oo taageeraysaa ahi uga xumaadeen filinka Qooq Ayay bixiyeen markaad daawataana.waad.fahmi.doontaan laakiin Sudci Good luck.hore usoco waan ku taageersanahay sanahay. insha Allaah hill baad ka helaysaa soomaaliya inta wanaagsan from macalin.xasan

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад +1

      Markey qooq soo qortay ayaan dhigay

    • @asaldhaladsland
      @asaldhaladsland 3 месяца назад +1

      Waan dawaday waan ka xanaaqay wlhi maanta igu danbeysa filim danbe ayabidhigayso ina daawado labada dumar waa I siman yahen waa dumar dira lkn waxaa diday kibarka ka muuqaday sagal

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Subahaanna Allah

  • @Sharaftiicabdisamatarkg7pl
    @Sharaftiicabdisamatarkg7pl Месяц назад

    Naa naagtaas qoorta ka jar walashey uf

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад +4

    Suroow ilmadeero yaal na kala ilaaliya hadan idoor nahay wanu ini jecelnay lakin habr gidir ha naga tabanina anko ini jecel inikana😂

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Waaqater

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 месяца назад +7

    Dahir gabadha sure wa Khaimad iyada dalimad ah wana in mel la sara Nagta Sure

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 2 месяца назад

    Waa Aduun Iyo Xaalkii Naag Suraa Ama Ogaadeen Ama Darood Ah Ma Hadli Jirin Sieraad War Same Oo Sacad Siciid Aheeyed Islii Habar Gidir Ayaa Iska Leh Ama Ka Nax Ama Ku Farax.

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 3 месяца назад +7

    dahir waa king habargidir waa reer awowgey Ana waxan ahay surre haa kala Sarina please 👑

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад

    abaayo sucdiyn hlmar garac wlahay xog male wax ku garacan afk halgrac sagal wasa qan

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 3 месяца назад +3

    Sharci aya ka jiro Kenya hg iyo abgal kama jiro

  • @CabdileXaaji
    @CabdileXaaji 2 месяца назад

    Ilaaliya maxkamada sharcigeeda

  • @SiciidSaleban29
    @SiciidSaleban29 2 месяца назад

    Gaajo nimada hawiye uu tahay

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 3 месяца назад +1

    Aman gabahani sucdi ma haysato

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 3 месяца назад +2

    Allah qabiil waa basal ladhahay sacadkiiyuu siikala wadaa yaa tahay kuye

  • @CabdinuurCumar-x4x
    @CabdinuurCumar-x4x 2 месяца назад +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @MaryamaMaryaniita
    @MaryamaMaryaniita 3 месяца назад +1

    Waaba oga su aasha uhoreso inuu qabiilked wediinayo😅

  • @DaaqoMohamed
    @DaaqoMohamed 2 месяца назад

    Wa run ninka hada TOS ushuknso sucdiyey

  • @DeeqoAadan-s7h
    @DeeqoAadan-s7h 3 месяца назад

    Daahir warkaagaa saxa

  • @AbshiroArale
    @AbshiroArale 3 месяца назад +2

    Your right sucdi has a right to defend so guys stop tribalism

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 3 месяца назад

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 3 месяца назад

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉10010001000

  • @MacalinKinyaati
    @MacalinKinyaati Месяц назад

    Soomaalinimo ma ahan waa cadow sagal soonaali idinkoo soomaali wsdan shisheeye miyaad waxas isu sameynèysaan waa yaabe.😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад +5

    Cadaaladey xaalqaado Ninka qabyaalad darteed dhahaaya ninku hala janjaano intii gabadho janjaaneyan lahad maninkas bacadalad wax kayaqan☝️☝️☝️🤲Yaa Alaahu Akbar 🤚

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂 freewiilka

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 3 месяца назад +2

    Dumarka waa maser badan yihiin waa in la kala qabtaa oo la kala dhax dhaxaadiyaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 месяца назад +3

    Sucdi hg ma tahay nooo lakiin waan iska ka jecelahay sagal uf ceeblay naa ninkeda uf welay danbe ma fiirsanayo sagal dadka kale ayaa u shida maba shidna sucdi maseerka aad jisho ku soco iyo gabhaha dibadaha ka yimaado rifidooda suro ku leeyahay ninkan sure kulahaa qabiil baa dilooday daahir daahir umad kale qabiilkodu cayaa sagal filimada soo badi waan ku fiirina from eelaay sahir ma jeceli

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад +1

      Waa shaydaan wuxuu yiri ninka mareexaan hala jaan jaamo waa loo baahan yahay in ninka mareexan la jaanjaamo qabyaaladaada allaha kugu jebsho

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +4

    (Family sagal channel) .waa chanelka waxaa caawa ka socda short film Ay.ubixisay QooQ.oo.sumcada.Gabadhan.sudci.lagu.bahdilayo..fiirso.taasaa.cadayn.u.ah.in.gabadhan.jilaaga.ah.ee.sudci.ay.tahay.gabadh.dulman..

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад +3

      Sagal iyadaa is cebeysay

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад

      HAQA U HIILIYA NO QABIIL SUCDI.WAA DULMANE GARI ALAY TAQAAN FROM MACALIN.XASAN HARGAISA

  • @CraxmanMahdi-o7f
    @CraxmanMahdi-o7f Месяц назад

    Wll sucdi waa lagaa qaldanyahay

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Maskeen

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 месяца назад +7

    Qofka bina adamka hadu xaasid yahay rajo malaha qabiil cayga la is xifaaleeyo

  • @SahroXoosheey
    @SahroXoosheey Месяц назад

    ❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +9

    NAG AD MURANTEEN GURIGEEDA WELIGA HA TEGIN

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 3 месяца назад +1

    Gabdhaa sucdi lacag siiya

  • @qnus6858
    @qnus6858 2 месяца назад

    Suro maahine waxey rabto ha ahaato wain laxeta iyata

  • @zuuzuusaed6322
    @zuuzuusaed6322 3 месяца назад +1

    Wlllhi dulmigu ma fiicana sucdi sifiican u hadashay😊

  • @qnus6858
    @qnus6858 2 месяца назад

    Asc maxa udhihi weysay adne lugaha goyaa maxaa udhihi weysay

  • @AaminaMaxamed-b8k
    @AaminaMaxamed-b8k Месяц назад

    Subxanallaah

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q 3 месяца назад +1

    SUBXANALLAH WAAR GABADHA QAWAN MEESHA KA QAAD SOMCADA HAYSKA XUMAYNE

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 2 месяца назад

    Maxkamad qabyaalad weeye cadaalad ma aha hadaad aragtaan daaroodow ha tagina maxkamada daahir qabyaaladeyste

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 3 месяца назад +2

    Irir samaale muxu aha ma isaga gabadha kufsan laha

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Месяц назад

    Naag tuugo ah baa Heshey.

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Subhaa

  • @hodoharun2757
    @hodoharun2757 3 месяца назад +1

    Hooyo caruur haysata cidwalba ayaa ka adag sory abaayo sucdi

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 2 месяца назад

    Macnaha waa isticmaarsi saan isufahmey

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 3 месяца назад +1

    Kibir weye

  • @AwohashiAbdi-xr1gf
    @AwohashiAbdi-xr1gf 3 месяца назад +2

    Naa Sagalbaa rabta inay habargadir lasagne u ururin

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 месяца назад +2

    Waxa soo socota ii kala kici film dhaqan xumo ayaa jilayaaye

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 3 месяца назад +1

    Hadey gabadhadhaqmeysa & odeyged tashwiish ugu furan

  • @AishaAbdi-ll4jh
    @AishaAbdi-ll4jh 3 месяца назад +2

    غفوايااخي😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 3 месяца назад +1

    Naag xuno surre ah sey gabar sacad Nairobi ugu cili kartaa

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 3 месяца назад +1

      Hada neyrobi madiga leeh kukua leeh cajib

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 3 месяца назад +2

      Nag ayy isdagalen qabil ismadagaalin aflagadada jooji

    • @Fartun-j7p
      @Fartun-j7p 3 месяца назад

      Surre dad waanaagsan aniga ka dhalay haku danbaabin alshaqsi ha u caayin hawiyana waa dad irir is lanahay Makayla fogin

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned Месяц назад

    Sax

  • @balqiisnoor5202
    @balqiisnoor5202 3 месяца назад +1

    Dooqan af balaq

  • @FaysalCali-m3c
    @FaysalCali-m3c Месяц назад

    Waayaab.haloogurmado

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 3 месяца назад

    Waa xasida nagtasa sagal la dhahayo

  • @qnus6858
    @qnus6858 2 месяца назад

    Scw scw scw

  • @zainab4280
    @zainab4280 3 месяца назад +3

    Waasax

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +1

    Waxaad fiirsataan Filmka Gaaban ee ay caawa soo.daysay.sagal..ee.ay.ku.bahdilayaan.sudci.waxaana lamatalayaa.suci bal filinka.daawada

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 3 месяца назад +3

    Naag zxp ma gasho weligy laba sxpin belayda

  • @ardoisse3486
    @ardoisse3486 3 месяца назад +1

    Naagtu waa danbeele ee dhareerka jooji

  • @abdirizakhussein9125
    @abdirizakhussein9125 3 месяца назад

    Dahir calasaw maxkabada cadaalada cabdirizak kampala

  • @qnus6858
    @qnus6858 2 месяца назад

    Daroood vvvvvvv dadjiro

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 3 месяца назад +1

    War Dahirow Gabdahaan ha isku geynin waa halis waxay gabadhaan sheegayso subxnallaa shan nin baan ku saarayaa waayaab iyo amankaag iyo ciyaalo suuqnimo Sagal Intaas inay dhaanto ayaanba moodi jiray wa Gongster Caadi ah yaaahuuuu

  • @nawalxasan-d8w
    @nawalxasan-d8w 3 месяца назад

    gabadhi saxib ma gasho

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 2 месяца назад

    Daahir calasow hooyadiiba berigey yareyd 11nin ayaa kufsadey markaasey tori wax miyaa harey markaasaa la yiri ma laguu doonaa say tiri waad igu bar goyseen ee iga taga

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 месяца назад

    SUCDI 5 NIN NA BADNA WAXAA LA SOO MARRY 30 IN ZY SAF UGALAAN HAL GABAR AMA HAL DUMARA OO WELIBA LAKA FOORAN SIINAAYO KEE KUGU HOR MARAAYA DAAHIR WAA OG YAHAY

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 3 месяца назад +1

    Asad waa mariixaan

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 3 месяца назад

    Alla naagahaan ninkaan lashaqeysta edeb daranaa oo qabyaalad badanaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    RIKATO AYEY KUGU HEYSATEY DHILADA

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Jajaamatey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaaanDhammal
    @AyaaanDhammal 2 месяца назад

    Maxkamada waxbanbaysoosaartay anhargasan daganahay aadbaan ulasocdaa hawaarto maxkamada

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    KUWA DUMARKA VIDIYOOWGA KA DUBAYA O DHAHAYA WA LAGU KUFSANA KUWAS HALA SO QABTO HALA GOWRACO HALA GUBO QASHINKA HA LAGU DARO

  • @Casariya
    @Casariya 2 месяца назад

    Surre waa OROMO qabiil ka mid ah.

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 3 месяца назад +2

    😂 naagtaa wejigeda la moodo dabo xaaraysa ee sagal foolxumadeda nin mareexani uma hawoodeene wa nin sixran mareexanow sixirka ninka inoga fura naagtana dila gabadhaas sucdi arxan darada ay ku samaysay ninkeeda iyo dadka kalena wa ku samaynaysaa hala qabto ma xishooto saaxirada weeye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    NAGTA WAXAS KU KACDEY FIYUSKA HA LAGALA NOQDO HANA LA DACWEYO