Waa Kuma Dr Sh Maxamed Waxaa Iigu Yaab Badnaa Markii Aan Arkay Somali Kirishtaan ah oo 50 sano...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Комментарии • 102

  • @maryanl804
    @maryanl804 Месяц назад +10

    Illaahow siduu diinta ugu shaqeyay khaatumada kheyr ugu khatan masha allah tabaraka

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Месяц назад +9

    MashaAllah. Sheekha Ilaah umadda waa ku anfacey. Araggiisa Alle cabsidiisa ayuu ku xusuusinayaa. Janatul firdaws Allaha ku abaalmariyo.

  • @yufamoha8285
    @yufamoha8285 Месяц назад +3

    Masha allah DR sh maxamed cisman ilaahey haku xifdiyo

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 19 дней назад

      Amiin ya Rabbi kuli culimadeena oo dhan

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql Месяц назад +4

    Maashaa Allah Allah sheekha haxafido cimrigana haubarakeeyo Aamiin Yaarabi

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 Месяц назад +4

    Ilaahay sheekhan ha barakeeyo , wallaahi waan ku farxay shaqada UU qabtay oo aan arkay in Africada madow looga baahanyay, ilaahoow hanti isii aan wax Ku darsadee.

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Месяц назад +5

    Marshall.allaah alhamdulilaah sheikh mohamed osman.
    Waxaan xasuustaa 1996...1996 isagoo ingiriiska ka yimi inuu kitaabo noogu aqrin jirey 6 street mosque easleigh. Wow alloow kubarakee aduun iyo aakhiraba iyo sheikh mohamed abdi umul ba.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Месяц назад +3

    Maasha Allah
    Allah ha noo barakeeyo cimrigaaga iyo cilmigaaga noo kaa xifdiyo👍

  • @bashj7379
    @bashj7379 Месяц назад +4

    masha allah sheikh Mohamed sheikh Osman allaha ha xifdiyo sheikha jannah fardowsa allaha ku abaal mariyo

  • @addull1
    @addull1 Месяц назад +4

    MashaAllah kheyr Allahku siiyo

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Месяц назад +3

    Mashlh ilahy ha xafido shiikh maxamed cisman iyo culimadoo dhan

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад +4

    Sheekh Allah ku xifdiyo ,Aduniyaa wal aakhiro.

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +3

    MAASHAA ALLAAH ILAAHOW BARAKEE OO UNAXARIISO SHIIKHA IYO WAALIDIINTEEN IYO ANAGA IYO DHAMAAN MUSLIMIINTA

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u Месяц назад +2

    maasha Allaah Tabaaraka Allaah
    Sheikh Abdiraxmaan mursal waa Sheekheeni Toowxiidka nabaray madarasatu Nuurl islaam
    مدرسة نور الإسلام
    الله يحفظه ويطول بعمره
    ويسعده في الدنيا والآخرة .

  • @ubaha8676
    @ubaha8676 Месяц назад +3

    Manshalaah ilaahey ha barakeeyo shheekha aduun iyo aahkiro

  • @hassanmire8880
    @hassanmire8880 Месяц назад +3

    Mansha Allah Sh Mahamed Sh Cusman Allah habarakeyo waa sheeqey Aniga kamid ah Ardada Jaamacadiisa ka Qalin jebise

  • @Inspirationchannel-uc3yv
    @Inspirationchannel-uc3yv Месяц назад +5

    Walal safir Ilahay kher haku siyo, blse walal sida waresiga loqado so baro, maxa yelay warisiyada ad culumada ka qado kuli wa مقلوب meshi udannesay ayad so hor marinesaa
    Xirfada journalist wa xirfad fudud course qabka interview loqado walal baro, Ilahay kher haku siyee
    1: wa biography qofka
    2: education background
    3: job title and hw he reached that level
    3: nolasha iyo qibrada waxay bartay
    4 personal interest qofka wu jecel yahay
    Sooo on so fourth ❤
    Please xirfada naga hagaji ❤

  • @ahlulxadiis8835
    @ahlulxadiis8835 Месяц назад +3

    ما شاء الله شيخنا الفاضل محمد عثمان

  • @bisharhassan4318
    @bisharhassan4318 Месяц назад +2

    Ma sha Allah. Good to see the sheikh talk about his dacwa journey

  • @ladanmohamed7578
    @ladanmohamed7578 Месяц назад +3

    Subaxana Allah illaawo xaq nagusuga aamiin aamiin aamiin

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Месяц назад +3

    Maasha allaah rabi haku xagido shiiq maxamed shiiq cismaan macalimkii ku baray quraanka haduuba nayrobi kula joogo waa funy walaahi maasha allaah

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u Месяц назад +1

    ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلاّ باللّه اللهم بارك
    الله يحفظك ويبارك فيك يا شيخ محمد الشيخ عثمان .

  • @user-bi6of3tb4s
    @user-bi6of3tb4s Месяц назад +3

    ❤❤ ❤ sheeqa cimriga ilaah haa udheereeyo umada ayuu wax taray
    Ilaah haa xifdiyo

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 Месяц назад +2

    Masha allaaah ilaah haku xafido shiikh maxamed wll qeyb kale kaso saame

  • @KhadijaAbdirashidsahal
    @KhadijaAbdirashidsahal Месяц назад +2

    ما شاء الله شيخنا جزاك الله خيرا

  • @user-hh4bl7zt6m
    @user-hh4bl7zt6m Месяц назад +2

    Jasaakallaah sheikh

  • @cawoali6544
    @cawoali6544 Месяц назад +4

    Maashaallah Sheekh an waa taageera

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 Месяц назад +2

    MashaAllah Tabarakalah barakalafikum!!!

  • @Sumayahmd
    @Sumayahmd Месяц назад +1

    Taarikhdaan iyo kuwa lamid ah waan ubahanahay jiilka cusub hadaa nahay culimada in kutuba ka qoraan ama xalaqooyin ka duuban ayee ahayd

  • @zakariyemaxamed9757
    @zakariyemaxamed9757 Месяц назад +3

    Maashaa allaah allehakubarakeeyo sheekh

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 Месяц назад +1

    Maashaa allaah wajazaakallaah kheyr sh maxamed cismaan

  • @hsndkn1882
    @hsndkn1882 Месяц назад +1

    Jazaakallahu kheyr safiirka,Sheekh Xasaaan aktaada ayuu jooga amaa soo wareeysatid

  • @Drnasteehoomr
    @Drnasteehoomr Месяц назад +3

    Masha Allah sheeqa Allah barakeyo❤❤

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Месяц назад +1

    Alle cimrigaaga kaguu bara keeyo mashallaah

  • @ShiikhKheyre
    @ShiikhKheyre Месяц назад +2

    نحتاج الوقوف على سير العلماء وصفحات البيضاء خلال العالم والدعوة معا ، وكذا على الإستفادة من هؤلاء الأعلام الخبراء ، من مناهجهم وطرقهم في الحياة الدعوية .
    طبتم وإن شاء،الله ممشاكم ومأواكم، وأحسن الله إليكم هذه الكلمات منك الدكتور ستديم بفضل الله ويرجع إليها في يوم من الأيام ، ويا أخينا وشيخنا سفير الإسلام بارك الله في علمك ، عملت لنا كمسلمين عملا جبار، ستذكرك التاريخ بحينها.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Месяц назад +3

    Masha allah shiikh

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Месяц назад +4

    ,shekh maxamad cisman cigaal lanta bbc london casharka diintuu ka akhrin jirey waa ninkii asaasay AMALEXPRESS

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Месяц назад +2

    Maansha alaah

  • @user-lr5zw9ee2j
    @user-lr5zw9ee2j Месяц назад +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @ZaksSkaz
    @ZaksSkaz Месяц назад +3

    Masha allah sheeq allah ku. Xafdo

  • @AbdalaDalmar
    @AbdalaDalmar Месяц назад +2

    Jazaka allah jamacada inte ku talaaa

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 Месяц назад +3

    Allaha xifdiyo sheekha

  • @mucaadmaxamed6779
    @mucaadmaxamed6779 Месяц назад +2

    Masha Allah sh maxamed❤❤❤❤❤

  • @abuyasir4924
    @abuyasir4924 Месяц назад +3

    Masha allaha sheekha illahey cumrigisa abarakeyo

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o Месяц назад +2

    Alaha ku xafido sheekh

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 Месяц назад +1

    ماشآءالله تبارك الرحمن

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 Месяц назад +2

    Masha Allah Lakalatag Orod na aheyd Allah kaa Aqbalo Acmaashada wanaagsan

  • @user-ku2th1dt2x
    @user-ku2th1dt2x Месяц назад +2

    Allaha xafido sheik

  • @MaxaMed-rb8xj
    @MaxaMed-rb8xj Месяц назад +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @umuxafso6485
    @umuxafso6485 Месяц назад +2

    Mansha sha alaah alow noxifculumada

  • @farahmoha5500
    @farahmoha5500 Месяц назад +2

    مشا الله خزاكالله

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Месяц назад +1

    AMINO XAAJI CAWAD ALLAYAA RAXMA ANIGOO YARBAAN DARIS EHEEYN MANSHALAAH

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 Месяц назад +1

    Allaha xifdiyo sheikha

  • @AdeegaSuleymaan
    @AdeegaSuleymaan Месяц назад +1

    Towxiid marka lasoo hadal qaado dad ayaa gubanaya,taasi waxa ay inoo cadeyneysaa dadka iney la doonayaan iney weligood ahaadaan dad ka lunsan xaqa ( Towxiidka) oo ay caabudaan Allaah qeyrkiisa iwm,taasi waa laga soo gudbey dadka intiisa badan Allaah ayey si toos ugu xirmeen Inshaa Allaah inta soo harteyna wey fahmi doonaan xaqa,ha suganina iney dadku ahaadaan qabuuriyin danbe.Dacwada diintana wey sii fideysaa Inshaa Allaah rag badan oo dhalinyaro u badan ayaa dacwada usoo bixi doonaan kuwaasoo gees ka gees diinta islaamka ku fidin doona. Quraafi iyo Allaah qeyrkiisa caabudow waqtiina waa dhamaadey midaasi ogaada.

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 Месяц назад +2

    356 Masjid❤ maa shaa alaah

  • @user-hh4bl7zt6m
    @user-hh4bl7zt6m Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 Месяц назад +3

    Waxaa sheekha qof qalbiga sakhi ka ah sidii caruurtiisu oo kale ayuu inoola tacaamulaa Allah yaxfadhu

    • @yussufabdi2601
      @yussufabdi2601 Месяц назад

      In aad digatit ayan u malayn

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 Месяц назад

      Doodii caanka ahayd ee KITAABKA MUNAAQIBKA ayaan ku xasuustaa sheekha

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 19 дней назад

    ILLAHAYO DR SHEEKH MOXAMMED CISMAN SI CIMRI DHEER IYO CAFIMAD BUUXA HOWSHA IYO HORUMARKA UU DIINTA ISLANKA U HAYO U FUDUDE KUNA XAFID REERKISA IYO ASAGABA YA RABBI

  • @ahmedyare4937
    @ahmedyare4937 Месяц назад +1

    Sh shibli soo wareyso wll

  • @Saxaabk
    @Saxaabk Месяц назад +1

    Aduunyadu macno maleh shekh maxamed doodii suufiyada io salafiyada suu codkiisa ahaa io hada suu udaciify😢

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад +2

    Waa reer xamar Dhabi buula Eelay😂😂😂

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 Месяц назад +9

    Mosques were built in Mombasa and Lamu more than 700 years ago..The Sheikh should be careful of what he is saying.

    • @cswarsame7432
      @cswarsame7432 Месяц назад +5

      Marka hore sheekada fahan intaadan wax soo qorin

    • @abdifatahabdullahi1863
      @abdifatahabdullahi1863 Месяц назад +4

      The Sheikh is talking about Nairobi and NGD the Somali region

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      WAXII LAGA FAA,DEY WAA WAXA MAANTA INA HEYSTA EE QARAX IYO DILAL IYO GAALEYSIIN KU SOO ARUURAY.
      CULIMADII DIINTA U BILOWDAY JIDKOODII AYEY KA BEYREEN OO KU KIBREEN MARKAAS AYAA SUCUUDI LOOGA GACAN HAATIYEY. MAANTA WAXAAD ARKEYSAA DHIBKA AY NUGU HAYAAN UJEEDKUNA WAA INEY UMADDA KU KHASBAAN FIKIRKA SIYAASADDA KU SALEYSAN IN UMADDA MUSLIMKA DIINTA LA NACSIIYO OO QARAX IYO DIL LUGU LAAYO.

    • @Pip_hunter
      @Pip_hunter Месяц назад +1

      The sheikh never said i was the first to start building masque, it's your assumtion

    • @MuhiimAhmed-v8c
      @MuhiimAhmed-v8c Месяц назад +1

      Sheikha intuu asaga wax ka ogyahay iyo intuu arkey buu ka hadley waana Nairobi wuxuu ka hadlayo. Xataa haduu sheikhu waldamo waa loo cudur daaraa lagama dabaqaato.

  • @theruler411
    @theruler411 Месяц назад +2

    SOMALI WAA XOOLO

  • @abdillahimuhiyidin3211
    @abdillahimuhiyidin3211 Месяц назад +1

    Waxan ku xasuusta doodii suufida ee manaaqibka

  • @user-qs8hi2ez1k
    @user-qs8hi2ez1k Месяц назад

    Sheekh dhulkaaga haku sheegin Ethiopia
    Bal dadkii wax garadka ahaa adii ay sidaa u hadlayaan maxaad ka sugi caamada

    • @Sumayahmd
      @Sumayahmd Месяц назад +1

      😢macal asaf

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Месяц назад +1

    Buulo eelaay waaberi

  • @dawoodabdille8075
    @dawoodabdille8075 Месяц назад +3

    30 minutes is too small for Sheikh Mohammed Sheikh Osman.

    • @faahiyedhoodi7296
      @faahiyedhoodi7296 Месяц назад

      Too short

    • @sharmarkeibrahim2822
      @sharmarkeibrahim2822 Месяц назад

      sax waruntaa waa nin wax badan og dhanka dacwada sheikh cukasha hala soo qabto asagana

    • @Shaakir-Talk
      @Shaakir-Talk 27 дней назад

      Sadex qayb waaye isku geyntooda waa 01:30 daqiiqo inkasto aan jeclaa inay ka badnaato haddana fursadaha yar

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Месяц назад +1

    Muaxid uu ahaa!
    Yaab.
    Waxaa igu soo dhacay mid lahaa towxiidkeenu waa 40 sano jir, oo macnaheedu yahay dadka kale towxiidka haysan oo keligeen ayaa muslim aheyn.

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Месяц назад

    WAR ANAGAA XISAAB ARAGNAY WARDIINTI XUSHMADA LAHAYD OO LADIIDAYO XAGEE KU ARAGNAY KUWA DADAKA LAYNAYO ILAA MAANTA BAAD DHASHEEN

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад

    Wadaadadina Cusub Umadda maxaa isaga xisiin Diinta mase Diinta ka xigtiin ??????

  • @DeeqSheekh-yn2ch
    @DeeqSheekh-yn2ch Месяц назад

    Ninkan maxaa si ka aha muwaxid buu ahaa oo soomaalidu oo dhan soo muwaxid ma ahayn

  • @MohamedOmar-sb4te
    @MohamedOmar-sb4te Месяц назад

    1974 ayaan dugsi sare oo maadi ah ayaan dhameeyay oo aqoon hore oo diimeed malehen 1977 waxaan dacwa fidis u Aaday beydhabo Adaaba dacwa iyo diin ubaana Soomahan?waad tiray Soomalia ddiinta waa ku yareed Oo waxaa yaalay (1) fatxul baari?Adiga Soomalia oo dhan miyaad tira koob ku sameysay waa yaabe

  • @MohamedOmar-sb4te
    @MohamedOmar-sb4te Месяц назад

    waan Aqaana sh cabdiraxman mursal
    Waxaad sheegtay in uu Ahaa muwaxid lkn uu qarsan jiray waayabe inta Adiga iyo Asaga idinla fakarka marki laga reebo Soomalida kale mushrikiin miyeey Ahaayeen?

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif1010 Месяц назад +1

    Hadu sheka baydoba kugu imday u muwaxid ahay, intakala o u Halka ugutagat macnaha gala bay ahayeen Miya????

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Месяц назад

    SOOMALIYA CILMI IYO DIINBA LOOSOODONAN JIRAY WAXA LA IDIIN CAYRSANAYO WAXAAD SOO TABA BARTEEN WAA KUWA MAANTA MUSLINKA LAYNAYO

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Месяц назад +1

    Maxaad uga tagtay meeqa caruur ayaad leedahay iyo meeqa xaas ee aad weeydiin jirtay culumadii horre mise?

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro Месяц назад +1

    Beecaa nalaga qaaday madiin cusub baa ?😅😢😂

  • @MohamedOmar-sb4te
    @MohamedOmar-sb4te Месяц назад +1

    Waxaad sheegtay in shekh muxamed dhuub iyo sh ibraahim suuley Aad wax kabaratay sax
    Lkn waxaad kusoo koobtay waxbey ii Aqriyeen maxaad usheegi weyday kutubta iyo faniga laguu Aqriyay?
    Waxaad sheegtay sh muxamed mucalim tafsiir kuu Aqriyay
    Waxaad tiray wuxuu kasoo diyaarin jiray Tafsiirka Imaam qudhub seed ku ogaatay Adiga Arinkaas Asaga miyaa kuu sheegay

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Месяц назад

    DIINTA SOOMALIYA LAMA OGOLEYN WAA BEEN IYO DHIIG MUSLIM IN LA BANESTO

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Месяц назад

    Kan sheekha wareysanayo waa doqon sida wax lowereysto mayaqaano war is toosi

    • @bashirnasir7896
      @bashirnasir7896 Месяц назад +1

      Allah swt kacabso walaal, walaalka hakuxadgudbin. Doqon ma aha waa ninkaas dhalinyarada ee waxa wanaagsan inoosoo gudbinaayo. Ee fadlan raali galin weydiiso.

    • @Aragsan192
      @Aragsan192 Месяц назад

      @@bashirnasir7896 wad mahadsantahay wll balse majecli ninkaas

    • @maxamedcabdullah943
      @maxamedcabdullah943 Месяц назад

      Maxaad kunacday ma khayrkuu soo gudbinayaayo

    • @maxamedcabdullah943
      @maxamedcabdullah943 Месяц назад

      Ilaahay utoobad keen nio

    • @Aragsan192
      @Aragsan192 Месяц назад

      @@maxamedcabdullah943 Mya kheyrka ma nacayo wax kasta class aya losomara iyo training marka maba jecli hab dhaqanka wax uu usoo gudbiyo

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 Месяц назад +1

    ماشاء الله تبارك الله