WAREYSI- WEEY DIIMAHA SH OSMAN USUULI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 216

  • @sameysane
    @sameysane 3 года назад +8

    Ilaahay dartii ayaan u jeclahay Sheekh Usuuli....Waa Sheekh cilmigiisa xikmad u dheer tahay....Ilaahay aduun iyo aakhiraba ha ugu naxariisto.

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 года назад +3

    Shiikh Usuuli sida ka muuqata naaneesteysa waxa uu ku xeel dheeryahay cilmiga loo yaqaan usuuli Fiqi, waxaana cilmigaas baran kara qof samir iyo dulqaad badan. Ciid Mubarak Shiikha, bahda Hanoolaato iyo asaxaabta daaweneysa barnaamijkaan.

    • @abdirahmanismaciilshyusuf4024
      @abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 года назад

      Taasa been aheyn sheikhu waa faqiih haddana usuulu fiqiga aad u bartay
      Sheikha osman usuuli iyo abukar xasan maalin waa 2 sheikh oo diinta aad u bartay

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 года назад +7

    MashaAllah I like the Sheikh I met him on Umrah and he is so nice, he is very free with his time you can ask him anything anytime.

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 3 года назад +21

    masha allaah illaahay ha xafido sheekha waan jeclahay

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 2 года назад +2

    May Allah bless our Honorable sheikh Usuuli. May Allah put baraka in all his activities and teachings. May Allah grant him forgiveness and husnul khaatima. He is indeed a treasure of our community.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 года назад +13

    Maasha Allah Sheeqeena cumriga Allaha kuudheereeyo.

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +10

    Mashallah ciid wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed meel waliba ay caalamka ka joogaan
    Marka xiga waxaan si gaar ah usalaamayaa sheikha sheikhyada sheikh usuuli oo ah sheikh raxiim ah oo naxariis badan oo dalka iyo dadka uroon sabar badan una taagan qancinta dadkiisa baarakallah fiika yaa sheikhanaa jananada allah hanagu kulmiyo inshallah

    • @sahroali-9444
      @sahroali-9444 Год назад

      Shiiqa jasakalah qeeyr runtiisa waye dadka yurub diinta way kutooseen aad Bay ugu qadiriyan

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 года назад +9

    Maansha allah shiikhaan waa jeclahay sida fiican uu i hadlo.

  • @6wade43
    @6wade43 3 года назад +3

    qaxa dhibkan keeney qurbaha anagoo yayar soo galney waxbadanaa aqoon noo sheegteen mashallah mida kale qurbaha ku guursney caruurta ku korsaney wadaada qeyr allaha siiyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 года назад +9

    Masha Allah sheikh Asule wa qof wanag badan, Allaha ku xafido, ayaanle salan gobeed Eid Mubarak.

    • @cumarmaxamed9147
      @cumarmaxamed9147 3 года назад

      asc sheekh telefoonkaaga isoo qor waxaan doonayaa suaal diiniya inaan iga jawaabto

  • @adamabdulha6254
    @adamabdulha6254 3 года назад +3

    Masha'allah Sheikh Osmaan Usuuli iyo Ayaanle Hussein Abdi عيد مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين

  • @hamzegaraadali135
    @hamzegaraadali135 2 года назад

    Sheekhani waa culimadii layaqaanay, alle ha u barakeeyo cimriga sheekha

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 3 года назад +4

    Sheikh Usuuli Eebe ha u naxaristo aduun iyo aaqiro labaddasi maalin iyo adiga aniga ha iga reebin Eebe dhamanten ha ino wada naxaristo.

    • @jamilahahmed3652
      @jamilahahmed3652 3 года назад +1

      Labadiisii waalid miyaa

    • @dromarhabeb
      @dromarhabeb 3 года назад +1

      @@jamilahahmed3652 naxarista labadda mar waa lo bahan yahay aduun iyo aaqiro Asiga walibo waalidkisa.

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 3 года назад +9

    Eid Mubarak Ayanle Hussein Abdi Adiga iyo Sheikh Osman Usuli(Wax yaabaha Sheikha iga qosliyey waa markii la weydiiyey Hawl adiga kuu taalo maa i weydiineeysaa)

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 года назад +4

    Been maha in aa diinta ka'faaiidnay, anaa ka mid ah wax badan aan ka bartay diinta 16ka sano aan qurbaha joogay alhamdulillah

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад

    Allaha xafido ustaad sheekh Usuuli oo ah sheekh xilmi iyo cilmi diin alle siiyey dad badanna ay ka faa'iideysten.

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 3 года назад +5

    Hanoolaato waad ku mahadsan tahiin mar hadii aad Sheikh Usuuli noo keenteen.
    Sheikh Usuuli waa Sheikh qalbi wanaagsan waxaan horey u daawaday muuqaalo kala duwan oo laga duubay Sheikha wuu ika qosliyaa marka uu ka jawaabayo ama su'aalaha qaar la weydiiyo.
    Waxaanse aad u jecleystay dhawr qeybood oo uu ciwaan uga dhigay Cudurada Qalbiga Kursi jaceylka iyo qeyb kale oo uu uga hadlayo Astaamaha Hogaanka Wanaagsan .Sida xaqiiqada ah bartii loo baahnaa ayuu dhigay.
    Mashaa Allaah Sheikh Usuuli iyo culimo badan oo Soomaaliyeed waxuu ilaahey hibo u siiyey Diinta oo ay barteen marka laga soo tago qaabka bulshada wax loo fahamsiiyo.
    Culimada Soomaaliyeed kuwooda Diinta Islaamka sida dhabta ah u bartay qaabka ay bulshada wax ugu dhaadhiciyaan waxaa fahmi kara kixmadooda, aqligooda iyo sida wanaagsan ee ay badanaa maskaxdooda u fikirto hadalkana dadka u deeqsiin karaan qofkii barta cilmiga maadiga ah ayaa fahmi kara qof colaad iyo qabiil ku soo barbaaray ma fahmi karo.
    Diinta Islaamka oo ah tan ugu wanaagsan uguna sharafta badan marka loo eego sida ay culimo badan oo ku nool dunida Islaamka u marin habaabiyeen bulshadooda waxaase la dhihi karaa culimada Soomaaliyeed badankood faafinta diinta iyo gaarsiinta dadkooda iyo weliba sidey shacabkooda u fahamsiiyaan waxey dunida Islaamka kaka jiraan safka hore.
    Culimada Soomaaliyeed intaan ka dhageystay ama Sheikh Usuuli ha ahaado amaba culimo badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin magacyadooda ha ahaadaano waxey bulshada ka dhaadhicin karaan wax aysan kooxaha isku sheega Saynisyahanada dunida ka dhaadhicin karin.
    Waxaa kale oo culimada Soomaaliyeed heybad iyo karaamo u yeela dadka Soomaaliyeed oo %100 diinta jecel una dhega nugul dhageysiga culimadooda.
    Mashaa Allaah Hanoolaato noo soo badiya Sheikh Usuuli wareysiyadiisa iyo culimada kale ee Soomaaliyeed ee u istaagay in ay bulshada gaarsiiyaan diinta intii karaankood ah waqtigan adag ee ay dunidii dhameyd noqotay Tuulo.

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 3 года назад +1

    Markhaati ayaan Ka ahaye in aan Ka faaiidaysanye awna aad u sabar badanyahye ajarkiisa janno alha uuga dhigo sheekheena💕💕

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 Год назад +1

    masha allah ilahy ha barakeeyo

  • @abdulkadiramussa
    @abdulkadiramussa 3 года назад +2

    BarakaAllahfiik Sheikh Osman Usuuli.

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 3 года назад +4

    Ayaanle Mahadsanid Dad wax ku ool ayaad wareysataa mashalah Mahadsanid brother

  • @hasan-r6p8e
    @hasan-r6p8e 11 месяцев назад

    Man shaallah sheekh usuuli

  • @somali6646
    @somali6646 3 года назад +12

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وأصحابه الطيبين الطاهرين

  • @abdirahmanmahammad4197
    @abdirahmanmahammad4197 2 года назад +1

    ManshA aĺlh shikh usoole

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Shiekh Ugu sabarka badan iyo dulqaad kaa illahay haku hiifdhiyo sh usuuli

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 года назад +1

    Masha Allah tabarak Allah sheikh allh barakeyo

  • @6wade43
    @6wade43 3 года назад +1

    sheeq usuuli allah dartis kuu jeclahay allaha ku barakeeyo samir leedahay runtii

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 года назад +3

    Mash Allah sheikha waa kuwa ugu jeclahy 30 years waa yarayen culumo dhalintena fahamta dabacsan farxaan ah

  • @ladanabdinuur5459
    @ladanabdinuur5459 2 года назад

    masha allah. sheeq wlhi oo bilaah waa sax. diinta markaa yurub imaanay ayaanba si dhab eh usii jeclaanay. 😇💘

  • @kunkun822
    @kunkun822 2 года назад

    MashaAllah. sheekh usuli Allah ha dhowro

  • @shafiosman5535
    @shafiosman5535 3 года назад +1

    Mashallah shiekh Allah ha ku xafiido

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 года назад +1

    Sheikh noso badi waraysiyadiisa wax badan buu ogyahay mashaa Allaah

  • @raysabdiqadir1859
    @raysabdiqadir1859 Год назад

    Masha Allah

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 3 года назад +2

    Masha allaah sheikhena illaah Haku xafido allaahumaa aaamiin

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 года назад +2

    Sh.Usuuli waa shaqsi dulqaad badan oo bartay sida looga jawaabo suaal walba. Kumanaan asaga oo kale ayaan u baahanahay

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 2 года назад

    Sheekh usuli I love you alaha ku barakeyo

  • @Contentcreator-47
    @Contentcreator-47 3 года назад

    Ugu horeyn shiikh usiili waan u ducaynayaa allaha xafido.
    dadkii hore ee soomaaliyeed waxay ishooda iyo cuquubadooda iska ilaalin jireen oo ay xurmayn jireen 3 qolo
    culimada
    abwaanka iyo
    ilmiriglaha( ilboyga)/ qofka maskiinkaa.
    ilaahay umadeena ha garansiiyo ixtiraamka culimada oo ah kuwa dhaxlay ambiyada
    #HANOOLAATO TEAM AAD BAAN IDIN SALAABAY JIR OO JOOGA

  • @sadiokulane5914
    @sadiokulane5914 3 года назад

    Masha allh sh.qena alaa nobarkeyo

  • @mawliidcabdilaahi4601
    @mawliidcabdilaahi4601 2 года назад

    Mash alh allaha kubarakeeyo sheekhanaa

  • @27May1988
    @27May1988 3 года назад +2

    Maasha Allah waa shiikh aad u qiimo badan

  • @kaafiyodagan982
    @kaafiyodagan982 3 года назад +2

    Masha allah sheekh usuuli allah ha xafido

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 3 года назад

    Asc ciid wanaagsan shkh osmaan usuli qeyr illaah haku siiyo waxaana tahay shkh dulqaad badan illaah haku xifdiyo walaahi sida aad tahay hadey ahaanlahaayen somalida dhiib iyo dhibaato naguma dhaceyn shkh illaah haku barakeeyo anigana allaah dartiis ayaanku jeclahay shkh osmaan usuli

  • @akh8501
    @akh8501 3 года назад +3

    Eid Mubarak dhammaantiin

  • @saadiasiman3946
    @saadiasiman3946 3 года назад

    mashaAllah mashaAllah jazakallahu qern

  • @haniabdullahi1113
    @haniabdullahi1113 3 года назад +1

    Masha allsh Sheikh usuli🥰🥰🥰

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 года назад

      Alaha hanodayo sheikh dulqad bdn farxad bdn si kaftan suasha kaga jawabaya

  • @jaabirgoobe6848
    @jaabirgoobe6848 11 месяцев назад

    numberka sheikh usuuli igu caawiya walaalayaal 🙌🏽

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse520 Год назад

    Mash allha ❤❤

  • @adanomar4906
    @adanomar4906 3 года назад +1

    Alle ajar weyn haka siiyo Sheikh Usuli waa nin Alle xikmad & dulqaad badan siiyay, Soomaali hadadan u sabrin wax uma sheegi kartid wana muhiim dulqaadka...

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 года назад

      Ameen ameen brother sheikh dulqad bdn isago of suasha aad uxuntahay qosal farxad qof kufahamsinaya wkrn cajib

  • @fartunhassan8688
    @fartunhassan8688 3 года назад

    illahey janada ha idin kaga abaalmariyo sh,Usuuli iyo Ayaanle allahuma aamin.

  • @abdikarinise2267
    @abdikarinise2267 3 года назад +1

    Jazaakallah sheek

  • @aayah5210
    @aayah5210 3 года назад +1

    Masha allah sheqan qeyr badan allaha siiyo 🌱

  • @hibaxusein8693
    @hibaxusein8693 3 года назад

    Mashallah sheikh uzuuli

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 Год назад

    Allahu akbar

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 года назад +3

    Asc ayaanle waa ku salaamay sheekhow qayr allaha ku siiyo aad baad iiga qoslisay maba i yaqaane acoun keyga xagee ku yaqaan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад

    Mashallah sheikheena

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад +2

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @ugaas-
    @ugaas- 3 года назад +1

    Alhamdulillah 🤲

  • @hamzeyahye9091
    @hamzeyahye9091 3 года назад +2

    Waxa tahay sheeq naxariis badan allah ku xaafido

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +6

    😅🤣😂💯wlhi su.aasha aad ayaan ula yaabay funny ❓ ayey aheed

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 года назад +2

    Shiiq usuuli waa shiiq dulqaad badan qeyr allah siiyo

  • @JimacLeAli
    @JimacLeAli 3 года назад

    M.a keep going

  • @maasakootom4304
    @maasakootom4304 3 года назад

    Hanalooto guul guul guul

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 3 года назад +1

    Ha Noolaato yaanle zussen cabdi waa ku taageraa

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 3 года назад

    Alx jazaka allahu qeyr

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 года назад +1

    Asaalamu aleykum any chance west London we are west London Shukraan

  • @shamissaidaden9494
    @shamissaidaden9494 3 года назад

    Maasha allaah shiikhunaa

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 3 года назад

    Sh usuuli iyo Ayanle jzkumulaahu khyraaa

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 года назад

    Allah ku xifdiyo sheekh usuuli

  • @yerioackerman9699
    @yerioackerman9699 3 года назад +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 3 года назад +8

    Waxaa iigu yaabka badneed naag dhahday shiikhow ninkeyga ayaa iila aroosay ana waa maseeray ana waa guursaday kkkkk

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 3 года назад

    Masha Allaah

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад

    Ilahay ha barakeeyo sh cismaan usuuli

  • @yusufalimacalin2663
    @yusufalimacalin2663 3 года назад +2

    Asc magaceda wa yusuf ali manshaallah wan kufaraxsanahy wareysiga

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 года назад +11

    Walalahayga sharata badan ee somaliyed please 🙏 isoboqda idinko mahadsan

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 года назад

      Waan ku soo booqday ❤

    • @talabsi123
      @talabsi123 3 года назад

      @@sangemohammed2057 wa mahadsan tahay walalkay

  • @abaswarsame
    @abaswarsame 3 года назад

    ما شاء الله تبارك الله ش

  • @mohamedabdullahinur8830
    @mohamedabdullahinur8830 3 года назад

    Msha allh

  • @zuuzuibnatuhamdi9865
    @zuuzuibnatuhamdi9865 3 года назад

    Mnsha allh sheekh

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 года назад

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 3 года назад

    Mashallah allh idin barakeyo shekha iyo so gudbiyaha ayanle

  • @akh8501
    @akh8501 3 года назад +5

    738 views & 85 likes fadlan ha ka bakhiilina liked. Please don't forget 'liked'

  • @6wade43
    @6wade43 3 года назад

    mashallah sheeq allaha ku xifhiyo

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 3 года назад

    Maasha allaaha sax waaye qurba ha ayaan diinta kufahmay

  • @ashashdhff3754
    @ashashdhff3754 3 года назад

    Masha allah scw scw scw

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 года назад

    Sheikh Usuuli ilaahay dartii baan ujeclahay mashaa Allaah

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 3 года назад

    Masha Allah Sheekh usuliey

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 3 года назад +4

    Sh usuuli waa in wax badan laga bartaa xagga dulqaadka
    Gaar ahaan dadka madaxda ah

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад +1

      dadka madxda aygo dinta wx ka garanen manta xilka lo dhibaya

    • @maxamuudxaaji2909
      @maxamuudxaaji2909 3 года назад

      @@عبذالرحمنالمحمذ waa dhib jira

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад

      @@maxamuudxaaji2909 madxda somalida dhamn wan firyey badi dinta dad ku bararujinya wlgey ma arag

    • @maxamuudxaaji2909
      @maxamuudxaaji2909 3 года назад

      @@عبذالرحمنالمحمذ Hal siyaasi oo gadh leh ama astaamaha diinta ka muuqdaan ma aragtay horta weligaa 🤣🤣
      Shariif ayaa gadh weyn lahaa xiligii uu gudoomiyaha maxaakiimta ahaa
      Iminkana waxaad mooddaa in uusan weligiisaba usoo bixin

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад

      @@maxamuudxaaji2909 siyaasi u noqdey somalida siyasada iyo dinta is malahan bey amisan yhiin soma ahan

  • @r.mohamed1106
    @r.mohamed1106 3 года назад +1

    Shiiq Cusmaan Allaha ku xafido. Waxaad Allah ku siiyay dulqaad. Waxaan Allah ka rajeynayaa in jaahilnimada naga bixiyo si aan u fahano qiimaha cilmiga leeyahay

  • @khadra40
    @khadra40 3 года назад

    Assalamu alaikum please ayanle ama qofki sheikh number kisa hayo haisoqo sual dini aha ayan waydinlaha

  • @NadaMohamed-ng1dr
    @NadaMohamed-ng1dr 3 года назад

    San ujeclhy shikhaal ilaah janadii haku Gerdi❤️💉

  • @nimcoyusuf582
    @nimcoyusuf582 Месяц назад

    Masha alaah sualaha qadan ee lagudiyo anaaba ka xumaano sabaka ale hakuu sityo
    3:36

  • @omarabukar6193
    @omarabukar6193 3 года назад

    Maash llh.

  • @xassaannoor2743
    @xassaannoor2743 3 года назад

    Asc wll hanoolaato waxaankuvwaydiin lahaa lambarka sheekh usuuli hadaad hayso wll adooraaliya

  • @israa.040
    @israa.040 3 года назад

    Fadalan qoofki yaqan shiiqa telfonkisa haigu cawayo hanoolato nagu cawi shiiqa nabarkisa mahadsanid

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 года назад

    Ciid Mubarak dhamaantiin

  • @sadiqabdi7929
    @sadiqabdi7929 3 года назад +1

    Ayaanle xuseen Walalkey prt2 ayaan ubaahanahay Shekh Cisman Usuli allaha barakeeyo sooceli mararkale. runtii asaga iyo Cagmadhige iyo Shiikh kale aan kaasugayno Waa Shekh Cabdi xayi Moqdisho Mahadsanid.

  • @DARYEELCHANNEL
    @DARYEELCHANNEL Год назад

  • @حمدمحمدعليأمماهر
    @حمدمحمدعليأمماهر 3 года назад

    Asc walaal.shiiqa labarkiisa aan rabaa

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 года назад +1

    Xafidahullah shekh

  • @saladohasan5844
    @saladohasan5844 3 года назад

    Horey u soco!

  • @abdicusman8579
    @abdicusman8579 3 года назад +1

    M ,a