Ninkaan aabihi abdi kuus layiraahada gobolka qoraxay gar ahaan santarka laasacaanod qabaloh hoostago ku raaci jirnay ari 😁🖐 reer abudwaaq nah isla nahay
Ninka Erayadan Laxankan Io codkaan Mcn isku dar sady Lgnd waa dhan tadan wax bdn radi nayay Qofka Qaday lkn hada Arky yaa zhp la Ah intuusa Ku dan beyey nin kaan
2024 inta ilaso boqatay mowjadada mcn sida malab shinida mansareday makal marane manka gali dhantada wan jeclaha from ciyal xamar like 👍 ❤️
Aniga kula joojiya
Aba waan jecelahay ❤❤❤❤❤❤
Waxan ahy gabar ku kortay meel aysan wllehed iyo hoyadeed joogin waxa iso korsaday eedaday noloshu haba iska adkaato ALXM waa laga Soo gudabay 16sano kadib 2019 ayaan somalia TAGY si aan hoyaday aabhy iyo wllhy iso barto ALXM waan nbd TAGY anoo waliba xiiso bdn qaba curada hoyaday OO ah aniga da,da iga wayn ayaan aad u jecla kaligeed ayaan la shekaysan jiray dhaantadan na ayada Aya jecleed oo aad u dhagaysan jirtay waqti kasta hada waan kaso tagay somalia oo meshan marki hore kuso koray ayaan jooga MARKASTA oon dareemo xiiso zaaida ayaan dhagaysta oo walashay ayaan Ku xasuusta 😢abyo mcn alle haku xafido adiga iyo 2daada wiilba alle haku sharfo abyo sahro curadii hoyadayeey waqtigana Markle dib haino kulmiyo 😢insha ALLAH ❤😭💔
MashaAllah
Inshallah ❤
Dhantadan wax badan ayan radinayey hada Ayan ka so helay TikTok magaceeda.......love dhanto from mandera 🇸🇴
Isooqabo waybishee
24/07/2023
Mowjadada mcn❤ sida malabka shinnida ❤🎉😢
Dhantadan mcn hadi ad so booqatay ama ad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo ❤
16 october 10.2023 waa dawanoyaa
8:12 :23😊😊
Inta TikTok ka imaaday farta taaga😅😂
2023😂
@@claahimaxamad2771 2024 hahaha
Wakana
2015tii baan anoo yar oo geel jire ah oo jooga doollo gaar ahaan cagaarwayne agtiiisa baanniicle uu mid walal kay ah lahaa kadaawan jiray
Haatana waa 4:10:00AM
17/11/2024
goobtu waa muqdishi gaar ahaan
Excantarl afgooye
Halkaas oon nolal quruxbadan kunoolahay baan xasuus ahaan u dhagaysanayaa 😢
❤
Anoo dhayna kabiinkiisa saaran oo ciidkii u socda baan ku tuurta dhaantooyinkano kale ❤️ 🍂
War reer ciideedow waan idin wada salaamay boqortooyin 🙏
War waa nakan zxp
Waan kaqadnay
Ilahay codka,Caqliga iyo aqoontaba ha ubarakeeyo abwaanka
Heestan waxaan xulaba wan helay cawa waxa oga cawiyay ina abtigay oo soo helay 😍
Walahay kula mid baan ahaa waan raadinaayey hadda waan helay
Kula midban ahay hadan helay kwrn 😂😂😂❤❤❤
Kula mid baan ahay anna😁
Ma Sha Allah Allah ii sagal nin agdheere anigo ah issaq habar awal. amiin ii dhaha
Mawjadada mcn sida mlp shinida mansareyday makala maaranee manka gelih dhex yar dhuuboyy adaan dhirta kuuso dhex marayy💋💕wayy wayy ax yaa dhaantoh💋💗
Dhaantadan mcn mnta ayan dib usoo Booqday 2023❤🎉
2024/6/12🥹 weligey ma maqlin dhantadan lkn wiil aan jeclhy iso diry waso radiye❤👏
Mash allh dhantadan mar walbo raadi jiray walhi aroska walashey laga shiday sas ijecladay walhi my love cabdi kuus
Anigabo wax badn baan radiyay
Asc
@@aadanxaajiaadanxaaji6193 wcs wll
Ala bisinka dhaantadaan waxay ahayd 2016. Ana waxan daawanayaa 19/6/2024 😂
Dhal gobedhey adn kudawaqaya❤2024❤🎉
2014to 2023 😂😂😂😂 geel ayaan kuraacijiray 2014 anoo okin shinaysa wata iyo memory 2GB ah meel ladhaho bohol oo dhusamareeb 30KM ujidha waqoiyi
😂😂
Ala maxan loo kurace❤
TIKTOK baan kasoo raacay, ar gabdhaha is ruxaa Ee TIKTOK ga halkaan ayay caawa iga soo rideen.
Sido kle😂
Manshllh abti ilaahay codkaga ha kuu barakeeyo cimridheer
2016 baan dhagaystay anoo telef yar wato waan wayay caawo oo ay thy tarihkdu 3 / 9 / 2021 baan helay xasuus gaara bay ii leedahy
From galmudug
2024😂
Ninkaan aabihi abdi kuus layiraahada gobolka qoraxay gar ahaan santarka laasacaanod qabaloh hoostago ku raaci jirnay ari 😁🖐 reer abudwaaq nah isla nahay
Ninkaàn ma gabooye baa zxp
@@BaHaLoSSmay bro maaha wax dhaanto tuma sxp qofna hawaydiin waa og iyo ku aydhaleen wlhi
Wow I love dhantadan wa radin jiray manta helay ❤️❤️
Hirkacaay habooney ma nabaad Qabta 😍🥰🥲
Heestan WllHi wa jecelahay caaaway ii baxaysaa 3/8/2022 Wednesday 2:21 am hapeenimo
Manooshaha wall
Mowjadaada macaan sida malabka shinida❤
2023 yaa dhageysanaya💤
Awowe weynu jognaa
Dhaanto meel gaar ah iiga Qoran, qof qaaliya ifka ugu jeclahay isoo diray...♥️😍 quud ma cuno dartaa heedhe qaali.
....
...
..
...
Mashallah Allah isu xafidho inta isjecel
Inta IGA danbeyso 2024❤
Abdikuus siyaad ciyaal qabridahar
Xafad ceelxaar❤
Elleporla qurxon ee qoraxey ku dhex geeya jaH magalkygiih 💟❤️
Hirkacaay habooney manabad qabtaa❤😊
Inaa lilaahi tacaalaa
alla maxaan goobay dhaantadan 2014kii ayaan dhagysan jiray markaan dhagaysanayo waxa xasuustayda ku soo maxan jirtay gabar siraad la oran jiray oo ree galdogob ahayd barigaa
Dhaantadaan xili hore ban dhagaysan jira caadi maaha
Dhal gobedhey adan kudawaqaya♥️♥️🤞 November 9/2022 will ogaden cowlyahan
Cawlyahan adenkheyr Ina ader wakanaa
Wlhi dhantay ogolayd ano yar ban dhagaysan jiray cawa tiktok ku so arkay 26/9/2024
Dhaantadan marki iigu horeysay Wxaan kumaqlay gaari Hardtop ah oo Nooca askarta ah ama 3F waxaan inbadan raadiyana hada waan helay.
Xasuus bay igu ledahay
Dhanto cusub u haystack waa waa wakhtigi Abdi ilay❤
Alla Necbiyaa dhaantadan waan ku xanuustaaba wllhy😂
2024 and still listening 🎧❤
Shugran walaahi wan ku farxay wad ku mahad san tahy magacegga ayaa ah haboon inta ila maga ah hanolato
Yaa dawanaya 2021
Makala maranee maanka geli 🥺🥰
Ereyo+cod masha Allah 🤍
Waaw mujadada macan sida malab shinida 😮😮👍🔐🔐🔐
weeey inaba cadimaha tagero buxan haynaa bro soo badi wey
Wlhy waa dhaanto dhuuxa hoose iyo dhiiga dhaqaajinaysa
Dhaxyar dhuuboy adan dhirta kuso dhexmaray😂❤
6/12/2024kebri dahar dhexdeda ban ku dhageyasanaya
4/5/2024 😢❤
dhantada kaliya dhantoyinka ugujeclahey iminka wiilka magicisa ka soo arkay tiktok ga inbadan ayan raadiyey dhantadan ninkaqady magiciisa
Kula midaan ahay sxb waan radinayay hadaan sohelay 😂
2023 ya ila dawana 😢🎉
0:51
My Fav Dhaanto ❤🎉
Haboon wa magac dahabi ah runti gayiga somalida very very nice 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰
❤❤❤❤❤❤ inaba cadi mahan waan ku salaamay cabdi koos
Weel fiican aayatahay is gaaraan
4/07/2024 ❤
04/18/2024❤❤
5/2/2024❤❤❤
23/5/2024😮
Mawjadaadaa mcnsida malabshinida❤❤❤🇪🇬📿
Ala maxaan raadiyay dhantadan
from tiktok
Wa dhaanto cajib ah ee midkale ma qaday
Ereyo qalbiga kasogo ay iyo cod qurxon wax samenkara wax badanle go bay dhan tadan lkn hada halay
Mowjadada mcn sida Malab shinida mansareday makal marane manka gali dhantada Wan jeclaha farom
Dhaantadaan mudaaan raadinaayay💝💘💖
_NINKANBA CAAWU ILA FADHIYAA
M.a wllo ninkan cod bu hayaaye dhaantada noso badi dheh i.a
xaguu kunoolyahay sxp ninkan
Ninkani ma reer burcaa mise waa Soomaali galbeed?
1/june/2024 ya iga danbeeya
Ninka Erayadan Laxankan Io codkaan Mcn isku dar sady Lgnd waa dhan tadan wax bdn radi nayay Qofka Qaday lkn hada Arky yaa zhp la Ah intuusa Ku dan beyey nin kaan
Wuxuu ahaa dadkii ina ilay ka cararay oo magaaladii uu kasoo jeeday buu ku laabtay caabudwaaq
Ayyy USA🇺🇸🇺🇸 kama daalo dhantadan
ha faadumo cawa ay tahay 20/11/21 ayan dhagaysanayaa the best vioce good lengend
Kkkk wey igu socota 🤓
Masha allah
Esh calaa dhaanto
Eesh cala waxaasa dhantaa
Best dhanto jaceyl ah
lkn maxaad uga timaday hoogii dhantada jigjiga ama qabdahar kulaabo
Dhaantadan sanujeclahay tiktok kaarkay
Dhal gobedeey adaan ku dhawaqayaa
Dhantadn 2015 yan arkijira xasus
Best dhaanto aan dhagaysto wayahan 🎉
𝙴𝚎𝚣𝚑 𝙲𝚊𝚕𝚊𝚊 𝙳𝚑𝚊𝚊𝚗𝚃𝚘 💚❤️💚
caadi ma aha waad lahaysataa lkn sobadi
hasan abdi hcjxjd
Inbtigey ❤
2024 dhaanto haboon ❤❤
😊aadiyo aad
War ninkaa. Meel kusheega
Traditional calture of Og❤
No traditional somalia 😅 balse wali ku dambeuo dadka reer galbeed
@@farhans__pey6584waa dhaqan ogaden wana dhaqan baadiye dhaanto
29/11/2023 Dagesanayaaa
Sxpkey Abdi ILay baan kusoo Xasuustaa Heeskan
Maan shaalaa heestaan wanwayay
It is very nice song cabdi kuus lageng
Mowjadaada macan sida malab shinida mowjadu tolow waa halkee😂😂😂😂😂
mowjadaada maahan ee waa mohadada mcn mowha waxa laga wadaa neefta afka
Waaaaw fanankan xagu kunolyahay Afrika
Gobolka togdheer
Wayeel waqtigi ceelay
Legend
Dhantadaan maxan radiyay cawan helay
Haboney ♥️🥺
Dhanto mcn wllhi lajan waye
Dhaantadaan radin jiray
❤❤❤❤❤❤2024
I can,t for get this song
Wwwwww you have ♥️
Intuu kabaxay
❤❤❤❤❤😢😢
Maxuyiri nin bad qadatay anaga bubanaqatayye kkkkkkkkkk
M a ❤
Asc
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤