Ciro Waxaa Soo Baxay Waxyaabihii Lagu Xaman Jiray Inuu Somaliya u Adeego Waayo Wasiirada uu Magacaabay Waxa Ku Jira Ragii Kabo Qaadka U Ahaa Somaliya Sida Wasiir ka Arrimaha Debada
CIRRO WAA KHAAINUL WADDAN. DADKII LA SOO HALGAMAY EE NAFTOODA U HURAY EE BUURAHA FUULAY 7 SANO KA HOR XAGGUU KAGA TAGAY !!!!!!!! CIIDANKA WAA INUU U MAGCAABA JENERAAL CAARRE AMMA JENERAL OOFWAREEN.
Tani waxay u eg tahay dawladdii cabdullaahi yuusuf ee wasiiro badan
Ciro Waxaa Soo Baxay Waxyaabihii Lagu Xaman Jiray Inuu Somaliya u Adeego Waayo Wasiirada uu Magacaabay Waxa Ku Jira Ragii Kabo Qaadka U Ahaa Somaliya Sida Wasiir ka Arrimaha Debada
Maashalah Guul Somaliland
WAA NIN ADAG TUUG TII. CIDLUU KAGA TEGAY OGAADA. SIYAASADU SAAXIIB MA LAHA
Bissmillaahi wasalaatu wasalaamu calalmursaliin walxamdulillaahi rabbil caalamiin ilaahow noga dhig dawladii aad shar iyo shayaadiin iyo xaasidiinba nooga xifthiday tii khyrka waafaqda ee wixii xun aad ka xifthiday tii khayr ku hadasha ku xukunta ku dadaasha ee la aqbalay yaa rabbi loona hogaansamay yaa thuljalaali.wal.ikraam yaa allaah yaa rabbi aamiin aamiin aamiin yaa allaah ilaahow ku astur ilaa dhamaadka kuwii loo hiloobi doono ka yeel aamiin yaa allaah
ءامين اللهم امين
MAXAA KA RUUN AH ???
Waar.bishu.waa.12.ee.maaha.2.labaad
MAWA KA RUN AAH ????
CIRRO WAA KHAAINUL WADDAN.
DADKII LA SOO HALGAMAY EE NAFTOODA U HURAY EE BUURAHA FUULAY 7 SANO KA HOR XAGGUU KAGA TAGAY !!!!!!!!
CIIDANKA WAA INUU U MAGCAABA JENERAAL CAARRE AMMA JENERAL OOFWAREEN.
😂😂😂
Asc
Horgalee wayee cida la shaqaysa Ciro ma matalo Subeer Awal ..Viva SPSA 🦁🦁Ciro eyo rerkesa wa laga jaray 7 years waxy samayeen
Waa muwaadin Somaalilander ah . HORGALE?
Marka doontu dagayso....xirsi mee & qaarkaloo badan😂
𝑆𝑂24𝑇𝑉 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️