Gabay Gacal Xaayoow-Xasuus Abwaan weyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии •

  • @shukrimohamed1846
    @shukrimohamed1846 4 года назад +1

    Allaahayoow kuu naxariiso abwaan soomaaliyeed oo aad noogu wayn ayuu haddana ahaaan doonaa

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 5 лет назад

    Abwaan mgxaayoo wtaariiqda ayaa ku xuseysa ilaahoow unaxariiso qabrigiisa u waasici qabrigiisa u iftiimi janatul fardowso geey alahayoow aamiin inshaa alaah

  • @cawadqamaan2546
    @cawadqamaan2546 7 лет назад +6

    Maxamed gacal xayow Ebbe godka haa uu nuuro. Waa laashin tariikhda suuganta meel sare kaga jira.

  • @ganey72
    @ganey72 10 лет назад +7

    max/ed gacal xaayow illaahay jannatu firdowsa ha kaa waraabiyo AAMIIN ninkani wuxuu ka mid yahay abwaannada fara ku tiriska ah ama dhifka ah ee aan dagaaladii somali baabi.iyey suugaantooda kaga qayb qaadan!!! waxaanse ka yaabbanahay waxa suugaantiisa qoraal ama book looga qori waayey fadlan haduu jiro book laga qoray ii sheega idinkoo mahadsan.

    • @abdullahiibrahimmusse4117
      @abdullahiibrahimmusse4117 10 лет назад +4

      Waraabe gorfood walahi waa runtaa sxbow buug lagama haayo maansoyinkii uu tiriyay somaliya horumar badana ka dhiman AUN

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 года назад

    Ilaahey 🙏 🙏 🙏 ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u iftiimiyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco jannaddiisa udgoon ilaahey ha ku martigeliyo 🙏 🙏 🙏 🙏 abwaan la holin waayey buu ahaa gadaashiis wax guuroow xigmad iyo macna leh tiriya lama arag

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 2 года назад

    Allah ha u naxarriisto abwen maxad gacal xaayow u nukana gaddaa shiise rabi nama fidneyyo soomali maxad guull iyo gogonimo and go in dhamantaad

  • @abdowgalif4786
    @abdowgalif4786 10 лет назад +7

    masha allaah allow kuu naxariiso laashin maxamed gacal xayoow

  • @agmedmahamed2554
    @agmedmahamed2554 10 лет назад +3

    Abwan m gacal xayow alaya raxma axsab abwan

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 3 года назад

    Ilaahow ku naxariiso abwaan maxamed gacal xaayow aamiin yaa allaah

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 7 лет назад +3

    Illayow ku naxariiso wa nin Gabay dhameeyay

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 года назад +1

    Masha Allah maxaa hawiye ka dhashay abwaan sharaf badan

  • @Isse-wn8vp
    @Isse-wn8vp 8 месяцев назад +1

    Dadka aan u heysan ineyna murti kle ee tan xaafaddooda looga hadlo hayen jirin ha arkaaan guurowgaaaan Ee xikmad la mid ah ha keensadaano

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 Год назад

    Ilaahow kuunaxariis

  • @Muxudin-vv2pl
    @Muxudin-vv2pl 8 месяцев назад

    Ala maxoow geel yaqaan ahaay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 лет назад

    Masha.alah.ilahow.u.naxariisto.markii.dhegeysto.abwaanka.soomaaliya.aa.igu.soo.dhacdo

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 лет назад +3

    Allah yaraxma maxamed gacal xaayoow

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 6 лет назад +3

    Gallin dhaxe habeenkii waxay gaadha simataa..
    Waxuu Ulla jeedda Marka ay geellu ay saf saf u socdaan oo simaan
    Oo jaanta ay wadda qaadaan..
    Illahow u naxariiso....

  • @MotionBubbleTV
    @MotionBubbleTV 5 лет назад +3

    Allahaw uu naxariso

  • @fahadkoshey2382
    @fahadkoshey2382 9 лет назад +2

    masha alaha maxamad gacal xayow alahayow gunaxariso

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 4 года назад

    Allah ku Naxariisto Maxamed Abwaan gacal Xaayow

  • @abuiqraadam2871
    @abuiqraadam2871 6 лет назад +2

    Allah ha u naxariisto

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 6 лет назад

    Allaha unaxariisto wuxuu ahaa nin sugaanta ilaahay ku manaystay

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 5 лет назад +1

    Allaw kuu naxariiso

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 5 лет назад +1

    waaaaaaaaaaaw abwan m gacal xaayow

  • @caqilnasri3424
    @caqilnasri3424 8 лет назад +3

    masha allah jiririco waaye alaya raxma

  • @dadirfarah5601
    @dadirfarah5601 5 лет назад

    Maxamad gacal xayow. Naxariistiiiii. Jino. Allah. Kawarabshoo

  • @muuseibraahin2269
    @muuseibraahin2269 4 года назад

    M a allaha unaxariisto

  • @drmuniita5152
    @drmuniita5152 9 лет назад +7

    aamin allow ku naxariso awoowe mcn

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 лет назад +1

    Maansha Allah great man

  • @AbdirahimHassan-tf9ip
    @AbdirahimHassan-tf9ip 9 лет назад +4

    asc allah yaa raxmo max.ed gacal xayow waa suugaan yahan cajiib ah yaa ka dhaxlay ciyaalkiisa suugaantan sxb yaal yaa waa iga suaale???

  • @muuseibraahin2269
    @muuseibraahin2269 4 года назад

    Mashaallah allaha

  • @MotionBubbleTV
    @MotionBubbleTV 5 лет назад

    Allow ku dhowr murti dadkoda uu yeerta

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 года назад

    Janada allaha kugu risaaqo

  • @nurawale5694
    @nurawale5694 7 лет назад +1

    Illaajow unaxariiso aamiin

    • @yassingalow7211
      @yassingalow7211 5 лет назад

      Ilahow wa ramadaane maxamed gacal xaayow janatul fardowsa,abaal,uga dhig,muxu umada soomaaliyeed xumaanta,uga digey

  • @samiiroislaaw5335
    @samiiroislaaw5335 5 лет назад

    D