Waa kuma Cabdullaahi Ciise, waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaaji Ingiriis

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024

Комментарии • 117

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 года назад +8

    AUN Halgama Cabdulaahi Ciise Maxamuud, Dowladnimad maanta haysano waa ninkeyn, 🔥🇸🇴👍

    • @maxamedzaed1499
      @maxamedzaed1499 2 года назад

      Lkn wxa wanagsan in la sheego qofka xilka udhiibay ee wllalihi ka doortay

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 года назад +12

    Cabdullaahi Ciise wuxuu ku jiraa hoggaamiyaalka lagu dulmiyay taariikhda Soomaaliyeed. Ma aqaan sababta loo qariyay sooyaalkiisa lkn waxaan rajeynaya in jiilka hadda jooga wax badan ka qoraan Cabdullaahi iyo shakhsiyaadka kale ee lagu dulmiyay taariikhda.
    Mahadsanid prof Ingiriis iyo Curasho.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 года назад +1

      Kuwa soomaali lagu dumiyey Siyaad baa ka kow ahaa.

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад +2

      Xitaa way qariyaan in hooyadii soo korsatay ay ahyd Mareexaan!

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف Год назад +1

      @@ismailjama178
      Siyaad maxah kadabeye
      Waxa kadabey seh ineey isxasukhan somali ooy isukuh xasukhan khabyalad iyo isir naceeb bey iskuh dilen shacabkuh somaliyeed
      Ee ilahaay ha ukenoh nabad wartah khabilkanah ilahaay hakah madoh beyo amiin
      Markah ilahaay hanatosoh
      Somali oo walalah ah oo gamah ishestah oo iskah celiyah cadaw godah oo hal mel usowadah jestah cadawgah amiin

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 3 года назад +8

    Allaah u naxariisto aabihii xoriyadda ummadda Soomaaliyeed

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад +21

    Ninkaas cabanaaya.cadaanka Dhexdiisa.
    Claahi ciise raboow Caawi.
    Proff m x ingiriis. Mahadsanid

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 3 года назад +7

    alahyarxama raaximiiin abdulahi ciise aamen aamen. legend big respect

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 года назад +11

    Sharafi hadaay wax tareyso cabdullahi ciise baa latagay allaha unaxarista

  • @asadcawilcali
    @asadcawilcali 2 месяца назад

    Allow kuu naxariiso cabdullaahi ciise

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 года назад +1

    WAARIMEYSAANE! WEEDHIINU HA WAARTO!! "DALKEYGA IYO DADKEYGU WAX LA KALA QEYBIYO KA YAR!"-->AUN XAAJI FAARAX OOMAR👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 3 года назад +4

    Allaha unaxariisto Halgama cabdullahi ciise maxamud

  • @sihaamdaahirali986
    @sihaamdaahirali986 2 года назад +1

    Ilaahey haunaxariisto kitaabkiisa midigta alaha ka siiyo qabrigana alaha u wasiciyo ilaaheyow u aqbal aaaaamiiiiin aaaaamiiiiin aaaaamiiiiin yaarabii

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 года назад +3

    Thanks Dr Mohammad haji ingiriis.

  • @abdinurfarah109
    @abdinurfarah109 3 года назад +4

    Dr. Mohammed aad ayaad u mahadsantahay, waxbadan ayaan raadiyey taariikhda dhabta ah ee cabdullaahi Ciise.
    Fadlan taarikh badan inoo reeb inta uusan nijab kugu dhicin.

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      Islaan Mareexaan ah ayaa soo korsatay, maashaAllah!

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic Год назад

      ​@@am.b5688 ma korsatay mise way dhashay

    • @Sayidaliabdulqadir
      @Sayidaliabdulqadir Год назад

      ​@@am.b5688 islaanta mareexan somali mahen mya

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 3 года назад +9

    Reer sheekh isaxaaq iyo shacabka kale ee reer Somaliland waligoodba waa garab taagnaayeen Habar Gidir iyo sacad

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 3 года назад

      Dr Yusuf Qani Mohamed Abdi, Maxaa ula jeedaa Habargidir iyo Sacad, Bal inoo jilci walaal.

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 3 года назад

      Nobody cares

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 года назад +2

      Thanks teer isxaaq from hg sacad

    • @ladyamina2069
      @ladyamina2069 3 года назад +1

      @@Qoojistan sacad uuka yahay abdulahi isse

    • @ifk02
      @ifk02 5 месяцев назад

      Somali is garabsata wax gumaadi kara malaha masha allah

  • @hidaayoaliyuusuf2366
    @hidaayoaliyuusuf2366 Год назад +1

    Halyey somliyed c/laahi ciise maxamuud alle ha u naxariisto

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 года назад +12

    Somaliland always behind Somalia positive Personality.

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 3 года назад +9

    Waxaa nasiib daro ah inaan maqaamkiisa iyo taariikhdiisaba aan laga sheekeeyn dad badana maba yaqaanaan TaaS ayaana keeyntey in somalia dhibaato badan kadhacdo sababtoo ah waxaa lagu abaal dhacey dadkii abaalka nagu lahaa , Allah yarxamhu

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Год назад +2

      Siyaad Barre iyo xukuumaddiisii ayaa taariikhdii Soomaalida tirtiray oo ka dhigay tu ka bilaabanta afgembigii Siyaad Barre iyo kooxdiisii. Waxa kaliya oo taariikhdii Soomaalida ee hore ka xuseen Sayid Cabdalla Xasan iyo daraawiishtiisii, sababo qabiil awgeed.

    • @aliabdimohamedaliabdi9500
      @aliabdimohamedaliabdi9500 Год назад +1

      Soo hawiye ma,ahn qof walbe oo hawiye ah waa dulmane wll xaqiiqdu waasidaas rag aan waxba aheen baa taloyin lodhisay

  • @shariifmaxamed4587
    @shariifmaxamed4587 3 года назад +1

    Allah ha u naxariisto halyaay cabdullaahi ciise🤲

  • @habiboabdi8839
    @habiboabdi8839 Год назад

    Alle ha naxariisto qabriga Alle ha waasiciyo

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад +1

    Allah ha u naxariisto halyeey cabdullahi ciise maxamuud,
    Asagoo aad u da'yar ayuu taariikh wayn oo lama ilaawaan ah reebay,
    Dhaalinyaro aad u yaryar oo isu baheystay si ay dalkooda gumeysiga uga saari lahaayeen ayuu hormuudkooda ahaa
    Halka dhalinta soomaaliyeed ee maanta nool aysan ka fekerin wax dhaafsiisan calooshooda iyo raaxadooda,
    Somalia maanta markale ayay u baahantahay dhalinyaro cabdullahi ciise oo kale ah oo maanta dalkooda sida uu yahay wax ka baddala

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Год назад +1

    Giisi dadka somalida ah baal dahab ah ugu suntan.alla u naxariisto

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Год назад

    Waad mahadsantahay fadlan intan oo kale ka diyaari dhamman madaxda soomalida intii suuragal kuu ah

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 3 года назад +6

    Maxamed xaaji Ingiriis waa aqoonyahanka qudha ee ka soo jeeda Somalia ee wax badan ka og taariikhda Somaliland.

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 года назад +1

      Saxiib mar ayuu shegayey in book ka qoridoono xasuuqii dhacay 1988 taliskii siyaad bare ugeestey dadka reer waqooyi

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 4 месяца назад

    Alaha unaxriisto Cabdulaaahi Ciise

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 5 дней назад

    Allaha u naxariisto

  • @abdulaahicabdi4246
    @abdulaahicabdi4246 3 года назад

    ALLE HA U NAXARIISTO.
    CA/HI CIISE WAA AABIHII WADDANKA. INTAA KABADAN
    AYUU ISTAAHILAA.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 7 месяцев назад

    Allaha u naxariiso hayeey taariiq fcn nooga tagay buu ahaay❤

  • @hirsimohoo4437
    @hirsimohoo4437 3 года назад +2

    Waadku mahadsantahay m.xaaji ingiriis
    Sida barax li ida ah aad noogu soo gudbisay taariikhda

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 3 года назад +1

    Abdillah essa Great hero of somalia

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 2 месяца назад

    Preffisor Xaaji

  • @mohamedmaslah3606
    @mohamedmaslah3606 3 года назад +18

    Wuxu sheegay in jaaliyada reer Somaliland laba jeer caawiyeen marka uu tagay UK iyo USA taasi waxay ku tusaysaa in reer Somaliland ahayeen wadaniyiin waliba ilbaxa oo aduunka ku faafay xili aanay Somalida kale aduunka aqoon

    • @ahmedbaari4938
      @ahmedbaari4938 3 года назад +2

      Sidaad u fahantahay maaha ee dad walba wax u fududdaa inuu aado dalka gumeysanayaa marka la safraayo.
      Soomaalida waqooyiaga waxaa u fududdaa Ingiriiska, kuwa koonfurna waxaa u sahlana Talyaniga halka kuwa deggaan xeebaha Soomaliyeed ama Jabuuti ay u safi jireen Faransiiska.
      Sidaad hadda wax u sawirinryso sheekadu ma ahayn saaxib. Nabadey

    • @mohamedmaslah3606
      @mohamedmaslah3606 3 года назад

      @@ahmedbaari4938 hadii aan taada kuu raaco USA ayay gumaysan jirtay. Mida labaad Somalida Konfurta Talyaniga waxay tageen intii xoriyada la qaatay ka dib lkn markii hore may jirin dad caadiya oo dagan ama wax barasho u joogaa taana soo hubi

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 3 года назад

      @@mohamedmaslah3606 qof aan xor ahayn xagee aadijara in cida gumaysanaysa dirsato ma ahane. war xishood qof lagumaystay makufaano waa la igumaystay'e

    • @mohamedshaqiiri3254
      @mohamedshaqiiri3254 3 года назад +1

      @@guureguurre338 somaliland iyadu waa maxmiyad sida ku cad waayo waxaba ku cad maykal maryama markuu newyork tagi jiray 1948 jaaliyada somaliland la kulmi jiray soo baro horta

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 года назад +1

      @@ahmedbaari4938 bal ku darso xaasidow kuwii somaliland ee mareykanka ku caawiyeyna ma maraykan baa gumeysan jiray.U quudh waxay dadku qabtaan.

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 3 года назад +1

    Abdilahi isaa wad the finder of somalia independence and the person who hsve united somalia and the frist somali to register our flag and constitution to UN

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 3 года назад +1

    Masha-Allah Taariikh dhan ayaad ka hadashey

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 3 года назад +2

    Dadkii sharafta lahaa ee somaliyeed ayuu ka mid ahaa allah haw naxariisto balse nimaan geyin geddiisa yaanu ku xoqan isagoo is xejinaya

  • @queennur6336
    @queennur6336 2 года назад +4

    Rer nimcaale 🩸

  • @ifk02
    @ifk02 5 месяцев назад

    Geesi alloow janadii geeyga xornimada aan heesano ragba nafta u huray

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +4

    Salaad gabeere noo soo raadi wll

  • @timatimo5462
    @timatimo5462 Год назад

    M.a

  • @abdulkadirmohamed5492
    @abdulkadirmohamed5492 2 года назад

    Allow ku naxariiso

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 3 года назад

    Alaah haunaxariisto halgamaagaa waynaa

  • @omardhamac4137
    @omardhamac4137 3 года назад

    Raaci saxiib Alaa ya raxma

  • @abdirahmanmali7558
    @abdirahmanmali7558 3 месяца назад

    Waxaa qaldaysaa wax badan

  • @mukhtar4034
    @mukhtar4034 2 года назад

    maxamed haaji ingiriis aqoon yahan buu a

  • @rukiasharif3226
    @rukiasharif3226 8 месяцев назад

    3:35 3:36 3:37

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Год назад

    ❤️✅🌹👑👑✅❤️

  • @saadaqshire8400
    @saadaqshire8400 3 года назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌾🌾🌴🌴🌹🌹🌿🌿🐌🐌🐌🌴🌴🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa raysalwarihii uguhore somalia ugunaycadalabadnaah

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 3 года назад

    😍

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 года назад

    KUWI DHAGAXTUR LA DHAG XIYEY WAXAY AHAYEN KUWI KU DOODEYEY MAMUL GOBLEDYLO(AKHAS!LAANNO!)GUMEYSIGA(BESHA CALAMKA!)HOOSTAGA LA YESHO!!

  • @axmeddaahir6258
    @axmeddaahir6258 8 месяцев назад

    Swl wuxu aha

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 месяцев назад

    Waa Taariikh beena ah, oo qabali ah oo gacan ku rimis ah. Lier

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Год назад

    ma Hawiye ayuu ahaa mise Ajuuraan?

  • @am.b5688
    @am.b5688 Год назад

    Jullies Nyereri London isagaa iskiis u aaday ee nin carooday maaheen, Nyereri isagaa ahaa the defacto leader in Tanzania ilaa uu ka dhintay!

  • @mubaarighassan2725
    @mubaarighassan2725 2 года назад +2

    Somaliland waligoodba gob ayay ahayen midnimo inanay suurta galayn ayay imikana og yihiin somalida kle wakhti danbe ayay ogaan doonta

  • @abdirizakm6088
    @abdirizakm6088 3 года назад

    sxb ingiirisow faar ayaa ku soo qabtey hay,adda sirdoonka mareekanka waxaa la dhahaa f.b.i ee ma ahaan s.ia

    • @nuradinmohamed2853
      @nuradinmohamed2853 2 года назад +1

      Waa saxan yahy FBIWaa hay ad dimbi baaris ee sirdoon mahan SIA aya ah sirdoon

    • @Tayasiir
      @Tayasiir Год назад

      FBI federal bureau of investigation
      Maaha sirdoon ee waa xafiiska denbi baadhista oo waa police sida CID oo kale.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад +3

    Ogoow 13kii SYL..kuma Jirin C/llahi Ciise...Soo BAAR!!!.Ninkii B/weyne Ka Soo waday oo ay Saxiibka ahaayeense Ma garaneysaa??...Soo BAAR...

  • @HBielb
    @HBielb 2 года назад +1

    no more somali weyn

  • @fadumomohamed3015
    @fadumomohamed3015 Год назад

    Mayran

  • @Iamhappy-v9b
    @Iamhappy-v9b 2 месяца назад

    Waa intay BBC sheegtay

  • @am.b5688
    @am.b5688 Год назад

    bulshadii reer Somaliland ee joogay London iyo New york!! Wax walba ciyaar bay noqdeen! Hadii lagu dhihi lahaa dadkii joogay markaas reer Somaliland way xanaaqi lahaayeen, maxaa yeelay ma jirin wax la yiraahdo reer Somaliland! Waxa jira Italian, British, French Somaliland !

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 года назад

    Ilahow hana waalin ninkan professor ingiriis la yiraahdo waba qof la maray

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed 2 года назад

    Inkaarta Soomali haysato illaa maanta waa caddaalad darro iyo in qofka mudan hogganka aysan Soomali dooran badalkeed waxay doortaan shaqsi lagu keenay qabyaalad oo illaa maanta socota sida 4.5.
    Illaa dadku ay wada gartaan in nidaamkaas uu yahay mid gurracan ka bixi mayno dullinimo

  • @shiksh742
    @shiksh742 3 года назад

    YAA YAABE ,, MA LA WAAYEY HOOYOOYIN NOO DHALAH WIILASHII HORE SIDA KUWII SYL.. SAYD MAXAMED.. IYO KUWII KALE EE LA MUDKA AHAA,,,, 😭😭😭😭 ALOO NOO DHALIH WIILASHII HORE CAMAL

    • @hobo4076
      @hobo4076 3 года назад

      allow umada xaqa tus dadna qabyaalad bay u dhintaan dadna diin iyo qarannimo sida hada loo kala baxay waa yaabe ma isku midbaa naftiihure iyo naftiihalaage oo ma iskumidbaa xaq iyo baadil horta kala barta

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 3 года назад

      wiilashii hore badana duli bay ahayeen ma ahayn wax rag lagu tilmaamikaro sababto ah wiil cadba dalkooda iyago jooga dalka iyo iyagaba iskalaha sidii xoolihi!

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Год назад

    אלף, לא אנטילופה מחמד, לא אובססיה, אנטילופה מחמד, לא ג'ודי?! 1 @

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Год назад

    Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?!1@

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 Год назад

    war waxaan umads ka qsbta waa beentiis

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 года назад +1

    Aygii maanta wax noo sharaxaya hoo yadaa usherg qabyaaladayste xun

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 года назад +1

      @Mahad Hodey Waar aqoonyahanka ka xisho jaahil yohow.

    • @fahmoxuseen5453
      @fahmoxuseen5453 3 года назад

      Doqonow tariiqda way qoranthy orod soo aqri

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 3 года назад

      @@alphamale5802 jaahil dabadhilf liito oo qurmoon oo qabyaaladi tilootay baad tahay kula yaabi maayo adiga iyo dameerkaas naaclaha ah

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 3 года назад

      @@fahmoxuseen5453 gabar baad tahay anigu tumaka lama caytamo

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 3 года назад

      @@fahmoxuseen5453 balse waxaad ogaataa in laga fiican yahay damiiri dhaan raacday hebal english ninka labaxay orod soo baar nin difaacaya gay ama khaniista taad utaqaan baad difaycaysaa dib ugu noqo you tubkiisa inta aadan xuurtoon

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад

    Sheeg Jagadii uu ka hayey C/llahi Ciise Ururkii SYL...Beentana Jooji.

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 3 года назад +1

      Ina Mire haye wax la, waa waxeedii isa soo miiraami adiga oo sticmaalaya Waa beentaa iwm. CBB get out of here.

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 года назад

    Somalidi hore badana waxay ahayeen duli wax rag lagu tilmaamikaro ma ahayn inyar sida darawiish ma ahane. wiil cadbaa dalkooda ku gumaystay oo sidii dumarkii ulahaa... what a shit history the Somalis at that time brought to us

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 года назад

      Hadda miyaan Xabashi iyo Sawaaxili gumeysan?

    • @fahmoxuseen5453
      @fahmoxuseen5453 3 года назад

      Oo darawish mxy ahyd waqooyi unbsy xoreysay konfur xasan barasame io dhagax tuur ba xoreyey

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 года назад +2

    Afkaga ma go o maxamed ingariis reer albarako shiirkola isagonla moodo inu madax qoosto timahisa badan wajiga usaarna an dhihi jirnay madax qooste hadane sidi ma thy wali

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 2 года назад

    He was a good guy but I don’t think he was a habargidir

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 года назад +1

      Wali wuxuu ahaa sacad siciid soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dhaba oo aan qabyaalada ku madax martay aan aqoon

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Год назад

      Rer abtigii mareexaan ayaa soo koriyay markii u aabihii dhintay isagoo yar

    • @zund4
      @zund4 4 месяца назад

      Allah u naxariisto Cabdullahi Ciisa

    • @Cambaro-ku1dh
      @Cambaro-ku1dh Месяц назад

      Wuxu aha habar gidir sacad reer nimcaale.

    • @Cambaro-ku1dh
      @Cambaro-ku1dh Месяц назад

      @@ahmedkulowabdi821abdirashid sharmarke hooyodis ba habar gidir sacad bay ahayd. Sacad wa dad mar hore magaalo soo galay oo professoro iyo aqyohano leh qabilada duur joogtada miya umalaysay 😂

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 года назад

    Cunuugii kabaha ka weyn qaatay waaka heyna kkkkkkkk

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 Год назад

    Taariikh Been ah!🙈🙈🙈🙈🙈