Abiy Ahmed oo mar kale U Gafay Taariikhda Buurta Kaaraamardha & Jaamac Gallad oo ku Tufay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024

Комментарии • 223

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 3 года назад +6

    from mogadisho jaamac galad waan kutaagersnhy in somaliga mogadisho joogo in uu udhinto difaacida jigjiga garba ciise iyo dhaman dhulka cadawga heysto m.d Mustafe waa in xilka laga tuura ONLF talada deeganka lawaregtaa 💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @elmihazar7999
    @elmihazar7999 3 года назад

    Mahdsanid

  • @abdirahmanahmed8040
    @abdirahmanahmed8040 3 года назад +2

    Jamac Galad waa runtiis waana wadani dhab ah

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 3 года назад +5

    Ayda aydu dhashay itobiyanka wan ka xarobi dona insha allah dadweynow jwxo hala dorto kuwa kle meelna noma wadan

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 года назад +2

    Jaamac indher garad caqliga ilah hakudayo

  • @hassanjama2360
    @hassanjama2360 3 года назад +6

    Sifican baad u hadasha mnsh allah geesi geesi dhalay

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k 3 года назад +5

    JAAMAC GALLAD
    si fiican ayaad u sifaysay Abiy Gaal ka xun oo cadawsan ma jiro.

  • @cabdulqaadirxuseen6640
    @cabdulqaadirxuseen6640 3 года назад +1

    Si fiican baad u hashay mahadsanid

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 года назад +2

    Asalaamu calaykum walaalayaal tvgiinu waa khatar

  • @adnantukale3131
    @adnantukale3131 3 года назад +1

    Alle haku xifdiyo jamac galad wlll
    runta ayad tabaty

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 3 года назад +1

    Thanks you jamac galad , Somali ayaan maanta awoodi hore aan leheen.

    • @amohaosman5188
      @amohaosman5188 2 года назад

      Jamaica.galad.iyo.anig.yaa.isku.fikrad.ah

    • @amohaosman5188
      @amohaosman5188 2 года назад

      War.itobiyo.wax.ladheeho.majiirto

  • @arhotabaali7830
    @arhotabaali7830 3 года назад

    Go prey uk dammy

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 года назад

    Allah haka qabto cadawga umada somaliyed iyo umada Muslim ka ahba

  • @Raho339
    @Raho339 3 года назад +7

    ILaahayoow Ethoipia Jabi oo BurBurtaa Xornimadayagana Nasii Aamiiin Yaa Rabi

  • @kaynaanqaadiri2100
    @kaynaanqaadiri2100 3 года назад +2

    Wallahi jaamac galad waa geesi somaliyeed soomaali waa isku mid sxb isku mabda ayaan nahy

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 3 года назад +1

    Adhama iyo koojaan wax kunool xataa ma naqaano jaamac taarikhdaa ku xusi doonta

  • @ismailenow3733
    @ismailenow3733 3 года назад +1

    Jaamac kheyr fara badan illaah ha ku siiyo.

  • @anasabubakar6181
    @anasabubakar6181 3 года назад

    Hadal wayn ayaa ku hadashy jamac
    Wilka dhir dhaba ku dhashay muqdisho askari wu ka noqn kara somali meel walbo jogtana waa isku mid🥰

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 года назад

    Jaamac Galad iyo ,Nuur rag xogogaal baad tihiin

  • @sulxaanjamal7681
    @sulxaanjamal7681 3 года назад

    Guuuuuuuuull

  • @abshirabshir6477
    @abshirabshir6477 3 года назад

    Wallah ninkan waa runtiis ani waxaan ahay nin oromo ah jamac galad tarikhda oromo waayaqanaa

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 года назад +3

    Tigre waa inay nafta ag dhigaa. Abiye . .waayo waa dagaalami karaan weli hadii kale sida soomaali oo kale ayaa lagumeysanaa iyo orommo iyo uraag. Inta gabar ka nooshahay 30 Sano ayay talinayeen hub masar iyo suudaan ha u raadsadeen ha iska dhiciyeen abiye iyo afawerki dhiigyacabyada. Qarnigs 21 aad......

  • @engmohamoudyusuf3960
    @engmohamoudyusuf3960 3 года назад

    Eng. Mohamoud yousuf
    Reer hargeisa ah
    Runtii waxa biyo kama dhibcaan ah in umada somalidu tahay qoomiyad gobanimo udhalatay gobtana maskaxdooda duliga ma qaayibtee
    Ma damaniye dayntayda wan daba galayaa
    Wan salamayaa
    Jaamac gallad,
    Mr. Nour iyo dhamaan hawl wadeenada sstv

  • @mohamedibrahim6252
    @mohamedibrahim6252 3 года назад +1

    Jamaac libax nolow

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 года назад +1

    now I know why siyaad Bare the legend fought Ethiopia 🇪🇹 I didn’t know he was born Ethiopia 🇪🇹

    • @MrMacmail
      @MrMacmail 3 года назад +2

      He was born in duul somaliyeed nit Ethiopia. All Somalis from wajir to Djibouti are one in the liberation of our land.

    • @khaledbabanaye2778
      @khaledbabanaye2778 3 года назад +1

      He was in shilabo its a somali region

  • @awilahmed419
    @awilahmed419 3 года назад +2

    Jaamac gallad jaahilkii kudhalay was ma tigreegii gabdhaha Ogaadeenka kufsan jiray baad u xiistay Abiye Axmed soo ninka Dadka xorriyadda siiyay ma ahan soo ninka gumaysigii tigreega burburiyay ma ahan soo ninkii ugu horreeyay ee Itoobiya dimuqraadiyadda ka hirgaliyay ma ahan layaab malihd waxaad kamid tahay Tigreegii gabalkoodu dhacay

    • @mohamedabdulaahi6340
      @mohamedabdulaahi6340 3 года назад +1

      uuf uuf wad uraysa qurun bad tahahy adana jaahil ah was hooyada iyo dhiladi maskaram eheed ee kudhashay wasee

  • @aydrusclaahi
    @aydrusclaahi 3 года назад +1

    Waan kuraacsanahay waa masiibo

  • @mawlidismail5234
    @mawlidismail5234 3 года назад

    Ukuxidh.Abii

  • @mohamedabdi9178
    @mohamedabdi9178 3 года назад +1

    Jamac Gallad falanqeeye cajiib ah.

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 3 года назад

    Wa runtaa jaamacaw xataa Malas ba horay baarmaanka itoobiya ka hor yidhi Somaalida Itoobiya wa Somaalida ugu Asal san luuqad ahaan iyo jinsi soomaali ahaanba Abiy ay aaana laga aysanayn weeye

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад

    Dadka jigjiga ku nool ma axmaaraa mise waa soomaali.

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 3 года назад

    Waa iska hadasheen soomaali meel ay dagto oo dhan buu rabaa inuu qabsado

  • @SadiikSindi
    @SadiikSindi 3 года назад

    mhdsnd Abti dad bdn waad iga tilmamantahay wlhi alle haku sharfo m.a

  • @abuanas9475
    @abuanas9475 3 года назад +2

    SSTV Horta ma macaarad itoobiya Ku maqiiqanba mise waa Chanaal dadka looga faa ideeyo sxb hangu mashquulin itoobiya waayo warba idinma hayse maxad dadka ugu lugoynaysa sxb

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад

      Abu Anas waxaad tahay kuwa aan dhalnay ee Itoobiyo ku adeegato oo gumaysigu sandareerto siiyo oo aan lahayn damqasho Soomaalinimo.

    • @abuanas9475
      @abuanas9475 3 года назад

      @@luuljaamac2023 hhhhhhhhh wll anigu Dee dadka xanuunsan lama hadli ee allaha kucaafiyo

  • @abdidangoroyo4072
    @abdidangoroyo4072 3 года назад

    Ana boqor baan somalia ka noqonayaa markan tigrega katakhalusno

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад +1

    Somalida ayuu arkay in eysan kuwalita laheyn

  • @hussainhassan2728
    @hussainhassan2728 3 года назад +1

    Adeer adiga soo adigii dhihiniray itibiyan nimadan kufaanayaa maanta maxaa ku badalay farmajo maxaa faraqakuusuray nacasyahow abiye adiguu madaxkuuyahay Somali insidaaslayiraado adinkaabaday oolasaftay beenaale

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 года назад

    Oromo Waa Somali, Somali na Waa Oromo. 100%

  • @yaxyecaabi7892
    @yaxyecaabi7892 3 года назад

    Codsi geesi jaamac galad ilasooxidhiidh numberkaaga

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 года назад

    JAMACOW ILAHAY HAKU DAAYO LAKIN WALAL NOOGU KAALAY HARGAYSA SOMALIDI ASALKA AHAA EE DHIIGA LAHAA AYAD KA JOGTA SIDAS AD SHEGTAYNA WALAHAY WAA RUN

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад

    Geesi,qaran,qaran,Jaamac,Galad,,,soomali,galbeed,+s,land,,OO,midoobaa,,,waa,,,,,,,,,jabka,iyo,hooga,cadawga,,neceb,soomalida

  • @abdidangoroyo4072
    @abdidangoroyo4072 3 года назад

    Faramaajo wax kalitta somalia ma somarin Boqor bay iga dhigaysa Ethiopia iyo eriteria Abiyana boqor Ethiopia 🇪🇹 buu noqonayaa

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 года назад

    Migisto iyo aby Ahmed wa isku fikriid waye cagjar

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 года назад

    Daawada chanelkeyga itoobitaan ka hadlaaye

  • @mozance2483
    @mozance2483 3 года назад +1

    Basaaskaan tigreyga ah. Ayaa malinkasta weydiineysaa umadd dhan mustaqbalkooda

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад

      Mozance 24 adiga ayaa
      Jaajuus ah Axmaar iyo
      Injir ka guraa tahaye hanaga caayin wiilasha.

  • @maxamedaxmed5737
    @maxamedaxmed5737 3 года назад

    Sax waxa ah kamahadli karan sababto ah degaan aanay lahayn bay Ku dhinteeen!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Yeees

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 3 года назад

    Kaaraa mardha ma isagaa ka guulaystey. Waa meeshii billad geesida lagu siiyey taliyihii millateriga somalia ee goobtaa gen maxamed cali shire. Haa dad badan baa nalooga diley laakin 50 jibbaar baa ka le'day iyaga goobtiina waxaa hantiyey ciidankii soomaalida iyo Gen maxed Cali Shire.

  • @adonallah
    @adonallah 3 года назад

    Amxaaro ayey ladagalamayen 1400 ilaa 1500 waxay ladagalamen bortaqiis fasgasdagaama ayeey jebshen

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 3 года назад +2

    WCS walalayaalo ETOBIYAANKA marnaba RAALI kama naqanayan waa cadowgeyna kuwaad aan rabiin in somaliya HURMUR gariin

  • @musesiciid3367
    @musesiciid3367 3 года назад

    Kkk jaamac galad itixaan

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 года назад

    WALAHAY JAMAC GALAD WAA QOF AAD U WACAN OO WELIBA RUNTA KA HADLA. WAA RUNTISA OO ABY QXMED QOF KA XUN OO SOMALIDA KA NECEBI MA JIRO. HADUU AWOD LAHAN LAHAANA CAGTUU MARIN LAHAA SONALIDA

  • @wllfaahim8655
    @wllfaahim8655 3 года назад

    Tigree baad tahiin abii afkiina kadaYa isaga kaca meeshA soomaali tigree baa dhib kuheysay

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Год назад

    Isaaaq iyo dhulbahantee baaad ka sheekysaan mlin walbee, gacmahiina ugu dhisa Talooyin ragii awoowa yaashina layy dumarkiiniina kufsanjiray

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 3 года назад

    jaamacow somalida oromada canfarta benishangul ganbeela dhamaan waa dad qashin ah meelna gaadhimayaan lakin tigreega marna dhulkooda lahaysanmaayo Wayne guidonaan

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 года назад

    Geesi geesi dhalay Jamac galaad waa run sheeg amxaarka dhahay ilaa muqdishan lenahay madaxada hor fadhida may ka difacan yaa u diiday in ay ku afnaqan ma walidkooda

  • @bookhismaileid9399
    @bookhismaileid9399 3 года назад +1

    Kan Madaxweynaha Kililka ahi waa siduu Jaamac sheegayo B iyo T midna maaha

  • @osmanawaadam3947
    @osmanawaadam3947 3 года назад

    Markii hargeysa la xasuuqaayey maxay u noqon wayday Somali

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade8621 3 года назад +1

    Wasax sxp nin cadawga unugul nama matala sxp warunta sxp ama muqdisho jog ama jog jijjiga waa iskugu mid Somali oodhan I a waso ceshan dona dhulkena

  • @yahyemohamed3025
    @yahyemohamed3025 3 года назад

    Insha allah dhulkeeyna waanu soo ceshan doonaa oo qalbigeyna kama baxo marnaba walahi buu heesan karin dhul somaliyeed caade qaatana wuu dhamaan

  • @qorone____6077
    @qorone____6077 3 года назад +1

    wllhi jaamac beentii maahin melisanaawi iyo mingiste wuu ka darnaanlahay ee waa cadaw an tabar laheen abiy

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад +1

      Waa sax Jaamac galad been kuma sheegin.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Год назад

    Xaare

  • @nimcoxuseen6346
    @nimcoxuseen6346 3 года назад

    Warbaadan ka hayn in kililka 5naad in aya wadaleeyihiin ethopainka oo dhan somalidana aysan tagi karin kilalada kale ee itobiya jigjiga wàxay noqotey xafad ay galaan dadka hayladhiga ah

  • @maryamali199
    @maryamali199 3 года назад

    From muqdisho jaamac galad caadi maha waa kutaagera

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    ABi Ahmed. Waa dhAshiis cune

  • @rumancadaani4442
    @rumancadaani4442 3 года назад

    buurta karamardha iyo halganka geesiyada somaaliyeed tariikhdodu waa lamatabtaan። inkan wajiga caaga leh waxaba yun sikadhigin shakhsi qadiyadu ku waydahay iskadhigin .dibigaa sac dhalay uun weyaan shekadiisu marwalba

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 3 года назад

    Cadawga somali waa ethiopia
    Ninka yidhaa maha cadaw isaga ayaa cadaw ah.

  • @norhashi8146
    @norhashi8146 3 года назад +1

    Isku mid manihin doqomo aatihiin

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 3 года назад

    Waa siyaasad xumi la soo deristay Abey Axmed uu ku guuldaraystay maamulkii, markaa waxay ka tahay habar dhali weyday aleel ku waalatay, isagoo is leh Oromo iyo Somailida cadaadi si ay u kacaan buu ka dayayaa siyaasad. Waxaan leeyahay reer Etiopia dhamaantood wadankiina xejista Abey wuu iska tegi doonaa, Waan ku raacsanahay Md Cagjar inuu iska dhega mariyo hadalada Abey ahmed

  • @user-pn1pp1go6d
    @user-pn1pp1go6d 3 года назад

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @mawxasan8385
    @mawxasan8385 3 года назад

    BALCAD AMA TEYTEYLEEY WAXEEY AHEEY HALKII UU JABKII UGU WEEYNAA WELGEED KASOO GAARAY ITOOBIYA WAXAA KULA DAGAALAMAY SHEEKH XASAN BARSANE 1907

    • @mawxasan8385
      @mawxasan8385 3 года назад

      SHEEKH XASAN BARSANE OO WATEY 150000 BOQOL IYO KONTON KUN OO CIIDAN AH

  • @senyogalaal4074
    @senyogalaal4074 3 года назад

    Jaamac Gallad waan ku sugayaa Aboowe ninka inaga dhici.

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 года назад

    Jaamac gallad waa wariye xaqiiqda taabta guuleeyso

  • @calimuuse8853
    @calimuuse8853 3 года назад +2

    Beeentaahawaaarun

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 3 года назад

    ASC MASUUL SARE JAMAC GALAD WA RUNTA WAD KU MAHADSAN TAHAY

  • @cabdiqaniabdi9967
    @cabdiqaniabdi9967 3 года назад

    qoodh qoodhalay jaallle jamac galad

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 года назад

    Waaa ruuun

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 года назад

    Good waa saax Soomaaliya.Soomali Galbeed Idiinkaa doortay Gaalka Galbeed

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад

    Jaamac,Galad,iyo,Nuur,,illaahay,haydin,sharfo,

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 года назад

    Waa niicda daaya oo ku dhinta oo is xoreeya

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 года назад

    Af qashuushleey reer Ofadenia Somali Galbeed, intaad abiye views ka raadineysaan maad u diyaar garowdaan xaalka is bedeli doona.??

  • @nimcoxuseen6346
    @nimcoxuseen6346 3 года назад

    Waliba waxaa jira xaafado loogu magac daray suuq dhabuub iyo suuqa jaadka oo layiraa suuq abiye kolkii hore laba qabaley ama laba xaafad ay aad u degen yihiin xaba shidan oo kala ah xaafadda 5 iyo xaafadda 6 oo markii cagjar ladoortey ay dheheen barlabaanka kililka 5 nabad hanalaga siiyo xubin xilibaan madaama aan laba xaafad anaga ka leenahay lkn waxaa taa kasii darn in maanta lagu Soo biiriyey xaafadii kale ee somalida galayeen in ay iyagii ugu badan yihiin mehradaha ugu badan a ay ka wada fourteen jamacadiina iyagaa kaliya ay yihiin cabdi badan ayaa ka Jirda wllhi jigjiga hadii lays faro halkii qof ee somali ah 20 nin oo qomiyadaha kale ayaa ku Soo aadi jamacdda jig jiga waxaa ku jira 5,000 oo ardey 4 wàa hayladhiga 1000 kalana wàa somali ka kala timid Somaliland bunti laan iyo qaxootiyada somaliyeed oo kunool kililka somalida marka taas ayaaba kuu cadeyn in ay Goor dhaw noqon doonta federal jigjiga

  • @sheikhdulmidiidxaaji8335
    @sheikhdulmidiidxaaji8335 3 года назад

    Kuwa gumeesiga unugul Somali mamatalaan

  • @yusufhassanfu4012
    @yusufhassanfu4012 3 года назад

    Karammarda,waa guul Somalida uhoyatee, qof inkiri karta majirto. Abby wasaq wax kama bedeli karo dirbaxda kuu dacey ee burta karamarda.

  • @calimahamed6484
    @calimahamed6484 3 года назад

    Asc wan idin salamay bahda sstv salan kadib markan idin eego wali waxa idin horjoga malas iyo gabre iyo cabdi maxmuud cumar kan jamac galad layidhahdo ma somaliba mise wa tegre talabada mamul ee iskuxigay kii malas iyo kan hada ke uron somali dhamanted ma abyay ba uron mise malas balha iiga jawab

  • @umayma1831
    @umayma1831 2 года назад

    Abi yooow maxa lagu dhama kara mardha hanti dad leeyahay hanqalka hautagin kalabo laximada

  • @mohamudharbi9265
    @mohamudharbi9265 3 года назад

    Galadaw farmaajana ku haka reeeebin

  • @jagnebakal1745
    @jagnebakal1745 3 года назад +1

    Beenaale ogaadeen baadtahay dad kana usheegataa Haku waso abey

    • @jagnebakal1745
      @jagnebakal1745 3 года назад

      Soomaali ninkaa aad caayayso ayaa ah eefarmaajo ah adigu qabyaaladayste Ayaan tahay ogaadeen illaa ogaadeeniya

  • @amohaosman5188
    @amohaosman5188 2 года назад

    Abiy.waa.murti.waxabana.in.djagax.lagu.diloo.ayaa.banan

  • @sameerahaji9595
    @sameerahaji9595 3 года назад

    Salaam my favourite wariyal 😁Jamac Galaad /Noor Mohamed kdb Jamac Galaad Ilahay cimriga/cafimad ka haku barakeyo , hadii in yar oo Somali kamiid ah sidada u hadli lhayn/u fikiri lahayn Tarikhdan Qaldan ee Axmaro wado ma socoten lkn manta Nasiib daro ayaa mesha talaa!!

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 года назад

    Abiye waa Nin leh ujeed fog adiguna farmaajo ayaa kuu ah bar tilmaameed . Buurtaas waa loo taahayaaye ogow.

  • @minetoumina5830
    @minetoumina5830 3 года назад +2

    VIVA ABIY 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 😘🙏💪💚💛❤

  • @sadiyoxusen4101
    @sadiyoxusen4101 3 года назад

    waxbo nagama qaadayan wan isgarab saneynaa libaaxyadii afrika inaan nahayna walada ogyahay dedkeenuna dhul weyleyihiin dhulkeenuna dad weyleyihiin kaaramardhane somaaliya leh etobyo waxy Nala tahay daanyeerto kalee

  • @baashixuseen1002
    @baashixuseen1002 3 года назад

    Kaaraa Madhya iisharxa buurtaas

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 года назад

    Ogaadeen waa inan gumeed addoonsiga jecel xabashidii wasi jirtay ayay doonayaan ....waar intìi aby axmed joogay ayaad xor noqoteen .xayawaan yohow

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 года назад +3

    Farmaajo waa wax magarat cadaw ayuu taalo ay leyihiin geed u talaalay Uma qalmo marlabaad,kuwa soomaali gumaysto, madaxweyne waa qaainul wadan.. Xasan sheeq meyd kiinya ayuu usujuudaa lahaa kuligood qeyr maleh waana cadaw kalkal Uma qalmaan inay soo noqdaan.. ... .

  • @mawlidismail5234
    @mawlidismail5234 3 года назад

    Jaamac.beenale
    Cunsuri.

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 года назад

    Rag culus

  • @abdilahiusman1112
    @abdilahiusman1112 3 года назад

    saxib run ayaad kahadashey

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 3 года назад

    Abii Axmad xaad ka rabtaa? Soo idinka kuma heesin mar hadduu dhoofnimo cadaw dhayal kuugu soo dhaco kugu dhaadan maayoo itobiya kamaan dhalan kaarasrdhaay. Gabaygiina wuxuu ahaa: Waakaa weerka loo xiray hablihi Waajid iyo Luuqe. Walbahaarka Hiiraan la yaab wayda Bsydhabo'e ha walwalin Siyaadow mar kale weerar kuu furane.

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 года назад

    Waa