Jaamac Gallad oo la Yaabay Qaabka loo Jabiyay Maleeshiyadii Tigreega ee TPLF.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 34

  • @khaliilyaasiin3034
    @khaliilyaasiin3034 2 года назад

    Jamac waxbaa si ka ah

  • @khaliilyaasiin3034
    @khaliilyaasiin3034 2 года назад +1

    Ma ayagaa sheegtay mase waa wax muuqda Jaamacow

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 2 года назад +1

    Asc horta ma ogtahay Jamac galad nin TPLF buu ahaa wuuna la safnaa ilaa xad hadana waa uu qaadan la,yahay in ciidanka Tigrayga lajabiyey

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Год назад

    💘💘❤❤❤💘💘❤💘💘💘👍👍👍

  • @bashiribrahim5151
    @bashiribrahim5151 2 года назад +1

    Ninkan tigree maxay siiyeen yaahuu war bal isku xishoo
    Tigree way jabeene dib danbana looma arki doono

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 года назад

    Get rid off them and never again they intimidate the people of Ethiopian

  • @hamsicoffcial5956
    @hamsicoffcial5956 2 года назад

    Wxiinu ba waa sheeko caruurta unbaad nagubiilisaaan niyown 🎮🎮

  • @ibrahimducale839
    @ibrahimducale839 2 года назад

    wariye xume na ku dardhe

  • @haykalmuusetube5657
    @haykalmuusetube5657 2 года назад +1

    Nacnac waar awr ayaatihin teyo dhaadheere waa la iidnka adkatee
    Naacda nagadaaya

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад

    JAMAC Galad 👍👍

  • @guulnasar5508
    @guulnasar5508 2 года назад

    Nuuroow maanta ka daa J.lagatagey hadalkiibaa isaga darsamey, Abiyana ku darsoo guul qaangaadha lasoo noqon maayo

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 2 года назад

    war ninkan Jaamac galad in TPLF laga adkaan karo waa uu u qaadan waayey

  • @bashiribrahim5151
    @bashiribrahim5151 2 года назад

    Tigree tigree dhalay afkiisa day

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 года назад +1

    Ma waxeey ukala hiilinayaan reer abasiiniya kuwaas wadaad ma ahee wadaadada yuuna magaca kahalayn iima kala rooba

  • @qadarnurismacil2359
    @qadarnurismacil2359 2 года назад

    Jamac galad waakugu dadsantahay hasku hadlin

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 2 года назад +1

    marka ninmanyahoow hudhaa hudhada iska dayaa Jaamac galad mashruucan mareykanku watay ee dawlada Etoopiya lagu burbirin lahaa oo fashilmay ayuu wali u qaadan la,yahay fawlad idil

  • @guulnasar5508
    @guulnasar5508 2 года назад

    Now we expect compromise

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 2 года назад

    Jaama sidee wax kaa yihiin anaa ku hadlaayo afkeyga masoco neysaa waxa caad rabtit miyaa sheegee sida wax cujiraan wax c usheek hakA badbadani warkaaga

  • @manaansalwaofficial9941
    @manaansalwaofficial9941 2 года назад

    Sxb anaga hadan islam nahay waxan tagesanahay abii ahmed nabada iyo wada nolasho ayana laga filaa tplf cml manoqonayo san rajenayno

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 2 года назад

    Galad saxiibadii tigree wayjabeen hada galad muxuu sheegi doonàa

  • @hali5578
    @hali5578 2 года назад

    Abiy si kasta uu u dhaho waan jabiyey nin man ka tplf ayaan aqaan sidaa ku kala dhamaan mayaan.labo baarqab geel ku ma wada jirikaan . Markaa waa inuu Abiy guulaysto ama tplf.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 года назад

    Debrebirham yaa haysta

  • @maxamuudaxmed31
    @maxamuudaxmed31 2 года назад

    Waxani muxuu akhriyayaa ma war mise waa dhaleecayn .
    Waar adeer ku tuurnay diintaad rabtaa sidii aad ku dhaliili lahayd .
    Waa basaasiintii TPLF oo youtube loo furay kani .

  • @ismaaciilmaxamuud4850
    @ismaaciilmaxamuud4850 2 года назад

    Kkkkkkk la jaamacaa toko ber toka hhhhh

  • @xubimaxamud904
    @xubimaxamud904 2 года назад

    Jamac gallad nacaw ba nagu martah sheekadah

  • @bashiribrahim5151
    @bashiribrahim5151 2 года назад

    Ninkan mar dhow wax warkiisa fiirsan doono maleh been buu meesha lasoo fadhiistaa mar walba

  • @rahmoruun7850
    @rahmoruun7850 2 года назад

    Been hasheegin qof inuu dhinto rabaa majino

  • @hali5578
    @hali5578 2 года назад

    Jaamac ka daa aritaa ala maxaa dagaal ku gu dhicidoona.

  • @hali5578
    @hali5578 2 года назад

    Meel kasta uu qabsado Abiy waa looga danbayn shalay sowkii maqale tagay yaa ka soo eryey . Ilaa maqale hada na ha ordo wax badan hada wuu ka soo ordi. Tuug.dhiig ya cab ah.

    • @rudydavis1588
      @rudydavis1588 2 года назад

      Jaamac galad ma faraxsane mxaa helay sxp hhh