ASHO MARKII UHORESAY NIN CADAN AN REER KEEGA UKEENAY IYO WAXAN KALA

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 213

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  21 день назад +13

    PLEASE SHARE DHAHA ❤❤❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 21 день назад +3

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah Famil qurux badan oo goba baad haysataa Caasho, waana ku faraxsanahay sida la idiin soo-dhaweeyey❤❤❤❤❤❤❤, maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 20 дней назад +2

    Eedo ku soo korisay baari u noqo xaq bay kugu leedahay Masha allaah sifiican bay kuu soo dhoweeyeen ehelkaagu adna eedo xiriiri mar walba

  • @fahmo4431
    @fahmo4431 20 дней назад +2

    I was crying walahi omg 😂😂 eedo macaan ❤❤❤❤

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 20 дней назад +2

    Mashallah ❤Aisha no want hate you ❤we love you all somali people you are our blood from Dagodia girl from Nairobi ❤

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 21 день назад +2

    Maasha allh si qurux badan ayey ku soo dhaweyeen familj fiican ayaa leedahay abaayo allh hakuu daayo ❤❤❤

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMAN 21 день назад +3

    Aasho you have very very good family alxmdulilah dheh edada macan abaha ka wahesho edada xiriiri uqdad iyo wax waa so dhacay iska ilow ehel qali ah ayaa heysata masha Allah allahuma barik

  • @saj4117
    @saj4117 19 дней назад

    I cried the moment you and your kids hugged your edo. Masha'Allah, the best video you have ever shared in this platform Masha'Allah beautiful

  • @nastexoabdi5674
    @nastexoabdi5674 21 день назад +3

    Masha Allah ilahey haku barakeeyo edada aisha waxan so xasustey edadey oo isoo korise❤❤❤❤❤❤❤

  • @HindaAbdi-cs5ep
    @HindaAbdi-cs5ep 21 день назад +2

    Maasha allah blood is thicker than water. Family is always family. I was partially raised by my edo n I love her n her family dearly ❤

  • @Munishaabdi
    @Munishaabdi 21 день назад

    Mansha allah sificn bay idin so dhaweyen wan dhaqanki somalia asha iyo shayn allah ha idin barakeyo

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 21 день назад +3

    Wlhi sida quruxda badan ee laguu soo dhoweyey waan ku farxey zaaid ilhy ha kuu daayo family kaaga dhamaantot

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 21 день назад +3

    Mansha alh tabaraka raxmaan wlhi ilinta Ceshan waayeye waan waan qiiroodey

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 21 день назад +2

    Maanshallah Gare mahamed gob gob dhashey walaahi nasab sharaf leh ninkana waxey tuseen Aasho dad leedahey

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  21 день назад

      Kuli wa mareexan kaa aheen ani iyo eedhaday 😂

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 21 день назад +3

    Masha Allah walahi wan qiroday sida laidin sodhaweyay masha Allah dhalashadu ciyaar ma aha Shay na ha ogado inad haysado in taaso garab aha❤❤❤

  • @user-nm3db3js3s
    @user-nm3db3js3s 21 день назад +1

    Masha Allah abayo rabbi ha idin xifdiyo dhamaantiin family qurx badan ayaan ku dhalay quruxey

  • @UmuAsmaa422
    @UmuAsmaa422 21 день назад

    Maa shaa ALLAH Siz u have a wonderful family ❤️be blessed Siz

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 21 день назад

    Asho eedadaa aad baad ugu egtahay illeen qiruxda anaga soomaalida ah baad nagakeentay?Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 21 день назад +1

    Masha Allah Tabarka'Rahman so happy for u sis ❤❤❤❤

  • @s.hunter9956
    @s.hunter9956 21 день назад +1

    Asha masha Allah buetiful welcoming you guys .amen me cry with joy iska reerka seeddigeyn Sicilian ayey u soon dhaweeyen let's of love you and your wonderful family ❤ guuleyso waliga quruxey have great time with your family

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 21 день назад +1

    Mashaallaah tabarakallaah allaah ha idin barakeeyo eedayashey waa jecelahay

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 21 день назад +2

    Dun xariir baad ka dhalay caashoy mansha allh ❤🎉

  • @user-bj9iq1mv5p
    @user-bj9iq1mv5p 21 день назад +5

    Mashallah ilahay tii indhah xumayad aysan idin cawaryin Casha quruxeey❤❤❤

    • @ilovemyf
      @ilovemyf 17 дней назад

      Tuba ma jirto waa sheekada viewga😅

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 21 день назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waan kulafaraxnay
    Maashaa allaah ilaahey tabaarakallaah😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 21 день назад +2

    Masha allaah family kaga hadal xanafleh ka dhowr waligaa eedana ka duceyso waalidka kusoo koriyay aabe la dhashay madaxa saaro

  • @munadegan1625
    @munadegan1625 21 день назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah Rabbi haidin xifdiyo ❤🎉

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 21 день назад +1

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉 soo dhaweyn qurux badan

  • @ehelsanahmed7818
    @ehelsanahmed7818 21 день назад

    Masha allah my family qurux badan allaha ini barakeeyo caasha dad ku jecel baad haysataa❤❤❤❤❤

  • @faisawarsame3348
    @faisawarsame3348 21 день назад +1

    Maa sha Allah asha illaahay ha ku dhaafo family gaaga they are so wonderful ❤👍

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤Machaallah tabarakaallah Allaha ku xiftiyo familiga Machaallah asho nolow

  • @rahoduane5528
    @rahoduane5528 21 день назад +1

    Mansha allah asho edo ilaasho casho oo markasto xariiri iyo familka dhan❤

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 20 дней назад

    Manshallah abaayo it's nice to see you and your family together ❤❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 21 день назад

    Maashaa allaah tabaaraka allaah family quruxbadan ❤❤ayad ledahay allaah haku desto ❤❤❤

  • @user-pz4fg1lw8u
    @user-pz4fg1lw8u 20 дней назад +1

    Asc good morning ❤Casho iam so glad to see and my brother inlow Shay ❤❤❤❤❤❤❤ farxad aan daredmay maki lagu soo dhaweyey eedo mcn illahay cirgeeda ha dheereeyo iyo wali a walahagah soda Qurux da badan kuu dooo dhaweeyey mi ışıtana hadi in only Carmel mall waxaa noo sooo duuubaa malll of America 🇺🇸 waxaa wali baa joooga my cousin s wey kula havaya Karaman duy iş maanta waxaad joogtaa meeedhiii adama ku civil bizi lahaayd is ka veli facade ooo Michigan waa dagantay ee mi ışıtana gamalı yağa baa kuu Dagan ee baashaal la adiga i iyo caruurtaan habaryarta u Shay enjoy your trip ❤❤❤❤❤😂

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 20 дней назад

    Mansha allah ilahay ha kuu xafido qoyskaaga

  • @farhiyobare6585
    @farhiyobare6585 21 день назад

    Maasha Allah tabaaraka laah ehel aad u fiican waaye wayna ku mahadsanyihiin say kuso dhaweeyen

  • @FaadumoTahliil-bq9nt
    @FaadumoTahliil-bq9nt 20 дней назад

    Maashaa Allah qurux reer kaaga markaa lajoogto

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 21 день назад +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 21 день назад +1

    Mashallah ❤❤❤ family quruxbadan

  • @user-js4mn7wi1i
    @user-js4mn7wi1i 21 день назад +2

    Masha Allah😢😢❤❤❤❤

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 21 день назад +1

    Mashallh raaxayso xabiibti❤❤❤

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 21 день назад

    Masha allah soo dhaweeyn qurux badan ayaa laguu sameeyay

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 21 день назад +3

    Casha Hana ceyn waa duulin jirney magaca Ayaan hawada ku qori jirney Wan soo wanna manta helab kobtar Ayaan waraqo hambalyo ka so daadirtey

  • @ifrahmustafa5005
    @ifrahmustafa5005 20 дней назад

    Mashallah abaayo waa kugu farxay side edaaa iyo ilmaheeda see kugu soo dhaweeyeen

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 21 день назад

    Mnshallaha famli qurx badan sa lgu so shaweyay cajiib wlhi famli fican baa leedahay

  • @barlin1622
    @barlin1622 21 день назад

    Waa lugu jecelyahay Aisho adiga iyo famillkaagaba guuleeysta

  • @InaHassanmire
    @InaHassanmire 21 день назад +1

    Masha Allah family ❤

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 21 день назад +4

    Edo surprise fican sii ashay ❤❤❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 21 день назад

    Masha allh familkada sifica kusodhaweyen abayo ❤❤

  • @BisharaMohamed-ry1yq
    @BisharaMohamed-ry1yq 13 дней назад +1

    Ashoy abayo wlhi wan ilmeyey pcz edo aya isokoriseey

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 21 день назад +1

    Masha Allah ❤❤❤👍🤲🤲🤲🤲

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 21 день назад +1

    msh allh caisha edo waxee jogta boska abo xasus i galise ani xidaa edayashey wan u xise
    wan ku salame cish

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 21 день назад +1

    Maashaa allaah ❤❤❤❤

  • @zeituunzhire4711
    @zeituunzhire4711 21 день назад +1

    Mazha Allah cazhoy ileen faamil bdn baa ku jogay America kliga inad tahan modi jiray Allahuma baarik ❤

  • @DramaReeles
    @DramaReeles 20 дней назад

    Welcome to Minnesota. Aisha and your family❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @user-cb6cx4di7n
    @user-cb6cx4di7n 21 день назад

    Mash allah xafido edoo allahu dayo

  • @aminaomar2782
    @aminaomar2782 21 день назад

    Asc waaw maasha ahaah guud families naas masha alaah alaahu mubaarak alxamdu lilaah dheh rabil caala miin akhriso adkaarta

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 21 день назад

    Soomaalli allaha barakeeyo meelkasta nalagahelaa❤❤❤❤

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 21 день назад +1

    Welcome to Minnesota abaayo sificaan laguuso dawaaya enjoy ❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 17 дней назад

    Maasha allaah ❤

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 21 день назад

    Wow masha allh caasho waxad heeysataa family ku jecel allaha kuu daayo masha Allah barakallh family is ku farax san iscor baad jabiseen alx hadii alle idin nabad keeyay abaayo si wanag San baa la idiin soo dha weyay ooqurux badan masha allh abayo

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 21 день назад +1

    Asc mashallh mashallh edo ❤❤❤

  • @user-ys4mf8dg2x
    @user-ys4mf8dg2x 21 день назад

    Mashaa Allah ❤

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kg 20 дней назад

    Mashalah abayo macn ❤❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 21 день назад

    Masha Allah tabaarakallah family qurxoon

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 21 день назад

    Masha allah ❤❤

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 20 дней назад

    Mashallah

  • @falisyusuf720
    @falisyusuf720 21 день назад

    Masha Allah

  • @nimcoibrahin6231
    @nimcoibrahin6231 19 дней назад

    wooow reerkaad u fcn masha allah alle eedo ha kuu daayo

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s 21 день назад

    Ilaahay ha u barakeeyo abyo gurigeeda sidee kuu soortay wax loo dhigay mlahan ilaahay haku barakeeyo adineh

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 21 день назад +1

    Masha Allah my sister You have a beautiful family May Allah protect you and your family 🤲💯👍👑🌹♥️🫶♥️👏👏

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 21 день назад

    Masha Alaha waa sax edo Mcn

  • @shankaroon957
    @shankaroon957 21 день назад

    Masha allah beautiful family ❤❤

  • @umumuxidiinwehliye3704
    @umumuxidiinwehliye3704 21 день назад

    masha allah sano kale markan arko xamasa iqado marxabo❤❤❤❤❤

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 21 день назад

    Mashaallh asha laandhere
    Laandhere dhaalay guulayso

  • @SowdaAli-gs7mj
    @SowdaAli-gs7mj 21 день назад

    masha allah❤❤❤❤

  • @Fadumo-ex9kk
    @Fadumo-ex9kk 21 день назад +1

    Masha Allah happy family

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 19 дней назад

    masha allaah waxad haysataa famiiliya quruxbadan oo kujecel shayna waxay uhayaan xurmo badan waayo waxuu kaadhalay labadaan ubaxyadaa oo aanba lahelikarin wakuwaa abtiyaaladooda koolkoolonayaan oo kufaraxsan shay waa nin xishoodbadan oo kujecele illaaso caruurtaadana allaha kuudaayo walaba cunug oo laba wadan iskadhaleen maraykan reer aabo somali reer abti yaakafiican fimiiliya quruxbadan farxad iigunolaada aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 21 день назад

    mashaalah familka sida uu wanagsan ilasho qali

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 21 день назад

    Mashaa Allaah❤❤❤

  • @user-hl3iz1xv7g
    @user-hl3iz1xv7g 21 день назад +1

    Wan qiirooday wllhay

  • @ayannoor5221
    @ayannoor5221 21 день назад

    Masha allah

  • @sagalmahamud4506
    @sagalmahamud4506 20 дней назад

    Mashaa Allaah 👍 😊

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h 21 день назад

    masha allah ❤

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 21 день назад +1

    Masha ALAAH

  • @yusra.y8660
    @yusra.y8660 21 день назад

    Omg so happy for you Asha and shay ilay ha isku keen daayo my family🥰❤️

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 21 день назад

    ماشاء الله ❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 21 день назад

    ManshaaAllah

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 21 день назад

    Masha allaah

  • @farxiyogafun3070
    @farxiyogafun3070 15 дней назад

    masha allah happy family❤❤

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 20 дней назад

    Masha Allah eedo wacan

  • @BisharoMahmed
    @BisharoMahmed 21 день назад +2

    Asha Dari ilaahy kuu jeclhy mcntoh ❤🎉

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 21 день назад

    Maashaa allaah

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 21 день назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️👑👑🎇🎇🎇🎇🎇👑👑👑👑👑

  • @saadiahappy7173
    @saadiahappy7173 21 день назад

    Asc Aisha. I just couldn't hold my tears 😢 wlh am so happy for you ❤
    Indeed your blessed. From the last video I have been thinking alone like how the that family react towards ASHA as if your my own sister 💓

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156 20 дней назад

    Mashaan allah❤❤❤😊

  • @anabbile386
    @anabbile386 21 день назад

    Mashallah 😢😢😢❤❤❤❤

  • @user-ut7pu4mr7u
    @user-ut7pu4mr7u 20 дней назад

    Masha allh

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 20 дней назад

    MAASHA Allaha ❤❤❤❤❤

  • @user-dy9mk8qt2i
    @user-dy9mk8qt2i 21 день назад

    Man sha allha❤❤❤❤❤❤❤❤❤