ASHO NOLOSHA BADIYAHA IYO MAREKAN YA KULEH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Asha iyo noloshii badiyaha

Комментарии • 230

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  6 месяцев назад +22

    Please subscribe iyo share ii DHAHA abayayal❤️❤️❤️❤️

    • @TsehayneshTesfaye-su2jh
      @TsehayneshTesfaye-su2jh 6 месяцев назад +1

      We love you caday❤❤❤

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 6 месяцев назад +5

      😂😂😂 mareexaanleeydu wa geesiyo fir iyo farac illahay haydin xafido

    • @Xirsishow
      @Xirsishow 6 месяцев назад

      Magaceed lagalada

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 6 месяцев назад +2

      Naa caisha qurux badan Awoowgaa lajanee naa naagta caqli badanaa Allow kuubarakee Caqliga cimriga caafimaadka lkn dumashigeen kofiyada sunada bar oo jecleeysii Adigana jirkaaga yaan meel Laga Arkin Maxaad rabtaa in aad xanunsato oo aad shaqeeysaniweeyso

    • @SalaadoMaxamed-em7ox
      @SalaadoMaxamed-em7ox 6 месяцев назад

      ​@@TsehayneshTesfaye-su2jht .
      😅😂😂❤❤😂fx66.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 6 месяцев назад +2

    Toosin:ilaahey kuuma darnaadee mise ilaahey kuuma roonaadee. Ilaahey kuligeenba alaha noo roonaado alaha noo gargaaro janada alaha na galiyo intii muslim ah allahuma aamiin

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 5 месяцев назад +1

    Masha Allah Allaha idin barakeyo Waxad dhanta kuwa kafanaya wadankoda ❤

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 6 месяцев назад +3

    Masha Allah walaashey ilmaha isha ku haay Adiga sagaal bil kuwadey calooshee ❤. Hooyo macaan aa tahay

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 месяцев назад +4

    Caa isho mnsh allh horta mid waa kugu taageeraysanhy inaa ku faanto noloshaada runtaa iyo waliba afkaagii hooyo aad saan ugu hadlaysid adoon luqada iyo waliba inaa thy hooyo karti badan oon ilmahedii dayicin adoo lagugu furay dhankaas naag adag baa ku thy lkn xbbt hal mid aan kugu boorinayaa jirkaadu waa cawree asturo maanta waa aduune goraa ka tagaysidna ma ogide intaas waa iga talo walaaltinimo qalpiyey

  • @FarduusFarax-me2iw
    @FarduusFarax-me2iw 6 месяцев назад

    Mansha allah xabiibti allah haku barakeeyo noloshada qali dar allan kuu jecelahay ❤nolow inta nololi jirto hanbalayo barkalahu lakum warka calahum wa jameca bayan wa fi bil kayar scwsm ducadi rasuulkeena mxmd clsm

  • @mamadagan5894
    @mamadagan5894 6 месяцев назад +2

    MASHA Allah illahay walal hooyo mcnto ha kuu dhaafo cimri dheer iyo caafimaad Insha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @filmsstudio-oc5nz
    @filmsstudio-oc5nz 6 месяцев назад

    Asho manshallah Faraday ilahey hanisiyo manshallah dulkena hoyo

  • @Sauda-h2j
    @Sauda-h2j 4 месяца назад

    Hora dheh alle kuuma darnaado ha dhihin alle kuuma roonaado

  • @hawamaxamud3869
    @hawamaxamud3869 6 месяцев назад +2

    Asha maashaa allah waa meel qurux badan oo dalxiis loo Tagoh yaaheli karahah.

  • @najumasaid9454
    @najumasaid9454 5 месяцев назад

    A new sub here Mashallah 🥰 I really enjoyed your videos can’t wait to visit there inshallah may Allah preserve you all inshallah

  • @OsmanWarfa
    @OsmanWarfa 6 месяцев назад

    ASC Asha & Shay family congratulations. I have been to Hawasa. Are you guys back to the USA?

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 6 месяцев назад

    Masha Allah hooyo fiican ayaa tahay ❤

  • @AnabYussuf-l7e
    @AnabYussuf-l7e 4 месяца назад

    ilaahay kuuma roonaado mise kuuma darnaado

  • @sadiyaabi3886
    @sadiyaabi3886 6 месяцев назад +1

    Ma sha Alaah Ilhan cumar cudkeeda baa leedahay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 месяца назад

    M.A ALAAH CAQLILEEY
    BA GA.H AYAADAN NAAG USO XAREYSANIN SOMALIDA XANTA JAAMACAD UGA SO BAXEEN WALHY ANIGAA SIDAAAS AH NAAG IYO SAXIBTNIMADED WANKA XANAAQA

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 5 месяцев назад

    Ilaaheey ha kuu roonaadee dheh

  • @amatalaaah3490
    @amatalaaah3490 6 месяцев назад +1

    Hakuumacaato qaali maashaa allaah

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 6 месяцев назад +2

    Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤

  • @anabfarah6023
    @anabfarah6023 6 месяцев назад +1

    MashaAllah! Wa sax abaayo arinta arooska. Don’t listen to naysayers.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 6 месяцев назад

    Is Mogadishu or Kenya good job and badiya is nice to like your culture really 👍🌷

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 6 месяцев назад

    Mash Allah badiye kawada imaney us Canada yurub qaxoti nimo kuwada imaney

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад +1

    Very beautiful! Somalida guriyo sidaas wey dhisan jireen imika se jiingad/sandaqad baas oo foolxun ayaa lagu falay!

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 6 месяцев назад +1

    Maasha allaah ilaahey heydin barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 6 месяцев назад

    Waa run way adagtahay cadaan guurkiisa gabdho way noo joogaane ilaahay ajnabi hanooga dhowro

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 6 месяцев назад

    Masha Allah gabadh yar ayastehee warkaa dhaafoo iiracayso 30 jir gabadhyr ayaad tehee❤❤❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 4 месяца назад

    Illahay ka cabso gabar

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm 6 месяцев назад +1

    Masha Allah alle haidin barakeeyo

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 4 месяца назад

    Maxaa isu qaawisaa maratka qaarkood

  • @aminadahirmohamed3533
    @aminadahirmohamed3533 6 месяцев назад +1

    Mar hore igu danbesay in ku dawado balse hada dib u so laabtay mcnto wa ku salaamay

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  6 месяцев назад

      Welcome back mcto❤❤

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 6 месяцев назад +1

    Mashaallah walhi wa arin aad ufican

  • @samsamcadey
    @samsamcadey 5 месяцев назад

    Mxaa waaye ninka dhagta uduran

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 6 месяцев назад

    waa nolol macaan wallee

  • @AminaHassan-gg2fl
    @AminaHassan-gg2fl 6 месяцев назад

    Masha allaha kalsoonidii qof aha ayaa tahay ❤

  • @servantofallah5535
    @servantofallah5535 6 месяцев назад

    MashaAllah ❤ Enjoy, sister.

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 6 месяцев назад +1

    Masha allah abayo ilxun kuma aragto

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 6 месяцев назад +1

    Asc Masha Allah tabaraka alah kiib going

  • @MohammednourHussein
    @MohammednourHussein 6 месяцев назад +1

    Masha allah❤❤❤❤

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 6 месяцев назад +1

    Ilaahey kuuma daraadee
    ilaahay haduu kuu roonyahay
    waxaa khalada
    ilaahay kuuma roonaadee 😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 6 месяцев назад

    Maansha Alaaah Alaahu Agbar maansha Alaah tabaarkalaah ♥️👑👑👑👑👑👑♥️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 6 месяцев назад

    Maansha Alaah ilaaheey ha ku siyaadiyo

  • @nasracali4790
    @nasracali4790 6 месяцев назад +1

    Mansh Allah qaliyeey

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 6 месяцев назад +2

    Mareykan mexay kufalee hooyo wadankeeda ayaaba fiicane

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc 6 месяцев назад

    Manshalh walhii❤ dhuul waangsan❤ bat jogta heerar iyo hawaasa 💕💓💓💓💓💓💓💕💕💕💕🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺

  • @boboshanty1343
    @boboshanty1343 6 месяцев назад

    Awasa I know the place am atruck driver

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 4 месяца назад

    👌👌👌

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 6 месяцев назад

    Shabaab ma joogaan meeshaan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 6 месяцев назад

    waa nolol nature ah oo aan la helayn

  • @maxamuudducaale928
    @maxamuudducaale928 6 месяцев назад

    Mashallah beautiful family

  • @safiasaid1717
    @safiasaid1717 6 месяцев назад

    Masha Allah habibty

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 6 месяцев назад +2

    Dumashigen ama seedigeen meeshaas mu uxiisidoona talow kawaran kulayl iyo kaneeco

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 6 месяцев назад

    Maashaa alaah keeb going my sister حلو ماشاء اله احسنت

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 6 месяцев назад

    Mashallah don't worry about sick people

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 6 месяцев назад +1

    Awasa waa magaalo aad uqurux badan waxaa marta badyarada nacasta ah ee ethiobia waxaa laga helaa bunki oo cagaaran iyo shashabane wexey isu jiraan 27 km waa gobolka sidaamo waana ugu degan ethiobia kontaroolka shabshabane waxaa joogo askar tuugo ah oo wax kasta oo qofka soomaaliga ahi wato waa kotorobaan ku dhahaaya kana qaadanaaya shashabane waxaa degta uraagada oo inta badan muslimiin ah

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 6 месяцев назад

    Mash alah good ❤🎉 job

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 6 месяцев назад

    'Ma'sha'allaaha Hambaalyo Hambaalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 6 месяцев назад

    Mansha Allah tabarakallah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 6 месяцев назад +1

    MaanshaAllah Asha

  • @funnhub-sh7mc
    @funnhub-sh7mc 6 месяцев назад +1

    Wll macanto gara ya katahay anig

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад

    Asc habo mcn hawjoojin Noolow fariid baatahay

  • @Munawacn
    @Munawacn 6 месяцев назад +1

    Mash allaaab caisho ❤ qiima badan

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 6 месяцев назад +1

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 6 месяцев назад

    Meshan magaced please

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад

    Illaahay Il iyo cawro Allaah hakaa hayo

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад +2

    Asha where did you learn Somali? I know half Somali baad tahay laakiin waxaad u hadashaa sida qof 100% Somali ah OO weliba wadankii ku koray weliba KOONFUR. So inoo sheeg how that's possible? Mida kale walaal filterka ka daa vlogs kaaga sida loo arko exactly muuqaalka in all its beauty. Thank you

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 6 месяцев назад

    Hooyoo dhanaa sidaasa

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 4 месяца назад

    Ilahay ku ma ronada ha odhan wa habare😂😂😂

  • @MunaIbrahim-em8iw
    @MunaIbrahim-em8iw 2 месяца назад

    Lan new macanto welcome me to the channel.hooyo intey daganto

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 6 месяцев назад +1

    ❤❤ mansha allh

  • @CabdiRisaq-hq6ob
    @CabdiRisaq-hq6ob 4 месяца назад

    Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 6 месяцев назад +3

    Good job sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 месяцев назад +1

    Maxaa. Faan. Keenay. Soomaali. Oo. Dhaan. Muutul. Iyo. Buul. Caariish. Bay. Kayimadeena. Magaalo. Waa. Shaalay. No. Kafaan

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 6 месяцев назад

    I ahay kuma ronade waba habare

  • @Great.666
    @Great.666 6 месяцев назад

    Keep going Asha don't listen bad people

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 месяцев назад

    Maaha allaah❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 6 месяцев назад

    Shay ma ninka dhegaha xidhan baa ma garawe aad la aaday kkk

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 6 месяцев назад

    Sancadalahay la yabeen

  • @SamiraAwad-e5u
    @SamiraAwad-e5u 6 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @sacdiyamahamad
    @sacdiyamahamad 2 месяца назад

    Asc

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 6 месяцев назад +1

    Masha allaah xbbti

  • @kheirohussein1556
    @kheirohussein1556 5 месяцев назад

    Masha Allah ❤ ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @YaaHoo-f3d
    @YaaHoo-f3d 6 месяцев назад

    Wllshey aniga igee usa

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 6 месяцев назад +1

    Xaajiga reaction noso duub muxu ka aaminay wadanka😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 месяцев назад +1

    MALAAY, HALKEE KA KEENTAY, ITOOBIYA BAD MA LAHA SIDA LA OGSOON YAHAY.

    • @Deeqa-Mahbuub
      @Deeqa-Mahbuub 5 месяцев назад

      Malayga wabiga ka dharagtay.

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 6 месяцев назад +1

    Wow wow wow mashaAllah tabarakallah,my cousin sister leaves in this town it's near Aldi's Ababa

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 6 месяцев назад

    Yaahuu yaahuu yaahuu

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 6 месяцев назад +1

    Maasha allaah

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 6 месяцев назад

    Masha allah caisha waaidiin xiisnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  6 месяцев назад

      I’m back mcto ❤❤❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад +1

    Masha allah tabaarakallah wll

    • @hazbevibing3066
      @hazbevibing3066 6 месяцев назад +2

      Maasha allaha family ❤❤❤❤👍👍👍👌

  • @HindaNuur-b8m
    @HindaNuur-b8m 6 месяцев назад

    QuruUm kasta waay sOO mArtay baadiye 😂😂😂

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад

    Habo inaad one kids dhashay ma moo did Maansh’allaah

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  6 месяцев назад

      ❤❤❤ thanks habo mcn

  • @rukiagedi5016
    @rukiagedi5016 6 месяцев назад

    Mashaalah

  • @Great.666
    @Great.666 6 месяцев назад

    Masha Allah

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 6 месяцев назад +1

    Maashaallaah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 6 месяцев назад

    Meeshu waa Gobolkee baayo?
    ma degaanka Boorantaa?

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  6 месяцев назад

      Haa WAXA ladhahaa Yabēlo borana

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 месяцев назад +1

    Asho qalbi wanaag.

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Sarta100
    @Sarta100 4 месяца назад

    Was xagee gobolkee maadsn sheegin.

  • @MunaIbrahim-em8iw
    @MunaIbrahim-em8iw 2 месяца назад

    Magaced mesha😢

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 6 месяцев назад +1

    Masha Allah That is beautiful💯👍🤲🫶♥️🫶👏👏👏