Ilaahay ha u naxariisto xaajigaagii wanaagsanaa oo lagaa dilay aabana laga yaabaa hooyo waxay sheegtay inay run tahay oo la haystay laakiin aakhiraa war yaal dhib maleh
Wcs farxiya xbbti Allah hakuu caafiyo inshallah qali macn Allah ha ku xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto WA ku jeclahay qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
wll alle dhibka hakaa saro ayeeyda adiga io walshaa ma mel wada jogtan ciyalka inta subaxa isii haya tirahdid deedna reer guriga uga so shaqeesid casarkiina wlsha soo shaqeeso wll gabadh adag iska dhig cidna ha baryin magalada gal shaqeeso ilmahaga saa ku korso nin danbena yuu bahida kaga fa'iidesan talada iga qaado raggu waa isku wada miid hada waa dhowdahay nin danbe kuguma oogi wad la sheekesan kartaa ki kuso damca lacagtana kaqaado lkn guur maya
Habo senoqotay xanunki 😢❤ilah ku yasiro habo cafimad taam
Amiin yarbi😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Salallaahu caleyhi wasalam
Ilaahay ha u naxariisto xaajigaagii wanaagsanaa oo lagaa dilay aabana laga yaabaa hooyo waxay sheegtay inay run tahay oo la haystay laakiin aakhiraa war yaal dhib maleh
Masha allh abyo farhiya caday sekanoqotay xanunki ilahay hakaa qaado aamiin yaa rabbi ❤❤
Wcs farxiya xbbti Allah hakuu caafiyo inshallah qali macn Allah ha ku xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto WA ku jeclahay qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Was abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah senoqatay abayo ❤❤❤❤❤
Mnta dhaqsi aan imade 🥰habo allaha ku cafiyo 🤲🫶
Farxiya waan cidlowe baryahan❤❤❤
Asc wll Farxiyo
Waxaan ku rajeinaya cafiimad dag daga insha allah amiin yaa rabb 🤲🤲❤️❤️❤️
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo Allaha kaqado culeska ya Rabi
Asc xabiibti Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo
Farxiyo alle hacucaafiyo abayo
Mash allah habo❤
We love u sis welcome back sis
Kkkkkkkk gurmad ha dhihin ee gumad.
Asc abayo farxiyo ilahay haku cafiyo
Naagta waa ladilikara ayadoo aabaha loo aargudaayo laakiin iskadaa ayadaaba nolol fiican kunoolaaneynin ilaahey aya kajaraayo
Yaa iga horeeya😂
Maanta anaa uhoreeyo😂
Farxiyo ilaahay haku caafiyo
farxiyo setehe quruxey sakay farxat marka ku wayay wllahi mobelka xitaa wabo kaniyad jabay
scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Meeyey haboyarey jafitaanki
Asc habo farxiyo
Subaxalaha 😢
Habo ilahey haku cafiyee noso dadal i.a😢😢😢😢
Ilaahay ha unaaxariisto
Wcl sister farxiyo ❤
Asc hbo farxiyo waan ku salaamay waan murugeysanahay waxaan rabay asxaabta iney isoo duceyaan waxaan ahay hooyo labo cunug heysato oo garoob ah hooyadeyda wey dhimatay ifka waxey uga tagtay aniga iyo gabar iga yar ayeeyda ayaa isoo korsaray abaheyga wuu nool yahay lkn mudo 2 sano ah islama hadlin wuxuu iiga xanaaqay guurka aan guursaday ilmaheyga aabahooda si waliba aan ula hadlo wuu I cafin diiday oo waan waayay garab kiisa ilmaha aabahoodana wuu igu dayacay oo biil ma siiyo hada ayeeydeyda ayaan la noolahay ayeeyo wey shaqeysaa waxey la dalaa dhacdaa wixi aan cuni leheen lkn maadama aan ilmo heysto baahiyageyga wey iska badan yihiin hadana qof kale aan garab ka helaayo ma heysto riyooyin badan waan lee yahay lkn qof garab igu siiyo maheysto inaan shaqeysto oo ilmaheyga noloshooda ka adkaado waan jeclahay lkn qof garab igu siiso waan yay qof waliba uu iga aamusaa markaan waxaan tabanaayo u sheegto hada waxba ma qabto ilmaheyga wey yar yar yihiin caano xitaa iyo daaw ma heysto qof iigu gado ilmaheyga inaan dadka u baryo waan ka murugodaa ayeeydeydana waa qof waayeel ah inaan dhibo ma jecli aan wax wey diiyo mar waliba waxaam darema inaan kali ahay hooyo la.aan waa xanuun 😭💔 aniga intaa nolaa faraxd ma helin mar waliba ciil ayaan ku nolaa xitaa maheysan qof aan ku nafiso xanuunkana ila dareemo intaan qof wax weydiisan lahaa amusnaan ayaan ka door biday waayo qofkii aan wax weydiisto wuxuu I dhaha ilmaha aabahooda sii Ana marabo iney iga fogadaan ilmaheyga waayo Ana soo arkay nolosha hooyo la.aantaa Ana marabo iney ilmaheyga maraan hooyo markaan wayay kadib dad badan aa ciilay oo I dhahay hormar ma gareysid sidaan ayaa haan doontaa waxa qalbigeyga ku jiro ma dhamanayaan waxaan rabaa inaa isoo duceysaan si aan murugtaan iyo ciilkaan uga baxo asxaabta inta qoraalkeyga aragto 😭🥺😔
Abayo ilahay haka saro dhibka ilahay bari asaga aya dhibka ka qadi karah
Abyo noloshu hakuu wacnaato dadaal digriga allle iyo astaqfaarta badso soc soco oo meelaha shaqo ka raadso wax yar yar inaa xataa wareejiso isku day
wll alle dhibka hakaa saro ayeeyda adiga io walshaa ma mel wada jogtan ciyalka inta subaxa isii haya tirahdid deedna reer guriga uga so shaqeesid casarkiina wlsha soo shaqeeso wll gabadh adag iska dhig cidna ha baryin magalada gal shaqeeso ilmahaga saa ku korso nin danbena yuu bahida kaga fa'iidesan talada iga qaado raggu waa isku wada miid hada waa dhowdahay nin danbe kuguma oogi wad la sheekesan kartaa ki kuso damca lacagtana kaqaado lkn guur maya
Ax sorr xanun padana Appe lantu Ana so maray agonimo
Wllo yaal waxaa idinka codsanaa inaad isoduceysan waxan ahay gabar aana walodkeed lanoleyn waxan lanolahay eedadey aabo ladhalatay hoyo io abane waxay jiraan badiyo markasaa hoyo kudhaheen gabadhan wad oo magalada gee oo waxhabarato markaan waxan lanolahay mudo dhan 5 sano ah hadana waxey leedahay waa celinaa oo anaa kakenay waa lidkeed anigana marabo anaan laabto illa aan aniga ga aansado mahane hadana waxaan diyaar uahay inaan iska guursado saan uhelo noolal aan uahay xor oo nasiiwato waxbarashadeyda waanalahay guur waan kaniyad jabay waayo marwalba oo isdhaho xariir yeelo waa uu iskatagaa qofkii anoo waxisdhihin marka walllo yaan iisocudeya waa malin jimco ah waxaa kujirto saacatu ijaabo
Waxaa kaloo ladhahay 40 qofood ducadooda waala aqbalaa halaiisoduceyo
Waana idiinka bahanahay waano io duco
MAHADSANIDIIN
Abayo mcnto ilahy muradkaga haku rumeeyo talo yarna waan kusiin guurkad guursanaysid kafirso ISKA gurso UN ha ugursan lagayaba inu kugu xumado qofka oo nolaal tan kaxun aad gasho midakle ninka noloshada ha ugu waramin Iyo inaad Guriga dhib kuqabto waxwalba Cadi uGA dhib Hadi kle hadhow digasheg unoqon ❤❤
Sax mccto wallhi waxan isleyahay lee marnolashan kabax lee maskaxdeyda kujirto kumaba jirto iskafiri qofkaan
Ilhey haku fododeyo abaayo 😢
Abaayo samirka badi I.a waad Hele waxaad rabto guur xalaal ah allaha kusiiyo mcnto🤲🤲
Xbbti sidaa jecshahay Allah hakuu siiyo qali macnto
Manta magaca hoyoday manta soqadatay
Wsc
Ilhoow farxiyo no caafi aminta ino dhaha
Far xiyo xagen kalso xirirana inta lagalso hadlikar
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanalah 😭
Muraadkaaga alaha kuu sahlo waxaad jeceshahay
MEEQO like ugu timid me 223
Farxiyo se noqote abyo
sheekada maa dhamaysan wali markan wax so qorayo abahah hadu idin nacay dee haday naagtu idinka racay dishay maxa kaa galay waxa dilay hooyoda ayabu ciilaye waa idin dayacaye
Naagta naxsiisay ilthy oo saxirtay
@@halimajeylani9243wllo qof qof jcladay ayaay somalidu tiira wala sixray marka qiiil lo samaynayo hadu sixrana awowgi abah dhala jooge soo may arken sixirka walidki arki wayay siday ayagu ku ogaden
❤❤💐💐
😢😢😢
Wcs habo ❤❤❤
Farxiiyo senoqotay coconut oil green tea leaf sida shaha ucaab suubixi iyo markad seexanaysa mar kasta caaloshada maaran gas dambe H plylori waad isdeeysen Saxarad soo raaci
Coconut oil miyaaaa
Saliiid iga jaahil bixi sister
@@najmaaxmed2736 Abaayo waa saalida quubaha green tea 🍵 leaft oo waalenta caagaran Biiyaha daabka sarii caalenta ku daari haal qaado coconut oil organic ahana waad ku daraysa isku walaaqi biil iyo isbuuc Waaday alx gas dambe waa iga guurtay waxan ikeenay inaay gas. Igu soo booday igu waa H plylori ikeenty saaxarad soo raacaysa xaata caruruta waaad siin karta waayo siifuudud loo kala qaada
❤❤❤❤❤😂😂
❤❤❤
Farxiyo. Taleefan. Kanga. Lagaasoowaco. Baanrabaa. Adoo. Raaliya
Asaaydewaabakadgdee.ilmabahadeeyksoohalaabeen.seecaml.asaaydakleinteeusocotaa
C
As
❤❤❤
❤❤