MARKI UGU HOREESAY ANI IYO XAAJIGA ISLA SAFARNAY ✈️ IYO MEESHA AAN AADNAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 601

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +175

    Inta dalxiiska Jecel like me Like saaray ❤️ Love travelling

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад +217

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 3 месяца назад +7

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AminaOsman-b5k
      @AminaOsman-b5k 3 месяца назад +3

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @JamacKahiye
      @JamacKahiye 3 месяца назад +4

      ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM ❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 3 месяца назад +3

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohammedawil1041
    @mohammedawil1041 3 месяца назад +10

    Walaashey qaali noloshu waxey kuqurux badan tahay in wax walba kuu qarsoon yihiin. Gurigaada iyo xaajiigaada qalbigiisa ilaasho. Waxaadna ogaataa nin walba inuu jecel yahay xaaskiisa in ey uqarsoon tahay.

  • @Happy-woman15
    @Happy-woman15 3 месяца назад +86

    Asxapeey waaka seedigen yimiday RUclips kee plz video gan million ka aan kugadh siino walasheen😊

  • @tasneemmohamed8524
    @tasneemmohamed8524 3 месяца назад +75

    Nolosha lamaanaha waxay ku quruxdahay private
    Wanasgna waxaa laga raadiyaa waa Ilaahay

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp 3 месяца назад +15

    abayoy xajigaga sidii hore hakugu qarsonado wad aragtay dadka cankaa noloshodii dhan fayusey ka dhigeen jecel banan la kenayna waa feeg camira daran jecel la jilaa qof kastaa u jeda iney ben tahay

  • @Zamiita_Ali
    @Zamiita_Ali 3 месяца назад +40

    Masha allhu tabarakallh ilcun idinma aragto lakiin aniga waxan kula jecla safarkaga cimro inuu noqdo mama qali illay haidin xafido melkasta ad tagtan

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 3 месяца назад

      Cimro wali lama furin

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 месяца назад +55

    Nasra safaraa ku dilay illahay haku nabad yeelo

  • @Amiishgabarmudug
    @Amiishgabarmudug 3 месяца назад +4

    Nasro abtidon waa markii ugu horeyso arkeyno dumashi o kula safraya isku waara abid dumashi waa iskeene 1M 1DAY INOO BALANA SOMALI WEYNEY WA NA HAGRATEN WHI team nasra mesha naga qada

  • @MaxamedMaxamuudsabriye-o1d
    @MaxamedMaxamuudsabriye-o1d 3 месяца назад +103

    Nasrooy masha allah baa tihiiine reerkq kadaa social media kuwii keenaa kuqasaaray aad baan ujclhy farxadiiina iyo wngiiinee allha idin barakeeeyeeee❤❤❤❤❤

  • @SafaMaxamed-g1p
    @SafaMaxamed-g1p 3 месяца назад +18

    M.a Ilaahay ha isku kin dayo cimridher ip cafimaad Ayan I din rajeynaya the Adiga io zeygaga ❤Adban ku tagera inzha Allah waxan rajeynya inad mar hargaysa nagu timadiad wll mcn Nolol taa ugu qurux badan inad ku nolaato ku rajeynya Alpi❤👸⚘️😍⛓️🫂

  • @muniiizhahchannel2014
    @muniiizhahchannel2014 3 месяца назад +19

    Mashllah nasroiy nairobi hada imadeen Hotelka KEMPINSKI VILLA ROSA la dhaho dega maalmo xita waa meel jawi degan eh lamanaha ku fiican ana kasoo helay m.a happy anniversity❤😊

  • @falisa576
    @falisa576 3 месяца назад +8

    Maasha Allah Walashey ina abtideey
    Nasro abtidoon iyo xaajigeda safar
    Salama Allaha idin yeelo nabad ku
    Taga mesha ad u socotaan Amiin

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 месяца назад +23

    Il ayaa jirto nimcadaada qarso, ilamahana in aad wadee ahayd ama aad la joogti maadaama aad mudo ka maqneeyd.

  • @nimcomahamud1587
    @nimcomahamud1587 3 месяца назад +7

    Nasraay walalo waxaan ku odhan lahaa noloshaada qoyskaa in aad private u badiso
    Nin wax ku siiya in badanbaad heshaa nin wax kuu sheegana wax yar
    Guulaysta walalo ❤

  • @Raho339
    @Raho339 3 месяца назад +25

    Maansha Allaah Iskubarakooba oo Balaayo IdinkadeyRan GuuLeysta Dumaashidey & Inaadeerkey IguqaaLiya♥️❣️🙌🏿🫡🫡🫡

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 месяца назад +1

    ASC Maansha Allaah Muxram la,aan ayaad safri jirtay ayeeyo xaaran cleeyg, habo xijaabkii aaway ayeeyo please xijaabka ku noqo maansha Allaah illaahey ha idiin barakeeyo❤.

  • @abdullahialli1150
    @abdullahialli1150 3 месяца назад +33

    Ane waxa ahay qofkii ugu hureye ee dawada muqaalkada🎉

  • @HamduAli-w9n
    @HamduAli-w9n 3 месяца назад +5

    Nasraay waxa ku fani jirtay ninkeyga social media ma kenayo ano kaligey an 700k subscribes garay hadana ado Malaysia tagay xita 1m wad garay ladahay xaajiga xita camera nafta ugu qade ma dhaqaqoysid see cml

  • @ProbillaMuse
    @ProbillaMuse 3 месяца назад +44

    Safar saalama Lamaanaha aan ugu jclhy social media

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 3 месяца назад +20

    Masha allah nasro wan isdhahay neyrobi ama Dubai waw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminahusseinSomalia
    @AminahusseinSomalia 3 месяца назад +15

    Mnsha allah wllshay nasraay alle hadin barkeeyo ee iska daa reerka aad keenayso midhyaha wlhi sidaan kuu jeclahay een waliba kuugu daydo xaqiiqatan ku jecliyaa wllo frm hargesa cadeey aduunkiii ayaad ugu nasiib badabtahay wlhi waxaad nimco haysto qof hystaa ma jiree qarso sabankan mnta la joogo waxba layskuma quudheee❤❤❤

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 3 месяца назад +6

    Igula sali xabbkena Mohamed Salalaahu Aleyhi wasaalam

  • @IqroIbraahim-cu7xj
    @IqroIbraahim-cu7xj 3 месяца назад +3

    Nasrooy ado maalinta ugu horeysay aad xaajiga la safreysid labis kaga 10/10 ma ahan 😢

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 3 месяца назад

      Wa cadi wa musafir

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 3 месяца назад +1

    Subaxanallah Alle ha idin quruxiyo Noloshu. Ilahay SWT 🤲🏻 Aniga nolol quruxsan ha i siyo Yaa ALLAH 😭😭🎤🤲🏻☝️

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 3 месяца назад

    Iso duceeya safar aan dhamaan jclhy hdba meel nasro boqoraney iso duucey marka baxdo abyo adna noloshaada masha allh allh kusii qurxiyo ❤❤❤❤

  • @ShamisMohamed2797
    @ShamisMohamed2797 3 месяца назад +3

    No nasra ka dhafo meshaan xajigaga abayo ma ficno walhi qarso oo sidaddi la dhigo nolashada abyo iska ilali in ad nolashada halkaan keno blz aabyo

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 3 месяца назад

      Nin idinka aakeenteen so fakteen baledihin qarsada se cml maryoole

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 месяца назад +1

    Habrtani 60sano jirka ah ninkani school u dhigijirey soo dhacdey cajiib showing shirci maba lihid Turkiga Istanbul uunbaa ku dhuumataa

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 3 месяца назад +1

    M.a abyo alaha kubarakeyo familkaaka lkn xijabka ayaa kuqurxaneed abyo xijabka ilaali melkasto aad joogto waikatar tanan❤❤❤

  • @aminamohamed8106
    @aminamohamed8106 3 месяца назад +1

    Maashaa allaah allaah ha idin nabad yeelo .
    Hana iloobina inay noloshu qarsoodiga ku fiicantay

  • @iman1527
    @iman1527 3 месяца назад +13

    xajigaga dadka kugu xiran inu uu mahadcaliyo waye madamo herkan kuso garsiyen mida kale dadka liskama qariyo fans kaga wa familkaga 🥰

  • @dekaomar3143
    @dekaomar3143 3 месяца назад

    Nasra the red n black building is called barabara(road) building plaza(meesha jidka kenya oodhan laga xukuma waye)

  • @UmuAlia
    @UmuAlia 3 месяца назад +2

    Masha Allaah tabarallaah Allaahuma Baaarik illaahay haysu kiin Daayo isku Waara illaahay Haydinka dhigo Kuwii ilaa Jannada isla Jooga Aniguna Singal Ahaye illaahay Haygu Arsaaqo Sowj Saalixa aniga iyo Hablaha Singalka Ahba Ee Muslimaadka Ah illaahay Wax xun idinma Tuso Ha Waaaaro Jacayl Ku❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamedhussein1264
    @husseinmohamedhussein1264 3 месяца назад +2

    Aad baan ku taageersanaa Lkn ugu dambeyn waxa ku soo dhamaatay malayacnigii RUclips ka dhex yaalay

  • @khadras7j
    @khadras7j 3 месяца назад +1

    That’s so wild. You shouldn’t even be traveling without your mahram. Don’t understand why this is your first time traveling with your own husband Subhanallah.

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 месяца назад

    Wax walboo qurux badan waxa la dhahaa masha'Allaah dadkenow taas xasuusnaada

  • @sahrosiman229
    @sahrosiman229 3 месяца назад +1

    Apyo nasra so dhawow Nairobi Ayn kula jogaa inaan kula kulmo wan jeclan lahaa qalbi saafiyey lkn see laguu helaa waaye

  • @SaffaMohed
    @SaffaMohed 3 месяца назад +3

    Nasray wllo safarkaga xiiga waxan rajeynaya in aad somaliland iman doontid inshallah ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад

    Soo dhawoow WELDOOOOOOWN Nololw jiroo joog Akhiroooy jano carosan dhul .Yarta Radiya iyaa iyaa

  • @bintialichannel3770
    @bintialichannel3770 3 месяца назад

    Walahi nasra oo Nairobi tagtay maba arkina darad iswedinaye ugu danbeyn wa imada 3 email kusaray abaayo allaha ku garsiyo one milyan iyo kabadan❤

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 3 месяца назад

    Taageero wayn baan ku ahey walaashay nasra anoo wiil ah from somaliland especially Beesha IsaaQ ❤❤❤

  • @asadyarre7608
    @asadyarre7608 3 месяца назад +2

    Inta og nasra inay ninkeda iyadu u labistay Like saara

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 3 месяца назад

    Waa nairobi wado aan maro aan ujedaa iyo lamiga lacagta lagumaro iyo elaborki kenya ujedaa welcome kenya. Gaar ahaan nairobi anoo dhamesan ayaan aqonsaday

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 месяца назад +2

    Masha allh xabibty allha idin barakeeyo pliz sidaadii hore xaajiga ha keenin you tup waano walashaa kaa wayn baan ahay

  • @AnisaSaid-q8r
    @AnisaSaid-q8r 3 месяца назад +1

    Yaan la ilawin ina la dhaho inantaab Msha allah allahuma barik ❤

  • @mariaasturam
    @mariaasturam 3 месяца назад +1

    nasra abyo hanaga maseersiinin kln waxkastoo ay ahaato i.a 1m coming soon

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 месяца назад +8

    Dumashi qurux cadow alle ha idinka ilaaliyo❤

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 3 месяца назад

    ❤❤❤❤ hooyo macaan waxaan jelahay curuurta inaad kaxaysato waayo waydareemayaan inay waalid kood lasafrayaan waayo way farxayaan adan waad farxaysaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +4

    Masha Allah 😂😂😂waana ogahay inuu Macallin English ahaa

  • @HassanAbdirahman-uv8kb
    @HassanAbdirahman-uv8kb 3 месяца назад

    Allow noo dambi dhaaf
    Walal naga igula sali❤❤ صلى الله عليه وسلم

  • @FarxiyoAdan15
    @FarxiyoAdan15 3 месяца назад

    Walaasheey ilaaheey dartiis aa kuu jeclahay Allha kuu barakeeyo reerkaaga❤️🤴👑🥰

  • @SamiraAhmedabdi
    @SamiraAhmedabdi 3 месяца назад +2

    psychological ahaan.....the man should always be the golden retriever, while the woman should be the black cat
    Lkn waxaa ii muqda the opposite 😎

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 3 месяца назад +1

    Walee noloshaadi armay ku fiicnayd private ka.

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 месяца назад +4

    Gacmaha qarso allah ha idin barakeeyo adiga ehelkaga wxan kawada calancaha wxi ka dambeya

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 3 месяца назад

    Mnsha Allah, cunugta yartaa maxaad uwadiwaydeen? She needs vacation too with her parents, caruurta first halakadhigo farxada caruurtu waa mihiim.

  • @AasiyaFarxan
    @AasiyaFarxan 5 дней назад +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 3 месяца назад

    Masha Allah nasra qalbiyeey ❤ ka ilaasho qli social mediaha oo private hakuu ahaado xaajiga ❤ wlhi samankan maanta la joogo cadawga ayaa badan cid farxadaada rabtana majirtp qli dhoosha un bay dadku kaaga qoslayaan lkn qalbiga lagaama rabo qli marka qarso qurxda iyo farxada mcnto❤ wada jira waaya badan ❤
    😘 laba ceysh wadaagop
    😊caashaqa ku doogsada
    ❤ cimrigoodu raagoo
    😘 casiis ha idinka yeelo ❤😍 Aamin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 месяца назад +13

    Manshaallah nasro qurux iyo xajigada Asc 😍🥰

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 месяца назад +5

    Masha Allah ❤❤❤❤ nasro abtidoon iyo xaajigeda Allah ku nabad geeyo mesha usocotid Insha Allah 🎉🎉🎉🎉 enjoy your special holidays

  • @TaajirHoYadii
    @TaajirHoYadii 3 месяца назад +8

    Msha allah wada Jira waaYo bdn i.n🤴👸🏻♥️🫂🥰

  • @MaryamOsman-h5t
    @MaryamOsman-h5t 3 месяца назад +4

    Welcome to jomo kenyata International Airport kuteh nagta😂😂

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 2 месяца назад

    Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 3 месяца назад +1

    JkIA lee ahaa 😂. Walee qof kasta dalku kudhashay kama dhumo 😂. Nairobi our home❤️

  • @Anisomaxamedxaashi
    @Anisomaxamedxaashi 3 месяца назад

    Nasro dalxiiskaga allaha ku barakeeyo❤walhi anigana waxa aan aad io aad ujeclahy dalxiiska ilhay ha isahlo❤

  • @muslimsomali8747
    @muslimsomali8747 2 месяца назад

    Meeshaa ay kaleexaneyso wadada airportka dhismaha yar EE hore Ka gaduudan checkpoint miyaa laga dhigay

  • @2am2127
    @2am2127 2 месяца назад

    Xishoodka waa asal kkkk diyaarada dhexdeeda bala bala kuma dhex laha. I like that point wlhi ❤

  • @FaizaDimbil
    @FaizaDimbil 3 месяца назад

    Abyo eyeglass kumaqurxonit bila aya quruxley tahay rerkaga Allah kubarakeyo

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 3 месяца назад

    Masha allah nolosha allah ku barakeeyo anaga mid ka sii qurux bdn allah nasiiyo ani iyo reer comments ❤❤❤

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 3 месяца назад

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 3 месяца назад

    Masha Allah kusoo dhawaw nasra caday Nairobi wan kusalamay

  • @Zagal-mu4eg
    @Zagal-mu4eg 3 месяца назад

    Naagta diyarada ka hadlayso mar hore no shegtay meshad u socotaan markii diyaradu dagtay😂 isku waara o isku faraxsanaada nasra iyo xaajigeeda ilaa 2018 ki taagero kuu ahee wllo❤

  • @ShamsoSalaad-c6w
    @ShamsoSalaad-c6w 3 месяца назад

    Nin Raga weeye maxaad u qarineee qaali

  • @ruunmohamed218
    @ruunmohamed218 3 месяца назад +7

    Mshllh illahy ha nis ku kiin barakeeyo

  • @sharmaarkeCabdiraxman
    @sharmaarkeCabdiraxman 3 месяца назад +4

    Masha allah nasro qalbi wad uqalanta inta inkabadan allah ku dhoro xajiga

  • @Daania-ki2yv
    @Daania-ki2yv 3 месяца назад +1

    Masha allaah abyo allehaidindhawro markii aydegaysey diyaarada gartey in aytahy keniya masha allaah waxaankuleyahy sodhawaw abyo ❤❤❤🎉🎉😊

  • @shaaficicabdikeynaan1696
    @shaaficicabdikeynaan1696 3 месяца назад +6

    Dumashi alle ha idin barakeeyo hab intaa sugaynay waa indho beelney😂

  • @zamzamhassanfarah1508
    @zamzamhassanfarah1508 3 месяца назад +2

    Intaa sano waa markii ugu horsay aad isla safartiin bisinkoo, WHY yaab wayee

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 месяца назад +1

    Habrkasta markey duqowdo dibjir soo kaxeyssneysa

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 3 месяца назад

    Nairobi naagta flight attendant ka ayaa ku ka shiftay Nasra intaadan noo ba sheegin. Welcome to Jomo Kenyata Inter Airport ey tiri 😄. Sami enjoy your vacation in Nairobi.

  • @hanad745
    @hanad745 3 месяца назад

    Kkkkk mansha allah ku dhex jil qaali nasra abtidoon wll gulayso waliga

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 месяца назад

    Nasroy Habo Talo Xaajigaga iyo hadalhentiisa dhanka macaan media hakeenin, media il iyo af ba yaala reeraha burburiya.

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 3 месяца назад

    masha allah I miss NAIROBI ❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад

    Nasroy wa.maxay dhaqan xumadan wadad.bad.ehede hadunkugu qaba xita San lagama fileyn anikumaba.dawan yahuu

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 3 месяца назад

    safar salaam waxa thn labo qof oo wanagsan Alle isku doore shar iyo sheydan Allah idinka qabto ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    Maa shaallah my family qurux badan nolosha isla dhamays ilaahay wax xun iyo khilaaf idima dhex dhigo

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 месяца назад

    Maasha Allaah Nasra cadey nuurkii Xamar Adiga iyo seygaaga Allaha isku kiin barakeeyo farxad nolosha ku dhameysta Insha Allaah welcome to Nairobi Kenya 🇰🇪

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 3 месяца назад +3

    Muqaladana hanaga maqnaan Maalina nastay dardaaran noso duub meel walba❤❤

  • @umumuaad3206
    @umumuaad3206 3 месяца назад +2

    Mashaa allh adun iyo aqiro nolosha Haidiin qurux badnato inshaa allh

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 месяца назад +4

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz ❤❤❤

  • @lujeynacilmi
    @lujeynacilmi 3 месяца назад +3

    Masha allah waa muuqaal qurux badan safar salaama

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 3 месяца назад +1

    Caqiiro samen waaye ninkii wajigiisi waa laqarinaa sidii naak oo kale naaktiina waa araknaa dubxanakalaah

  • @munaabdikaadir8226
    @munaabdikaadir8226 3 месяца назад +3

    Farxada ku noloda waligin masha Allah ❤❤

  • @mohamedBashiir-dd9cl
    @mohamedBashiir-dd9cl 3 месяца назад +1

    Masha Allah Family
    Quraxbadan ❤❤

  • @hamdiarabkorane1052
    @hamdiarabkorane1052 3 месяца назад +1

    Safar lee kaso haray nasroy mx waydan❤

  • @Anisosoooooooooooooooo
    @Anisosoooooooooooooooo 3 месяца назад

    Maasha Allah nolashada sa u quruxsatay alle haku adkeeyo guurka wa in la jaf jafo o la qurxiyo 😍😍😍

  • @miskicadey-p2y
    @miskicadey-p2y 3 месяца назад +5

    Masha alaah walashey ilaahay ha idin barageeyo

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 3 месяца назад +1

    Masha Allah Nairobi miya neh!Wllhi isma lehen kawaran 'Malaysia 🇲🇾 umalenaye.
    Nabad ku soo noqda baayo👸🏻🥰🥰♥️♥️♥️♥️

    • @XamdiCabdulaahi-oz8dj
      @XamdiCabdulaahi-oz8dj 3 месяца назад

      Dubai u malenayey bombasa wa iguso dhacday lkn Dubai modayey ani Nairobi nla aday 😂

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 3 месяца назад

      @XamdiCabdulaahi-oz8dj Anigaba Africa ban mooday marki horaba muqaalka sare 'kadib magalada gudeheda markey soo gashe Kualalembor🇲🇾 waye is dhahy.

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 3 месяца назад

    M.a nasro abyo isku waara adi iyo xaajigaaga

  • @HamduushPea-fw3qu
    @HamduushPea-fw3qu 3 месяца назад

    NasrooooYyy inaaa Score Jabiso la Rabay adoo Ninkaaga Face kiiisa keenin aad gaartid 1 M Waa Nagu Dhooraysay yqeii Lkn Dhib malahan Comming son 1 M 🎉❤😂

  • @sofiafarhan5246
    @sofiafarhan5246 3 месяца назад

    Gabdhan waxan kule talinlaha walalkey wn kanaxa rerkada social media kada