Safiya Yaasiin oo u u sharaxnayd Xildhibaan ayaa sheegtay in loo diidey inay tartanka ka qaybgasho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 38

  • @abdinasiib8419
    @abdinasiib8419 Год назад +4

    One man one vote sug taas ayaan wahaabiyadu awood ku lahyne

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Год назад

      Dhaqaalaha iyo Aqoontaba iyagaa haysta,
      ,

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Год назад +2

    Qof culimada sidaa ula hadlaysa khayr masoo wado haday xaqeeda shaganayso waxaa fiicnayd iney si quruxbadan u hadasho aduunka dadkala diimo ayaa laysku wadaa hadaad masuultahay maxaa meesha keenay wahaabi maad dhehdid niman jufidayda ayaa ii diidey mise gaaladaa lays maqashiinayaa

  • @fahima6186
    @fahima6186 Год назад

    Masha Allah Tabarakllh haka aamusin ceebeey abaaye❤gabdhaha waa kamasuulsanyhin dulleyste hala iska celiyo musuq maasuq ooda❤❤

  • @Barre6044
    @Barre6044 Год назад +1

    Safiya Yaasiin,
    Cid ka mudan gabdhaha, ma jirto, Waana soo dhaweynayaa, gabdhaha leh, hanka siyaasadeed.
    Adeer, dagaal dimmed iska ilaali. Wahaabi, ha adeegsanin, adigoo khalad iyo xaqdaro ka dagaalamaaya
    Waxaan taageerayaa, in ad xaqaaqa hesho.

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 Год назад

    Masha’allah, waa sax waa inaan wahaabi Dalkeena kala Dagaal naa see bay u dhihikaraan gabar masoo galayso Baarlamaanka.
    Waa ku gu taageeraynaa sis horay u soco.

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +1

    KhayR Insha Allaah☝️

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Год назад

    guueysaan leeyahay❤❤

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Год назад +1

    Waa gabar caqli badan

  • @jhashim739
    @jhashim739 Год назад +1

    Sorry sister Wahaabiyo Rag iyo dumarba godbey kurideen!

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +1

    Oo adigu hadaad sidaa u awood badan tahay oo Hassan sheekh aad digniin u dirayso hadana aad leedahay xildhibaan baa la i diiday, shekadaada iyo Hassan sheekh waxa isa soo galiyay baan la yaabay,

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад

      Waad iga qoslisay 😂😂😂😂

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi gabadhu waa funny 🤣 sida ay Hassan sheekh ugu hanjabayso hadana u leedahay waa la i diiday tartankii

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад

      @@dalaisacgibril5899 Qofka deegaankiisi ka muuqan kari waayey oo hadane u hanjabaysa madaxweyne Qaran 😂

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад +1

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi afkaaga caano lagu qabay, waliba waxaa intaa kasii daran, Hassan sheekhna ma rabo oo waa cadow, ninkii Hassan sheekh soo saaray ee Deni waa rasuul,

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад +1

      @@dalaisacgibril5899 meel loo raaco malaha 🤣

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g Год назад

    Safiyo xasan dhiiqo lacagta halaga cuno

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Год назад

    Gabadhan muhiim bay ahayid balse xasan sheikh baa nagaqasaaya ee abaayo iska daah dhinaca diinta eed aad kahadleyisid

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 Год назад

    Shir jaraaid xildhibaan ku noqon meysid reer hadii leedahy reerkaaga dhaqo tankle xasan sheekhna maxa kuu geeyey purtland ayaad jogto

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад

    Qof iyo Cod sug oo taa udirira.
    Suldaankaga tan ku eedee asagaa kuu diiday.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Год назад

    Dee waahabiyadda cunoqabateyn ku soo roga, oo Xaliimooyinkoo idil ha isu diidàn!

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Год назад

    Mrs safiyo wahaabiyadu waxba ma habeenyaan ee iska ilaali .waan u baahabahay qof sidaada oo kale warkeedu cad yahay garatayna meesha laga haleelay.

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Год назад

    Sheydaan baa kula group ah .

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 Год назад

    Waa runtood ragii baa booskoodii damacday diiniyana kuuma fiicana booska ilaahay kuu we dhiibay joog wahaabiya xaq bay kuu sheegeen gabdhaha ha fidnada ka joogi

  • @aadansalaad7416
    @aadansalaad7416 Год назад

    кккк

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Год назад

    Qof fiican baa tahay maahayn in sitaa lagula dhaqmo safiyo war gabadh lama xumeeyo ee iska eega ragoow adigana xooga hadalkaga waxaa kamuuqda weerar sidaa wax laguma noqdo dulqaad muuji hadad maanta waydiid bari ayaad helaysaye yaan Record laga kaydin tan kale waxan aad soo dhawaynyaa inaad hablaha dhiiri galisid lakin haku dhiirigalin inay kuyaacan siyaasad iyo gurigoo laga baxo arintaa dhibaato qoys iska ilaaliya hablow

  • @Caalim267
    @Caalim267 Год назад

    INin yar oo maraykanka ka timid oo doonaysa meel ay ragii waxka la,yiin

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Год назад

      Waxbaan bartay bartay,aqoon,istinjada ma yaqaannaan

  • @Albadmoha22
    @Albadmoha22 Год назад

    wan kugu racsanahay fikirka wahabiyada lala dagalamayo waxab ahay ninka ugu horeya o kugu garab tagan in lala dagalamo wahabiyada iyo inta puntland bur burka ku wada

  • @marada2770
    @marada2770 Год назад

    Naa edab yeelo doqoon yahay

  • @fatimahassanahmed8131
    @fatimahassanahmed8131 Год назад

    abaayo shaqayso adaaba meel fursadleh kaayimid

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Год назад

    Hablaha xaqooda halaseeyo

  • @dianadd12345
    @dianadd12345 Год назад

    Buufi wahaabiyiinta oo naagaha naceb

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Inaad doqon tahay baad isku cadeysay, waxad tidhi meel dumar lagu taageerayo ma tagin waligay waayo dadka dumarka u doodayaa waa dad og in dumarka aan waxba loo ogoleyn,😂

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg Год назад

    baal gym aad o is cateey markees no so laabo