Waxaad u dhigtay qaabkii abwaan abdi iidaan wariye luul ali hasan ay wax iskula ogaayeen laakiin markii ay moqdisho loo badalay uu hawlaha jacayl u dhex mushaaxay iyana ay iskaba ilawday ninkii ay wacadka meel wada dhigteeen axyaa midho qalbi jacayl ka soo maaxday
Yaa salaam kuluc markaan dhagaysanayo wlaahi xaada i istaagta rabiyow u naxariiso oo jannadaada ta ugu sarraysa ku casuum yaa rabbi
Allah yaa raxma Kuluc isaga & Tubeec fanaaniinta soomaaliyed waxey dheeraayeen heesta sidey rabaan bay laxanka ka dhigan jireen.
Yaa Salam ilahow kunaxariso boqorka fanka maxamed axmed kuluc Fanankan Qof qibrad leh baa fahma hesihisa
Qof uu dhuuxa RaaCay Jacaylku oo dhiban oo Laga dhaqaaqay dhaaxa Badane dhib YaRaan Dareen adigaagan HeesTa DhagaysanayooW aduun waa noocyo Badanyee Badanka HeesTa Waxaa dhagaysTa Qof uu cidleeyay ku Jeclaa Sida aan ahay wakhTigan aaN Qoray QoRaalkan ku sali Nabiga zcw❤
Waxaad u dhigtay qaabkii abwaan abdi iidaan wariye luul ali hasan ay wax iskula ogaayeen laakiin markii ay moqdisho loo badalay uu hawlaha jacayl u dhex mushaaxay iyana ay iskaba ilawday ninkii ay wacadka meel wada dhigteeen axyaa midho qalbi jacayl ka soo maaxday
Maxamed Axmed Kuluc AUN. Markaan wuu awood sheeganayaa. ❤
Gacantii Allaha u naxariistee Daa'uud Cali Masxsf iyo Codkii Maxamed Axmed iyo jiib aan is iri tolow ma Xaliimo Khaliif baa Allaha u wada naxariisto
Caawa ayey midi iga baydhayba,e
Luuqaan ugu diraye waan u kala baxayaa
Waad xalisay sowmahan legend. 😅😅😅
Dauud muxu sameyay
Kuluc jacayl biri ma goyso
Yaa salaam
Cisak Cisak aa daauud ❤❤
sow uuuuuuuuuuuuuuuuu kuma baryoootamo inuu boqorka iguuusimo (alla yaa raxm)
Boqor Kulucoow maxaad sameysay, yaa ilaahal caalam. Xasan Garaadoow , xaggeed laxanka noocaan ah kasoo hindistay , waad naga yaabisaye, Daa'uudoow, xaggeed kusoo baratay in kabanka sidaan looga ilmeysiiyo.
Aash qiyaasak
Yaa Salaam. Daud, Goobe, Sabriye, Kuluc iyo Magool codkeeda kana maqna. Inta dhimatay Allah Ya Rahma. ❤
Abdi iidanoow alle ha kuu naxariistee waa maxay midhahan kasoo baxaya qalbi holcay
Waayo waayo❤
Waaaaaaw yaa salaam kuluc
Ereyadii : Cabdi Iidaan Faarax
Alla ha u naxariistee
Laxanka : Xasan Sabriye Afrax
Xasan_giraydh
Codkii : Maxamed Axmed Kuluc
Alla ha u naxariistee
CalaYk calaYk
Yaa Kuluc
Hallo thanks
❤❤❤ caleg
Bi TAAFSSIIR CILMO SUUFLIYI
ALO ALO
ALO Tafsir
Abukar said