Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali: : smma.facacusub...
    WhatsApp wa.link/0gj5fb
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 73

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 5 месяцев назад +8

    Muqaalku waa muqaal qurux badan lakin arin fiican maaha in aad sharaxdo dadkan waxa ay caabudan waliba adigo oo muuqal kasoo duubaaya waxa ay sameynaayan
    Waxa ay taasi ka qeyb qaadaneysa in aad faafiso dadkaan caqiidadooda
    Iyo waxa ay aamin sanyihiin
    Ama aad qeybka noqo
    Fadlan ka fiirso arimaha noocan oo kale ah
    Taa cagsigeeda iga faaiideyso in aad dadkaan gaadhsiiyo diinta islmaamka ogowna waajibaa kaa saaran
    Kaaso ah gaadhsiin dadka diinta xaqa ah

  • @MubarakAbdukadirYusuf
    @MubarakAbdukadirYusuf 5 месяцев назад +11

    Riyadayda ayaad ku nooshahay waqtigay ahaataba waan safri doonaa meelo badan oo sida Jaziiradaahan quruxda badana waan booqan doonaa insha allh

  • @mustafaabdi6101
    @mustafaabdi6101 5 месяцев назад +13

    Pro you started nowadays uploading video with music I didn't expect from you that remember ALLAH EVERY WHERE

  • @queenliza596
    @queenliza596 5 месяцев назад +10

    Wadamada Asia iyo latin America ❤inaa ku soo warego aba jeclahay

  • @cabdixakiimnuur522
    @cabdixakiimnuur522 5 месяцев назад +3

    Waqtiga waxa ugu fiican ee lagaga fa.iidaystaa waa cibaado.

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 5 месяцев назад +5

    This young gentleman from KSA sound highly educated professional. I like the way he explained nomad life style in detail. He is great network keep him in your contact list

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 5 месяцев назад +2

    Yaa Salaam ❤ waan la ashqaraaray quruxda meesha maalin uun waan kusoo dalxiisi doonaa insha Allah

  • @Ackan-ly5fw
    @Ackan-ly5fw 4 месяца назад

    I.a maalin aya ahaataba waxa rajaynayaa in aan mar uun booqoan doono meelo badan sida jasiirada
    Maanta waa riyo lkn waxa ku rajo waynyahy in ay mamalin uun ay riyoobi doonto ❤

  • @Caaqilkamedia12
    @Caaqilkamedia12 5 месяцев назад +1

    Allah irumee Hamigeyga

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 5 месяцев назад +3

    Hada kadib hada joogto ka dhigto muuqalada safarada kawaran Ustaad.

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 5 месяцев назад

    I love Asian food beautiful city Bale

  • @SAYIDMOSAFIR
    @SAYIDMOSAFIR 5 месяцев назад +1

    Mansha Allah hab gudbintaada iyo sida xogta aad isugu xidhaysid waa cajiib insha Allah muuqaalo badan oo sidan oo kale ah nala wadaag.

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 5 месяцев назад

    Mahadsanid walal bali waa wadan qurux badan dalxiiskuna waa shay muhiim ah

  • @Gunaanad123
    @Gunaanad123 5 месяцев назад +1

    Guulayso my best teacher❤❤

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 5 месяцев назад +1

    Nin guulaystay that is my dream

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed 5 месяцев назад

    Geep going my leader in life
    I'm support you
    Mr warsame bade
    🎉🎉🎉

  • @KaafiCali-sw4gc
    @KaafiCali-sw4gc 5 месяцев назад

    My Allah conserve you pro

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 5 месяцев назад +2

    ustad kwrn nolosha indonosia kirada guryaha iyo maciishada

  • @Aziz_alpha12
    @Aziz_alpha12 5 месяцев назад +2

    Kalaay ila eeg muuqalda aan so guudbiyo .
    Haddi aay ku cajabiyeen fadlan nagu so biir hadi kalena taladdada iyo tuusalahagu waa no muhim .
    Mahadsanid.❤

  • @ahmedcarab5366
    @ahmedcarab5366 5 месяцев назад

    Part three ma dhiman thy mise halkaan ayay ku ekthy

  • @Aziz_alpha12
    @Aziz_alpha12 5 месяцев назад +2

    Kalay ila eeg muuqalada aan so gudbiyo .
    Haddi aay ku cajabiyaan fadlan nagu soo biir 🙏

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 5 месяцев назад

    Xaqiiq wllhi weye

  • @Masria-ex5tx
    @Masria-ex5tx 5 месяцев назад +1

    Great Job

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 5 месяцев назад +1

    One day i will visit BALI and other Beautiful Places i.a Barakoow legend @warsamebade 💻💻

  • @Aqonchanel
    @Aqonchanel 5 месяцев назад

    M.sha allh waxbadn waan sugaynaa insha Allh

  • @opsiiyecharitychannel.8388
    @opsiiyecharitychannel.8388 5 месяцев назад +1

    Ustaad Dalxiis wanagsan

  • @aashdigital
    @aashdigital 5 месяцев назад

    ustad waxaan rabay inaan kuwaydiyo , kaligaa ayaa safra yaa camera kuu haya markaa full video duubayso adoo lugaynaya ,

  • @amiinyare8536
    @amiinyare8536 5 месяцев назад

    Alle haku sharfo macalin warsame bade

  • @AbdirashidAhmed-k5j
    @AbdirashidAhmed-k5j 5 месяцев назад

    thanks noo soo badi lipaax

  • @qaasimmohamedomar8033
    @qaasimmohamedomar8033 5 месяцев назад

    Legend❤

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 5 месяцев назад

    Safar kasta udheer waxa uu ka bilawdaa hal talabo sxp hore usoco

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki 5 месяцев назад

    Masha allah wllkey mcn ❤❤❤

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman1106 5 месяцев назад

    Legend nolosha hormar ka gaaray dadaala wuu garaa keep gowing libinta wala siiya ninka raga lkn somali xiqdi xaasid cadow oo dhan ayaa ka buuxa adkaar lee afka lagu haayo mooye guriga ka soo horjeed9 xitaa waa cadow markad nolosha hormar ka gaarto
    Aduun waa 3 beri waxna kaga qaadi maayo akhiro kuwa jirdkooda cadaabta laga dhowro alle hanagu daro

  • @sayid1148
    @sayid1148 5 месяцев назад

    Mashalah 🎉

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 5 месяцев назад

    Afkiina wax kucabira

  • @ameracadey9043
    @ameracadey9043 5 месяцев назад

    Coursooyinka lacagtooda no qafiifi walal

  • @xamzeali9949
    @xamzeali9949 5 месяцев назад +1

    Nolosheeda iyo qaxoontiga ka soo War bixi wll

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 месяцев назад

      Qaxooti ma qaabilan dadkan sida yurub cml

  • @UR.Cristiano-r-7-o
    @UR.Cristiano-r-7-o 5 месяцев назад

    ❤my idol😮

  • @Reer-Guuraa
    @Reer-Guuraa 5 месяцев назад

    Hab duubiddaada umaanan bogin 1080 ayaan kudaawaday shucaac baa kujira masuul ee naga soo qurxi insha allaah.

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 месяцев назад

    Ok

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 5 месяцев назад

    Wll xgeen ka barankaraa fursadahaas

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 5 месяцев назад +1

    Dhaqanka hunduuga intaan india ka arkaa igaga filan

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o 5 месяцев назад +1

    Masha allah

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    GUURKA DUMARKA INDONIDIS

  • @aamiinboy4156
    @aamiinboy4156 5 месяцев назад +4

    in aan safaro OO aan aduun ka kusoo wareego waa hamigay ga mahadsanid pro ❤

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      Wadamada Asia inaa ku soo warego aba jeclahay

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад

      I.a

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 месяцев назад

      ​@@queenliza596nature koonka caalamka sidoo u qurxanyhy hada rabto Asia iyo America ugu fcn yurub nature malahan

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 5 месяцев назад

      ​@@mahdimo6276 zxb ninkan passport nocma ah ayu wta

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 месяцев назад

      @@cabdirixmaan123 passport Belgium oo wataa oo yurubiyan ah

  • @NuurMaxamed-s3y
    @NuurMaxamed-s3y 5 месяцев назад

    Bariiskan wadankeyna malagu Beeri karo miyaa

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 месяцев назад

      Somali bariiska kaliya magaalada jowhar lagu beeray oo ka baxay

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 5 месяцев назад +1

    Waxaad dhahday muslimiintu waa 10% lkn waaba wadanka aduunka ugu musliinta badan almosty waa 89% . Wadarta guud eee wadanka ku nooli waa 275M , 240M oo ka mid ahi waa muslimiinta intar yar ee kasoo hadhayna dhowr diimood oo kala jaadjaad ah ayay haystaan

    • @warsamebade
      @warsamebade  5 месяцев назад +2

      Muslimiintu waa ku yar yihiin Jasiiradan, si fiican hadalka u dhageyso

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 5 месяцев назад

      Shb dalka lakuma dhihin ee waxaa lagu yiri 😮jiziirada

  • @cawaalemoz
    @cawaalemoz 5 месяцев назад +1

    Legend

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 5 месяцев назад

    5:00 halkaa kunoqo, dadka intooda badani waa muslim, maaha 10% iyo wax kayar ,sidaad sheegtday. 90% ayay muslimiintu kusii dhawyahiinba.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 5 месяцев назад

    cajiiib

  • @MOHA6668
    @MOHA6668 5 месяцев назад +1

    I hope one day I.a

  • @AGEAJMDWAHY
    @AGEAJMDWAHY 5 месяцев назад

    Warsame, markaan Latin America ku xiji.

  • @RahmaBariise
    @RahmaBariise 5 месяцев назад

    Wwww

  • @CabduweliMukhtaar
    @CabduweliMukhtaar 5 месяцев назад

    Forex ka soo hadal

  • @jokarzingh8625
    @jokarzingh8625 5 месяцев назад

    Pro i give you advance for you life don't say "asian food it's not good"

    • @Crazy-youtube1234
      @Crazy-youtube1234 5 месяцев назад +5

      Xoolaa tihiin walaahi war afsoomaali maad kuhadashiin maxaa luuqad luqadaan uheyn ugu hadleysaa walaahi damiirka ayaad ka dhimateen ilbax malaynaysaan laakiin waa duli nimo🤬

    • @ayanleali9339
      @ayanleali9339 5 месяцев назад

      ​@@Crazy-youtube1234 beenta ma ahan Luqada english ka diin bey moodan

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 5 месяцев назад

    Jaziirada Bali meelaha Dunida loo tumasha tago ayey ka mid tahay musiibooyinka Natural Disaster ka ayey caan ku tahay

  • @DekaIbrahim-r2c
    @DekaIbrahim-r2c 5 месяцев назад

    Masha Allah

  • @AGEAJMDWAHY
    @AGEAJMDWAHY 5 месяцев назад

    Warsame, markaan Latin America ku xiji.