Safiya Maxamed & Cabdiqani Lixle | Gayaan | Astaan Music 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Safiya Maxamed & Cabdiqani Lixle | Gayaan | Astaan Music 2023
    Waxaa horey u qaaday Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige

Комментарии • 40

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 Год назад +5

    Waaw fanaaniin mustaqbal faneed leh waa idin salaamay safiya iyo lixle

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 21 день назад +1

    AUN Khadro Daahir Iyo Cigaal

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 Год назад +3

    axzan yaa fanaaniin
    c/qani lixle iyo safiyo maxamed
    horey usocda walaalayaal

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Год назад +3

    Woow xasuusti Qadra daahir cige AUN
    Iyo ahmed ali cigaal
    Codadki safia iyo A/qani lixle
    Iskudaba ridki iyo habeynti Astan tv ❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +13

    Maxaa ka wanaagsan hadaan ku xusuusiyo salliga nabi muxamed
    صلى الله عليه وسلم.❤
    👇 💯🇸🇴🌹🌹💟💟💟😘

  • @munaadan5122
    @munaadan5122 Год назад +2

    Msha allah safiya iyo lixle

  • @ibraahingaashaan-ve1pc
    @ibraahingaashaan-ve1pc 22 дня назад

    Gabadhu cod macaanaa m.a

  • @hoodoqali9451
    @hoodoqali9451 Год назад +2

    Masha Allah cod ayaa kudhan safiya

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 4 месяца назад

    Qoftaan waan ku haystaa oo caad

  • @abdikadirmohamed3619
    @abdikadirmohamed3619 Год назад +1

    Waa hes xasusle qadra daahir iyo ahmed cigaal
    Hadana faninin dayaar ayaa diib noxasuseyay cajib

  • @abdinasirhassan8386
    @abdinasirhassan8386 Год назад +2

    Waa hees iyo bar

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 Год назад +3

    safiya hore usoco mashaa alaa codkeeda inaba caadi maaha balse inanka xagiisa waxba ma jiraan xaga qaabka heestu tahay iyo sida uu yahay xaga action heestu lahayd

  • @Ummada21
    @Ummada21 Месяц назад +1

    Lixle

  • @ismahancarshan9410
    @ismahancarshan9410 Год назад +2

    Masha allh boqorada codka 🥰🥰🥰🥰

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 Год назад +2

    boqorada samaroon saciid saafi❤

  • @axmedfaarax2319
    @axmedfaarax2319 Год назад +1

    lixle wan kuwata horay usoco

  • @qaaliibrahim1103
    @qaaliibrahim1103 Год назад +2

    Wow 🥰🥰

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Год назад +1

    Allow fanow balo kuqado bal gabadhas aqlaqda ay kuso gadhay fanka iyo sida hada loqawiyey 🥲

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 21 день назад

      Saxiix Fanka Isagaa Munkar aho Qaawanaanta Kuu Horseedo

  • @mrxiinow8903
    @mrxiinow8903 Год назад +3

    WAAW SAFIYA FANANAD QAALIYA SAFIYA FANAANKA SANADKAN LIIBAANDENMARK LA SOO QAAD HEES HORAY U SOCO

  • @sirtawararka8818
    @sirtawararka8818 Год назад +1

    hees iyo bar waaye

  • @mahamadelmidhunte8800
    @mahamadelmidhunte8800 Год назад

    Lixle nin weyn hory usoco wll

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Год назад

    Guudkaga igu helay

  • @nuraabdilahi9573
    @nuraabdilahi9573 Год назад +1

    😄😄kadaa.maahee

  • @cabdicuriye9683
    @cabdicuriye9683 23 дня назад

    Waxaan maqlay inay fanaanadan tahay reer SL gaar ahaan reer awdal. Hore usoco wiilka fanaanka ahna sidoo kale hambalyo meel fiican ayaad heesta dhigteen.

  • @farxiyoabdi7006
    @farxiyoabdi7006 Год назад

    Fanaankena

  • @ceydamuumin-ld3qj
    @ceydamuumin-ld3qj Год назад

    ❤❤❤❤🥰🌻🇸🇴

  • @cumaraadan4459
    @cumaraadan4459 Год назад +2

    Hasocoto hawshu

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Год назад

    Way khaladsy

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 Год назад +4

    Gaadhiga iyo heestan foorjada ahi isku soo bixi mayaan... markaa gaadhigaa uu inanta ku sito mooyaane sideeda kale waa toos.
    Laba qof oo aan isu soo dhawaan karin bay heestu ka hadlaysaaye waaba se gaadhi ku sido.

  • @MaganHasan
    @MaganHasan Год назад

    Heesta way bakhti wastay feeling aorry

  • @abdinasirbashey
    @abdinasirbashey Год назад +2

    🤣 this music amounts to some facts in real life

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Boqorada codka ee jirta xiligaan ayaa dhihi karaa leesma xaqiree

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Год назад +1

    Dadkaba gobol aan la qadinoo
    ogoow gibil ma daadshaha
    Loo gawracaa jira loo gawraca jira
    Hees micno iyo mugo wayn leh

    • @abwaanumal2506
      @abwaanumal2506 Год назад

      Dadkaba gogol aan laqadin iyo
      Weeye ee maha gobol way khaldeen dhawr eray

    • @siidcumar-yj1gi
      @siidcumar-yj1gi Год назад

      @@abwaanumal2506
      Gogol aan laqadin ii jilci bal

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 19 дней назад

      ​​​​@@abwaanumal2506Adigaaba qaldan Huuno Dadkaba Gobal Aan Kaqadanin Waaye Calaashaan Qaar Aan Laqadinin Hadaad Aad Dhahdo Gogol Waxay Noqoneysaa
      Firaash Ee Firaashka La. Seexdo Maa Raashiin Kaa Rabo Kkkkķ

  • @familydacaddagan4230
    @familydacaddagan4230 Год назад +1

    Mashaa Allaah Wan Kuu Saray Isaar Subaskarebka Wll