xukuumadda Somaliland oo hada go’aamo ka soo saartay xaalada ceerigaabo”

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Kamid noqo Saaxiibada 100K ka badan ee halkan ku jira
    www.youtube.co...
    ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp....
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Комментарии • 102

  • @faisasamatar7114
    @faisasamatar7114 5 дней назад +10

    Waar dadka beenta iyo hoosasada kadaaya,ISAAQOW DIGTOONADA YAAN LA IDIN KHIYAAMAYNIN HOOY❤

  • @qabdiidmohamed6834
    @qabdiidmohamed6834 5 дней назад +2

    War hadaad gaalo noqotaan anagu muslim baan ahaanayna hadaad gooni isu taag ahaatana midnimaan ahaan dona insha allah inta aan nool nahay aynu kala ahaano lakum dinikum wali diin guryaha isku dhafana ha la isu celiyo lami wayn yaan la isu dhafin

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 5 дней назад +8

    Maxaad nabaadgelio aad Kaa aad Kaa sheegi ?
    Dagaalbeey kateene, iskaa celiyaa !
    😢😢😢😢😢😢😢

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Waxba kaama gelin 🤨🤨🤨

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 5 дней назад

      ​@@Ali-xw9il adi ma baqdinba ku haysaa yusra harti

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      @AmareKayse habar walo haashterigii buule afbalaadh oo hadaaq baratay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 5 дней назад

      @@Ali-xw9il
      Hada ku haystaa baqdintada
      Hada isaaq noqotey basas caado qata ah walalayaal nabad bila shuuruda kkkkkk

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад +1

      @AmareKayse habar walo xishood malaha 🤣🤣🤣🤣 tolay isaaqow haashteriga iga xoreeya kkkkk

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 дней назад

    Niic

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 5 дней назад +1

    Waal cas ninkii wuxu yidhi maanigaa waalan mise cadan baa laga heesayaa
    Adeer ceerigaabo nabad ma’han beentu waa shay caaraam ilaahay agtiisa ka ah nin guri uusan lahayn jooga oo ku hadaaqaya nabad baan ku joogaa waa dameer ciyey idinkuna waad ogtihiin.

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад +3

    Distoorku. Ma. Ogola. Sidii. Boqor. Cismaan. Sheegay. Laba. Cslan. Ama laba. Maamul❤

    • @Nur-e7g9z
      @Nur-e7g9z 5 дней назад +1

      Anaga calanka beshaada dooni meyno

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 дней назад

    Ceerigaabo isaaqw is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa is not easy isaaq guuuuuul somaliland viiva somaliland isaaq is not easy isaaq nimo isaaq nimo viiva

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 дней назад +7

    hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay wadani faqash buu isu bedelay ma shacabka is difacaya hubkooda ka guraysa walahay bilahay adiga kugula soo jeesan war edeb daran ha yeeli manta nin walaba wa inu is difacaa warya ciidamda shegaysa maxay tahay ma kuwan aydan fasaxayn marka dagalka lagu kala darero imanaya hj hubkiina ha u dhiibina odaygan wareeray hukiina loo marmarsoonaaye

    • @manineima4398
      @manineima4398 5 дней назад +1

      Adigu dagaalna wxba kama ogid ! Oo dagaalkaaga ugu wayn waa maayirka hargaesa 😅 kulmiye faqash kaa xun isagaa heerkaa dalka gaadhsiiyey 😊

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Naa dee xishood haduu dagaal ku dhawaaqo caalamkoo dhan baa odhanaya waa dowlad shicibka dilaysa 😡😡😡😡

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      ​@@manineima4398inantanu waa habar jeclo

  • @Koorre
    @Koorre 5 дней назад +1

    Ceeerigabo taariikh madow ayey gashay cidkasta og hurdo fiicani matalo walwal iyo walbahar weynba kajira goorma iyo goirma ayaa laysku madhanaya ayaa laleeyahay ceerigabadii dadkii dadka boobayey oo dadka qaxinayey waxay ahaayeen dad qori dableh la ordaya balwaxay dhasho ayeynu arkayna

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 6 дней назад

    Alhamdulillah ala Kulli Haal.
    “All praise is for Allah (God), in all conditions”.

  • @Mahadcali-y4j
    @Mahadcali-y4j 5 дней назад

    Ismail xaaji Nuur fircoonkaa ceeragabo

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 5 дней назад +5

    Dibjirba qabsatay dalki

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Heego cadhooley oo cabaadaysa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 дней назад

    Nabsdu waa macaan laakiin waa la diiday ee waxaa xal ah

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 дней назад

    No nabad no faqash

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 дней назад

    Buuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 5 дней назад

    Wixiinu waa ikhtali because dadba barakicisen oo ka qaxay guryohodi meshii ad xal radin lagaden sidan baad u hadleysan, sad 😢😢😢😢😢😢

  • @dr.abdirahman3068
    @dr.abdirahman3068 5 дней назад

    Waan ku raacsnahy xukuumada. Sbbta oo ah nabad ayaa la sheega dagaalna waa loo diyaar garooba. Waa siyaasada ugu fcn ee lagu dhaqmo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 дней назад

    Faqashta wa kabufinaya

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 5 дней назад

    War ceerigaabo dhulka ha lala siimo

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 5 дней назад

    Bisnka waar goblka sanaag dhamaantii cado baa dhufiiska ugu jira hadlkale uma baahna waxala rabaa difaaca adkeeya aadna ufoojignaada reer somaalilaanoow

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 5 дней назад

    Nabada waa loo baahan yahay dhiiga reer Sanaag na illaahey ha kala badbaadiyo laakiin qoladii Daarood ee soo hanjabay nabad ma doonayaan?

  • @AbdullahiMohamed-y3g
    @AbdullahiMohamed-y3g 5 дней назад

    Nabada

  • @koshinfilms9192
    @koshinfilms9192 5 дней назад

    Wasir wan qaadacnay warka

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 5 дней назад

    Inkaari idinku dhacday. Kuwo habaar qabayaala ayaa inaqabsaday.

  • @abdirahmanfarah-f5h
    @abdirahmanfarah-f5h 5 дней назад +1

    reer qoomaluudlandnow Ceerigaabo waa laysku arkayaa wakhti dhow ee futada xejista qoomaluudyohow qoomaluudku dhalay Illaahay nacladdiisa haydinku ridee.

  • @abdijama603
    @abdijama603 5 дней назад +1

    Ceerigaabo wax haka barato magaalada Gaalkacyo.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Soogelisee kasaarow ogow ceergaabo marti baad ku ahayd ee bey bey 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 5 дней назад

      @@Ali-xw9ilraganimadii aad ku difaacan lahayd sameeyso

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      @mohammedpalle5934 soogelisee kasaarow ogow adigoo shalay hogaaminayay dowladii afweyne 1989kii oo wata soomaali oo idil baad waxba iga qaadi weyday illaahey fadligii 🤣🤣🤣🤣

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      @@mohammedpalle5934 soogelisee kasaarow ogow adigoo shalay hogaaminayay dowladii afweyne 1989kii oo wata soomaali oo idil baad waxba iga qaadi weyday illaahey fadligii ☝🤣🤣🤣🤣

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 5 дней назад +2

    cida aan ahayn ciidanka police ka ee hubausan ujeedada laga leeyahay maxay tahay saw maaha in ciidanka madaniga ah ha la ilalaiyo iyadoo la ogaa in kuwii hobiyaha ku garaccay ceerigabo in la sii daayey war reer ceerigabo ha aaminina kuwan lkn ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland ku ka soonada oo ka war haya viva somaliland

    • @Nur-e7g9z
      @Nur-e7g9z 5 дней назад

      🇸🇴 dalku waa dal soomaaliyeed dal somaliland layiraa majiro ee daantada haku deeqdo. Hadiikale waalakala calaf qaadi donaa.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 дней назад

    Waa si dadka isdifaacaya loo hoosaasiyo huwan faqash

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 дней назад

    Waxii dhacay wali xog kama haynin somaliland miyad naledihin

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 дней назад

    Waar raga ha jabinina😢😢😢😢😢

  • @25Aug23
    @25Aug23 5 дней назад

    Nabadda yaa diidan ma isaaq oo kuleh ceerigaabo keligayagaa iska leh , mise daarood oo leh qoloba daanteeda ha maamulato. Hadii kale waa la arkidoonaa cidda u hadha isaaq ama daarood.

  • @BasheNotayo
    @BasheNotayo 5 дней назад

    Naacle wa Kaas after haday nabaf Ku so galaan dagaalna bilaabaan maxad qaban nabaf cama o dhacda.
    Ayay Ku Iman karaan waqtigeda o la arko.

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 5 дней назад

    Idoorki dhahi jiray anaga leh Cerigabo maxa dhacay ma cabsi a waxas o hadal ah😂

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 дней назад

    Shacabkina iyo dowlad diina iyo Culimadiina intuba ma qiyali baad wadeysan sidaa aad qorsheysen aa citirafka ku gareysan waa inaad hartiga bariga xasuqii ugu xumaa ugeysatan lkn siqabow tas kuma hirgaleyso oo isaguba waa ogyahey qorshahiina keliya wadada cadabta ayaa kufuran ama wad guleysan ama daadka ayaa kuqadayo aa halelexan hay ad calam imanmeyso tisa iyo tada midna kalabax kitaabka kuyale wala igadey iyo calam waxan ushegeynaa iyo naac wey dhamatey calamka anago 2bada mid na aheen baa ushegney mar hore kiinii sobaxo ayana hoganka qabanayo

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 дней назад

    KUWAN WAA HUWAN EE BOQOR BUURMADAW DHAGAYSTA WEY IDIN HOOSASINAYAAN

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад

    Labada. Calan. Ee. Gobalka. Shacbigu. Kala. Sito. Weftigu. Labadaba. Wey. Xalaaleeyeen.

  • @Amalxasan-m6f
    @Amalxasan-m6f 5 дней назад

    Yusra harti waa fuley wey baqayaa harto welcome ceergaabo idinka iska leh ka soo saara yusra harto😅😅😅😅😅

  • @Quruxda_.Deegaanka373
    @Quruxda_.Deegaanka373 5 дней назад

    ᴡᵃˡᵉᵉ ʷᵃᵃ ᵏᵃᵃᶠ ⁱʸᵒ ᵏᵃˡᵃ ᵈʰᵉᵉʳⁱ ᵈᵃᵈᵏᵃⁿⁱ ᵐᵃˡᵃʰᵃ ʷᵃʸ ᵇᵃᵃᵇᵃⁿ ʸⁱʰⁱⁱⁿ

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 5 дней назад +1

    Waar,nabada lamabaryo ee dagaalbayrabtaa dagaalakana waa midcitiraafka somaliland midlagagasoo horjeedo waxana haboon inilaayoocada ciidanka lagufasxo .
    Haddi ciidanka lasooweeraro waa inlagaadhaa xadka somaliland dufaacan hagadaayo ciidanka oo hagadhaan ilaa cadkii dalka .

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 5 дней назад

    Magalda ayeey waxa dagali ka dhigin reerkan dagalka raab magalda baneenkeda halagu edbiyo

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 5 дней назад

    Dadka yaan lahoosaasin adeero yaal

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад

    Waxaad. Dhex. Noqon. Kartaa. Markaad labada shacab. Dowlad. Aad. U tahay. Hadii. Kale. Waa waxba kama. Jiraan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 дней назад +1

    ciro ma waxad ka dooratay maalooyinki la gubay ee dagaalku labada sano ku socoday cerigabo xata maha sanag odhan cerigaabo walahay aduunkan wa yaaba iyo fajaac kusoco ada aadiye

  • @Cawo189
    @Cawo189 5 дней назад

    War shacabka ha hoosasinina cadawgi ba qoryo uso guranaya idina isdhiba ledihin caqliga halke lagadhela

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад

    Ceeri. Gaabo. Waa. Goob dagaal. Cidna. Waxba. Laga. Weeydiinmo😊

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 дней назад +1

    hoodhodho dowladan maxay wada ma ragga ku baqay dagalka ayad leedahay so noqda maxaloo tegi wayay qorilugud iyo sanaag maeeesha ka socoda ma cadowga hubkidin sita ayaad leedihin soo noqda dowladan wixi la sheegi jiray lagu xaman jira waxba ka jira haday halkoda sidan noqday walahay bilahay far ba idinku godan walahay inaydan hada wadankan cadow ku soo daysan idina jirayn wa la idinka daadin meesha xabayaahay xabdu keentay

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Naa orod soo dhegayso qolaalka habar xabuusho oo muuse Ismaaciil algarxajisiya isu soo wada qaawiyay oo xitaa ka saluugay ragii shangeed idinkula dhintay wiigan ee garxajis inaad u tacsiyadaysann teeda kale badhasaabkan ceergaabo waa habar jeclo 😡😡😡😡😡😡

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 5 дней назад

    Huwaney niikada joojiya faqashta ayad la shaqaysan wanu ognahay shirqolka ad somaliland udiyarisen

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 дней назад

    Reer slandnow waxaa doorateen dawlad huruda oo huwanta u shaqaysa waayo iyagaa doortay faqash waar wax iska celiya

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 5 дней назад

    Soo noqda iidoor ha ku xukumee baad saf u soo gasheen kkkkk

  • @diinishdiini48
    @diinishdiini48 5 дней назад

    War jamueiyad af kagakada waxa iska dhahda sawlada soomaliland

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 5 дней назад

    Waa gudida hoosaasinta iyo irbada suuxisada Somaliland, war dadka ma caruurbaad moodeysaan!!!!!! Dadka reer Somaliland ee kibirka lagu diley CAR TACSIYEEYE haddaad daacad tihiin?????

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 5 дней назад

    WAAR ISAAQ DHEHA KADAAYA QARANKA IYO DAWLAD WAXAAS ISJA DHAAFA SIYAASAD MA TAQAANAN

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 дней назад

    ADEER BADHAN DAGAALBAA LAGU ICLAAMIYAY ADIGUNA HOOSAASINBAA LAGUUSOO DIRAY

  • @hanaLafaise
    @hanaLafaise 4 дня назад

    balaayo futa.madow.gacan.bira.kuqabta

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 5 дней назад

    Sax weeyee hoosaasiya dadkiina.

  • @salehmohamed-p4s
    @salehmohamed-p4s 5 дней назад

    DADKANI WAA XOOLO AAN WAXA JIRABA AAN GARANAYN. WAAR DAGAAL-LO HORLEH OO AYDIN KU HAFAN-DOON-TAAN AYAA IDINKU SOO SOCDA. DAGAALLA-DA IDINKU SOO-FOODLEH WAXA DABADA KA-RIIXAYA WAA SHIINA-HA OO KA-XUN IN JSL XIDHIIDH LA-YEELATO TAIWAAN. HADDII AYDIN DOONAYSAAN IN DAGAALLADA SOOSCDAA HAKADAAN, WAA IN CIRRO LAGU MUQUUNIYAA INUU XAFIISA TAYWAAN UU DEDEG UU XIDHO, XIDHIIDHKANA UU UJARO TAYWAAN. SIDAAS KELIYA AYAA SHIINUHU KUJOOJIN KARAA
    DAGAALLADA UU IDINKU WADO.

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад

    Dalka. Miyaanay. Weftigu. Joogin. 😊

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 дней назад

    BARI HA OOYAYINA LAYDIN DABAR GOOYO EE CADAWGAD U YEEDHAYSAN CAAC DABIIR MA LEH SSB KU WAREEJA AYAGA DHIIDH IYO GEESINIMO LAH

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 5 дней назад

    Aniga wax aan yidhaahdaba garan maayo dad aad moodo inay sixranyihiin waar adeer difaaca dalka daacad ka ahaada oo dadka kiciya oo hubeeya miyi iyo magaalo sheegada jilicsan joojiya nabad hooyadeed was isaaqow dagaalama

  • @abdallekiikooz6846
    @abdallekiikooz6846 5 дней назад

    Ceerigaabo waxay noqon 2mid midood sL ama pL wa billhi twfq😅 shacabka isma dagaal sana ee maamulada ayaa ku hishiin la ceerigaabo ee dadka ceerigaabo dib ha isugu noqodaan from pL

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 5 дней назад

    Wax lagu qoslo ayuu ku hadlay dad dagaal isu diyaarinaya ayuu ka nabad geliyo iyo cafimad ka hadlaya alla reer ka idoor maxay been iyo qayaali ku nool yihiin

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 5 дней назад

    Dhicii kalana dagaal ayaa lagaga dhawaaqey, iyana nabad iyo hubkiina keena ayey dadkoodii la hortaagan yihiin.
    Waa cadow kalkaal iyo iney lugta idiin qabtaa kuwa dagaalka iclaamiyey ee weliba soo socda, wey idin hoosaasinayaan kuwaaseyna lacag ka qaataan ooy wadankooda iyo umadoodaba ka doortee.

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 5 дней назад

    Waar. Waxaasi. Ragmakala wadaan. 😊dawladu. Go. Aamada. Ceeri. Gaaboka. Akhriyeyso. Waa. In. Ay. Tagto. Badhan. Oogaadh. Siiso. Go. Aanadeeda😊😊

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 дней назад

    Bal riwaayaddaa daya,iidoor iidoor u tegey,miyay u tageen dadkii ka qaxay cergabo.haddii sidan is tusteen belo ka baaqsan maysaan.xalkuna waa dagaal ama laba daamood...nothing more

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 5 дней назад

    Waar warkale noo sheega huwn kakaaleey ee laba kadhlayasha ahow.cid idinmaqleysaa slaand wey idin ddiiiiidey.

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 5 дней назад

    Kudayasho watsangeli bay ku dabafeyleen 😅😅

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 дней назад

    Cirro waax la'amino mahaa mantaa waa la fahmey ee fojignadaa bennale beenale

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 5 дней назад

    Muxuu la haghagleeyahay 😂😂

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 5 дней назад

    Tuug beenaale howan kushaqaysato

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 5 дней назад

    Adeer na soo dhaafa ceerigaabo dadkii lahaa baa joogee

  • @SharmaarkeMohamed-y6e
    @SharmaarkeMohamed-y6e 5 дней назад

    Nacalaa idinku yaal waar waxani maxay ahaayeen

  • @AmranMaxamed-h2x
    @AmranMaxamed-h2x 5 дней назад

    Akhsey akhasey isaaqow😢

  • @MrSheeqa1970
    @MrSheeqa1970 5 дней назад

    Gobolka sanaag caruurta ayaa og inay goob dagaal tahay ee Ciro faqash maxaa uga meel yaal duulaankaa dalka lagu soo qaaday

    • @saynabSr
      @saynabSr 5 дней назад

      Waxa uga meel yaal waakaa u soodiray waftiga haday kjla xuntahay iyo haday kula wacantahayba

  • @JAMALYARE
    @JAMALYARE 5 дней назад

    Waxaa loogu talagay in la'baabi'iyo Ciidama Medeni ah EE G36 Iyo SSB si ay huwantu uula' wareegto Ceerigaabo sidii lascaano