ABDIWALI KINGEERO URUGADA JACEYL BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA MUQDISHO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 215

  • @mrbajadofficial8315
    @mrbajadofficial8315 4 года назад +175

    Fanaan da,yar oo cod wanaagsan hiilbuu rabaa hala gacan qabto wiilkan balan balis studio
    Cabdi wali
    inuu yahay fananka muqdisho ugu sito 2020 inteebaa igu raacsan

    • @ismailsmile9496
      @ismailsmile9496 4 года назад +4

      Abti hargeysa usoo diraa anagaa soo saaraynee
      Muqdisho ninkeeda way cuntaa wlhi 😫

    • @ayanalihassan6408
      @ayanalihassan6408 4 года назад +4

      Kinggeero fanaan dhulkiisa hooyo joogo adiga mugdisho arkaayo ma adigaaba meel kale haminaayo keep going fanan dayar

    • @mrbajadofficial8315
      @mrbajadofficial8315 4 года назад +1

      @@shaakirmuse1666 bro fariintaa ineesan si wanaagsan u gaarin baa u malenaa

    • @liina6081
      @liina6081 4 года назад

      Masha Allah

    • @khaalidfanax8589
      @khaalidfanax8589 3 года назад

      @@shaakirmuse1666 aaway

  • @MuuqaalkaTV
    @MuuqaalkaTV 4 года назад +88

    fanaankaan asagaa xamar qabsan doono goor dhow war layga meel ku qorta

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 4 года назад +51

    Mansha allah Adeeroow hargaysa noogu kaalay
    Laabsaalax iyo furinle ayaanu kuu gaynaynaa libaax ba tahay keep going

    • @shamisqurux8176
      @shamisqurux8176 4 года назад +2

      Maxamed Faarax yaah oo hadana yaa nokalaay aa 🙄🙄awala ismaaciil aarka naga wadateen hadana kana yux baa laidindhahy

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 4 года назад +1

      Waa kugu raacsanahay faaraxow walle haduu ragaas isku helo wa xaqiiq inuu soo ifbixi doono

    • @xidigtaqarankaofficial4895
      @xidigtaqarankaofficial4895 4 года назад +5

      AARKA SOO CELIYO WAAN SOODIRYNAA LABO WIL ABGAL ISKU DARSAN MAYSANE

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 4 года назад +2

      @@xidigtaqarankaofficial4895 hhhh qabyaalad iyo rer xamar maxa kala heesto

    • @xidigtaqarankaofficial4895
      @xidigtaqarankaofficial4895 4 года назад +4

      @@husseinabukar7723 ugaaas qabyaalad tii aheyd soomaali baan unahay waxkle mahysaaa

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 4 года назад +39

    Wiil da’yar oo aad u cod macaan. Wuxuu I xusuusiyey fanaan kii cumar nuur cabddulle

  • @hayathassan9618
    @hayathassan9618 4 года назад +9

    Wiilkan halaga cawiyo in barnamij Tv 📺 ka baxayaa laga wareesto oo heesihiisa ukusoo kabsado 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻waa fanaaan buuxa ✊🏿✊🏿✊🏿

  • @mr.wadaraay4089
    @mr.wadaraay4089 4 года назад +11

    abdiwali hore u soco sxb hormar wacan kaliya waxan ku leyahay funanada ad wadato wa calanka qaniista ay leyihin hadad ogen iska tuur sxb

  • @daadiryare638
    @daadiryare638 4 года назад +5

    Waaaaaawareeey wlhi blhi qalbiga ayaan ku qabowsaday codkaan m.a libx wlhi 2021 muqdisho adiga ushidan

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 года назад +19

    Fanankan yar waxa ubahanyahay in lagacanqabto mashallah cod fican iyo qab masraxeed qurxoon Hadanunahay umada Jamhuriyada Somaliland wanu soodhaweynaynaa wiilkan yar💚💚💚🤍🤍❤❤❤

    • @baashaalkaxamar
      @baashaalkaxamar 4 года назад

      Dee jamhuriyadee adeer kkkkkkkkkkkk

    • @sacdiyodagen2471
      @sacdiyodagen2471 4 года назад +3

      Xamar aya ka badan izaga iyo fankizaba

    • @ilhaanmalay9194
      @ilhaanmalay9194 4 года назад

      @@baashaalkaxamar 😄😄😁

    • @abdirizakofficial109
      @abdirizakofficial109 4 года назад +1

      @@ilhaanmalay9194
      haku qoslin wa runtiiye hadaba heesta maftuux cadceed aya u tumee hadu imadana abwaano ayu helaya mesha ay jogan sharma boy iyo fartuun balbaladhka wilkan oma fiicne 😃

    • @mohameddeeqofficialchannel8013
      @mohameddeeqofficialchannel8013 4 года назад

      Wiilkan haduu hargayso tago abwaniin fiican ayuu helaa xidig ayuuna noqonaa

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 4 года назад +9

    Wow cod iyo erayo laxan aan caadi eheen full respect abwaan osman bile eymoy

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 4 года назад +27

    Hees iyo bar aqbal iyo ijaban aniguna leyhy alla xanun bdn heestan dad bdn bay ka hadleysaa 😭 💔

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 4 года назад +10

    Mshlh ❤️🌍 hormar wcn cwali tageero uhy wilkaaan

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 4 года назад +1

    Mustaqbal fiicn iyo in uu hamigiisa fanka u rumoobo ayaan u rajeynayaa inshllh

  • @bashkaoffcialbashka6584
    @bashkaoffcialbashka6584 4 года назад +3

    Waaw m,a walahi wiilkaan wuxuu kufiican inii iska dhaafo hees bid la,aanka masha allah codkiisa waxaaa kuquruxbadan yahay heesaha bidka leh pro hadad fariinteyda aqriso waa ig fariin

  • @farhanmohamedawil2947
    @farhanmohamedawil2947 4 года назад +6

    Masha allh cabdi weli Fanaan dayar aan taagero horay usoco boqor ❤🙏

  • @faadumoaxmed1193
    @faadumoaxmed1193 4 года назад +3

    MashalllH noqorka codka faNanka fananiinta illH yacizaK abdiwali kingeero💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤💋

  • @lakijamac5735
    @lakijamac5735 4 года назад +5

    Fanaan lay kama noqdee waa inad san san tiisa ledahy yarkan wafanan masha Allah

  • @shugriyamahamed2887
    @shugriyamahamed2887 4 года назад +7

    Masha Allah, that voice would be perfect for Quan. Try it huuno

  • @zamirasmille5600
    @zamirasmille5600 4 года назад +6

    Codkii fanantii hore ayuu lee yahay wiilkan masha allah

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 4 года назад +8

    Mucjisada fanka xamar Abdiwali yare❤️❤️

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 года назад +3

    Waaaaw cabdi wali wan tageraa cadi mhn codbuu hayaa mashaallh

  • @frederic172000
    @frederic172000 4 года назад +3

    Manshallah. COD AAN CAADI AHAYN IYO MUSIC ASAL SOMALIYEED AH OON WAXAN NUUCA CARABTA LAGA DHIGA AHAYN. FANAAN MUSTAQBAL WEEYI

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +1

    Maashaa allaah ku xiftisii qur aanka hooyo Maasha allaah nooloow hooyo

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn 3 года назад +2

    Amazing voice keep going my dear brother, awarm greetings from Sudan 🇸🇩

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc 4 года назад +3

    Fanaan codmacaan hadane daganaan iyo xishood ayaa ka muuqdo. Keep it up!

  • @zermohamedmahamoud5932
    @zermohamedmahamoud5932 4 года назад +4

    Legend inu noqon raba inan inta ila aragtay wiilkan like ta hayla dhaafina

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Год назад +1

    M.a nice 👌 video kingero keep going bro

  • @mahamuudibraahim4454
    @mahamuudibraahim4454 4 года назад +2

    fanan dhaestiran cabdi wali horay u soco bro

  • @beerlulabeerlula200
    @beerlulabeerlula200 4 года назад +4

    Abwe samir iyo iimaan illaahay hakaa siiyo

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 4 года назад +3

    Masha allah cod qurux bdn Allaa siiyay wiilkan🔥❤️🌹🌹🥰👍👍👍🤩

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 года назад +2

    Aaheey Good bro barteedaad Dhigtay horay usoco

  • @3308-t4q
    @3308-t4q 4 года назад +2

    Ma wlhyo cumar dhulee codkisa yesheee asaga yelan dono muqdisho ❤️☑️

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 года назад +1

    Wow Abdiweli keep going bro garab fcn heysataa marba hadii Osman Bile Ceymoy ereyo iyo Laxan kuu sameynayo....Cismaan Bile Ceymoy qofkii aqoon waa ninkii iska lahaa laxanka heestii Xamar Bile ee Suldaan Seeraar sido kale waa ninka iska leh ereyada iyo laxanka heesta Baby ee Xariir iyo Xiis wada qaadaan.
    sido kale BalanBaalis Studio garab waaka hesyataa mustaqbal wcn.

  • @axmedxuseen5174
    @axmedxuseen5174 4 года назад +4

    Hadaad Nabiga jeceshahay like

  • @drssacdiyomacallincumar2135
    @drssacdiyomacallincumar2135 4 года назад +6

    M.a abdi wali alle haku xafido💎💎♥️♥️♥️💍💍💍

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 года назад +3

    MaftuuX CadCeed Hees uu Ku FarayaReystey uma Xuma

  • @mohaaomarofficial6395
    @mohaaomarofficial6395 4 года назад +2

    War nio heesta ciida ee mubarak October noso dey heeskas ayan ku heystahe ma aha inan fanaaninta kale necbahay lkn heeskas inyar aan ka dhageystay wey iga gadantay inta ila qabto like ta ha ila dhaafin

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 года назад +5

    Mohamed tobanle hestisa ahayd jacayl igamaad xishoon noso daaya❤💕

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 года назад +2

    Saxiib so dhawoow waxan ayahay reer hargaysa waxan kugu timaama fAnaan da ,yar oo cod halaasiya leh guul ani dhankayga

  • @batuuloliiban9743
    @batuuloliiban9743 4 года назад +10

    Inuu wilkan cod layahy inta og like dhac igusiiya❤❤🤞

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +8

    Barbaarta reer muqdisho wxaan hawda inii Soo marinaa salaan sharafeed

  • @sahalbishar517
    @sahalbishar517 4 года назад

    M.a Abdiweli abtiyow tageer weyn ayan kuahay runti wxaatahy amiirka codka jiilka soosocdo.keep going sxb

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 4 года назад +4

    Xidiga muqdisho uqalma inankan❤❤❤

  • @kowsardhagatage3764
    @kowsardhagatage3764 4 года назад

    Abdiwali kiingero Edo fananadan mar kala haso qadan somalida badana maa fahnsana waxey tahay camalada u tagan tahay

  • @jama-bey
    @jama-bey 4 года назад +2

    Wow fanaan kan waan wataa 👍

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 4 года назад +9

    Waaaaaaw kingeero inti tageera subscribe ii saars❤❤❤❤❤

  • @maarisaibraahim3779
    @maarisaibraahim3779 4 года назад

    Walalo Talo waa yartay wali waqtigaaga gali waxbarasho iyo naftaada oo hormariso fanka faa'iido malahane

  • @aliabdirahman2817
    @aliabdirahman2817 4 года назад

    mashaa Allah cod heer sare ah runtii fanan mustaqbal leh baad tahay walal

  • @yasminmursal471
    @yasminmursal471 3 года назад

    Cabdiwali Ibrahim max gabadha diida waa gabadh aan aqli lahayn

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 4 года назад

    Waa fannaan yar oo codkiisu Aad umacaan yahay horay usoco💞💞💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏

  • @janaabdula547
    @janaabdula547 4 года назад +4

    Waa cod kaaaaa war waa cod macyahay yar kaaaaa

  • @cumaralijuur3411
    @cumaralijuur3411 4 года назад +1

    waah safiyo maxamed atawayaa intii ila taweyso like

  • @cookingwithluulchannel7023
    @cookingwithluulchannel7023 4 года назад

    Waaaw keengro keep going walaalo subscribe igu sharafa reer balanbaalis

  • @noorhusseen1153
    @noorhusseen1153 4 года назад

    Sxp codkaagan jeclaaday hees inaad iiqaado rabaa jwb wacan

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 4 года назад

    Waa fanan runtii Ilahey cod iyo farshaxanimo kumaneystey oo weliba aad uda, yar wuxuu mustaqbalka noqon doona xidiga fanka hadii aanu ka leexan wadada uu maanta raacayo

  • @zeynabrooble7067
    @zeynabrooble7067 4 года назад +5

    Wale fananin ayaa noosobxy shaman deer muqdisho

    • @shaaciye1171
      @shaaciye1171 4 года назад

      Masha allaah horay u soco magacaygi ayan manta maqalya

  • @faadumoabdulaahi658
    @faadumoabdulaahi658 4 года назад +3

    Abdiweli fankaaa u baahan
    Meel sare ku rajaynayaa

  • @ismailissack8809
    @ismailissack8809 4 года назад +3

    Keep going brother mcn

  • @apthirizakleo2392
    @apthirizakleo2392 4 года назад +3

    Keep going prother💯💯♥️

  • @abdisamadofficial5492
    @abdisamadofficial5492 4 года назад +2

    Keep going abdiwali ❤🙏

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 года назад +1

    Keep going cabdi wali

  • @abdirizakmouse4714
    @abdirizakmouse4714 4 года назад

    Talent buu leyahay yarkan hore u soco yaa ila arkay

  • @muftahofficial4355
    @muftahofficial4355 4 года назад +4

    Ninkan Iyo Mursal Faladagan alle Aya wada Aburay Alxm

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 4 года назад +3

    Very talented yang singer

  • @barwaqohussein9098
    @barwaqohussein9098 4 года назад +1

    Am from kenya but I don't understand Somali language actually i real love sweet voice of yours boi

  • @MusaNarokee-m6c
    @MusaNarokee-m6c 17 дней назад

    King toto I L...o...v...e... Supa mahmen🤛🏃

  • @asisaisse9043
    @asisaisse9043 4 года назад +1

    Waaaw ishcalaaa fanaaan💯💯💯💯

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +2

    Wooooooow kingeero

  • @habsathehambarte1498
    @habsathehambarte1498 4 года назад +3

    Absolutely wonderful

  • @sahrocali4995
    @sahrocali4995 4 года назад

    Woow Masha Allah cadi ma ahan

  • @sofiaabdiaziiz9438
    @sofiaabdiaziiz9438 4 года назад +1

    Ww cungaan har hala gacanqabato wlhi waa fanaan buuxaah

  • @katraabdi6915
    @katraabdi6915 3 года назад

    Legend Abdiweli 🥰🥰🥰🥰

  • @sagalmustaf8684
    @sagalmustaf8684 4 года назад +13

    Oh sweet voice🔥 little boy

  • @abdiali7290
    @abdiali7290 4 года назад +2

    Keep going my bro

  • @yuusufnuur7899
    @yuusufnuur7899 4 года назад +1

    Masha allh my brother big respact

  • @sabirin1435
    @sabirin1435 4 года назад +3

    M.r kingeeero keep going m.a wllo

  • @odaymango1271
    @odaymango1271 4 года назад +2

    Eid Mubarak dhamaan akhyaarta farxada ciida owgeed subscribe iigu dhufta

  • @abdikheirabdirahman6917
    @abdikheirabdirahman6917 2 года назад

    Young talent musician keep going kangero

  • @minroozaofficial1760
    @minroozaofficial1760 4 года назад

    Heesta mahad bashaash so deey wlll

  • @sulaymanmadoobe3450
    @sulaymanmadoobe3450 4 года назад +1

    Good keep ging

  • @calixuur7602
    @calixuur7602 4 года назад

    Cadi yare kingeero horay usoco libaax

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 года назад +4

    Axsan sood c wali kngro

  • @bomarble7489
    @bomarble7489 3 года назад

    AAYADAHA KU SOO AROORAY HEESAHA
    Alle waxa uu Quraanka ku yidhi, “ Dadkii waxa ka mid ah mid soo iibsanaya hadal kiisa xun kadibna dheel dheel ka dhiganaya si uu dadka uga leexiyo wadadda Illaahay, kuwaasi waxay leeyihiin cadaab wax duleysa.
    Aayadda labaad waxay ku jirtaa suuradda”Al Israa 64. Alle SWT isagga oo la hadlaya Shaydaanka wuxuu ku yidhi, “ Ku hod (Insigga iyo Jinka) cidda aad kari karto codkaagga.” Su’aashu waxay tahay tolow codka sheydaanku waa maxay? Si kooban jawaabteeddu waa wax kasta oo kuuggu yeedhanaya macsiyadda Illaahay. ( Ibnu Cabbas ayaa sidaa ku fasiray Tafsiir Ibnu Kathir 93/5). Mujaahid oo wax ka bartay Ibnu Cabbas isna wuxuu leeyahy codkiisu waa heesaha iyo hadal lahwigga ah. ( Marjacii hore ugu noqo).
    Tafsiirka Jalaalaynka ee caanka ah codka sheydaanka wuxuu yidhi, “Ugu yeedh heesaha iyo waxa la tunto.”
    Aayadda saddexaad waxay ku jirtaa suuradda Furqan 72. Alle SWT wuxuu yidhi isagga oo Muuminiita amaanaya, “وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا” Waa kuwa aan iman zuurka. Zuur waa heesaha waxa qaba Mufassiriintii salafka( Saddexdii face ee Nebiggu amaanay)rag ka mid ah sida Addabarii iyo Qurdubi oo isna Mujaahid ka qaatay. Waxay yidhaahdeen yaggoo aayaddaa fasiraya, “ Waa kuwa aan dhageysan heesaha.” Dabarii wuxuu leeyahayba in zuurku uu yahay waxii oo la buunbuuniyo oo laga wanaajiyo sida uu yahay astaamo soo jiidasho lehna laga bixiyo.
    AXAADIITHTA KU SOO AROORTAY HEESAHA
    Xadiith soo weriyay Abii Maalik Al-Ashcariyi in uu Nebigga ka maqlay isagga oo leh: Qaar ka mid ah ummaddayda ayaa cabi doona khamrigga, oo u bixin doona magac kale, oo iyagga ayaa lagu dul-tumi doona heeso iyo muusig, oo dhulka ayaa lala goyn doonaa. Isugaynta wadooyinka xadiithku waxay tusinaysaa inuu sugan yahay xadiithku.
    Dulucda xadiithka: Wax kasta oo shareecaddu ciqaab ka ratibto, wuxuu tusinayaa inuu xaaraan yahay. Sidaa daraadeed, heesaha, muyuusigga iyo qalabka lagu tumo dhammaan waa xaaraan; lagaman ganacsankaro.
    Rasuulku SCW waxa uu sheegay laba cod oo nacdalan; waana codka ta heesta iyo ta baroorata. ( Xadiithku wuu sugan yahay, waxaad faah-faahintiisa ka raadsataa qaybtii hore ee xog-warranka.)
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesaha iyo cidda jecel uu Illaahay naxariistiisa ka fogeeyo. Waayo nacdal haddaad maqasho, waa qofka oo laga fogeeyo naxariista Alle.
    Xadiithka ugu adage e jilbaha uu saaraya heesaha iyo cidda dhagaysata waa kan Bukhari wariyay ee Nebiggu sheegayo in ummadiisa ka mid noqondoonaan dad xalaashan doona muyuusigga. Dadka noocaas ah Nebiggu wuxuu ugu goodiyay ciqaab adag.
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesuhu bedelaan qalbigga. Maanta waxaad aragtaa in Muslimiintii heeso iyo muyuusig kaga mashquuleen jihaadkii, qofka waxyaabaha Muslimiintii hore baabiiyayna waxaa kamid ah boqoradoodii oo heeso iyo fanaaniin dhagaysan jiray. (F.G. Axaadiithta saxeex ah ee aan u hayno waxay ka badan yihiin 10 saxeex ah.)

  • @zamzamqueen2807
    @zamzamqueen2807 4 года назад

    Mohamed tobanla mahad bashaash sodaya wllo

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 года назад

    Wiilkaan yar Unik waaye

  • @yussufmohamed6666
    @yussufmohamed6666 3 года назад

    M.A nice voice Kingero, keep going bro

  • @abdallasanka82
    @abdallasanka82 4 года назад

    War heedhe saamicadow meeday tartankii mogadishu got talent xagee ku dambeyay.

  • @samiirocismaan6154
    @samiirocismaan6154 4 года назад +5

    nice voice

  • @filzuubbe9610
    @filzuubbe9610 4 года назад

    Wow cadi ma ahan cod iyo steyl keep going Abdiwali🔥🔥🔥♥️💯

  • @mohamedmohdinnor5212
    @mohamedmohdinnor5212 4 года назад

    fanaan da,yar ah mustaqbalka sameen ku yelan dona fanka somalida

  • @aizhamohamietahmiet1199
    @aizhamohamietahmiet1199 4 года назад

    Masha allah keep going Balanbaalis studio

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 года назад +1

    Waaw masha allaah

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed718 4 года назад

    Adba idin salmaya balanbalis studio

  • @dayaxcade3132
    @dayaxcade3132 4 года назад +3

    Ilmaha yar lugooyada kadayaa
    Allah ka cabsada munkarka ha u sacaba tumina

  • @abdiali7290
    @abdiali7290 4 года назад

    Hore usoco Abdi Wali

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 4 года назад

    Music ga ayaa aad u dheer, codkii fanaanka oo aad u macaan waxaa qariyey music ka xoog badan, isku S dheeli tira codka iyo music ga

  • @carafoyusuf3144
    @carafoyusuf3144 4 года назад +3

    ragii sow kuwa is wada cadeeyey xafar oo maykal Jackson isu ekaysiiyey ayaan arkaa yaahuu

  • @libanshurie9398
    @libanshurie9398 4 года назад

    Congrts......move on

  • @mukhtaribrahim4188
    @mukhtaribrahim4188 4 года назад

    Thanks pro

  • @feisalahmed4390
    @feisalahmed4390 Год назад

    Kingaro 😍

  • @dualescot2227
    @dualescot2227 4 года назад +1

    Keep going kaka