ABDIWALI KINGEERO DHANKAAGA DAN BAA IKEENTAY BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 489

  • @HaramcadMedia123
    @HaramcadMedia123 4 года назад +470

    Wa wiil yar oo cod quruxan
    Intaa Igu racday like saar

  • @Casaro0
    @Casaro0 4 года назад +181

    Dhagdhag ta musica baa dhagihii na daaliyay allow noo dambi dhaaf adooma haaga oo qalad ku jira baan nahaye😢😢

  • @Hamselyrics
    @Hamselyrics 4 года назад +601

    Boqorka fanka ee muqdisho inuu yahay yaa igu raacsan like isaara

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 4 года назад +30

    Masha'alla beautiful voice iska hees looma heesee walee codku yaraan iyo waynaan ma kala leh waa hibo alle qofkuu doono ku mutaysto😍

  • @hamduhassanmohamud4350
    @hamduhassanmohamud4350 4 года назад +5

    Dayaxeena qalpi wngzanaa qof walpo maslaxa wuukusoo dhaweynaa Abdiwali da.yarkeena soo dhawoow Fanaan buuxo waa tehee hormar wacan ayaan ku rajynaa❤💯✋bahda saami cadde

  • @ridwaanlooli5395
    @ridwaanlooli5395 4 года назад +37

    Muqdisho Fankeda Ragba Hore U Kufsadey Balse Wiilkan Wa FAN Daweeyaha Muqdisho 👏

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade1 4 года назад +89

    Fanaankaan waxuu u qalmaa fanaanka ugu codka macaan 2020 qofkii ila qaba like igula soo raac fakirkeyga

  • @mohamedelmi2863
    @mohamedelmi2863 4 года назад +25

    Hddi nafta alle noowada dayo insha Allah after 5Year waxan arki doona Cabdiwali oo ah sida Qadar iyo dayax hdda yihiiin Keep gowing Bro

    • @mohamedshoocar1737
      @mohamedshoocar1737 4 года назад

      Masha alaah wlhy wnkhely inkaa yar o codka mcn sxp keep going

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 года назад +7

    What a song small boy
    Kingeero meesheedi baad dhigtay hubaashii taageerahaaga koowaad
    Hadaad ka mid tahay taageerayaasha
    C/ wali ee illaaa muqdisho got tallant kala yimid is muuji oo like kusoo mooqo
    Keep going bro

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman4207 4 года назад +25

    Labda fananee fankii hore soo
    Noolaynaya
    Cabdi weli kingeero
    Io siciid qalinle
    Labo wiiloo da'Yar oo cod illahy siyey m.allah ❤❤

  • @hamdishpiepe4400
    @hamdishpiepe4400 4 года назад +18

    Shey mire dacar wilka na xasuusiye keep goin ku lenahay🥰👋🏿

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 4 года назад +6

    maasha Allah fanaanka weyn Dalnuurshe waa nin qalbi fiican ,sida uu u dhiiro gelinayo fanaankan soo baxaya sidaas ayaa laysu gacan qabtaa.horey usoco Abdiwali jr(keep going)

  • @abdurahmanmohamedali7981
    @abdurahmanmohamedali7981 4 года назад +22

    Axsan fanaan
    Axsan hees
    Sida usugaye wayabe heestan waxa cadeen u eh inaa number one noqde

  • @ruuzidaimond7097
    @ruuzidaimond7097 4 года назад +39

    Heestan oo lyrics ah halkan ka daawo
    Dhigey wuu badan yahee
    Dhankaagadanbaa ikentay
    Dhankaaga danbaa ikentay
    Dhankaaga danbaa ikentay
    Dhankaaga danbaa ikentay
    Dhankaaga danbaa ikentay
    Dhankaaga danbaa ikentay
    Hadaan Maantana Isdhiibey
    Dareen Dhashey Baa Abuurey
    Si Dhaba Iisoo Hogaanshee
    Riyada Maad Iidhabayni
    Dhibkeyga Maad Dareemi
    Dhaawacan Qabo Maad Ogaani
    Oo Maad Dhayi Bogahayga
    Intaad Qalbigeyga Dhowrtoo
    Sidii Hore Maad Yar Dhaami
    Dhab baan kuu jeceleehee
    Sidoo kale iigu dhaado
    Sidoo kale iigu dhaado
    Sidoo kale iigu dhaado
    Sidoo kale iigu dhaado
    Sidoo kale iigu dhaado
    Sidaan kusoo dhaweysto
    Ee aad ani igu dheertahay
    Macaan igu soo dhagoo
    Dhankaagana hay cidlayni
    Sidaan kusoo dhaweysto
    Waliba ani igu dheertahay
    Macaan igu soo dhagoo
    Dhankaagana hay cidlayni
    Dhibkeyga maad dareemi
    Dhaawacan qabo maad ogaani
    Oo maad dhayi bogahayga
    Intaad qalbigeyga dhowrtoo
    Sidii hore maad yar dhaami

  • @kundiidahmed5074
    @kundiidahmed5074 4 года назад +6

    Balanbaalis wad mahad santhy hadiiba ad c.wale yare nalasoo gaadhay inta jiif kudaawaneyso like bac bac mahad.sanidiin

  • @sumuli.
    @sumuli. 4 года назад +9

    Legend hiil waayey qofba marbey ukalakacda waqti unbey ukala kicidonta doqonbaa waqtigu uhiiliya badana 🙏🙏🙏👏👏👏

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 4 года назад +42

    Dhibkeyga maad daremi
    Dhawacan qabo maad ogani
    Oo maad dhayi bogahyga
    Intaad qalbigyga dhowrta
    ❤😢💯
    Abdiwali yare❤💖

  • @neyruusomar4936
    @neyruusomar4936 4 года назад +13

    Mashallah inanka fanka miqdisho ugu yar Aana ugu jeclhy

  • @abdirahmanmohamednor8119
    @abdirahmanmohamednor8119 4 года назад +60

    Cunugan yar sucuudi muu ka imaaday mise Tubeec ayaa dhalay👏👏👏

    • @samiiryare4209
      @samiiryare4209 4 года назад

      Wlh kan koristiisa maku qasaarin wiilkeyga yaraay horay unuuxs

    • @zahrodahir7561
      @zahrodahir7561 4 года назад +3

      Wall wiilkan yari Muqdisho ku noolyahay ayadaana ka fiican s 100% Sucuudiga aad sheegeyso xaqiiqdii
      Dagaalkaa dhib keenaye maahane Janadii aduunka ayey Muqdisho ahaan laheyd maanta

    • @Legendnos
      @Legendnos 4 года назад

      sucuudi iyo fanannimadiisa maxa isku xiray?

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 года назад +3

      Deg:Karaan oo ka yimid waa abgaal Da'uud

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 3 года назад

      @@mascadeofficial4920 waa reer Burco laakiin based in mogadishu

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 4 года назад +3

    Abdiwali codkiisa ayuu fanka ku joogaa Keep going Kingeero

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 года назад +16

    Sidii hore maad yar dhaami
    Inaba caadi maaha codkiisa m.a🥰❤️

  • @maqdisbidhan1255
    @maqdisbidhan1255 4 года назад +5

    sidan usugayay wan dalay same cadde thnks bro Keep Going balan balis

  • @suldaansaabironthebeat2866
    @suldaansaabironthebeat2866 4 года назад +11

    Wooooow masha allah hees macan allaha kudhowro aad baan ugahelay haastan keep gion walal waa wil yar Oocod macan 🤩🤩hor marwacan walal

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 года назад +16

    Yariskan Cod maacana❤🥀 Daadka waaweyn o hess ban Qaadaya daahan Shekeynaayo wu dhaama😁

  • @mahamedmuxzin595
    @mahamedmuxzin595 4 года назад +2

    Layzma XasTee. Hees taadu way socota
    Hadaa saa ku so coto
    Heerka suldan waa gaadhi
    Fanaanka Suldaan SooRaaca
    Diblee hala xaarin. KEEP going. Pro 🌟👍

  • @khadijaabdikarim3273
    @khadijaabdikarim3273 4 года назад +12

    Wil ad u da,Yaro cod mac weYan❤💯💯

  • @mohamedwiito8186
    @mohamedwiito8186 4 года назад +7

    Wiilkan yar wllhi cod buuhayaa keep going bro

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 4 года назад +1

    Dhankaaga danbaa i keentay ish calaa hees afkaaga caano lagu qabay fanaankeena qaaliga thanks saami cade sida aad noogu soo gudbiyo guuleysta 👏👏👏

  • @rayaancabdi9306
    @rayaancabdi9306 4 года назад +16

    Heesti anaan noloshaba aqoon e sakariye kobciye laso dheereeya jcyl baa na hayee plz plz plz

  • @saamimohamedshariif8009
    @saamimohamedshariif8009 4 года назад +2

    Dhankaada danbaa i kentay
    Hadaan maantana is dhiibay dareen dhashay baa abuuray si dhaba ii soo hogaanshay iyada maad ii dhabeynin 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @cadnaancadeofficial8604
    @cadnaancadeofficial8604 4 года назад +1

    Macan igusoo dhagoo dhankagan ahay hai citleynin😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 4 года назад +2

    Saami Cade Io Dhamaan Howlwadeenada Balanbaalis Studio Aad Baad mahadsantihiin Sida Qurux badan aad Fanka Muqdisho U shidaysaan Keep Going 🙏👏

  • @kafiyamahamed8186
    @kafiyamahamed8186 3 года назад

    Masha alaah rer muqdisho fanaan baa u kacaya hore u soco wllkay yar

  • @abdulazizyalahow3238
    @abdulazizyalahow3238 4 года назад +1

    Markaan arkay tartanka waan ogaa in uu dhagaha dadka soo jiidanaayo sadax 3 fanaan aan taageero Nimcaan Hilaac Sharma Boy iyo Cabdiwali kingeero

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 4 года назад +2

    Muqdisho got talenta ayaan horay ugu soo arkay wiilkaan

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 4 года назад +1

    Waxan yar qosolkiisa jeclhy wlhy i like

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 года назад

    waa faanaan hibo leh oo aad u cod macaan guul wacan wll waa idiin mahad cilinaa dhanka kale balan baalis studio

  • @zhaficidiaz3696
    @zhaficidiaz3696 4 года назад +2

    laandheere inuu yahay intii igu raacday like saara

  • @inafarhan1955
    @inafarhan1955 4 года назад +2

    Sidaan kuu soo dhaweysto ayaad aniga igu beertey mcn igusoo dhagoo dhankaaga ha I cidlenin🤴❤👸🌏☝️🧠hore usoco wlll🤴🤝😍

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 4 года назад

    Wax fanaan ah ba waakan wajiyo xunaa na wareeriyey best young talent abdiweli best fanaan

  • @King_Safwaan10
    @King_Safwaan10 4 года назад

    Masha llh alla cod wanaagsanaa
    Wiilka yar alle ha ku soo hanuuniyo waan kuu duceeyee

  • @commentdiyaarsan3141
    @commentdiyaarsan3141 4 года назад +3

    Xamaada gacana utagy lph music ah ✌✌😊

  • @ibnuxaajiabuukarmahmed5505
    @ibnuxaajiabuukarmahmed5505 4 года назад +5

    Illaaahey swt heesaha hanaga madoobeeeyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahroabdi5325
    @sahroabdi5325 4 года назад +2

    Allah haynoo naxaristo dadkii sidn by wada noqdeenee

  • @apdulball6197
    @apdulball6197 4 года назад +1

    Woooooòoow nin culus jak aya kugu ahaye bro ku soco

  • @sootkasubacleyda4488
    @sootkasubacleyda4488 4 года назад +29

    Aniga ugu horeeya like plz

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад +1

    Abadiwali yasalaam waa wiil yar cod macaan hore u soco👌👌💯💯💯🌹🌹🌹✅✅❤❤🤝🤝👑👑👑💕💕😘😘🌹🥰🤩🤩

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 года назад +2

    Wooow best wiil yar funy cod and also song hore usoco wll

  • @aishasalaadmohamud6080
    @aishasalaadmohamud6080 4 года назад +3

    Masha allah cod mcnaa wiilkan wlhi dadpan o dhamaa masha allah allaha ku daayoh codkaga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedqatin77
    @ahmedqatin77 2 года назад +1

    hadaan maantana isdhiibay daren dhashay baa abuuray ee garo😭😢

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 4 года назад +1

    Anoon rabin inaan shido ayaan wujigisa arkay ushiday wlhi abowow iga so qad walasha ka ween oo kaa nexeyse is daba qabo qaflada aad kujurto ka bax wll mcn wlhi walaalkey lama jecladeen mana ka aqbaleen halkaas baad itagan tahay waayo jirkeenan miskiinka ah cadaab uma dulqadan karo mana ku dhagaysan si aan dambiga kaaga yareeyo farintan iga qado allaah hanuun hanala wada doono dhamaanteen

  • @hassanosmaan1059
    @hassanosmaan1059 4 года назад

    Cabdi wali taagero num one
    Hestiisa hdad ila suageysay like

  • @luulawilali1317
    @luulawilali1317 4 года назад +1

    waa wiil yar oo cod mcn waaye keep going habo 👌👌👌👌

  • @fahmaabdillahi1494
    @fahmaabdillahi1494 4 года назад +7

    When i was his age I used to read Quran illahyow noso hanuuni

  • @xaredoabukar784
    @xaredoabukar784 2 года назад

    Masha Allah waa fannaan fan aan dhalay

  • @riyaankaysar9418
    @riyaankaysar9418 4 года назад

    Wiilkaan tartanka muqdisho ku jiraan Codkiisa ka helay horey u irii wuu so bixi doonaa ciil I qabtay number 2 markay siyaan inasha markan somalia imadoo in aan arko aan jeclahaay insha Allaah

  • @Abdimajid-g2f
    @Abdimajid-g2f 4 года назад +49

    Heestan ilaaa malintan arkay horshaca waan sugaaaye saami sxb kusalamaya

  • @farxiyomaxamed1252
    @farxiyomaxamed1252 4 года назад +4

    Abdi wali huuno wiil idhaahda leh rabbi ha iigu deeqo

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 года назад +1

    ishcalaa hees wlh ❤️❤️thanks BALABALIS STUDIO🌹

  • @bosteyaabdulle9940
    @bosteyaabdulle9940 4 года назад

    Masha Alaah fananinta oo dhan boos bu rixay waa ubax dalka oo soo korayaa

  • @munirganey6517
    @munirganey6517 4 года назад

    Kingeero keep going
    Balanbalis idin aminsnhy horay usocda

  • @sakariyedayaxsalaad750
    @sakariyedayaxsalaad750 4 года назад

    Maashaa allaah waa nin cod macaan walleee fan waa adiga iyo codkaaga

  • @allstarbay9
    @allstarbay9 4 года назад +1

    Fanaanki ugu codmacana qarniga Ayan dhihi kara aad utaageera cabdiweli Insha Allah markaan xamar tago ayaan cusuumidoona haddi ay suurogal noqoto hore usoco and be safe .

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 года назад

    Abdiwali waa fanaan buuxo horaay uu soco dalkaa ayaa uuu soo baxdaay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 года назад

    Nin qaaliya thanks wlly balanbaalis studio

  • @libanshurie9398
    @libanshurie9398 4 года назад

    Jnr dayax weye.....keep on going .....congrts

  • @abdikadiramiin5051
    @abdikadiramiin5051 4 года назад +2

    Dayax love sxb.
    Kingeero keep on.

  • @zakariyemohamed6085
    @zakariyemohamed6085 4 года назад +2

    Wilkan wan jeclhy Abdiwali💫🔥🦋🍁

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 4 года назад +2

    From hargaisa ❤👊love kingeero

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 4 года назад

    good future this kids nice xamar cadey magaladii xadarada .viva mugdisho

  • @Ruuun5555
    @Ruuun5555 4 года назад +1

    Ayyyy codkii caawle aadn buu lasooo baxey yaa ila arka 😍

  • @suqriyoosman3959
    @suqriyoosman3959 4 года назад

    Wiilkaan yar aad baad u codmacaanthy fanka guul kagaar ayaan kuleeyhy

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 4 года назад

    Maasha alaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ afkaada caano mac lagu qabay wooooooow waxaasaa cod kaa 👌👌👌👌

  • @khadramohamedali8681
    @khadramohamedali8681 4 года назад

    Fananinta muqdhishu Wa qofka kowad ee cood lih👏👏👏

  • @hccbnkkkk1588
    @hccbnkkkk1588 4 года назад

    Fanan jirra tagere buuuxa bro keepgoing

  • @ficaneyhajji2691
    @ficaneyhajji2691 4 года назад +7

    Sami cade camera manka mogdisho inuu yahy shaka makaga jiro

  • @abubakarfahmi7579
    @abubakarfahmi7579 4 года назад +2

    Woooooow nice song mashaallah 😍

  • @osmanofficial1253
    @osmanofficial1253 4 года назад +2

    Waaw hees aad umacaan qofnah kuma dhagagaayo waa wiil yare dagan Nice

  • @caamirlastkingofficialcaam659
    @caamirlastkingofficialcaam659 4 года назад +2

    Waa wiil codmacaan intii igu racsan like sara

  • @goldengroupchannel1874
    @goldengroupchannel1874 4 года назад

    Hargaysa hooyada fanka ayaan kugu so dhaweyneyna abti

  • @Somali.Adventure
    @Somali.Adventure 4 года назад +77

    Biayah zam zamka ee xajka laga keeno cabistooda buu badsaday 😂😂

  • @abuukarsheekeeye9954
    @abuukarsheekeeye9954 4 года назад

    maashaa allaah cabdi wali ibraahim waa wiil yar oo cod macaan soona nooleeyay fankii keep going bro horay usoco

  • @mohamedabdiaziz9106
    @mohamedabdiaziz9106 4 года назад

    Waa fanaan nagu qaaliya Kingeero

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 4 года назад

    Abdiweli waxaa tahay wiil yar misana Cod macaan e horey usoco walaal keep going

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 года назад +2

    Waaah waaah caadi maahin Wiilka ❤️❤️❤️❤️👏👏

  • @abubakertezmoofficiall7631
    @abubakertezmoofficiall7631 4 года назад +4

    Dayax
    Keenyow
    Kingeero
    Sadexda kaliye muqdisho heeso caadiya qaada wlhi tageero buuxdo zhpayaal

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 4 года назад +1

    Dhawaacii ay fanka u geysteen ayuu dhayey walahi

  • @abukarofficial6472
    @abukarofficial6472 4 года назад

    Abdiwali kacan qabasho ayoo ubahan yahay cod woo hayaa 😍😍

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 4 года назад +1

    Cabdi Wali best singer

  • @abdiiswaberiiis3036
    @abdiiswaberiiis3036 2 года назад

    Waberirtd arta Good codka fiican

  • @mohamedosman4480
    @mohamedosman4480 4 года назад +2

    Sxb horey usoco walal mcn

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 4 года назад

    Kingero keep going brother of mine ila muqdisho got ayan kula socday

  • @xaqsoor_yareofficiall533
    @xaqsoor_yareofficiall533 4 года назад +2

    LEGEND WALIBA LAXAMKA INUU QAMAR SAARAY AHAYD❤

  • @mohamedabdi7852
    @mohamedabdi7852 4 года назад +1

    Kingeero horay usoco bowe😚

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 года назад +2

    Please please zakariye markasta wiilkaaan hesaha uso samey please

  • @sowdadahir2223
    @sowdadahir2223 4 года назад +1

    Adunka hesa ugu necebahay badana madhageysto mara sheydanku igu sidhcsiina ilohow inta iga dhiman idhameystir hes wax lajeclado maha inta jecel ooku sexata allha kamadoobeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢

  • @abdurrashid2672
    @abdurrashid2672 4 года назад

    Wiil yar waaye maxu fanka ka raba

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad9908 4 года назад +2

    Inaba caadi maahan waa shidan yahy ❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷

  • @xogsanmedia2981
    @xogsanmedia2981 4 года назад +1

    WOOOWOOOWOOOOWOOOOWOOOWOOOWOOOOOWOOOOQOOOOWOOOO
    GEESI GEESI DHALAY CABDIWAHAAB HORU SOCO KING VOCE 2020

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 4 года назад

    Kan fanka waa ku dhashay ayaan umalaynayaa