Heestan hes we dhaftay rag culus an arka abwanka erayada iska leh cumar barqan walipa midki tumay hesta subxanyo abwan axma nuur aba abwan cawil sami cade jawahir barqan dad culus ba isku helay gobta dhaman wa salaman tihiin
Oo reer muqdisho sow kuwii odhan jirey madaxa ma qaawino ee maxaa gabdhaha reer hargeysa timaha u qaawiyaan, sowkuwan wada madax faydan hada mise waala ilbaxay weeyi xaalku?
Wll horta yay ku gelin Magalo nacayb ama qurbo joog ama dalkuba joog dumarkii Alla hidaayad la dona ayun ba hagaagi blse sida ka muuqata dadkani way qaawan yhn kuwo hargaysa joga wxn ka hadlayno WA fanaan iyo fanan kal kaal ee isku si wye dadka somaliyed
Waar nio wey qaawan yihiin gabdhaha aad difaaceeyso kuwa hargeisa iyo kuwo muqdisho ba waa iskugu mid qaawanaanta lkn allaha soo hanuuniyo from Jigjiga
Abdiwali wa inanyar o nolosha mustaqbal ka raba fanku faido maleeh allh kuso hanuniyo
Yuu habsaamin caashaqa!
Cabdiweli codkii cajiibka ahaa laxan sameyn ayuu ku darsaday. Wuu socday.👏
xamsaaxmad338
Masha allah wiill da,yar oo hadana fanaan codna fcn keep going wllky
Legend kingeero heeso badan waa in loo sameeya love from.boorame
Wlhi wan jeclay wllkey mcne cabdiwali kigeero wll alaha hor mar mikan ugu fiican ku gaasiyo cabdi nolow wll qali💔💔💔
Wilkaan waa tayeeraa m.a
This legend is best singer in this moment. Good job bro this country is needed by you
Ilaahow gabdhaha soo hanuuni subxanallh
Amiiiin
Amiii
Ninka yar wa Legend of the Legend keep
ProH ku so dhawoow Hargesa...fankagun wa uu kula kacyay........😔😏🥰🥰😂
Wlhy waa marki u horaysay aaan bees gomanti Ka bixiyo ax yaaa cod
Cod iga deh keep going fananka kaliya an tageero kingero
Heestan hes we dhaftay rag culus an arka abwanka erayada iska leh cumar barqan walipa midki tumay hesta subxanyo abwan axma nuur aba abwan cawil sami cade jawahir barqan dad culus ba isku helay gobta dhaman wa salaman tihiin
Waan kaa qaadnay mustaf adaa ka maqnaa meeshaas
Magaca sax wa baarqab mahan barqan😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏👑👑
Gangeero legend always legend 💓
Amazing bro I like it 💥🥰
Wow amazing nice song keep going abdi wali
Asxaabeey isoo booqda hee please🙏🙏🙏
manshaallah Legend wa ku wata gar iyo gar daro keep going hormar wacan kuu rajeyay guuleso
Abdi wali kingeero keep going bro
Laxanka xita asiga aya saartay cajiib 😱
Kinggeero fanan cod macaan horey usoco brooo 🙏🙏
Illahayow diinta na bar fananintana so hanuni wayfasahaden ehe
Cabdiwali plez hargaisa kaalay
Wooo masha Allah 😘😘😘😘❤❤❤ is beautiful
Waw i nolada fananin deda
Amazing niiice voice 🎤
Abdi wali best fanan 🇸🇴
Keep going
Kingeero 🥰
King geero young legemd
LEGEND keep going pro
Kani codkisu kumel maray fan buxa weyan Abdiwali waxaba lagama qawan karo
Mashaa alah sxbky hora usoco
Abdiwali
👇I’m first today ii cimaamada 🤣
@@abdullahishiine8034 caavio 🤣😂✌️
Yes my friend abdiweli kingero
Zhpkey Kingeero
kingeeroh
Wlhi inankan wa tageera
M.a waalayabay kkk
M.A nice voice Kingero
Keep going king
Wow wow
Balabaalis Video gan cameradinu ma fiicna
Mahad Ciid wanaagsan
Yuu habsaamin Caashaqa!
Fananka qarniga weyan ninkan yari
Kengeero the legend dayaxa ninka khadka kasaaray
Fanaan buuxa iga dheh
Asigaaba kugu taageeraaaa
Cabdi wali wiil aan tagero cod iska dheh
naagta ma jin baa ka dhex niikinaya ee masraxa ka ciyaareysa hhhhh
War dadka xflda joogo wax da'yar kuma jiraan wa maamoyin iyo odayaal 😂 kingeero wa nuuxnuxiyay ayaga oo idil
I love you forever ma reine.
waayeladan maxaa meesha keenay??
Halagulo taliyo fanka in aanu shaqo joogta ah ka dhigan waxbarshadana yaanu ka tagin.
Nice voice M.A❤️🤩😘
Amazing nice voice
𝗔𝗻𝗼𝘁𝗵𝗲𝗿 𝗹𝗲𝘃𝗲𝗹❤️🥰
dadkaan saqiiradii xataa waaka waaleeen nio
sigis
Has
Oo reer muqdisho sow kuwii odhan jirey madaxa ma qaawino ee maxaa gabdhaha reer hargeysa timaha u qaawiyaan, sowkuwan wada madax faydan hada mise waala ilbaxay weeyi xaalku?
Wll horta yay ku gelin Magalo nacayb ama qurbo joog ama dalkuba joog dumarkii Alla hidaayad la dona ayun ba hagaagi blse sida ka muuqata dadkani way qaawan yhn kuwo hargaysa joga wxn ka hadlayno WA fanaan iyo fanan kal kaal ee isku si wye dadka somaliyed
Waar nio wey qaawan yihiin gabdhaha aad difaaceeyso kuwa hargeisa iyo kuwo muqdisho ba waa iskugu mid qaawanaanta lkn allaha soo hanuuniyo from Jigjiga
💯❤💚💙
Sami cadi
Ilmahanyarka ooy dhalikaran Mackey saan ogu noqonayan bisinka
Woow