Akhbaar aad u weyn Rag laga Baqaayo O Maxaabiista ku jira & Shuruuda Cusub E Xamas maxey tahy?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 166

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  12 дней назад +26

    Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...​

    • @SiblingsK
      @SiblingsK 12 дней назад +2

      Aniga waxan umalaynaya labo mid in markab aad muhiim ugu ah ee doonayaan inuu Houthi ka soo badbaado inta ay xabad joojinta socoto oo ay rabaan inuu si nabad ah usoo gudbo
      Tan 2aad waxay ilatahay inay wali kamaroyin qarsoon urakiban yihiin oo ay doonayaan inay meelaha maxaabiista lagu hayo qishaan kadib na xabad joojinta ayay jabin doonaan lkn mar walba ilaahay reer Gaza haka badbaadiyo wixii dhagar ah ee laqorsheenayo inshallah

  • @Illhanhassan
    @Illhanhassan 12 дней назад +9

    Maaasha allaha guul iyo geesinimo io gobanimo way gaareen ee allaha u rumeeyo riyadoda

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 12 дней назад +11

    سُبحن الله
    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @caashiqatulquran2154
    @caashiqatulquran2154 12 дней назад +7

    ويمكرون ويمكر الله ، والله خير الماكرين.

  • @kheyrtoxaji9294
    @kheyrtoxaji9294 12 дней назад +19

    Wa marki ugu horeysay an arkaayo shiiqa oo ku faraxsan kuna qanacsan waxa uu sootabinaayo
    Sababtana wa guusha Xamaas

    • @fardousaali8771
      @fardousaali8771 12 дней назад +1

      Maa ragtaa walahi wuu iniyad jabin jiray awal maanta laakin waa faraxsanyahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 12 дней назад +9

    Allaa wayn Allow Duleey Yahuuda Reer Gaza Madaxooda Kor Ka dhig Yaa Rabi

  • @RixaabCqaadir
    @RixaabCqaadir 12 дней назад +3

    Daney uogalanee wayo wala xanujiyay yahuud waligot waxey ka baqan dhimashada ❤gesiyash xamaaas❤alle aya nila jira ❤ kasoke❤dhaman musliminta ❤ducadoda❤Allahu akbar ❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 12 дней назад +4

    Reer falastiin guulaysta ilaahay idamkii waad guuleysateene❤❤❤❤❤👍🏻👍👍🏿

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 12 дней назад +2

    WCS SHEEKH MAXAMED DULMI DIID 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @MaxamedmaxamuudShiikhsiciid
    @MaxamedmaxamuudShiikhsiciid 12 дней назад +2

    Xaqu waa guulaystaa alhu akibar

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 12 дней назад +2

    Odaygaasi wuu riyoonayaa qaza way is horeeysay adiga a waa lagu xoraynayaa khasaara yahow free qaza ❤❤❤❤❤

  • @plsgoaway2
    @plsgoaway2 12 дней назад +1

    Shaydaan madaas wax kasta ayaa suurto galka ah labo uunbaa ku qasabtay inmaraykan udeyriyey Maxaa yeelay waa la ogyahay yuhuud ineysan meeshaan awood ku joogin iyo iney rabto markey hesho dadkeeda iney dib ubillowdo fidnadii hadey rabto Iney billowdo waa middii allaah ku halaagi doono allaah haka qabto Miskiin kasto oo dhib toodu gaarto aamiin yaa rabbi

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 12 дней назад +4

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 12 дней назад

    XasbiyaAllah wa nicmal wakiil Allah Raxman hakasoo daayo xabsiyada . Reer Qaza Nabad iyo noloshooda Allah u soo celiyo ❤Aamiin Insha.Allah Qeeyr

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 12 дней назад

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow qof Muslim ah haku rerbin jailka isreal iyo kuli kufaarta iyo meelkasta oy duulmi ugu xiran yihiin Aamiin Aamiin

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 12 дней назад

    Waaku faraway wallahi ahbaartaas. Sh. Muxammadow Allaha kheyrka kuugu bishaareeyo.

  • @umusuldan2131
    @umusuldan2131 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ما شاء الله تبارك
    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 12 дней назад +2

    ماشاء الله تبارك الله للهم زد وبارك اخوننا في غزة. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊❤❤❤.

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 12 дней назад

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin guul guul guul iyo musliminta dhamaan insha allah amiin amiin amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahimDahir-vs1ie
    @IbrahimDahir-vs1ie 12 дней назад +2

    illahay guul hakasoodhameyo si walaaleheena uharsadan

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 12 дней назад +3

    Ala dabaal sanaa Maxamuud Cabaas kulahaa sraeley gaza nagu wareeji srael haday taas awoodo maba kabaxdeen xayawaan waxaan kayaabaneen Xasan sheekh horta gaalada miyey tuntaa nimankan waxaan mooda xoolo ladhufaanay yaahuu

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 12 дней назад +1

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @Nimcaan2023
    @Nimcaan2023 12 дней назад +3

    Allahu akbar guul gaza ❤❤😂😂😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 12 дней назад +1

    الله أكبر❤الله أكبر❤الله أكبر

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 12 дней назад +2

    Masha allah wa guul uso hoyotay shacab rer falastiin lkn haka digtoonadan yuhudu way dhagar badan yihiin wa dad khayano badan

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 12 дней назад

    Asalamu Calaykum. Mr. Dulmidiid Allaha ku xifdiyo adiga iyo wariyasheena oo dhan! Allah Casa wajele aktiisay kasoo dhamaatay cidkale gacan uguma jirto
    Nabad waarta Reer Falistiin Alaha siiyo iyo sugnaan diintooda. Allahuma Amiin.Asalamu Calaykum.

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 12 дней назад

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates,Masha Allah waa waar wanaagsaan,,(Guul reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪...alxdllx alxdllx alxdllx..

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 12 дней назад +1

    الله اكبر الله اكبر ولله الحمد والشكر لله

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 12 дней назад

    Maxamuud cabas waaunaafuq asaasaqay oo u shaqeeya sahuuniyada kuna naaxa dhiiga haweenka 'iyo caruurta qaza wayse xorobi qaza guud ahaan falastiin caasidu qudus yuhuu iyo maraykan waa dhamaadkoogii munaafaqiintii carbeed halaag hafishaa. Insha allaah 😊

  • @cabdinuuriftinaadan521
    @cabdinuuriftinaadan521 12 дней назад

    Allahu❤akbar❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 12 дней назад

    Allahu akbar gaalo waa jabtey❤intey xasuuqeena shuhado allahu akbar allahu akbar

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 12 дней назад

    May ALLAH PROTECT AND RAISE UP THE STATUS OF BELEIVERS AND PROTECT THEM FROM THE UNBELIEVERS AND HYPOCRITES. Amiin Amiin Amiin.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 12 дней назад

    Khiziirkii Gafiir ahaa Allaha Arga gax ku Rido

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 12 дней назад

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 12 дней назад

    Somaaliya wexee guulestay markii madax weyn xasan shiiq ladoortay ❤❤ madax weyn ka fiican ma arag

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 12 дней назад

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 12 дней назад

    Allah idin xafido sh maxamed adiga iyo familkaaga Aamiin ❤🎉❤🎉

  • @saynabmdaahir1699
    @saynabmdaahir1699 12 дней назад

    الحمدالله الحمدالله

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 12 дней назад

    Allaahu akbar nasrigii ilaahay Wakaa Yimid ilaahow islaamka cizee oo Quwee
    Mujrimkaa cabaas mid madaxa ka toogta mala waayey isagaa ka xun Yuhuuda

  • @MohamedFARAB
    @MohamedFARAB 12 дней назад

    ❤ Thank you for your updated news always.

  • @CarabMuxumed-b1l
    @CarabMuxumed-b1l 12 дней назад

    Alahu akbaaaaaar❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashiidhussein3457
    @abdirashiidhussein3457 12 дней назад

    Allah akkbar❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 12 дней назад

    Alxamdullillaah illaahow adaa kaligaa mahad leh guulkasta ooy Gaza gaartay kaligaa ayaa gaarsiiyay xataa cirbad caaradeed kaye ama xabad ciida kayar cidkale magaarsiin mana gaarsiin karaan mana nawada gaarsiin doonaan illaahow Palestine inta ladhibay dheef nabad hanun wax kastoo qayr ah ugu badal Aamiin Aamiin

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi 12 дней назад

    Allahu Akbar ❤❤❤❤

  • @HindoOmarAfahSi
    @HindoOmarAfahSi 12 дней назад

    Hambalyo rer gaza 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴❤️❤️❤️🙏🙏🙏✅✅✅

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 12 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 12 дней назад

    Ilaaheey nasrigiisa ayaan baryeynaa doifaar ma daahirsamo

  • @osmanahmed4645
    @osmanahmed4645 12 дней назад +2

    Codsi kusocdo walaalaha dulmidiid. Fadlan joojiya Israel aad Isra usoo gabineysiin sideena uugu ekaanin haneenka nagu qiimaha badan ee Isra walmicraj. Mahadsanidiin

  • @SaidaahmedMohamed
    @SaidaahmedMohamed 12 дней назад

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله ولله الحمد 😢😢😢😢😢

  • @Abdullahi-b
    @Abdullahi-b 12 дней назад +1

    Nadaara tv warbahinta lagu kalson yahay 95%
    Dad oodhn ay ku xidhan yihin

  • @u.j4515
    @u.j4515 12 дней назад

    AlhamdulillHi wa Ashugrulillahi

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 12 дней назад +2

    Maxamuud cabaas asaa ladhahaa ragaa meesha udagalaamay🎉🎉😮

  • @SafaHoussein-gy2pq
    @SafaHoussein-gy2pq 12 дней назад

    Allhdoulah 🎉

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 12 дней назад

    Kaasi afka ggaalada badhkeed ay u dhiibeen uun buu ku hadlayaa ama waa dibi ciyay falasliin allah❤❤❤❤❤❤❤ caawi

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 12 дней назад +1

    Bravo xamas mashaallah

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 12 дней назад

    🥺🥺🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isaga oo caadi u qoray waxa uu ku qoranyahay sawirka shaashadda ii saaran.

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 12 дней назад

    Allahu Akbar walilaahil Xamdu.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 12 дней назад

    All I can say allaah ayaa kufaarta jabiyay walalaheena uhiiiliyay insha allaah nabad waarta illaahow sii Gaza Palestine illaahow halaag waara sii yahuud inta dhibka Palestine ama Muslim ka karaalida ahaa Aamiin Aamiin

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 11 дней назад

    Allaahu Akbar

  • @MuhiyadinAli-e8i
    @MuhiyadinAli-e8i 12 дней назад

    Allahu akbar , guul wayn ayaa usihoyatay rer gasa ama falastiin, Lakin waxan kabaqayaa inay yuhuudu cunoyinkay sinaysay ay uracisay qalabyar o ili maqabatay ah oo wax basaasa si ay ulasocoto mustaqbalka iyo raga muhiimka ah ee xamas markay lakulmayaan, Lakin sharkasta oo ay Malegan Allah ayaa ugu wakiila allahu akbar.

  • @axmadshire9515
    @axmadshire9515 12 дней назад

    Alxamdulilaah ALLAAH saqiro

  • @MaxamedciiseAlimaxmuud
    @MaxamedciiseAlimaxmuud 12 дней назад +1

    Guuùùuul 😮

  • @halimo1255
    @halimo1255 12 дней назад

    ALLAHU AKBARRRR☝

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 12 дней назад

    Machaallah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 12 дней назад

    Ilaahoow.awoodaada.ku.caawi.reer.qasa

  • @fmg63772
    @fmg63772 12 дней назад

    Wcs wr wb yaa sheikh

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 12 дней назад

    Yuhuud Waligeedba Makrigoodu Waa Qarsoonaa Ilaa Wakhtigii Saxaabada Balan ay qaadaana Ma Oofiyaane ilaahay Makrigooda dib hawgu celiyo waxaan Ka Baqayaa Inay Wax Maagan yihiin ilaahow Naga Qabo iyaga Iyo Waxay Wataanba

  • @AbdirahimAlMakhzum
    @AbdirahimAlMakhzum 12 дней назад

    Ilama aha iney balan ofinayan qoloyinkan ilaahba horey u shegey

  • @Nuriya-d4x
    @Nuriya-d4x 12 дней назад

    Asc.She alaha kubarakeeyo .waanka shekisanahay luguuyo iyo dulmi iyo inay balan jabiyaan waa wax caadadooda ah shartooda alaha ksqabto lama sixrine jugtii gaartaynu.arkaynay alaa duleeyay caaqibada mu uminiitaa iskaleh walaala heen farxada alaha udhamaystiro

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 12 дней назад +1

    Alx malinba malinta kadanbeeysa muslimiinta farxad horleh ayaa usoo dheceysa
    Ilhyna waxn kabryeyna wadamada dhiman inaa ilhy farj ufuro oo yaman uhoŕeyso
    Lkn ani harkaa waxbaa ii gabaxy arinta guusha nulimiinta maalinba maalinta kadanbeeysa
    Ilahy wuuxuu yiri "إذا حاء نصر الله والفتح.......
    Waa arin nalooga baahanyahy inA ku baarugno oo is ururino aakhirana udiyaargaroowno qof walba is xisaabiyo

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 12 дней назад

    Allaha soo daahiriyo xaaqa reer Falastin oo dhaan.

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 12 дней назад

    Waxaan necbshay in aan dhegayso warka Yuhuuda Allah. Ha duleeya Allah u gargaar Palestinian iyo Muslimka oo dhan

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 12 дней назад

    Marwan wa in u so baxa

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 12 дней назад +1

    Israel waxay is Ku qancinaayaan in ay dib uqabsani doonaan lkn Alla madhihin maxaabiistaad Soo daysaan qabsan maysaan idam Alle

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 12 дней назад

    ولولا دفع الله الناس بعضهم ببعض لفسدت الارض ولكن الله ذو فضل على العالمين
    ولولا دفع الله الناس بعضهم ببعض لهدمت صوامع وبيع وصلوات ومساجد يذكر فيها اسم الله كثيرا ولينصرن الله من ينصره ان الله لقوي عزيز

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 12 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AllahAkbar-u9d
    @AllahAkbar-u9d 12 дней назад +1

    والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711500090 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you we π~ππ& ;;&☪π~>π>π💔😭😭π~^~°😭^

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 12 дней назад

    My shikh wixii ugufina oon kamaqlo waaye muqalkan runtii xamaas heshiiskas waax fican waaye xisbulahi heshiikii ayay khadatay okale waaye

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 12 дней назад

    Shiikh aan ku sameyo tablet ka qaloociye mobile solution aya lay dhaha o hargysan jooga thnkz

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 11 дней назад

    Sixir majiryo Lakin alle ayaa jabshay yahuuda iyo nasaarada

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 11 дней назад

    Cabaas asaga ayaa yahuuda ka shar badan

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 12 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohanedalw
    @Mohanedalw 12 дней назад +1

    Heshiiska waxa ku qoran 23 maxaabiis yahuud nool iyo 10 baqti loo dayn doona

  • @mmohamedali2623
    @mmohamedali2623 12 дней назад

    Asc walaalkiis ha dhihin mala sixray waa amarka Rabi wax celinkara majiraan waa nasrullaah

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 12 дней назад +1

    Ee d waxa aguwediirabaa

  • @amiinyare1006
    @amiinyare1006 12 дней назад +1

    Heshiiska la iskuma halaynkaro waayo yahuudu balan maba ilaaliyan أَوَكُلَّمَا عَٰهَدُواْ عَهْدًا نَّبَذَهُۥ فَرِيقٌ مِّنْهُم ۚ بَلْ أَكْثَرُهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ

  • @MaaxCabdikarim
    @MaaxCabdikarim 12 дней назад

    Maxamuud cabaas wa nin hurdo ku jira yuhudi qori caradii ayey ku ogolaa tay

  • @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
    @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 12 дней назад +1

    🔻

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 12 дней назад +1

    Golaysda falastine insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩

  • @omarabdillah1975
    @omarabdillah1975 12 дней назад

    Guul😂😂

  • @Hussein-e7y1b
    @Hussein-e7y1b 11 дней назад

    Wcs

  • @Mohamudali65
    @Mohamudali65 12 дней назад +1

    Taariikhda intaan ka ognahay gaalo heshiis kabaxday waxaa ka danbayn jirey furashooyin waaweyn, ballantaas haday kabaxaan waa ifafaale weyn oo ah xoreynta Beytul Maqdis.

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 12 дней назад

    Asc shikh dhaqtar kii ma la helay ka soo hadal fadlan

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k 12 дней назад +3

    وَلَا تَهِنُواْ وَلَا تَحْزَنُواْ وَأَنتُمُ ٱلْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ❤
    balanka ilhy isma badalo 👌
    israil wax walba way kuqasbanyihiin maanta😂

  • @SakariaHussenAdan
    @SakariaHussenAdan 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤
    Rdht

  • @beyanjiru.8472
    @beyanjiru.8472 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 12 дней назад

    Sheekhu maanta guusha xamas buu ku faraxsanyahay xamas guul rag tashaday weyan

  • @IqraMusa-t9k
    @IqraMusa-t9k 12 дней назад +1

    Lacag lomahayo sawabta waa los angelos ayaa ladisirabaa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 12 дней назад

    Cabaas.waa.sahnuni.cad

  • @suldanka
    @suldanka 12 дней назад

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a