Bahjo waa ani cml ila hada wax walbo aan is dhaho kala hadal wuxu taagan yahay ma i tijaabinayso dadka marke isfahman nolasha waa qurux 🥰 guuleysta fav lamaane ❤️💯🙏
Sc bahajo Hal mid baan kaga derdaremayaa Ninkaga kadaa prenk Kanada video aad so dhigeneyso Wxd og thy in manata in dadka social ku jira in diyaar uun u yiheen in ay rer uun dumuyaan Anigu kuma aqaano Balse ninkaga ilasho Kanada socialaka Waxa kale So dhigo Nasiib wacan
Ma in lagaa takeeniin baad u heestaa adigaa ileen fadumo oo kaa qurux badaan iyo ciyalkeedi ayuu har caad kaso dhaqaaqay guu darso waa ina adertisaa nagtu kaso tagaay ha ilawin sister one day weey imaneeysaa in laga taako ama lagula guursaado ileen qof walbo wuxu yahay waala yaqanaa
Bahjo waa ani cml ila hada wax walbo aan is dhaho kala hadal wuxu taagan yahay ma i tijaabinayso dadka marke isfahman nolasha waa qurux 🥰 guuleysta fav lamaane ❤️💯🙏
🥰Wuxu safray isago 12 jir ah
🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah
🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah
🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah
🥰wuxu dhinty isgo 63 jira
Scw
Scw
😂😂😂
Salalahu caleyhi wasalam ❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😀🥰🥰😀🥰😀😀🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Vaar 30daqiiqo kadib markay tiri iyo biyaha cabayso 🤣isku wakhti waaye
Lamane qrx bdn alle hysu kin dayo ❤
Bahjo ciyarta kada odayga yanay dhab kugu noqone😂😂😂😂
Film ahan u dawanayaa 😂😂 prank laysla ogyhy weyeh
Kaniin hurdo kusinaa kulahaa wllhy fmlig waa jeclahay alle haydin barakeeyo
Go,a maxaa uwada taaa kula haaa esel go,a la,aan Mey joogi laheed sub xannlaah 😂❤
Mnsha alla waxad kamid tihiin lamanysha aan ugu jeclahay bahja iyo karshe isku waara abid❤😊❤
Amiiin ❤
familkan iska jeclahy funy waye wlhi bahja io karshe ilahy ha isku kin barakeyo
Bahar iyo kaarshe abaayo walaashey macn waxaan ahey hooyo somaliyed ooheysata 6caruur waadaremikartaa Marka caruur yaryar Guriga kuujoogaan ooanan wax asiiso adan hennin midkaugu wyn waa7jir abaayo mcn waxa iiawoodid ilaahey awlaad baari ah allah kusiiyo mcn icaawi qoraal key Marka a aragto abaayo iisoo jawab mcn
Masha Allah wallahi nin naag xaqeeda dhooro kan aan ka arkay iskuwaara walashee ilahey hakuxafido ninkaaga ❤❤❤
bahjaay prank yada nozo badi macan wayeh
Wan jeclan laha ina helo xaas fcn oo sidaso kle ula kaftamo ilaaliyo koolkooliyo daryeelo wan jeclan laha inan helo ubad fcn oo la ciyaro balse nasiib xumo wan ogay ina noloshas helyn wayo ma jirto cid irabto balse qofki intaa anso sheegay oo dhan hysta wll qali nimcadas ilaasho amba hada haysan laha waka faidysan lahaa
Ale hakuu sahlo
ale ha kuu sahlo
Qof irabto malahan hadhihin walalo niyada dhiso❤😢
Thnks wll dhamaantin
Abwe niyada maxa iskaaga dileee anaa kunoqonayee kaale abwe😢😢
2024 in an single nimada ka baxo iso duceya wan daale 😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂😂😂
@@SafiyoAhmed-m4d 😀😀😀😀😀
Taaageero kowad alle ha udin barakeeko my family ❤
My favorite couple 👫 ❤wada jira Abid ubad kheer qbo eebe idinku deeq❤
Mashallah Allaah isha ibnaaadanka ha idinka qabto aamin yaa rabi wada noolada nabad ku waara ❤❤❤
Tiktok ku arkay vidoe yar oo haafa wn soo orday wlhi isku wara abid❤❤
Ku saliya nabiga scw scw scw❤
❤❤❤😂😂😂😂😂 naa iskadaa ninku waa Ku jecelahayee Isha dhayso abooyo mcne iska dayso😢
Bahjo waa ani cml hada. Wax walbo aan is dhaho kala hadka marke isfahman nolasha waa qurux ❤ guuleysta fav lamaane ❤🎊🤷♂️😍😍🙏🔙
Wllylow iisoo duceeya qof aan aad u jeclhy aajirto in aan helo iisoo duceeeya
Allah hakuu sahlo
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta guulesta walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Sc bahajo
Hal mid baan kaga derdaremayaa
Ninkaga kadaa prenk
Kanada video aad so dhigeneyso
Wxd og thy in manata in dadka social ku jira in diyaar uun u yiheen in ay rer uun dumuyaan
Anigu kuma aqaano
Balse ninkaga ilasho
Kanada socialaka
Waxa kale
So dhigo
Nasiib wacan
Jcyladeydi bahjo iyo Ahmed❤
Hada abyo haduu dhumaashi haye ku dihi lahaana dhiiga kugu kari lahaa 😂😂😂 dhiba lugahaga ku raadsanee lkn😂😂
Kasoo aarso oo ku dheh waadigii guurso i lahaaye waan guursaday😂😂😂😂😂😂
Riyadeeda u rumey cml😂❤
Nin raga u lama helana alla haku dayo xabibti macaney ❤🤴👲
She’s just testing him he understands the assignment 😂
My family ❤
Baahjo dhiibkaa kaadaay dumashii isku waare o maataano ale haniii siiyo😭😩😩☝🏽🤲🤲🤲✅
Bahjo cadi mahan nag wanaa
Iska dhigay 😅
Oo xaas hore muu soo lahaaa m
Mise adaa u dhalay 4 ilmo ?
Kaan waba ninkeyga cml kwrn😂😂😂😂😢lkn qalbigisa maa ana kujira😮wecelka nag maba maqli karo an aniga ehen fmlkisa hadey kusoshegan wuba xanaqa
Hore ilmo udhalay miya mashs allah❤
Masha alh wlshy farxd ku nolaw❤❤❤❤❤
Hadanhy rer waqoyi rag waxs hadan ku dhihi lhykamo dhadhicinen😂😂😂
Wlhi wa nin raged mnsha allha illhy ha ku xifdiyo wllo
30 daqiiqo kedib kulaha oo intaas biyaha mey fureysey 😂😂😂wow❤️
😂😂
😂😂😂😂 bahjo qurux wa idin wataa wlhi🎉
Faarax naag diiday hda yeelo saaas😂
😂😂
M.a pro keep going kaarshe
Wllhy guuleysada marwalba guul
6 cunug bay kaga dhagtay karshe waa adeeerada xun xun ka wrn uma quuuro 6 cunug 😅😅😅
Romantic baa no jileysiin ee prank mhn kan 😂😢😂😂
Waa naag waalan bahji😅
masha allh fav Couple❤️bahjo iyo kaarshe👨❤️👨❤
😅wlhi bahjo wuu kabadbadiye alla ya kudafiya bey isledehe yc
Bahja caadi ma ah haan wllhi
Sida laysku hug garenaya idishay jah😂😂❤alow isku daa duma iyo ina adertay bahja❤
30 daqiiqo kadib aaaa waxan film noga dhiga asxapay nadaaya prank
Allow isku kiindaa nacabku nacabku darbiyada hajiidho 😂inta kale amiin hadhahdo ❤😊
I like bahja
Masha Allah qurux kunolada aduunka iyo aakhiraba ❤
Walaahi obeen hadhihin alle kabaq subaxanlaah
War iga dabageeya reerkan cawa iigu horaysa waa fani ee ma qoys cusubba mise caruura u joogta
My caruur umajoogo weisku cusub yihiin
Abayo nin kagu waa ku jecelyhye ee waxan kugultalinlah ilasho waa igadardaran walala nimo inshallah✌✌✌✌✌✌✌
Masha allh alle ha isku kiin barakeyo wlzhy mcney❤ wlhi wan idin jeclhy alle haidin jeclado sida an ini jeclhy
Ala ya ifiriyo bahjo markey sas dehese cill ladimanese 😂😂i don't want peace i want problems o practical eh waye tan bahjoy nagada dee walaley😂❤
Alla dhib badana mrka warka laygu silciyo😂😂😂😂
My family romantic igu disheyy😂❤
That man has microphone 😂😂🎤 barnamish lislo ogo😂😂
Ar adiyaa qalbi la.aan alle kuma dhigo 😂😂😂😂😂
Masha allah illahay hani xafido dhamantin
Family aan jeclhy tihiiin ❤
anba
Iyaaa xalimo macalin Bashir maa dhahdy mise dhagaheyga wye yarow hooyadey maa ku dhashy😮
Mashallah ma family ❤
Reply mi plz
Reply mi plz
Bahjoy nagtadhi hore xumatay aya naag kale lagursadhay
Masha allah filimka qurux badan waan idiin salamay❤❤❤❤❤
15 kadib ayan ku sugeyna insha allah 😂😂😂😂
😂😂😂2039 ilaa 2040
Jah niin raged alow isku daa❤❤❤
Aniga 3 sano jir ba nahy 😂😂😂😂
Ana 3 .÷3 NAHY
Lamane qrx bdn alle hysu kin dayo ❤ Bahjo ciyarta kada odayga yanay dhab kugu nogone
Mashala lkn kamerada horteeda haysku dhagina
Lamaaanahan jecliaaa😢❤
Waaw❤❤❤ MashaAllah
Horta asi prankigan maba fahmo miya xili walbo marku bananka aado ee uu soo noqdo ayay Prank ku sameysa😂😂😂😂
hyeh My team bahjo❤❤❤❤❤❤
Bahjay naso lugu dhehe 😂
War horta abowr aamu bal gabadhu ha hadashee xageed prank nooga jiiraysaa😂😂😂🙄😂
Mash Allah 😢❤ an noloshas allaha ha ii siiyo😢😢🎉
Ina adeerkay naag labad maba daynaye ma iska sugtid nin mj cumar maxamud 😂😂😂
Masha Allah ❤❤❤❤
guulaysta poqortoyo family
Bahaj is not easy 😂😂❤
War go hadhihine garbasaar dheh😂😂😂😂😂😢
Rabaw isku barakee amin❤❤❤❤
Lab Labo uf dheh waxan been waaye 😂
Mansha aalh diin fcn buu leyhy wlhi❤
dumashi masha allah walahi wiil mj cadimahan
Dumashigey karshe wa fariid walahi😂❤
Kuwaygiii❤❤
M.a nin raged waye❤
Waxan prank maahe umada wax hagaagsan usoo galiya ama iska daaya 😂😂
Dadka qaar marke niciimad kabdato kumshuukareyan alle niciimdaas ikujiiran mafhaman
2024 ma dad baa pranki daawada🤣
My family alle ha idin dhowro ❤❤❤
Kaniini hurdo sii😮😅😂😂😂😂
Woo rabyaa woo isqarinoya😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi wan idinku haystaa😢
Ma in lagaa takeeniin baad u heestaa adigaa ileen fadumo oo kaa qurux badaan iyo ciyalkeedi ayuu har caad kaso dhaqaaqay guu darso waa ina adertisaa nagtu kaso tagaay ha ilawin sister one day weey imaneeysaa in laga taako ama lagula guursaado ileen qof walbo wuxu yahay waala yaqanaa
Allow isku daa❤
Naya yartay walalo qaali 6 cunug haday kulabadan tahay anoo adiga kuleg ayan haystaa aniga iyo adiga manta ana yar
6ilaaahay baa bixiya da adu mabixiso
Labolabo waa dhageysan waayay
Gurigaad waa dumaa aakhir ka war haaya