Allaah ha u gargaaro inee guuleeystaan suuriyada xaqa ah Mar Hadii xalab la qabsado ha sugi wayin in qudus la xoreeyo wee isku xiran yihiin waa Wallahi ah Insha Allaah
Waa sedexdi dibi Turki, Iran,suriya Hadii suriya la cuna Iran aya ku xigta Turki aya ugu danbayn la cunaa Gaza waa suni waxa difaacaayo waa shiico Suni waa wax lagu adeegto oo eber ah
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
Allah ha jabiyo yahuudda iyo inta garap taagan ee kufaarta Muqaawimada allow guusha sii oo awoodaadaugu hiiili Shacabka reer qazana dhibka ka qaad una gargaar aaamin aaamin yaa rabi ❤❤❤❤ Muslimka dgexdooda ayaa la faaideysanaya reer galbeed baa ka dambeeya oo mareykan kow ka yahy
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam mujahidinta Suriya iyo dhaman mujahidinta suniyiinta allaha ku ayyido junuudisa allahumma amin❤❤❤❤❤
Wuu laaye nasruh suniyinta qofki ku dilay dhimashadis hada maqasho ma oyn lehed mase wa farxi lehed kuwa dagalka wado si xun aye shiico ulaayeen maantase waqtigodi aya lagaaray taliye shiicada baqtidoga o melaha yaalaa sugayaa
Mashallah, brother, you are my favourite journalist, I heard that your house alarm fair is making a Sound or noise, please change the battery, so it will stop, thanks
Asc Allow xooji walaalaheena Suuriya iyo Falastiin, waxaan ka xumahay in lasku jebinayo Muslimiinta, Mareykan iyo Israel waxay rabaan in la iloobo qadiyada Falastiin
اللهم انصر إخوتنا في غزة وفي سوريا وفي لبنان وفي كل مكان
Rer qasa dhibta haysata cid ay haysato majirtee rabi ha u gar gaaro muslimiinta gar ahaan rer qasa🤲😭
Waxad modaa in loo danleyahay arinta reer qaza in la ilaawo oo hadane suriya lagu mashqulo حسبي الله ونعم الوكيل
Anii waxan aad ogamurugsanahi kuwa habsiga yuhuuda kujiro oo aad loocadabayo alle hakasofurfuro amin amin
Amiin
@Fouziaabdi-bq1rz amiin amiin
Amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin
Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin
Allaah ha u gargaaro inee guuleeystaan suuriyada xaqa ah
Mar Hadii xalab la qabsado ha sugi wayin in qudus la xoreeyo wee isku xiran yihiin waa Wallahi ah
Insha Allaah
Ilaahayow baryada.aan kubaryayno naga aqbal allaahumma aamiin Yaa Allah
Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
wa mashruuc lagu sii burburinaayo awoodii muslilminta iyaga ha laisku jajabiyo weeyaan
mareykan ayaa ka danbeya in isku diro shiico iyo suni is loo badbaadiyo yahuuda allah jabiyo mareykan yahuud yurub aamiin
Amin amin amin insha allah
Amiin
Waa sedexdi dibi
Turki, Iran,suriya
Hadii suriya la cuna
Iran aya ku xigta
Turki aya ugu danbayn la cunaa
Gaza waa suni waxa difaacaayo waa shiico
Suni waa wax lagu adeegto oo eber ah
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
aduunka wuu dhamaday calamadaha qiyaamaha aya lajoga sababto ah casimada suriya Dimishq ayaa dagaal.kabilawanaya kadibna yurub ayu garaya nabiga scw sidu noo shegay yeman waa kaa wu kasocda 😮😮
Suuriya waa dulaystay bishaar Al asad
Jumce mubaarak sheekh nadaara
Ilaahey masiibo haku salido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido
Amiin
Allah ha u gargaaro reer Falastiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸
Walahi waa wax laga xuumado dadki larabay in ay cadwgooga uheshiyaam in ayaga lasiku jeediiyo allhu akbar allow yahud iyo rer galbeed adunak kaqabo way fasahadiyen allow muslimka dhiibatada kakorqad allow shaaraftii muslimka adunka kuso celi😢😢😢😢😢😢
Amiin
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Waad ku mahadsana tahay
Saad nooku sharaxdey arinta Syria 🇸🇾
Syria 🇸🇾 kedip Yemen 🇾🇪 Somalia 🇸🇴
Allah ha jabiyo yahuudda iyo inta garap taagan ee kufaarta
Muqaawimada allow guusha sii oo awoodaadaugu hiiili
Shacabka reer qazana dhibka ka qaad una gargaar aaamin aaamin yaa rabi ❤❤❤❤
Muslimka dgexdooda ayaa la faaideysanaya reer galbeed baa ka dambeeya oo mareykan kow ka yahy
Masha Allah tabarakallah ❤
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam mujahidinta Suriya iyo dhaman mujahidinta suniyiinta allaha ku ayyido junuudisa allahumma amin❤❤❤❤❤
Suuriya haddi aboodooda soo noqotay wax badn aya isbedelaya insha allah
Alxamdulilaah hadaan xisbullaah laga qabsan marinkii
Xaya Waaniin waye kuwa sunniga sheeganaya sababtoo ah waxeey dhabarka katooganayaan Reer Gaza maatay waxa kaliya oo garab kahelayaan Reer Gaza Waa Xisbullahi Reer Gaza oo Ah Dad sunniyiinya maatay Dad sunni sheeganaya ineey Dhabar jabiyaan Reer Gaza Waa Cawaaqib Xumo oo Yuhuuda garab siiyaan Mase Waa Sunni yuhuudeed anigu kuwareray arinkaan
Aniga waa la yaabanaa ayaantiin ay lu farxeen dilkii sheekh xasan nasrullaah
Wuu laaye nasruh suniyinta qofki ku dilay dhimashadis hada maqasho ma oyn lehed mase wa farxi lehed kuwa dagalka wado si xun aye shiico ulaayeen maantase waqtigodi aya lagaaray taliye shiicada baqtidoga o melaha yaalaa sugayaa
Kuwani hadaf male waxawata YUHUUD iyo mareykan
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Israail iyo maraykan ilaahay awooda Dan bas allaha kadhigo
Wcs wrxm nadaara tv
Suni iyo shiicada ok Gasa dhib ayaa haysta wax u kaalmaynaya majiro lubnaan waa aragteen kuwii qaliinka wacay noqdeen living dead dagaaladaan waa jahwareer Ilaahay muslin qaalis ah ha keeno jidka toosan umadaan ku hogaamiya masaakiintana u gargaaro
Yaa Allah muslimka ugargaar iskudirka marayekan iyo yuhuuda yaa Allah nagaqabo cadwga
ilaahay ha hajabiyo shiicada iyo maleeshiyaadka iiraan
ilaahay ha guuleeyo suniyiinta❤
Muslimiinta Allah SWT ha mideeyo🤲🏼🤲🏼
Bashar allow jabi aamin
وعليكم سلام ورحمة الله وبركاته
Walaalkeen waad ku mahadsan sidii aad saaka noogu sharaxday arrinta siiriya
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Ilaahay ha u naxariisto waa geesi
Ku sali nabiga scw scw❤❤❤❤
Insha allaah wallaxureyna Syria 🇸🇾 maxaayelay xureynta Syria iyo masar wa xureynta falastiin iyo aqssaa dib uraaca taariikhda
Maxey falastiin xuraynayaan yahuud iyo maraykan Ayaa so hubeeye
@maxamedcali9886 hamas markedi hore yaa hubeyay mareykan iyo Israel si falastiniyinta lobabiyo lkn kuwo aqlibadan ayey noqden ayaga ayey kuceliyen
Kuwaasi dalkooda yuhuudu haysto ha xoreeyeen. Kadib bay Al Aqsa iyo Qudus xoreyn
@@fadumoali7402 Haa hadee xagaa marka lasoxoreyo umbey re falastin gargaar helayan
Sunni maa Falastiin u hiilinaaya xitaa hadii ay qabsadaan Syria 54 sunniga ayey ka mid noqonayaan AL aqsa oo la qaadanaayo 👀👀👀
❤Allaahu Akbar
Waa cabaareeynaayaa in xilligaan dagaal soo qaadaan suuriyiinta maxaa yeelay maanta indhaha muslimiinta waxee ku jeedaan falastiin lkn in maanta qaar kamid eh muslimiinti la isku diro waa ceeb
Kheer sheeg Nadaara.
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
MAREKAN, CARABTA MAALINBA KOOX AYU HUBEEYA, SADDAM XILLIGIISI SHIICA AYU HUBEEYAY, MAANTA IRAN AWGEED AYU SUNNI HUBEYNAYA ISAGOO HAD IYO JEER AWLADDISA OO YUHUUD AH, CARAB U ADEEGSADA.
👍 Thanks 🙏 nadaara 👍🙏
Mahadsanid nadaara arinta suuriya si fcn baad noogu sharaxday
Waa suuniy iyo Shiico
❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden naga aqbal ❤
Ruushka iyo iiraan haka cidhib tiraan suniga suuriya waayo Suni carab ahi nafci ma leh lkn dabadhilif gaal
Cabdiqaadirow erdogan dagaalkan siiriya lugmakuleeyaha
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow muslamiinta ugargar ya raabi
Wcs xaaji nadare jimce wangsan
Wcs wr wbr jumca mubaarik
🥺 🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustaad wararka suuriya aad baad noo fahansiisay waa war waxbadan ka badelaya siyaasadii bariga dhexe thnks
Mahadsanid
Wcs nadara
Wcs wrx wariye Nadaara show
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
Allow naga qabo shartooda.
Waxaas wax na farxad galinaya maha sababtoo ah yuhuuda iyo xulufadeda baa dagaalka guul u yahay
reer falastiin ha u hiiliyeen yuhuuda bey u shaqeyna hada looma baahna shiico iyo suni falastiin baa caawimo u baahan
War kufaar yuhuudu soodirtay ilaahow jabi yuhuud iyo inta raacsan
Mashallah, brother, you are my favourite journalist, I heard that your house alarm fair is making a Sound or noise, please change the battery, so it will stop, thanks
Warkaas war lagu Farxo maha
Dafaalkii yuhuudii shiico iyo suni ka dhigeen
Suuriya arinteed waanku wareersanaa lkn hada waan fahmed .. mahadsanid sxb nadaara
Suni guul
Asc Allow xooji walaalaheena Suuriya iyo Falastiin, waxaan ka xumahay in lasku jebinayo Muslimiinta, Mareykan iyo Israel waxay rabaan in la iloobo qadiyada Falastiin
Dantooda ayaa ku jirta in sheeco iyo suni isdiriiraan, illahay ha ka qabto cadowga raba in ay isku diraan
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
Nuniyinta aya udhamilaha al asad
Thanks
Waa siday usheegtay iran
Ilaahow guuleey geesiyaasha qasa! Sababaha aan kuu dhageeysto adeer nadaara waxa ka mid ah inaa soo sheegtid jabkii loo geeysto yahuuda 😂
Waan xasuustaa 2 duuliye ayaaku dhintey
Sucuudiguna turki ayuu la saftey
Wcs wll w
Sunday iuo shiqoo mantra waa miid wayo rere gazo waa garab u aaa waa Iran
Free palasten
turky waa munaafaq haduu wax tarayo dad falistiin bay caawin lahaayen lkn aniga musliminta waxbaa kasiga fulaynimo bay isku darsadeen iyo gaalo inay tabada u dhaqan.
Sunigii Yaa layay
Asc 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Turkey ha iska dhiciyo kurdiga inta uu shiicó iyo suni ku meeraysanayo
Nadaara tv ehlu zharaf
Bishar al asad in beerkaa lagaa garacooo😂😂😂😂😂😂😂😂
Xibiga wan tageyar lkn majecli iney layaan dad muslimah
Sikastaba hanoqote looma bahneen xiligaan in lagu soo aadiyo loona daneeyo yahuuda aniga waan canbareeyay qoladaas mucaradka ah
Nadar qisoyinka malmahe ahad sogelesa
Intaan awooda hadayba Hayen maxy qasa ogu hiilin wayen 😢
SUNIGII WUXUU ISKU BEDRLEY HELLO KU SHUBO IYO QADIYAD XUMO.
Sunni hadu tabar hayo, falastiin ha badbadiyan.
FADLAN, WARBIXIN NAGASII SOMALIA OO KISMAAYO COLAAD KA TAAGANTAHAY.MAHADSANID
Asalaamu calykum C/nadaara iyo dhesteyaasha dagaalka kabilowday suuriya maanta loomabahnayn, waa tafaraq muslinka dadkbaa waligood kalahayey hada markay isoosdhawaadeen mushkulad kale lagu farfuray, fastiina dhib ayay ukeeni doonata, xataa waxaa laga yaabaa inay samankuyeelato, xiriirka suniga iyo Ruushka.
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
SUNIYIINA MAAHE KUWAAS HALA DABAR JARO AAWAY RUUSH FUUSTOYINKII HALAGU GARAACO
I like it becoz bashar Al Asad is not responding to israelis air attacks in syria so he must go
Nimanka waaba muslin suni ah sidee ay yuhuuda io baydhan ula shaqeyn karan macquul ma aha ee siriya Alaaha wadankooda u bad baadiyo
Arinka suuriya ma fahmin cida wada ma turkey ayaa wada oo laba wejiile ah ma Israel iyo maraykanka ayaa ka danbeeya
Spain hadee udiiday yuhuuda iney hub ka iibiso emaaraatka ayaa ujooga kasoo iibsanaaya Spain una gudbinaaya yuhuuda