Istaaqfuru'Allah ragga Muslim waa in ey gashtaan surwaal jilbaha ka hooseeyo. Bil RAMADAN aa lagu jiraa dhaqan xumada joojiya saan waa ka ficnaan jirteen. Allah SWT ha idhiin soo hadeeyo. 😢😢😢
War wxan waa risk qofku wx ficn hla imado lkn sidan cfimadka uma ficna kwrn wilashas hdii xanguluha ka taban weligood baralis bay ahanayan wah wxn barnamis maha
Game ka ama challenge ga hadaadan si fiican ama nidaamsan loo ciyaarey game ma aha adeer teeda kle gamekaan waa halis sababtoo ah meesha aad ku ciyaareysaan waa meel dhul ah oo xitaa qof waxbaa ku gaari kara wuu ku jabi karaa lafta dhabarka ayaa wax ka gaari karaan marka gamekaan ma fiicno iska dhaaf oo part 2 ha soo sameynin wax kle oo funny ah la imaaw
Maskiinka wuu dhacay si xun ayaa u gashay maxaa sidaan u samaynaysaa adigoo qof weyn ah ma samyn mako kugu dhahay wuuna sameeyey sidaan miyaa u galaysaaa xaraam calaya qofka sidaan qatar uu gali karaaa ma ogidiin miyaaa sidaan ma wanaagsana biyahana haku ciyaarinina dadna biyo la aan heesta war allah ka baqa waxyaalahaan arsaaq haka dhiganinee
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️
wiilkn 200k han gaadhsiino plse🎉🎉🎉
sax wllhi
haa wllhi❤
Wiilko adiga matiradi meet igarsiya maxad maclinthe hhhhh did I do tat
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Taliyow midkaan cafimaadka uma rono ee mid kale oo qosol badan noo soo badi sxp
Istaaqfuru'Allah ragga Muslim waa in ey gashtaan surwaal jilbaha ka hooseeyo. Bil RAMADAN aa lagu jiraa dhaqan xumada joojiya saan waa ka ficnaan jirteen. Allah SWT ha idhiin soo hadeeyo. 😢😢😢
Saki respect garee qofka nio wuxuu la imaado u tixgali adba kuma xumeeyo ninkaas naag maa thy markaa isdhooreysid
War wxan waa risk qofku wx ficn hla imado lkn sidan cfimadka uma ficna kwrn wilashas hdii xanguluha ka taban weligood baralis bay ahanayan wah wxn barnamis maha
Ileen qosol looma dhinto wlhi kalyaha i casadey😂😂😂 from team 27
Lkn serbia challengekan risk waaye qofku waxbuu ku noqon karaa
Wra sacid sxb ceyda iyo cumeer soqabo please 50k wankogarsinana part.2 sosama hailabi sxb mcn ❤
From Adna Channel 🎉❤❤
Asc
Asc
😂😂
Zaki Somali horey usoco
Fadlan 10k like
Ka badan is tahishaa my brother keep going
Ok
Challenge walahi walayey caadi maha I liked it. No soo badi libaax
Asc wrx wbr asxaabey ninkan wlhi waan kashakiyey oo lagumagacaawo saciid serbi shirqool ayuu kuwadaa dhalinyartaan qaasatan zaki Somali alle haka qabto
😂😂😂 lkn run wye Xasid ahaan ayuu udaqmaya
Qalad baa samaysay Waryaa timo jaale 😢 Why Zaki Somali u jilaagaysayna 😢😢😢
Cayda iyo cumeer soqabo plz 🙏 😢❤❤😂😂😂😂
Safiyo 👰🏾
Wllhi qosolka iga dhamaaday From team 27❤
Game ka ama challenge ga hadaadan si fiican ama nidaamsan loo ciyaarey game ma aha adeer teeda kle gamekaan waa halis sababtoo ah meesha aad ku ciyaareysaan waa meel dhul ah oo xitaa qof waxbaa ku gaari kara wuu ku jabi karaa lafta dhabarka ayaa wax ka gaari karaan marka gamekaan ma fiicno iska dhaaf oo part 2 ha soo sameynin wax kle oo funny ah la imaaw
From saki somali❤😅
Sicid shp ramadan waye tinta iska madobe❤❤ pls
Hore usoco❤❤❤ wallkee
😂😂😂😂😂😂😂 walahi wan qoslay😂😂😂😂😂
Cumeer keen saciidaw❤❤❤
Pls wllo tinta iska madowe ramadan weye pls
MUQALKII IIGU QOSOLKA BADNA WLHY😂😂😂😂
Ninka englisku ku adag yahay aya si fiican u kufay waana zaki somali
Sicid wan ku salamay adiga iyo dumashi ❤❤❤❤
😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂
WLLkeya saciid serbia❤❤
Pls part 2. Cayda. Io cumer ku zodar zhp🙏
😂😂😂😂😂😂maskiin kii alfa ahaa wixii ku dhacaan la yaabya maskiinka 😂😂😂😂😂
Serbia zaki tilaafo u bixesey mrkivkowaad taasna ma wanagsana
Ar zakiyaa 😂 bufiin laan bodbodaa kulaha😂😂
Waligey comment maqoriin caawa qosolba ba igu kaligey 😂😂😂😂part 2✅
😂😂😂
Saciid wllkey wku salaamey😮😂
Masha allah wlhi waa iga qosliseen 😂😂😂
CR7 GOAT❤❤🎉
Wàa iga qosliseñ wlhi aqyrey😂❤
aqyaarkan aa 100k aa gaarsiino iyo kbdan u qalmaa
Cumer keen prt2 please😊😅
Walahi hal sano iyo bar sidaan uma qoslin 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
War nio wllahi waqoslay 😂😂 noosoobadi😂😂😂
Alpha waa imtaxaan😂😂
keep going mi brother❤
War wiilka timaha jalaha lahoow wiilasha hajajabin
From Anna channel🎉🎉🎉
Wll xujadan waa halis waxano kle laguma ciyaro waa danbi
😅😅😅😅😅😅😅
Zaki respect samey tayd kale cunugan mx wax ayuu ku kaynsaday. Mx waye bahdilkan loga baxayo 😢😢 adn abowe sorry dad waxush soo gashay xata wax dhahday u so labanah uf Zaki 😢
War amuu dhabarka wax idiinka garaan waa halis cafimadkiina ka taxadira barileys ha noqonona waa iga talo
From team 27 ❤
😂😂😂😂hhhh war 50k hada tagee wlhi kan nosoo sameey kkkk qusul ladhimrby 😂
This is funny challenge 😂😂😂😂😂😂
Wllhi wan qosley nosobadi aboowe
Qosol iguma harin caawa😂😂😂
Waxan camal maficna wall halis weye😢
King cayda iyo cumeer sooqabo plz igu qaado
BISINKA. WAR. NINKA. ISKAQABTO. WAA. JAJABEESAAN.
MAANTA. YAARABI😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂
Form adna channel🎉
😅wlhi qosol iguma harin kkkk
Keep going ❤❤❤
Waxaas waa lagu jabaa
Wcs war cida wa jifta inaa so kciyo mrptn qsol saa iskgu celinye mdxaa ixnuny cimranaa igu dran kulhaa wla wda sbibxey nio wilasha ha jajbinin 😂
Said Somali dadaal lee wax looga helaa😊
War zaki maxad ujalaafeysay 😢
Scw
Goat ronaldo ❤
noo ssobadi sxb😂😂😂😂😂❤❤
Waxan mafiicno iskadhaafa walaku jabigaraa haliswaaye saas ogaada
Prt two soo samey😂😂
Iso funny part 2😂😂
Cumaran ika qosliyay😂😂😂😂😩😩
Cibraan ika qosliyay wale😂😂😂😂😂😂
Saciid qiyaanada maxaa waa saki adaa riddee
King ceyda keen❤
😭🤣🤣🤣🤣wan dalyy san uqoslayy😅😂😂
Adi nio wilasha madaxaa naga qarxise maxaa qaldan
Saciid abowe zaki wax maa gaaray 😢😢
Wara wax waalana thy 12:00 haweenimo umada iku soo kacday😂😂😂
Keep going aboowe ❤
Kan channelka leh waaba doqon caadiya
From team 27😅
Part 2 plz
From Zaki somali🎉❤
Waaw
Zxpow lacagteyda isii tuuk ayaa thy
Waxn ciyaar mahee dhabarka haka jabina
From zaki somalia
war siciid dibin daabyo socotaa tahay zxp
Waxanahay team adna
Maxaad iisrantihiin
Gaot is cr7
from adna channel
GOAT🐐 ronaldo❤❤❤❤❤❤😊
Ninkaan dadka ka qabta wiilasha jakabinaya bisinka maxay tahay sidaaan😢
😢 Maxaan Game mhn
Messi fun like
Maskiinka wuu dhacay si xun ayaa u gashay maxaa sidaan u samaynaysaa adigoo qof weyn ah ma samyn mako kugu dhahay wuuna sameeyey sidaan miyaa u galaysaaa xaraam calaya qofka sidaan qatar uu gali karaaa ma ogidiin miyaaa sidaan ma wanaagsana biyahana haku ciyaarinina dadna biyo la aan heesta war allah ka baqa waxyaalahaan arsaaq haka dhiganinee
Biyaha ma ahan kuwa lacabi karo sweeming poolka wye baraalada dabaasha
King cayda
Wlhi wn raftay 😅😅😅
Yuusan idin jabin haboodina dhabarka waa qatar bareelisaa laga noqdaa