DEG DEG Rw Rooble oo Wadnaha jaray Shariif iyo Mucaaradka Abaabulaya Badbaado Qaran Swan oo canaan
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- DEG DEG Rw Rooble oo Wadnaha jaray Shariif iyo Mucaaradka Abaabulaya Badbaado Qaran Swan oo canaan DEGDEG, RwRooble, ShariifSheekhAxmed, Mucaaradka, BadbaadoQaran, SiyaasaddaSomalia, Swan, Canaan, Abaabul, WarDegdeg, WararkaMaanta, DoorashadaSomalia, KhilaafSiyaasadeed, DowladdaFederaalka, XiisadSiyaasadeed, WarDegdegAh
MD Sheikh Shariif Waa Nin Culus Oo Wadani Ah Jecelna Midnimada Umadda Somaliyed Dalkaana Taariiq Kuleh lakin Rooble Waa Qaainul Wadan Laalush Qaato oo Shisheeye Basaas U Ah Viva MD Sheikh Shariif❤❤❤
Waavmadax weeyne hore lkn halkeeyna aan joogno nimanka oronaya shalay markee musharaxiunta eey ahaayeen kudbadihii eey noosheegeen dib haisu dhegeesteen muwaadin miyaa laba codleeya
Rooble baahane soo kii macawista xiri jiray oo laga roonaha maa ahayn?
Kkkkkkkk 👉👉👉roople waa kii ku dhaartey inuu ogyahay cidii dishay ikraam tahliil ee weydiiya hadaydaan bakhti afuuuf
Baahane meesha wax la xado ma Yaalaan
ROBLE WA JAJUS SHISHEYYE SOMALIDA WAA IN ISKA KAWATO JAAJUSQAN
Jamis Swan wa 1/2 kinyati oo wuxu qaba Marwo kinyati ah. Rooble Baahane wa NINKII UHURU KINYATU MACAWISTA U XIRAYAY?
Armu Jamis fariin uga siday UHURU KINYATU.
😂😂 baahane raginimo maleeyahay waa baahane waa nin jilicsan oo baahan markastaba😂😂😂
James shaaydaaan hawiye gaaal jecel no Darood no action . He is the curse of Somalia that's why he wants hawiye. Hawiye and beessha calaam was goon. Roble waaa killer ikran talil buu dilaay . No more USC and no more SNM . Time for d5
qof is heysato malaha kaabo isbadalka dhacay waa mid miuqdo markii laga tago caayda iyo doqonimada ey sameynayaan mucaradka tabarta aan laheyn eey ugu horeyaan shariif jaranjaro iyo shakuur gorgoro weyne
CABDULLAAHI NINKA CAD AYAGA DHAN BUU CAQLIGOODA LAKALA XADAYAA WARAR KOODA AYAA LA EEGAYAA BALSE XAALADA UGU KHATARSAN SOO BAAR DRONE KII MADAXTOOYADA XAALADA SAAS WAA KA DUWAN TAHAY WAAGAAS ROOBLE RAISAL WASAARAA LAGA DHIGEY KHETRAA LAGU BEDELEY ROOBLE HADA WAXBA MAAHAN WAXNA KSMA QABAN KARO XAALADA TII HORE CAMAL MAAHAN WAAGAAS HAEIYE IYO FARMAAJO BEY AHAYD HADASE WAA XASAN QAR IDKA TUUR WADA IYO HAWIYE ROOBLE WAAGII MARKII DANBE HAWIYUU RAACEY OO FARMAAJIHII KEENEY WUU KA SOO HOR JEESTEY
Hhhh bahane wa doqon
Mooryaan mooryaan ayaa loo diraa😅😅
Xayesinta rooble nagadaya
“Asalaamu Calaykum “
ROOBLE!? Waxaan Umalayn in uu yahay Ninka ugu liitah Siyaasiyiinta hawiye !!! (Easy man ) wax dhaama CC/ shakuur ama shariifka ma, jiro waayo waxaan isleeyahay 2 badaa Nin way isku wadi lahaayeen somalida oo dhan. Laakiin Rooble waa tool markii ay rabaan Ajnabigu ay isticmaalaan markii malana layska tuuro!
Waa moryane tuug ah kani iswan ledahay waxa uraaba burburka somaliya qofka lakulmay bahane ma daan somaliyed bu raaba bahane waa jajuski lo adeegsaday iqiilabki dawlaadi wanagsaned ay somalie mahadosay dabadhilif oo dhan ee adeega shisheyaha iyo cadowga dawlaad nimada somaliya waa moryanta grub hirab ee xamar joogta dhamantod waa iskumiid qof wadaniyeed lehay gal iyo shisheyey ma agyimaado ciida ay ku guraan waa moryane grub ee 30 sano umaada somaliyed dawlaad u diiday amaan ma ahaa roble bahane iswan lakulmay iswan waa kuwa diidan dawlaad somaliyed ee hassan dhiqo ka shaqayey in madahwene somaliya in hassan joogo u raaba iswan si somalie danbe iyo midnimo somaliyeed iyo dawlaad danbe an lo araag ujeedka iswan waa inta
@@HassanbolbolHassanbolbol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
........AX AX.. XASAN SHIIKHOOW SOO BAX MA DHIHI KARTID,..MAXAA SAMEYSAA..IS WEYDII..RUclips KA SOO DHEH..SOO BAX, XASANOW SOO BAX .. AF IYO CALOOLAA TAHAY... TABARNA MALIHIDIIN...DADKANA WAA ISKU TAAG TAAGEYSAAN,,,,
@@alabaamadi8460😂😂😂😂qac
,shariif ma waxa jeemis iwan ugu tagay inoow roobale kuqasbi karo inow xasan geeyo teendhada xasan sheeq waxay kuqadato haku qadate wuxu raba qof iyo cod
Waxay like iyo views la an la tahay wa mucarad nimada
Muxuu isugu keenikaraa ma hadli yaqaano
Weinen lawaineya roble waxtaramise qorsha burburita somaliya umalagashirahaya waxkale maaha sirta hashega roble
Wax uu ki leeyaha qaramada midowbay Waa ruufyanimo
Kkkkkk.
Khayin hore laguma qaladamayo karo. Waa ninkii loo isticmalay in uu Farmaajo rido. Markaa gaal laysla taago nin geesi Somaliyeed ah micina uma sameeyso.
Markaa jahilnimada joojeya. Gaalo nin ay ku shaqeeystaan ayey soo dhoweystaan ee geese sharfleh ma soo dhoweystaan.
Rooble Xafidulaah waa daacad aan kursi u bukin.
Shariif Biijoole wuxuu u bukaa kursiga wuuna ka xun yahay in Xasan mar labaad la doorto