HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WALAAHI MA JIRTO CID WAXBA KA BEDELI KARTA OO AAN ILAAHEY KA AHAYN DAWLADA ETHIOPIA MARA KAMA LAABAN DOONTO MOU GA AY LA GASHAY QARANKA SOMALILAND
Kani warkiisu waa nacnac weriyahana way isla socdaan ama wuxu ka cabsanayaa iyaw maxay tahay ma Gabar afar sano jirta meesha ka hadlaysa kan waxan ku dhaaran karaa inuu itobiyaan yahay muuqiisu xataa wuu u eg yahay
Ethiopia weligen ma heshini 5 qarni dhaqankeda waxba iskama bedelin arimaha somalia, hadi lala heshinaya wax fudud ma aha, dad iyo dal Aya inoga maqan, wa qalad erayga ah iyada naga xolo badan, arimaha naga dhaxeya wax sacado lagu dhamayen kro ma aha, bad in Laga hadlo manta maba lo fadhiya,
Unboss dawlado heshis ah ayay bad u sharciyaysa, lkin dawlad horay nodhacday, hadana rabta inay Somali laqdo, dad iyo dal naga haysta heshis surtagal ma aha
Arimo bad iyo ganacsi in Laga hadla maba aha, wax ka wayn Aya naga dhaxeya xabashi, sorry wasir iyo Nin kle wax u heshis geli kro ma aha wa arimo wa wayn
Kuma kalsooni Wasiir Cali Balcad, maxuu uga hadliwaydeen Askartii DFS aha lagu laayay magaalad Dollow ayado xirxiirka Ethiopia aan waxba laga soo qaadin dhibaatooyinka isdaba jooga ee xadgudub aha oo ayka dambeeyday. Yaa u xilsaaran shaqada arrimaha debadda Wasiirnimo arritaas.
Wà laga gudbay in laga hadlo MoU gii baa cad, oo lagu maslaxay kooxdan waxyaalo qarsoon oo iyaka & Ethiopia ba ku faraxsanyihiin. Inanta aammus baa lagu mehershaa. Doqontu marka horena xan bay afka ku wadataa, marka danbana xamil bay indhaha ku wadataa. Teamkan Xasan nacayb uma qabaan cid ka baxsan gudaha dalka Soomaaliyeed.
HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WALAAHI MA JIRTO CID WAXBA KA BEDELI KARTA OO AAN ILAAHEY KA AHAYN DAWLADA ETHIOPIA MARA KAMA LAABAN DOONTO MOU GA AY LA GASHAY QARANKA SOMALILAND
Walaga bixi donaa insha alah yaan la quusan
Sarisku waa wax fiican haddii guur idin dhexnaray lakiin qudbasirada
Ayaa xaaraan ah iyo in guurkuba
Idinka ahaa leefleef iyo wacad ka bax !!
KKKKKKKKKKK HAWIYE OO CAWAAN AH AYAA LEH BADAHA QARANKA SOMALILAND AYAANU DIFAACEYNAA WAA YAABKA YAABKII QOFKA WASIIRKA LAGU SHEEGAYO EE ABGAAL WUXUU KU HADLAYAA DHAMAAN WAA BEEN
CIIDANKA BADA ITOBIA MUXUU KA DOONEY SHALEY SHACABKA MADAX KULI HESHIISKEY TAAGEE REEN ABEY BEY UHABA YEYNAAYEEN TUUGAAN WARKIISA
Nin warshada Balcad ayuu ka shaqayn jiray Cali Balcad.Nimkaas ayaa maanta wasiir dowlaha Somalia
Kani warkiisu waa nacnac weriyahana way isla socdaan ama wuxu ka cabsanayaa iyaw maxay tahay ma Gabar afar sano jirta meesha ka hadlaysa kan waxan ku dhaaran karaa inuu itobiyaan yahay muuqiisu xataa wuu u eg yahay
Kkkk MoU baa la gaaray hadda waa sida hadalka uu u dhigay khainuwaddankan. Waa qirasho cad in MoU ka ballaran kii hore la galo
Ninkani ma xanuunka shimbirta ayuu qabaa muxuu madaxa la ruxayaa.
Wuxuu la ruxayaa jaahilnimo xitaa kursiga RUclips ayuu la yaabanyahay. Waxba la duraya buu Madley. Geel dhururajeeye baa dabafa ka galey.😅😅
Madaxa ha ruxin Jaajuus xiran
Xasan ayaa somalia ceebeye
Ethiopia weligen ma heshini 5 qarni dhaqankeda waxba iskama bedelin arimaha somalia, hadi lala heshinaya wax fudud ma aha, dad iyo dal Aya inoga maqan, wa qalad erayga ah iyada naga xolo badan, arimaha naga dhaxeya wax sacado lagu dhamayen kro ma aha, bad in Laga hadlo manta maba lo fadhiya,
mooryaantan daawald maaha ee haawgu yeedhina daawlad
Tuug mooryaan ah raggaa dulufyada ah ee dawladnimo mooday in Ethiopia l madaxa loo ruxo ayaa rajo laga sugayaa
Sirtu wa maxay yahuu xasan bad ma bixiyo
Jiliciii xasan shekh iyo jah warerka siyasada arimaha dibada ayaa meel xun garay oo walahi ah
Wareysigan anaa dhageystay asoo full ah waxuuna ka hadlay wasiirka hadii dakad laga kireynayo gacanka cadameed nooguma jirto qorshaha ayuu dhahayna
Unboss dawlado heshis ah ayay bad u sharciyaysa, lkin dawlad horay nodhacday, hadana rabta inay Somali laqdo, dad iyo dal naga haysta heshis surtagal ma aha
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Koonfurta Soomaaliya waxay ku jirtaa khatar iyo sababi😂😂 Muuse Biixi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kuwaan waa ceebyeen dalkeena kawaran waxa ay calaa calayaan meel cidle eh yaa,dhul kaaqaatay
Maa is difaacdaan
Arimo bad iyo ganacsi in Laga hadla maba aha, wax ka wayn Aya naga dhaxeya xabashi, sorry wasir iyo Nin kle wax u heshis geli kro ma aha wa arimo wa wayn
Af soomaali ma garanayo
Kuwa afxumada ku soo qorayo mesajka waa anshaxumo
Daarood Awdal Ragoodii baa Laascaano ku xidhan xoolahoodii baa brbara ku xidhan maxay kugu Raacaan?
bal tuugtan eega dalku waa 4,5 markaa intaa aad sheegtay ee itoibbiya tagayba waa hawiyee meeday daawlad nimadii iyo awood qaaybsigii bal mooryaantan day
Kuma kalsooni Wasiir Cali Balcad, maxuu uga hadliwaydeen Askartii DFS aha lagu laayay magaalad Dollow ayado xirxiirka Ethiopia aan waxba laga soo qaadin dhibaatooyinka isdaba jooga ee xadgudub aha oo ayka dambeeyday.
Yaa u xilsaaran shaqada arrimaha debadda Wasiirnimo arritaas.
Wà laga gudbay in laga hadlo MoU gii baa cad, oo lagu maslaxay kooxdan waxyaalo qarsoon oo iyaka & Ethiopia ba ku faraxsanyihiin. Inanta aammus baa lagu mehershaa. Doqontu marka horena xan bay afka ku wadataa, marka danbana xamil bay indhaha ku wadataa.
Teamkan Xasan nacayb uma qabaan cid ka baxsan gudaha dalka Soomaaliyeed.
Guddidii loo magcaabay ladagaalanka MoU-da weli waa jirtaa oo howsheedii ayay wadataa iyo MoU-dii waa laga gudbey oo laga heshiiyey siday isu qabtaa ?
Balcad waa nacas karinaya maraq doofaar . Duf ku bax damiinkiiyoow
Been loow falaloow qabyaaladiiste