Allaa yacizak feysal rooble war qaboow ku shaafinaya caadhifa iyo seef la boodnimo ka fog thank you so much adigana tixgalin weyn ayow ku siiyey waa falanqeyntii ugu dheereyt ow malaha baxsho
Asc aby axmed waxbadan ayuu sheegay in itoobiya bad ubaahantahay ayna karabto somaliya eretereya jabuut wadahalna ay kudooneyso haday wadahadal kuweyso in ay xoog kudooneyso runta in l 25:23 asheego ayaa haboon weliba jabuuti ayaa u ogolaatay weyna diidey doqonimada haleyskadhaafo waxa ay xabashidu rabto waan aragnaa
When did Faysal Roble became so naive that he thinks Ethiopia is after only commercial access to the sea. There’s no lack of options in their quest for commercial access……Jabouti, Barbera, other ports in Somalia. The only reason they went to the extreme measure of questioning Somali unity and securing the MOU is indeed because they want presence for their navy in our waters and they want a port of their own for all intents and purposes.
Faysal Rooble nin lita ma waxad rabta somalia in badoda lagu qabsado o wada hadal laga galo.war orodo waxkale nosheeg kuwa lacagta Hassan Sheikh ka qata ayad adna tahay dacad nima iyo runad ka hadlaysid tug iyo tuug gar gar,tufu calayk
Maashaallaah Faysal waxaad uqalanta Hogaamiye Somali taariikhda ayaa ku qorantay halyeygii kharan guulayso
Rabi ha u naxariisto soomaaliya waa dal aan dad lahayn aqoonyahankeeduna waa faysal roole oo kale oo kaarar badanyaasha ah
waa kaa lasoo afjaray beenti mucaarad isku sheega maasha allah guul dowladeena ❤🇸🇴
Allaa yacizak feysal rooble war qaboow ku shaafinaya caadhifa iyo seef la boodnimo ka fog thank you so much adigana tixgalin weyn ayow ku siiyey waa falanqeyntii ugu dheereyt ow malaha baxsho
sax i support pro feysal rooble
Faysal Waraabe waa tuug Xasan Sheikh group la shaqaysta hadalkiisa lama aamini karo.
Waa gumeesi bay kujiraan dds
Hadana waxaa gumaysigii soogalay somalidii xortahayid
Soomaali Maryooleey weli run la iskuma sheegin.
Waxa muuqda iyo damaca Ethiopia wax qarsoon ma ahan.
Waxaan leeyahay yaan la hoosaasin.
Odaygan soomaali buu ku dhax wareeray. Bal maxaa kagalay soomaalida orod oo tuliguuleed Jaarsada isku dhex eryada xagaas baad taqaanaaye
Asc aby axmed waxbadan ayuu sheegay in itoobiya bad ubaahantahay ayna karabto somaliya eretereya jabuut wadahalna ay kudooneyso haday wadahadal kuweyso in ay xoog kudooneyso runta in l 25:23 asheego ayaa haboon weliba jabuuti ayaa u ogolaatay weyna diidey doqonimada haleyskadhaafo waxa ay xabashidu rabto waan aragnaa
Ugaas, waxan dulliga ah ha isku ceebeyn inaad keento shaashadda.
Gudhuu gadhaa wax jira ma jiraan waa afkii kacaankki jabay
Wariye doqonow doqon mayweydid laakiin Faysal waa nin qaran oo meelaha aad kakaluumaysarid 60 sano ayuu kaweynyahay intii kahorraysayna wuxuu ahaa 7 sano jir ama wuuba kayaraa.
Ish kan cirada le ma dhegaysto waayo qabyaalad ayuu wax ku warsystaa waana munaafaq
Faysal oo Mustapha difaaya yaab maaha waa tii qabyaalada ee aynu naqaaney somali kolkay qabyaadi tmaato wax kale lama xeeriyo walaa Diin walaa aqoon midkale ma dhaqayso
Faysal waxaad ahayd halyeey Soomalidu ku faanto oo cabsi geliya cadmowga Xabashida hadase waxaad u muuqataa inaad difaaceyso khainul wadan ka Hassan oo sharafti iyo qaranki Soomaaliyeed ku cayaaray.
xasan shiiq khain ma aha ee waa halyeeyqaran ❤❤
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa waxan aad sheegeyso ciddina kaa dhegeysan mayso waayo waxaad u xaglineysaa cagdheerta dadka gumaadday.
Dawlada soomaaliland waa lacitiraaf balse soomaaliya yaa citiraafay iswadiiya
Waraya musqul ka tahay meshan oromo xon langab tahay qashin ka tahay faqash ka tahay
When did Faysal Roble became so naive that he thinks Ethiopia is after only commercial access to the sea. There’s no lack of options in their quest for commercial access……Jabouti, Barbera, other ports in Somalia. The only reason they went to the extreme measure of questioning Somali unity and securing the MOU is indeed because they want presence for their navy in our waters and they want a port of their own for all intents and purposes.
but somalia refused that
Macquul miyay tahay. Dagaalada Dacawaley, inay marmarsiinyo tahay in ciidanka Itoobiya lagu keen, sidii AMISOM koonfurta lagu geeyay?
🤷🏾♂️
Faysal Rooble nin lita ma waxad rabta somalia in badoda lagu qabsado o wada hadal laga galo.war orodo waxkale nosheeg kuwa lacagta Hassan Sheikh ka qata ayad adna tahay dacad nima iyo runad ka hadlaysid tug iyo tuug gar gar,tufu calayk
bada muusa dhiibay halkaasna xasan kama taliyo
Swirradu waa fake , soomliyana maanta ma lahan awood aan ahayn diplomaciad.
Ninkan faysal laleyahay waxad moda nin isagu isqanciyey waxan kahadlayana waxba kama jiran been buiskumalinya umadana qiyaali ayu ushegya isaga iyo xasan gurgurteba
Xasan sh waa tuug nacayb badan ayuu uqabaa qabiilada soomaalida hadana Ethiopia ayuu isu dhiibay waa duli
adigaa tuug ah viva dalxureeye