Adiga ila khaldan hada kala tagten maxaa ku daba galiyey Snapchat kaga gabadhaas caydeda wadaa reerkas nabad gali illahay nolol qurux badan haku siiyo awladada korso nabsi iska ilaali
Sorry Sharafey waxaan kuu Rajeynaayaa nin wngsn iyo nolol farxad leh hore u soco nimanka isku mid ma aha ,Allow kuu gargaar naag karti leh ayaad tahay gadaal ha fiirin hore u soco abaayo 😊😊😊
Asc gabar cadaado aad ayaan kuu rabay ceeb la lihid calafka xumaanday nin somali xiisi maleh lakiin naagtii fahanta ayaa ku korsan karto ilmaha aayo kale maleh Aadbaan unecbahay guul darada waan ku farxaa markaad faraxsantahay Saad iskaga celisay naago iyo nibanba Hada aan tashano Quruxey naag kugu dhan qurux maleh horta hala hadlin nin naag qabo Hayeelin bari baan ku cadeyn Ha rumeysan waan ku jeclahay Ninka aad la hadleyso ka horta meher ka hor ka qaad waxa uuu haayo Adiga noqo naagta hooy ay leedahay uu soo galo haduu xumaandan asaga ha noqdo qofka baxa Hada waxaan ku so xirayaa gabar somali ah hubkeeda waa hanti ku fakar inaad yeelato hanti adiga aad leedahay markaas nin kasta kabaha ayuu kaa daba qaadayaa waa talo aan siin gabar kasta gabar cadaado guuleyso sisters ❤
Hadadan rabin in lagu ogaado maxaa mobelkeda uwacday oo aad la hadashay hadii reero bdan kaaso dumeen ma ahan in aad gabar kale reerkeda dumiso sidaa ogeen baad liveka tiktoka uga hadleese wlley dulmiga iska daa asigo ku furay baad wad iqabtaa lahed nin la aan waala noolan karaa taas aamin
M.a si fcn ayaad u hadashay qaladkadiina wad qiratay sorry 😔 xbtti adna allaha kubogaya dhayo nin wanagsan allaha kusiiyo o qeyrka kugu jiro allaha kusiiyo
Speak with single mothers 🎉🎉 thanks gabar cadado
Adiga ila khaldan hada kala tagten maxaa ku daba galiyey Snapchat kaga gabadhaas caydeda wadaa reerkas nabad gali illahay nolol qurux badan haku siiyo awladada korso nabsi iska ilaali
Ma gabadhaad reerkeeda kaga daba tagtay baa BAHDILAN ah 😂😂😂😂😂. Waa aakhira zamaaaan.
Naa subany sidayda yaabku maku ag fadhiyaaa😂😂😂😂
19:31 Qof dadnimo iyo dunwanaagsan ilaaheey kabeeray baadtahay qofkii caqlileh een caadifoon wuu dareemikaraa hadalkaaga daweeynta iyo dar illaahnimobaleh walaashaa soo maaliyeed allaha ubooga dhayo bogeedana burcad allaha umariyo imtixaanka nolosha ay mareeysana alle kuma fidneeyo illaaheeyna waxaan u weey diinayaa ineey kakabato arinkii maalmahaan nabaray ee baraha bulshada kusoo shaaccbixiyay,
Adigana gabar cadaadooy waad mahadsantahay wll dhankaad iga jirtana dhaawac gabar soomaalliyeed kama fisho Rabbiga raxmaankaa ee naxariistiisu balaarantahay hakugu sharfo halka dumarnimo ugu daraja sareeysa naftaadana ninkii hanan lahaa ee harinlahaa xurmeeynlahaa allaha kuu hibeeyo abaayo mahadsanid. ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Sorry Sharafey waxaan kuu Rajeynaayaa nin wngsn iyo nolol farxad leh hore u soco nimanka isku mid ma aha ,Allow kuu gargaar naag karti leh ayaad tahay gadaal ha fiirin hore u soco abaayo 😊😊😊
ASC WLSHEY MAASHA ALLAAH QURUX BADAN QAALI DUMAR
I❤U SISTER ALLAHA KU XAFIDO
13:47 Mashallaah tabaarakaraxmaan qadraay qof kuu qalma Allaha kugu arsaaqo wll.
Raganimo gabadh cadaado fariid ❤❤❤
Subxanallah na ilahay ka baq oo umadisa unabad gali hoogto maxad ka rabta gabadha wa ado kale ninka ku furay ee isaga ku guursaday ee
Wcs Wrx gabar cadado wanaag adag ee niminkina ceshata nagahan waxan ugayabay intay nimonkodu naago kuwashan ayey gabdhaha islamed kadaba meraystan nimankina ceshta nayada aniga midakale gabar cadado wayku gardhigatay ee kadhamow hada kadibna gabar cadado ninkeda mustaqbalka m Aladhaha 😂😂
😂😂😂 keedilee moodee😂😂 M dhan ayada maa looga guura wa yaabne😂😂
Strong mom tahay wlhi uma baahnid in aa dad qanciso❤😊
All umu baris iyo basto 😂😂😂 waa ka xanajisay gabar cadado 🎉🎉🎉. Horay usoco dulkan qurux
😂😂😂😂😂 badilaan buum weeyen😂😂😂
Walaley soo walaalo ma lihid ilmaha ii haya maad dhahdid oo shaqaysatid.
Walaalaha ayaga shaqada uma baahno miyaa?😂 ma afrika jooogna o walaalaha ilmaha lagu korsan jiray😂
@ walalo africa joogo iyo kuwo kula joogaba waa lays caawiyaa maxaa walalo loo yahay🤔
❤❤❤❤❤❤ is daji abayo
Abayo gar allay taqaan way kaa gar daranyihhin adina mid ba ku qaldaneed inaa wacdo oo raadiso
19:41 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
Ha u dhutin abayo Hooyo kaliged ilmo korisa waa naag tagtay❤❤❤ mandher uunba ceyda all umu na farista 😂😂 lugaye cesho 😂😂
Mansha Allah runta ushegtay haday wax fahmi,dadkan qoraalada xun so qoroyo wax ma fahmaan miyaa hadalkaga xagu ka marayaa tolow ala somliya waa qalbi dhagaxyo caadiyaa ninba kuma haysatid adigiba ka aamaan la, hadaan waxay so qorayaan rerka ka dhexbax adiga qaldan war isku xishoda gabdhan cidna kuma dhexjirte landhere banan dagan waye
8:14 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa daciif ee ilmo isku aabe ah ama isku hooyo ah
Yaa jano ku galaayo
Hhh yaase dhib qaba naagta tiri waryaa ima qalanto saan ee nakala wad
Iyo tan ciil qabta tobanka cunug oo dhaleena aan sharaf looga heyn miskiin waaye dumarka qaar ee quruxey soco
Oo samee lacag
Asc gabar cadaado aad ayaan kuu rabay ceeb la lihid calafka xumaanday nin somali xiisi maleh lakiin naagtii fahanta ayaa ku korsan karto ilmaha aayo kale maleh
Aadbaan unecbahay guul darada waan ku farxaa markaad faraxsantahay
Saad iskaga celisay naago iyo nibanba
Hada aan tashano
Quruxey naag kugu dhan qurux maleh horta hala hadlin nin naag qabo
Hayeelin bari baan ku cadeyn
Ha rumeysan waan ku jeclahay
Ninka aad la hadleyso ka horta meher ka hor ka qaad waxa uuu haayo
Adiga noqo naagta hooy ay leedahay uu soo galo haduu xumaandan asaga ha noqdo qofka baxa
Hada waxaan ku so xirayaa gabar somali ah hubkeeda waa hanti ku fakar inaad yeelato hanti adiga aad leedahay markaas nin kasta kabaha ayuu kaa daba qaadayaa waa talo aan siin gabar kasta gabar cadaado guuleyso sisters ❤
Talanti Nin aa ku joogtaa😂😂😂😂😂Saa u quxoon tahey iyo saa laciif u tahey oo baahi nin ay kuu heyso wlh waan la yaabey😂😂😂😂😂
Qurux bila aqli iyo damir ah. Baal maxa marki hore uu wacday oo ay whatsappka uga wacday. Wa naag loseraad ah
Ilmaha Hoyo faraxsan ayey raban
Kkkkk soomaalida wa doqomo qof aqli leh wuu garanayaa ninkaad u ooyaysay nin uqalmo buu ahaa maxaa yeelay waa ninki intaas dhan ood ka hadlaysay halmarna aan hadlin wallahi nin rag ah buu ahaa laakiin midkaan naagtan war saas dheh markay dhahdabo nacnaclaynayo aqas kan waxjiro ma ahan uf waad ku qaldantay kaas abaayo naa qalbi dhagax nin rag buu ahaa
Waa sax nin maaha kaas waa yus yusle nin jilcan iga dheh
Gabar cadaado haday kudhafi wayaayn kasama lacag malinkasta usofadhiso halkan
😂😂😂😂
I like you keep on strong 💪 ❤
Adaa waxa laga yaaba ino boqas ka is faidesanayo u nakale melajugo itee adi ku jeedo
Naa naagta ha isku bahdiline aamus
Wa naaga bahdilnmaaha waxaan jirin bee gabadha noloshi oga dhacday
Walaashay waanu aragnaa inaad ninkan jeceshahay oo aad u taagan tahay meelaha basaska laga raaco si aad u aragto Kuuma rabo wuu jecel yahay xaaskiisa iyo caruurtiisa iska daa wa nabsi caruuta
Gooormaa jeclaaanaayay ?
@@Gabar.cadaado 😂😂😂😂
@@Gabar.cadaadomarka sarir la kortay. Hadad jecleen maxa naagtisa wacday?
Hadadan rabin in lagu ogaado maxaa mobelkeda uwacday oo aad la hadashay hadii reero bdan kaaso dumeen ma ahan in aad gabar kale reerkeda dumiso sidaa ogeen baad liveka tiktoka uga hadleese wlley dulmiga iska daa asigo ku furay baad wad iqabtaa lahed nin la aan waala noolan karaa taas aamin
Wa munafiqaad kala hadalkeeda ma ba is oga. Wa naag walan oo bila xasus ah
Adaa bahdilan oo waliba cheap iska dhigtay
Waa naaag waln I aaamin😂😂😂
Nag ❤
Labadiinaba wuu isku kiin dhuftay lkn ayada wali fahamsaneyn oo kalsooni dara ku jirto maskiinta waa gilgishay reerka khadraaay qalbiga bash dhahay😂
Walee buumo weyn wax wa u sheegtey hadi ey wax fahmeyso guur xalaal ah mey sino ku sheegtey😂
Sorry 😢wlshy
Muriidi shukaan sankaraa intaas ma ku qancinee ilaahey kaa reebo 😂😂😂😂
Soo dhawaw qalpiyey magacaaa igu daran😂😂😂😂😂
Quen cadado ❤😊
naag nool gabar cadaado
Gabadha maxaad ka rabta niin ayaa idinka dhexeeyay niinkina adiga ayuu ku furay oo iyada ayuu doortay e iska samir buuq iyo qaylo faaiido kuuma laha noloshada ka feker oo hore u wado
Gabadha iyo niinkedana illahay kuwii isku barakooba ee jacaylkooda iyo ilmahoda illahay barakeeyo haka dhigo waxaana aan rajaynaya niinkasi dhiiqo danbe in uuna cagaha la galin😂
Na calaalka jooji ka dhamow rerka😂
Candho aamu
Ayaga haka haraan hadii ninka loo daayey oo lafurey maxey karabaan
M.a si fcn ayaad u hadashay qaladkadiina wad qiratay sorry 😔 xbtti adna allaha kubogaya dhayo nin wanagsan allaha kusiiyo o qeyrka kugu jiro allaha kusiiyo
Sootatiiri mar danbe kama hadali doono
Shaqo la’aan aya ku haysa ninka ayad guursatay ma naagta ayad guursatay maxa in aad u sheegto iyo hawlahas ku galiyey 😂
😂😂😂😂😂
Hhhh qof daqran hadaa aragto qof dooxan baa ka danbeeso. Walale waxa gabadhas ku shegeso afiga ah.
Hadalkaga iyo ciwaanka isku mi maaha. Walale ada qaldan . Hasha geela cunta ee cabaada.
Xaasidad ayaad tahay adigu maxaa reerka dhisan ku dhex dhigay
Walahi bilahi tolahi asaga ii diray kulaha” handicap batahay. Aqli xumadada ma dhadhi I am not gonna call your wife ? Naa naga amus
Waxa yaab ah. Intaa adiga wacatay. Oo raadsatay gabar kale baa hadana calacalaaysa?
Hadu reerkaada ka doontay ma edeb meel uu joogtid? Maxa gabar kale oo walasha uu dabo dhigatay? Yaab.
Minyaro walatay
😂😂😂
Marka fiirshay nagta ninka way haysataye nin kama maqnee adiga ayay rabtay inay dulka kula gasho oo ku ba,biso noloshadey ka xuntahy lkn iyada nolosha ka dhacday oo danaheedi seegtay nina sidaas ugu joogi maayo beriba waa kii midkale doontaa 😂
Dulmiga joogi
Qof qaraar san baad u eg tahay ee ka dhex baxa reerka islaameed