ISKILAAJI & DEEQA AHMED - GAYDH l BIDHAAN QURUX l 2018 (OFFICIAL VIDEO)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • MIRIHII: ABDIRASHIID DHAGAJILIC
    CODKA & LAXANKA: ISJILAAJI
    MUSIC:Bulshaawi
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCERS: JAMAAL CADAWE &
    MOHAMED ABSHIR

Комментарии • 830

  • @fattumasbeuty522
    @fattumasbeuty522 6 лет назад +173

    Codka iskilaaji ayaan jeclhy qofki ilamada like

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 6 лет назад +30

    Alxamdulilah aniga iyo Xaaskeyga aan jeclahay Sadia ayaa heestan dhageysaneyna sanad guuradii 10aad ee arooskayaga 24,September 2008 ayaan aqal galnay Allah hanoo saaidiyo I love you my wife Sadia

    • @qaysj8451
      @qaysj8451 6 лет назад +2

      Amin sxb Mohamed Dahir isku waara ilaah idankiis

    • @hamdafarah825
      @hamdafarah825 Год назад

      Heesaha joojiyo xuska Alle badiya

    • @mariama78
      @mariama78 8 месяцев назад +1

      Inaad wada joogtan rajeyna iminka 2024❤

    • @RayaanSahal-ce5dp
      @RayaanSahal-ce5dp 7 месяцев назад

      Ani hestan manta arkay lkn waxan ad uga helay wilkan farin tisa asaga io xaskisa Haddi ay iska jogan waxan kasalamayah halkan waxan leyahay wayo badan jiyo joga ❤❤🎉

    • @fadumokhalifahmed1182
      @fadumokhalifahmed1182 Месяц назад

      ​@@mariama78❤

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 6 лет назад +56

    Hadad hesta dhagaysan ood comanica ku horaysay wllky ama wlshay like ha iga xasidina wn huba inaad hesta ka heli dontan waa Codsi 😚😚😚

  • @shawaaqmahamed8532
    @shawaaqmahamed8532 6 лет назад +95

    Bogaygu boholyowgu miyuu ka bogtaa
    Beerkayga jacaylku miyuu ka baxaa
    Jacaylku waa laba Nooc mid ku bahdila
    Iyo midaaad ku faanto macaankiisa 😢😢😢😢😢😢❤👈

  • @buujagabadhacajiinkagaadob4621
    @buujagabadhacajiinkagaadob4621 6 лет назад +73

    Labo fanan jecelahay deeqa ahmed geyd iskalaaaji love buran idhin hayaaaa hestan qofkii oga inay macantahy like isaar Dee😂😂😂

    • @abdulrazakmohamed466
      @abdulrazakmohamed466 6 лет назад

      Wow heestan wxa meel Isla dhigay 2 fanaan oo codqaaliya deqa gaydh & iskalaaji nice.....

    • @monaahmed44744
      @monaahmed44744 6 лет назад

      buuja gabadha Cajiinka gaado buuuja Ev.

  • @nalkahussen7234
    @nalkahussen7234 2 года назад +11

    Waxaan dareemaya lawadan qufod markan hesa hoda dhagesto inaan jacel tacban la,ahay cidna majecli hadana😭😭😭

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 лет назад +72

    Fanaanka ree Nugaleed Cabdicazz Iskalaaji inta taageerta plzzz like igu dhufta

    • @alishakiib2602
      @alishakiib2602 4 года назад

      Nasra Abaaayo taageero iyo kabadan hooo hooo hooo

  • @inaboqran1841
    @inaboqran1841 6 лет назад +20

    Caashaqu bilicdiiisaa adaa ibareee si'aaan ubaxnaaansho badhkayga isiii 😢😢❤

  • @ilbaxnimadasomalida6015
    @ilbaxnimadasomalida6015 6 лет назад +615

    Qofkii jacayl haye like isaar aan kugu soo duceey inaad heeshid jecaylakaga

  • @haniisse
    @haniisse 6 лет назад +19

    iskalaaji oo qoslaaya mudo ma arag soo saaraha heestan gacanta allaha kuu barakeeyo labada fanaan aad bey u nuurayaan noolaada reer toronto

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 6 лет назад +91

    wooooow Esh cala Hees Iskalaji iyo Deeqa what a nice song. Good Job Abdillahi King💎💎💎💎👌👌👌🌷🌷🌷🌷🌷🌷

    • @amaalfishar9707
      @amaalfishar9707 6 лет назад +4

      Waqal WStudío 1

    • @nimcosaciid8670
      @nimcosaciid8670 6 лет назад +4

      Waqal WStudío 😙😙😚

    • @yusufahmef2774
      @yusufahmef2774 6 лет назад +3

      tnx wllo

    • @badmaaxbayle147
      @badmaaxbayle147 3 года назад

      @@amaalfishar9707 éeďzézźzzźźzźźźźźźźźźźźźźzźź5zź5źźźźźźźźźźźźźzźźźźźzzzzzźźźzzźzźzźzźźzz

    • @cusmanjof9151
      @cusmanjof9151 Год назад

      @@amaalfishar9707 ll

  • @hoodoyusuf9740
    @hoodoyusuf9740 6 лет назад +228

    Jeecelkan oo kale hadan heli laha sanad bananka uman so baxeen ilahayow boqor isii sida iskalaji oo kale ❤️❤️😘😘😘😍😍😍

  • @asadsomali8387
    @asadsomali8387 6 лет назад +179

    Hada heesta ka heshay like ii saar wiil somaliyed ahaye

  • @donotraisememoneyraisemepeace
    @donotraisememoneyraisemepeace 6 лет назад +42

    Iskalaji ar baayo kulahaa rer bari asal ah wan idin taagnahey iskalaji&deeqo

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 6 лет назад +6

    heestii heesaha..alaaya cisak iskalaaji iyo deeqa.. waxaan u hibeeyey xaaskaya oo aan kala fognahay..heestan waan la dhacay..laxanku waa 100% codku 100

  • @ayuubmahdi5422
    @ayuubmahdi5422 4 месяца назад +3

    One of my favorite songs

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 6 лет назад +143

    Ala markan hees jcyl ah dhagasto wxn darema jcyl 😭😭😭😭😭

    • @shaafihanad9935
      @shaafihanad9935 6 лет назад +1

      Muno Said
      ana ku drema😍

    • @mohamedabdinour730
      @mohamedabdinour730 6 лет назад +4

      Muno Said kow

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 лет назад +2

      Muno Said muna qaali my samideda shafar iyo cisik quruxeey 😍😍😍😍😍 jecel waa dareen damac weye aadmiga qalbigoda daga oo arktida ku daaree guul waxad tabayso ka gaadh

    • @munosaid1411
      @munosaid1411 6 лет назад

      muna Love Ddsi alpu muna sharaf my samiday beenta maha jcyl waa dareen damac weye admiga qlbigoda daga ooo alpu cisi igu nolow abyo mcn

    • @munosaid1411
      @munosaid1411 6 лет назад +1

      Mohamed Abdinour moha cde bowe qli warka ka shekee

  • @rahmayousuf4863
    @rahmayousuf4863 6 лет назад +9

    #iskalaaji #deeqagaydh #Abdiqanitusmo thnks dhamaantiin 💗💗💗

  • @ziniyorittabadra5574
    @ziniyorittabadra5574 6 лет назад +14

    Hees Tariikhda fanka gashay #Iskilaaji iyo #Deeqa Nolaadaa wayo badan ✋✋

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 лет назад +15

    Legend Laba Ma Ahan Labis Kiis Ayaa Wax Kale Ah Iskalaaji Waa Fanaan Top Ah
    Deeqa Geydh Na Waa Top Qatar ah

    • @subeerosman5811
      @subeerosman5811 4 года назад +1

      Siman kalay walee beenta mahan baaye ninkan wa arki nugaal 👑

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 6 лет назад +3

    Eesh qiyaasak heestan inaba caadi maahan gaarigii anoo wadan wada highway khaldan galay dhageeysiga heestan fanaan Iskalaaji Toronto ayaan isladaganahay waa in aan martiqaado

  • @aaminacartan7747
    @aaminacartan7747 6 лет назад +26

    Iskalaji intaa tagerta liketa hayla dhafiina💓💓💓💓💓

  • @muraayoqurux8068
    @muraayoqurux8068 6 лет назад +8

    Waaaaw ar baaaaye dhankaaga bal iinta Ka dhowr viva reer Bari. iskalaaji thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @asiyahaji8047
    @asiyahaji8047 6 лет назад +26

    Legend iskalaji iyo deeqa ahmed wad nureysan MashLah
    Congrats tusmo film for the best video clip👏👏👏👏guuleyta

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 лет назад +26

    Bandhiga kalgacaylka bulshooy ila eeg💖💖💖

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 4 месяца назад

    Labadan qof aad ban u tageera ❤❤deeqa&Iskalaaji two legends. Deeqa she’s literally a Queen her voice is something else ❤❤❤

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 6 лет назад +11

    Waaaw waa dad aan tageero heea mcna way isla qaadween Hore usocda Deeqa Ahmed Iskalaaji

  • @mohammedomar5832
    @mohammedomar5832 6 лет назад +4

    Two legends Iskalaji and Deeqo Ahmed TuSmo waad ka baxsateen inta iskalaji tagerta laki

  • @ikranabdi3907
    @ikranabdi3907 6 лет назад +10

    Lalabo fanana jacelhy iskalaji and Deeqa Ahmed💛💕💖💓

    • @MogeabassBakar
      @MogeabassBakar 11 месяцев назад

      How do you feel while you listen it?

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 5 лет назад +5

    Heestan kma daalo kal iyo labaa u jeclhy hdaa jogto 2019 like dhac dhac igu sii❤☺️

  • @officialsBurhan
    @officialsBurhan 6 лет назад +24

    Heesta Sanadka 2018 hadad Igu Raacsan Tahay Suulka Kor U Tag

  • @axlaamabdi4703
    @axlaamabdi4703 6 лет назад +9

    Kulkaan kubartaan barwaqo helee dhalyahay Boqortooyo adaa iga badaan wah wah cadi ma ahan blhi heestaan deeqo iskakalaji ✌️😘😘👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️💯

  • @dagaalsomaliusa7828
    @dagaalsomaliusa7828 6 лет назад +4

    Ar baaye dhankaaga iinka ka dhowr caadi maha Viva bari barwaaqo allow nabad waarta sii ❤️❤️😍

  • @hodaniitaqalbilula7960
    @hodaniitaqalbilula7960 6 лет назад +6

    Kolkaan ku bartaan barwaaqo helee alla dhal yahay boqortoyo adaa iga badan💖💖💖💖

  • @hanniabdihamidhashi2036
    @hanniabdihamidhashi2036 6 лет назад +5

    Markan Ku Bartay
    Barwaaqo Helee
    Dhal Yahay Boqortooyo Adaa Iga Badan❤Iska Laaji
    Badh Baa Ku Tabaysa Kuu Baahi Qabtee Baanbaani Quluubta Basaastay Dartaa❤ Deeqa
    Way Iga Gadan Yhn Labadan Qof

  • @nahajmaxamed8255
    @nahajmaxamed8255 6 лет назад +15

    Sidaasa loo heesta sharafta leh hablaha layskuma duudube iskalaji sharaf waxaan canbaaraynaya kuwa isku duuba hablaha markay la heesayan😏

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 лет назад +42

    Arbaaayo wuu abtirsadey iskalaaji heees aaan inaba caadi aheyn deeqo waaba iska jeclahay

    • @samamali4133
      @samamali4133 6 лет назад

      Deeqo afro

    • @hamsehussein258
      @hamsehussein258 6 лет назад

      arbaayo ii macne zxp

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 6 лет назад +6

      arbaayo waxaa dhaha reer bariga oo ay ugaar tahay marka iskalaajina waa nin reer nugaleed ah marka saas bay uleedhahy wuu abtirsaday madama bari iyo nugaalba ay puntland isku yihiin

    • @abusharma9221
      @abusharma9221 5 лет назад +1

      Kkk

    • @sahalcusman4189
      @sahalcusman4189 4 года назад

      @@abusharma9221 hees iqan cisay

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 5 лет назад +2

    Baar ba gutabaysa kubaxeqabtay baanbani qulubta baasasti dartat😍😍😘😘😘

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 6 лет назад +22

    Waxaan umalayn izkalaaji fanka inuu ka buxuu rabaa sidaas darteed ayuu heezo inoogu waali arboowe dhankaaga bal iinta ka dhowr like saara dee booweyaal baayooyin

  • @user-zm9wz8jj7k
    @user-zm9wz8jj7k 5 месяцев назад

    Kolkaan ku bartan barwaqo helee
    Dhalyahay poqortooyo adaa iga badan ❤
    Eid wanagaan jaalayal 2024

  • @Showshire
    @Showshire 2 года назад +3

    nin wayn iska laaje iyo deeqa ahmed

  • @hannamoose7401
    @hannamoose7401 6 лет назад +21

    Daamm it's like I'm falling in love all over again :) thanks to Iskilaaji iyo Deeqa Ahmed for this awesomeness song xx

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 года назад +3

    Bilaay kalgaceylka
    Adaa bud-dhigee
    Ar baayo dhankaaga
    Bal iinta ka dhowr.
    Yaa salaam.👏

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 5 лет назад +1

    Allah icafiiii intaaa siyeee community hees ahaaaa allah igaaa cafisa isiiiii yaaa allah waaaab danbiiiii Ayaaag all

  • @aliyeta8381
    @aliyeta8381 4 года назад +1

    Ppppp heestan san uradinaya wan helay ug danben lingard abdi asis iskilaaji Iyo Deeqo Axmed 🎻🎤 Caashaq bilic diisa adaa ibare Siyan ubax nan sho barkeyga isii 👌

  • @qaysj8451
    @qaysj8451 6 лет назад +2

    Ar baayo dhankaga bal iinta ka dhowr marku yiri may dhahdo si aan u baxnaansho ar boowe barkayga isii kkkk

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 4 года назад +5

    Bravo Deeqa Ahmed ❤ k dieu vs protege contre l mouvais oeil 😍

  • @haboonabbas1992
    @haboonabbas1992 6 лет назад +6

    Caashaqa Bilicdisa Adaa Ibaree😍 Si aan U Baxnaansho Barkeyga Isii😍😍😍 Best Talantaali Jacayl jacayl Aan Dareemooyaa Nabee😭😭

  • @boqoreherrochanel8067
    @boqoreherrochanel8067 5 лет назад +2

    Fanaankan iyo fananadan wllHi in LA xusay mutaysteen yaa igu raacsan 😘

  • @azurayaanducayzanhooyadeed1069
    @azurayaanducayzanhooyadeed1069 4 года назад +1

    Wan Ku xasuustaa walashay Iyo dumashigay axmed allow isu keen daa maalintii meherkooda

  • @wityobich5156
    @wityobich5156 6 лет назад +4

    mashaa allah hees aad umacaan oo aad u macquul ah waan ka helay runtii

  • @siyadali5824
    @siyadali5824 6 лет назад +3

    Kolkaan kubartaa barwaaqo helee kowthareey boqortoyo adaa igaa bdn ❤❤❤👈

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +1

    Iskilaaji maashallah deeqa geyr fanaanin wey isla keeneen

  • @xasancabaas823
    @xasancabaas823 4 года назад +2

    Golkaan kubartaan barwaaqo helee .... dhalyaay boqortooyo adaa iga badan ....... 💕💕💕👍

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 6 лет назад +11

    Caashaqa bilicdiisa anaa baray wlhi😂 nin jaceyl muxuu kayaqaan gabadhaha kakeensadee

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 6 лет назад +6

    Best romantic Somali song😍😍

  • @ayancadey4252
    @ayancadey4252 6 лет назад +38

    Iskilaaji caadi mahan cod iyo labisba waan hubaa in shaatiga xawad ka ka furan gabdho badan soo jiitay..... hot hot hot 😍😍😍😍 xaas hadaa leedahay waan hubaa maseera kaw ka siiye maasiinta

    • @kamaalcarab1215
      @kamaalcarab1215 6 лет назад +2

      Ayan Cadey 😂😂 ana baray waxa sheegeesid dhan mjirtoo

    • @ayancadey4252
      @ayancadey4252 6 лет назад +1

      kamaal carab hhhh mala hubaa taas

    • @kamaalcarab1215
      @kamaalcarab1215 6 лет назад +3

      Ayan Cadey hhh haa walllee isoo qabo arkeesidee 😁😁😁😁

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 6 лет назад +1

      Ayan Cadey kkkk naaxishoo waxyay

    • @ayancadey4252
      @ayancadey4252 6 лет назад

      zagazer zagamer runta miyaa ku dhibeesa

  • @karaiyoshi2057
    @karaiyoshi2057 4 года назад +1

    Fanaaninti hore marki laga yimado fananka kaliyeto aan dhagysto iskalaji❤❤⚘

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 6 лет назад +1

    Axsan hees iskalaaji & Deeqo qurux
    Si aan ubaxnaansho barkayga isii 💓💓

  • @musgungebrhiwet1689
    @musgungebrhiwet1689 Год назад +1

    I don’t Anderstand thes song but i Like it From 🇪🇷👈🇸🇴❤️

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 лет назад +1

    Wooooow laba faanan on jecalahay

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina 6 лет назад +1

    Wow nice and good quality video. Thanks all Tusmo-films specially My bro Abdullahi King 💕❤💕

  • @faadumomahamuud8913
    @faadumomahamuud8913 6 лет назад +1

    Eesh calaa hees axlaa kahely 💜💜💜 bogaygu jcylka miyuu kabogtaa beerkaygan xasuustu miyeey ka baxdaa

  • @mubaarikmohamed9729
    @mubaarikmohamed9729 6 лет назад +4

    nio ninka iskalaji hala ii geeyo hal heeso oo an hal sano samaynayay ayaan u dhibi lahaaye

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 года назад +2

    Inta heestaan ka heshy like iisaara

  • @mohamedtogdher3682
    @mohamedtogdher3682 3 года назад +1

    Hestani waxay soo baxday maalintii ay dhalatay walashay 24/nov /2017 heestani xasuus bay igu leedahay🥰

  • @abdulahimohamud7524
    @abdulahimohamud7524 6 лет назад +4

    Iskalaaji Wiil Garowe
    ArbaaYo bogagaga isiii baa ka dhcdeY😂
    Hees shidan yaa ila dhagysanaya like iisaara asxbey

    • @cfatahamiinamiin949
      @cfatahamiinamiin949 6 лет назад

      Badhbaa kutaybaysa kubahi qabteee nice one song iskaalaji
      Mucjisada fanka🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎼🎼🎼🎼🎼🎼🎼🎼🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷

  • @qadrayasin4851
    @qadrayasin4851 6 лет назад +2

    Hesta wax kale kamam helin ❤️arbaaye ❤️

  • @queenamiishb3095
    @queenamiishb3095 6 лет назад +3

    Ala hesaha jclyka markan dagesto jcly an had lahen ayan dare me😔😭😓😢😰😟

  • @akqanciye
    @akqanciye 6 лет назад +6

    Finally
    1M

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 года назад +3

    Bilowga heesta iskilaaji siduu ku bilaabayo ax yaa dareen cod niohow ninkaan laxan iyo cod meel buu dhigtaye noolow sxb

  • @abdirahmanqoslaaye3469
    @abdirahmanqoslaaye3469 4 года назад +2

    Fanaanka zomaliyeed😆

  • @samiology7207
    @samiology7207 6 лет назад +3

    😍 heesti sanadka
    Boqorkayaga iga gudoon heestan xbbi siddiiq

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 года назад +2

    Hees dad waaweyn weeye best nio

  • @ahmeddhuuke6604
    @ahmeddhuuke6604 5 лет назад +1

    Caashaqa bilicdiisa ada ibaree
    Si aan ubaxnaasho barkayga isii

  • @kingsalman777
    @kingsalman777 6 лет назад +4

    ninkan iskalaji wlhi uu kacsanyhay doorkan isgaa wataaaa

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 5 лет назад +2

    Mashallah deeqo geed fananata reer jabuuti nolow

  • @maahiryare7638
    @maahiryare7638 6 лет назад +1

    Iskalaaaaji iyo deeqa ah
    Golkaan kubarta barwaaqo helee
    Dhalyaay poqortooyo adaa iga badan

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 6 лет назад +53

    ar baayo soo bood bood hee yaah. in ta rer bariga ah like ta aaway hee

    • @bashiregehegeh8908
      @bashiregehegeh8908 4 года назад

      maqosle Maquuste reer Galbeed aaway huuno

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 4 года назад

      @Bashir Egeh Egeh. Rer Galbeed halkaa iyo Ethiopia in laga raadsho weeyaan😂

  • @hibakusman4596
    @hibakusman4596 6 лет назад +14

    I love 💕 this song I can’t stop listening 🙉

  • @haruundigriyow4754
    @haruundigriyow4754 6 лет назад +15

    Ban bani qulubta basastay darta wad kabaxsaten hobolada fanka ustad iskalaji iyo deqa geydh

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 лет назад

      Haruun Digriyoow fai hhhhh haaruun cade salan sare boqortooyo huno

  • @ashnanhassan1831
    @ashnanhassan1831 6 лет назад +2

    *Iskalaaji* Adiga Ayan Cod Ahan Ku Codeyey One♥ Big Brother

  • @abdullahiibrahim1344
    @abdullahiibrahim1344 6 лет назад +22

    Hees markan dhagesto waxan su xasuusta gabar samiro la dhaho ku nolol cariga Eglan

  • @hodanziyaad6088
    @hodanziyaad6088 6 лет назад +50

    waba yaabe mararka qarkod markad dhagaysto hees ah jaclyka waxaban dareema jacayl cid uu ii hayaba anan garanan tasi maa ilaa qabtan mize waaa kaligay ilmaderyal

  • @suhuurhasanbihi5299
    @suhuurhasanbihi5299 Год назад

    Noloshaydii qof ifahma ma helin😢 iso duceeya inuu ilaahay isiiyo qof ifahma❤

  • @esraahmat7815
    @esraahmat7815 4 года назад +1

    Xasuusbay heestani igalisaaa😢💕

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 6 лет назад +4

    Beerkaygan xasuustu miyay ka ba’adaa ♥️❤️❤️♥️

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 6 лет назад +2

    Heestan naagtayda
    Igu wareerisay wxy ku aragtaY moyee
    ana hadaan Soo buuqday 😂😂👈🏼
    Top sonG 👏🏽👏🏽😘

  • @subunqali2540
    @subunqali2540 6 лет назад +3

    Waaaaw wa mrki igu horeysay en arko iskalaji o qoslaya illhy amarkiiiiiis

  • @sahalhassanabdillahi2847
    @sahalhassanabdillahi2847 6 лет назад +3

    nice song of jacal. toutes mes felicitations aux deux chanteurs. j ai beaucoup de respect envers vous.

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 6 лет назад +5

    Libaxa faninta iskalaji laxan iyo cod libax nolow

  • @sharmaakebravo122
    @sharmaakebravo122 5 лет назад +2

    Iskalaaji ragu waa gobe waahaye gabee

  • @mahadbiif1556
    @mahadbiif1556 6 лет назад +9

    Wooooooow Wooooooow Wooooooow masha Allah my legend nuur kaga baxaya isha baxarka cadaw ga unolow Waaa ka qaday salan ta we love you Deeeeqa ina adeeero 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @mohamedgaraad1470
    @mohamedgaraad1470 5 лет назад +1

    Musica heestaan (Nin bartaa tumay) 👍

  • @ednaibraahim9467
    @ednaibraahim9467 6 лет назад +1

    ninkan indhaha wax maa ka qaba bila murayad asago ah never my life maba arag
    nice song❤❤❤❤

  • @sacadmaxamed4808
    @sacadmaxamed4808 6 лет назад +1

    Eesh calaa hees iskalaji iyo khadra gaydh

  • @xubimj3810
    @xubimj3810 6 лет назад +1

    Live ban u firsnahay malinti la duba hayay one only aan jecelahay waa Deeq 😍😘

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 года назад +1

    Caashaqa bilicdiisa adaa ibaree si aaan u baxnaansho barkeyga isii heestaan jcylkyga isooxasuusisy

  • @canabali4449
    @canabali4449 6 лет назад +1

    ar boowe dhankaaga bal iinta kadhowr haha soooo qurux hees lagufarayareystay 😘😘😘🍓🍓

  • @aminablockstar4274
    @aminablockstar4274 6 лет назад +4

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw iskalajiyo iyo deeqa wa cod macaan yihin labo kala deren aya la isku keney