DEEQA AHMED " SIDAAD II OGEYD" OFFICIAL VIDEO HD 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • KU XIDHNOW INDHO FILMS
    SUBSCRIBE, SHARE AND COMENTS

Комментарии • 138

  • @YasminYasmin-e1u
    @YasminYasmin-e1u 29 дней назад +4

    Yaa ila dhageysanayo heestan 2024 😊

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 10 месяцев назад +12

    Halkan markasta waan imaada.
    lkn waligey waxba kumaso qorin. saacadu waa 2:00 galabnimo.
    Taariqduna waa 2/11/2023
    Waxan dhageysanaya heestan.
    Oon aabahay mcn kusoo xasuusto.
    Marku raadiyaha dhageysanayo. Ayeey soo gali jirtay.
    Xiligas ma garaneyn
    Waxey ka hadleyso
    Caruur yar baan ahaa
    Lakinse hada mar walboo dhageysayo.
    Waxa mooda in jaceylkan isaga Uqabo ka hadlayan dhaman Erayada heesta ku jira.
    "Sidad i ogeyd buu afku hadalkii iiga xadayaa"🥺 mar waliba isaga anigoo ka hadlayan arkaa.😭
    "Sidad i ogeyd baan erayadadii ugu heesa"🥺 heestii anan yaranteydi fahmi jirin hdna asaga dartii u qaado🥺
    "Sidad i ogeyd baan adiga awgaa aan u ooya"😢 mrkan xasuusto jaceylkii faraha badnaa uu isiin jiray ilmada ma ceshan karo🥺
    "Sidad i ogeyd baan Alla ku aaway kuu iraahda" geeridu waa xaq qadarka rabbina waan ku qanacsanahay lkn mar walboon ciishodo isaga u yeeraa aaboow hadaad ii noolan laheyd maanta baan dhahaa. markan yaraana iridka markuu ka baxo ilaa uu kaso noqonayo aabow baan dhihi jiray. Tan waan caadestay yaraanteydii ila hada😢
    "Sidad i ogeyd ban oon aan kuu qabo kuu ildaranahay" ifka wuu ka tagay lkn agteyda kama dhiman jaceylkiisana wuu igusii kordhay.😢
    "Sidaad I ogeyd baan aragtidadii ku istareexa" wali waa ii wehel xaalad kastoon galo hadan isaga xasuusto waan ilaawa culeeskii ihayay🥰
    "Inaad jaceyl igu abuurtay
    Uurkeyga ku beerantahay
    Maba ilaawee"
    Jaceylka gabar iyo aabahed ka dhaxeeya waa kan ugu qadiimisan een waligiis dhamaneyn.🥺❤️
    Hadad aragto qoraalkeyga iigu ducee aabahay mcn inuu illahey iigu naxariisto jannadana inagu kulmiyo🤲🥰

    • @AbdirahmanDiiriye
      @AbdirahmanDiiriye 8 месяцев назад +2

      Alle haidin kulmiyo isaga naxaristiisa hasiiyo walaal. Jacaylka dhabta ah waa ilmaha iyowaalidkiisa kadhaxeeyo. Wax kaxanuun badan majiraan gabar yaraan kuagomowday alle badalkeda jano hakaaga sidaad ugu samirtay abo la'aanta uu alle kuqadaraywalaal AAD baan kuusalaamaya noloshu kuma xumayso marwalba iinlfaraxsanow walaal xataa markaa replydayda aqrinayso😊❤

    • @Jannah6981
      @Jannah6981 6 месяцев назад +2

      @@AbdirahmanDiiriyewaan kaa qaaday wllo abdirahman ducadada allaha inoo aqbalo dhamantenba sharaf iyo karaamo idilkeed korkaga ha ahaato qoraalkagana dhoolacadenteyda maanta isaga u sabab noqday rabbi hakaa farxiyo marwalba🥰❤

    • @AbdirahmanDiiriye
      @AbdirahmanDiiriye 6 месяцев назад

      @@Jannah6981 💌

    • @khadarahmedadem
      @khadarahmedadem 3 месяца назад

      Walaal Aabo Alle ha unaxariisto runtii sidii uu sadarba sadar iogu dhiibayey Faalada aad halkan ku qortey marba marka kadambeysa indhaheygu waxey ka daadaneysay ilmo aan kala joogsi laheyn walaal Alle Garabkaaga hagalo dadkana Aabe iyo Hooyo hakaaga dhigo badalkiisii Ameen

    • @Nasriin-qw8iq
      @Nasriin-qw8iq Месяц назад

      Ale hawo naxtiisato😢

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +15

    Runtii Heestana anoo yar hooyadee mcn dhegesan jirtay oo aan ka maqli jirey ilaa manta kama daalo 9/2/2023/malin Qamiis baa daawanayaa 👌

  • @abdirahmanahmed4389
    @abdirahmanahmed4389 13 дней назад +1

    heestaan anigoo yariis ah baan dhageeysan jiray 2026 umuleynaa hada 2024 ayaan soo booqday waqtiga orod badnaa hadii iga danbeeyso ha i dhaafin kii Isla ogeeyn 😂❤❤❤

  • @abdiwalimadaxlule4897
    @abdiwalimadaxlule4897 Год назад +3

    Ayyyy hees iyo badh❤2022 mar aan JcayLkyga isku yara dhacnay baan iska duubay heeskan anoo ilmaynya uun baan is arkay weli ma ilaawin runtii💔😰❤️2023 baan xsuustay oo dib udhagaysan❤Tell aana Lahayna aana smska kasoo qoray😢💔🥺🙈

  • @ayaanismael4829
    @ayaanismael4829 Год назад +27

    🤌❤this songs hits different when you're in love😂🥂

  • @inataliosahara
    @inataliosahara 3 года назад +25

    remind us our parents when they use to listen this with rewind cassettes.... chewing.... omg.... somali music is swt

    • @AbuukashaHassan
      @AbuukashaHassan Год назад

      I vividly remember how sweet it was 😅 bck 2009

    • @AbdifataxKurtun
      @AbdifataxKurtun 5 месяцев назад

      Deqa
      Axmed

    • @AbdifataxKurtun
      @AbdifataxKurtun 5 месяцев назад

      2024

    • @inataliosahara
      @inataliosahara 2 месяца назад

      Yes aboo had this ones and juba song .... chewing miraa and busy rewinding cassette

  • @joombaar8121
    @joombaar8121 5 месяцев назад +1

    Alaxdulilaah dadaal dheer oon sameeyay allahna ii sahlay marwadayda qaaliga ah oo ila dhagaysanayso caawa mudo laga joogo dhawr sano ka hor waqtigeenii haasaawaha habeen ay ii qaaday heestan waxaaba cajiib ehayd codkeeda halaacsiga ah marwadayda alaxm illaahay ha isu keen daayo waqtiyo badan i love you nolashayda ❤❤❤

  • @abshirabshir4357
    @abshirabshir4357 3 года назад +24

    i'm still lisening i like it✌️

  • @faras_cadetube2958
    @faras_cadetube2958 Год назад +6

    2009 Aroos kaga ciyaaraaynay wakhtiga iyo Noloshu waa cajiib😢❤

  • @legendruuzi
    @legendruuzi Год назад +3

    2004 ayaa soo xasuusisay
    Waagii arosyada laga shidi jiray

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 Год назад +5

    Old is gold heestan waxaan ku xasuustaa waayo waayo

  • @khadarahmed6998
    @khadarahmed6998 2 года назад +11

    From 2017 I'm still lessening my song forever

  • @khadarahmedadem
    @khadarahmedadem Год назад +3

    Heestan waxaa loo baahanyahey in lasameeyo jawaabteedii waa hees aad ucajiiba habka farshaxanka ee loo sameeyey sidoo kale codka halaasiga ah ee Deeqo Ahmed Gaydh Ayaa macno iyo dhandhan usameeyey.

  • @shiimaayyareshow3438
    @shiimaayyareshow3438 2 года назад +4

    Yaraan tayda, ilaa caawa oo la joogo 13-3-2022 kama dhergo heestan dhagaysigeeda.❤️🙏

  • @raliyaabdi1632
    @raliyaabdi1632 Год назад +3

    4 November 2022 Sidad ii ogaydabn axdigeeni u adkeeyaa

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 года назад +5

    04.09.2020 malin jimce ah 2.50 duhurnimo
    sidaad i ogaydbaan axdigeeni u adkeeyaa

  • @mariyabarkhad8590
    @mariyabarkhad8590 4 года назад +15

    Ila yarantydi ban jcla hestan😘😍cwana mobile an leyhy ban ka dhgysn😍😍

    • @xasanmaxamed3156
      @xasanmaxamed3156 3 года назад

      Mariya hadaan kaaga sheekeeyo xusuustey heestani igalisey waad amakaagi lahayd

    • @badeed1523
      @badeed1523 3 года назад +1

      @@xasanmaxamed3156 noga sheeke libaax 😄😁

    • @Abdirasaq01
      @Abdirasaq01 3 года назад +1

      Anba mobileka anaa leh😂

    • @mmm-oy4ld
      @mmm-oy4ld 3 года назад

      @@Abdirasaq01 kkkkkkkk aniga xata sidokle

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 года назад

      @@Abdirasaq01 ma mobile ladaa liysugu faanayaa kkkkkkkkkkkkkkk waan idin salaamya 😂😂😂

  • @ahmetarsha8053
    @ahmetarsha8053 2 года назад +4

    Yaa ila dhagesanayo wednesday march 9/2022😘😘👋👋

  • @abdurahmanshiikh6923
    @abdurahmanshiikh6923 Год назад +2

    Yaraanteydii xasuus ayey ii laheyd heestan iyo Caawa oo la jooga 19/11/22

  • @camirsomali9610
    @camirsomali9610 Год назад +7

    I remember 2010 my childhood 😢 now 2023

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf1224 6 лет назад +19

    2003 la tumay hestaan cadi maha

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Год назад +2

    2022 inta daawaneysaa salaama

  • @axlaamabdi6710
    @axlaamabdi6710 Год назад +3

    Aniga hada jcyl iqabtay Wana soo raadsaday❤️

  • @azmalucky3044
    @azmalucky3044 6 лет назад +43

    still loving this emotional song

  • @apdirshiitmohamedali9480
    @apdirshiitmohamedali9480 3 года назад +5

    Walee xasuus waayo waayo ayaan ku xasuustaa heestan noolow deeqa axmed wlll

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 2 года назад +3

    Anba kula mid baan ahaye aamu fakirkaaga awgii dhalinyarada lama faqo waan kasii fogaadaa faaliyaa waxaan jirin

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 года назад +4

    Inaa jeceyl igu abuuŕtay urkaygana ku beeran tahy maba ilaabe
    Agust 25/2020😘😗☺☺

    • @moustapheibrahim8352
      @moustapheibrahim8352 4 года назад

      Khoya pardon change ta photo du profil s’il te plais 🙏 from Djibouti 🇩🇯

  • @kopend8638
    @kopend8638 3 года назад +8

    My favourite Somali song,fish and chips Somali 😂😂😂😂

  • @apdirshiitmohamedali6711
    @apdirshiitmohamedali6711 3 года назад +6

    Waayo waayo ayaan xasuustaa markaan maqlo heestan

  • @xareed1
    @xareed1 4 года назад +8

    *veiws 59k like 378 comment 23+me it was 2020/7/16 **7:33** fiidnimo waxan joogay orbit waxan waday installation SQL IN BURCO*

  • @darwishssc6057
    @darwishssc6057 5 лет назад +10

    Heestan markan maqli jiray 8 sano jiray

  • @adanibrahim1737
    @adanibrahim1737 Год назад +3

    The real legend that I know the original one

  • @ikraamhuseinmohamed9804
    @ikraamhuseinmohamed9804 4 года назад +5

    Sunday December 2019 yaa ila dhageysanaa😱

  • @mudanekaita254
    @mudanekaita254 2 часа назад

    I like it ❤this song 🎉

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 2 года назад +5

    Love somali music💙🇸🇴❤

  • @najmayussuf2794
    @najmayussuf2794 2 года назад +2

    27th Dec 2021 at 10.30 listening thinking of My M...

  • @apdifatahhapane9166
    @apdifatahhapane9166 4 года назад +6

    Wllhi Anigoo yar ayan heestan maqli jiray Barigii Dulcad

  • @mohamedomar1774
    @mohamedomar1774 2 года назад +5

    Yaasalaam allaw barakee

  • @mukhtaarabaadir2109
    @mukhtaarabaadir2109 4 года назад +4

    Hees mcn boqorada codka deqa be for word

  • @MuhammadAhmad-ni3kj
    @MuhammadAhmad-ni3kj 3 месяца назад

    Xasuis 2009 ilaa hada 2024 😊

  • @darwishssc6057
    @darwishssc6057 5 лет назад +7

    Heestan wa hees mcn

  • @RodaHoussein
    @RodaHoussein 4 месяца назад

    Marki iku hureysay ayan hasustey 😢20 21 😢2020 ❤🎉🎉

  • @adanibrahim1737
    @adanibrahim1737 Год назад +1

    Always wankugu fanaa

  • @SharifoMaxamud-f7z
    @SharifoMaxamud-f7z 7 месяцев назад

    Remember 2004 in my younger
    Up to now I'm interesting

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 Год назад +1

    2/2/2023 am still here😍

  • @xasanmaxamed3156
    @xasanmaxamed3156 4 года назад +2

    Xusuus qaaliya 2003 Heestan beri uu jacayl aan la ildarnaa Bey soo baxdey aadbaan udhageysan jirey

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 3 года назад +1

      Ma xiligas ba jacayl LA ildarneyd
      Ana imika LA ildaranahay

    • @xasanmaxamed3156
      @xasanmaxamed3156 3 года назад

      @@hoodoxuseen2637 huuno allaah hakugu asturo waa xil culus

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 3 года назад

      @@xasanmaxamed3156 imika adigu ma heshay jacaylkagi 2003ka Ku hayay

  • @mohamedabdiaziz4293
    @mohamedabdiaziz4293 2 года назад +1

    hadeysan ku danqeyn heestaan dadkii hore ma tihid

  • @zahraabderzakzahraabderzak877
    @zahraabderzakzahraabderzak877 Год назад +1

    Heestan waxa ibartay walaashay ubax oo aan Xooga ujecelahay da, ahan isku Xiigno ilaahay hay xiftiyo ❤

  • @Zayon_17
    @Zayon_17 2 года назад +2

    Waan ku fana heestan ruunti🥳🥳😩🤍

  • @aminayussuf6540
    @aminayussuf6540 Год назад +1

    All the time favourite

  • @mustaphausmanhassan9016
    @mustaphausmanhassan9016 2 года назад +3

    I love it this song

  • @guediharbi7847
    @guediharbi7847 Год назад +1

    Mashalah waa xasuus lama ilowaan deqa gaydh

  • @cadnaanmaxamedcarab5688
    @cadnaanmaxamedcarab5688 6 лет назад +5

    Hhhhhh nuur calaa nuur weyan heestan waa igu qaali

  • @mustafecumar9291
    @mustafecumar9291 2 года назад +1

    waa yeesaheeygiii aaaan kuqarwijiray

  • @walaalkaween2431
    @walaalkaween2431 8 месяцев назад

    Still one of the best songs 😢

  • @amranxuseen4904
    @amranxuseen4904 3 года назад +4

    Ax jcylku ma dhamado miyaa horta 😥

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 Год назад

    Inad jcl igu aburty. Urgsyna ku beranthy mba ilawene xasas 2005. Hes ay hoydey jclyd

  • @mohamednur3046
    @mohamednur3046 4 года назад +4

    Hafsa my lovely gyl

  • @raniyanguure4507
    @raniyanguure4507 6 лет назад +3

    Salagoo hestaa xamdi yare aa ugu haysto

  • @jumayarelove299
    @jumayarelove299 4 года назад +2

    Wow. Esh cala fanan deeqo

  • @adenomar8595
    @adenomar8595 2 года назад +2

    Hees caan ah

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 2 года назад +3

    Sidad i ogaydban ubax lamoodyow kuu amaanaa🥺😢

  • @salimmaawiye6886
    @salimmaawiye6886 Год назад

    The hit differently.

  • @abdikadirbacle8177
    @abdikadirbacle8177 Год назад

    2023 inti ila dhageysanayso 😂

  • @abdikadirxabxab893
    @abdikadirxabxab893 3 года назад +2

    wooow 🥰🥰🥰

  • @maxamedjaamactaakow1789
    @maxamedjaamactaakow1789 3 года назад +1

    Inad jeceyl igu abuurtay

  • @ciiltirexusenciiltirexusen4513
    @ciiltirexusenciiltirexusen4513 4 года назад +1

    Wow inaba cadi ma han

  • @cabdullahihussein5512
    @cabdullahihussein5512 Год назад +1

    So sweat song wlh it's remebrnce and not forgatable

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 лет назад +4

    😍😍😍😄😍😍😍

  • @SumayaAxmed-b1n
    @SumayaAxmed-b1n 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gaafowhaji3549
    @gaafowhaji3549 Год назад

    My girl sent me this song waabiiboya 😅

  • @mohamednur3046
    @mohamednur3046 4 года назад +2

    Xasuus

  • @mohameddeksalah6142
    @mohameddeksalah6142 2 года назад

    2022 still wach

  • @ahmedabdourahman601
    @ahmedabdourahman601 3 года назад +1

    Asc

  • @yurubmohamed4231
    @yurubmohamed4231 Год назад

    2023 😢❤

  • @munayasin816
    @munayasin816 Год назад

    Hdaaan dhagysnya ana

  • @AOH4963
    @AOH4963 Год назад

    Hablahan danbe qaaday iyo musieunkan danbe tumay midna Lama keenin heeste wey ceebeyen

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 2 года назад +1

    Jacaylku waakii lala ragaasi jiray maxaad isku hafraysaa adiga qaxootiba laguma moodo!!

  • @abdifatax8692
    @abdifatax8692 3 года назад

    deeqo axmed nolow

  • @RodaHoussein
    @RodaHoussein 4 месяца назад

    29/04/2024😂

  • @ELEYEIGESUBANE
    @ELEYEIGESUBANE Год назад

    ᵒˡᵈ ⁱˢ ᵍᵒˡᵈ ❤

  • @saraahmed-le7dy
    @saraahmed-le7dy 6 лет назад +1

    Woow

  • @libaanhaaji5572
    @libaanhaaji5572 Год назад

    😂😂😂😂 dumarkan somalida iyo da'da maxaa kala haysta mid waliba waxay qoraysa anigo yar baan dhagaysan jiray walashay baa dhagaysan jirtay iwm hada hesii waa 2006

  • @FeedhCabdijamac-jn2fd
    @FeedhCabdijamac-jn2fd Год назад

    👌

  • @SalmaMohamed-vx7me
    @SalmaMohamed-vx7me 3 года назад +1

    Miyaad ooo geyyn 🌹🥰

  • @mohamednur3046
    @mohamednur3046 4 года назад +2

    Calaafka nakal geyee

  • @MohamedAdam-oo2fe
    @MohamedAdam-oo2fe Год назад

    Legenad

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed8452 3 года назад +1

    Mabailawey 😲 wow

  • @xuseendaallo1513
    @xuseendaallo1513 2 года назад +1

    .

  • @diinkeyabdullahi3363
    @diinkeyabdullahi3363 3 года назад

    ilkas

  • @mubarikdhuule5754
    @mubarikdhuule5754 2 года назад

    heesta oraginalkedi yaa qaday beri hore ayan maqli jiree

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 4 месяца назад

    😅😅😅😅😅

  • @amrancdy7458
    @amrancdy7458 5 лет назад

    m. a

  • @mohamedcabdi2411
    @mohamedcabdi2411 2 года назад +1

  • @awettesfahiwet2418
    @awettesfahiwet2418 6 лет назад +1

    wow

  • @saadiahussein1368
    @saadiahussein1368 2 года назад +1

    Xssus

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 2 года назад

    💛💛💛

  • @mohamedcabdi2411
    @mohamedcabdi2411 2 года назад +1

  • @HebaAmani
    @HebaAmani Год назад

    😍😍😍