Si aan ku ogolaado mustawaqihi cadaynaayey ma haysata Sawdigi annago dad iyo duunyaba ku hurnay marki aanu xadka soo gaadhay igu yidhi mustawàqe ma haysata. Tiiba taagan ee meelahaasi qof af somaligaaga ku khalado ka doono.dib dambaysa itoobiya loola coloobi maayo
Wax ka jira ma jirto warkaas, waa brobagaandho iyo jaahwareerinta ummada DDS , Cagjar haduu run sheegayo ha ka hadlo saxaafada iyo Tv yada si live ah Hana ku hadlo luuqa daba Soomaaliga, Axmaariga iyo English.
xornimada yaad ka soo hor jeda miya adiga had jeceshahy xam baarso xabashida m w cagjar wuxu ku hadlay waa hadal meel Mar a guulayso geesi halyay baa ba tahay aabahaana geesi buu ahaa gumaysi raac ab uma lihid hal yay qaran soma liyay soma lida ogadenia hala garab is taago itopia iyi inta la jirtaba soomaloo dhan bay rabaane aan difaacno wadan kena somali waa mid mid hadii la cuno tan kalena waa loo soo socdaaye mine heeda maaha in ay saaxiib kula tahayo ay kudaynayso
Anigu sidaas Baan Ina cagjar Ku raacay oo aan Ku taageeray waligay maamul Ethiopia ka jira ma taageerin oo aan mustafe ahayn waxaana Ku taageeray sidaa
Waa geesi allaha ka qabto cadowga shisheye iyo cadowga dadka la sheegto inay walalo la yihin cado qata yasha, Manta dad badan Aya la bartay guul dagan ka
Kani muxuu ka hadlayaa? Ma markii Burhanu Juulla jigjiga ka tagey ee Addis-Abeba ku noqday ayaa Mustafe cag-jar naqas ka soo baxay sowkii lahaa Ethiopian baanu nahay somalia waa cadowga Ethiopia.😂
Walahi hadii uutaasi sameyo guul weyn oo somaliweyn dhan u soo hoyatay cagjar waa nin geesi geesi dhalay kuna han weyn somaliweyn allow run ka dhig taasi
Dhiiga dhalashada iyo dadka ay yihiin somali ay ladhasheen dadka ugu badan somalida ayna wada dhasheen dadka daarood ismaaciil marna dadkayaga laguna cabsiin karo waxaad tihiin xabashi ama oromo guusha ilaahay ha ina siiyo
Labadaba way yihiin. Isir ahaan waa Somaali, dal, dawlad iyo Qaran ahaan na waa Ethiopian Hadii Somaalia dagaal ku soo qaado Ethiopia waa in ay Qarankooda Ethiopia difaacaan, sidaa isirida Oroomo, Amxaaro iyo Tigrey Daruud waxa iskaga khaldan isirka iyo Qarannimada. Daruud isagaa ogolaaday oo isdhiibey waqti aan dhoweyn oo doortay in uu dawlada Ethiopia iyo ta Kenya ka mid noqdo ! Somaalia, Kenya iyo Ethiopia saadexdaba daacad uma noqon karo oo muwaadin kama noqon karo. Waa in uu mid uun muwadin ka noqdaa oo waajibaadkiisa ka gutaa. Sidaa haduu diido, cawaaqib xumo ayuu la kulmayaa !
Reer. Abtiigay. Guulu. Ishaa aallaha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah modane madaxweyne cagjar hora usoco 🇸🇴❤️👍
Asc waa guul iyo midnimo mw mustafe maxamuud cumar guuiwaad guulasatsy garabkaava yaan taaganahay ee guulayso guul guul xonimadii ovaadeeniya oo maanta iyo bariba soomaaliban nahay❤ wadne
Cagjar Somali oo dhan ha loo dhiibo oo sidas aan dhulkena ku so ceshano
WALAAHI OGAADEEN WAA WADANIYIIN. GUULEYSTA.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa guul ❤guuiweyn.
Mustaph cagjar guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allaah xafidullaah waa geesi illaahay garabkiisa ha galo
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻👍👍👍🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤❤❤❤
Marna maqbaleyno waa idintaageeteyn.
Laakiin kama yeeleyno suud soomaaliya, in ay Ku xadgudubto
Itoobiya,
Masha Allah waa Mujaahid wllahi ,geesi sonaliyeed😅😅😅😅allaha xafido 😢😢😢
guul cusub Allah Akbar Allah Akbar Allah Somalie cusub of royaume
😮
Guil😊
Mad/w muusdaf geesii waan kugu oo gaq m/w--- Huub kaa yaala yaan la iinaga qaadiin Aboo guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤ shiib dee
Mashallah inchallah guulastay midinmo somalies states sitte
Wa
Run
Cida
Ad
Ka
Fac
Wayntahay o katarikh wayntahay laisku. Ma shego somalidi libaxda ahayd ayuu ka dhashay ❤❤😊
Ethiopia waxeytahay maleh somali galbeed kufilan muhiimada waa in aan go aan qaadono hadaanahay somali
M CAGJAR CASIMADA SOMALIYA AAN JOOGNAA GUUL IYO GOBANIMO INSHA ALLAH MHDSND MADAXWENE
Wiil Daarood ayaa Allah u sahlay inu u jilib dhigo cadowga Somaliyeed
Good job Mr president mustafe 💪💪💪🔥❤❤❤❤
Si aan ku ogolaado mustawaqihi cadaynaayey ma haysata Sawdigi annago dad iyo duunyaba ku hurnay marki aanu xadka soo gaadhay igu yidhi mustawàqe ma haysata. Tiiba taagan ee meelahaasi qof af somaligaaga ku khalado ka doono.dib dambaysa itoobiya loola coloobi maayo
Tollooow faarax macalin miyaaaa waniyey wuuuu isnooleyeee cagjir
Mash Allah Leander Mr Mustaf Omar Somalia Ogden States
Babro
Bro state ma aha waa County ogadenia
Oramiya waxy Ku heshay guulahan
Intay yard ee soomaaliddaha,
Waxaan naftaydda iyo hantidaydaba
Guulu. Ishaa aallaha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Ogadeen. Soomali. Guulu. Ishaa aallaha
Agjar. Vous. Lion un. Lion❤❤❤❤somali. Pure❤❤❤
Asc
guul cusub insha Allah
Allah Akbar Allah Akbar scwscwscwscw
Aabsuluutle cagjar madax Wayne waaduqantaan joog halkaagaa. Soomaali nimaakugugarabtaaganahay
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo dds geesi soo baxay🦁🦁🦁🦁🦁🦁✅💯✅🫶🏻💪🏼guuuuul iyo gobanimo MW Mustafe 👑👑👑🦁🦁🦁❤️✅💯👏🏼
😊😊😊😊😊😊
4:09 4:12 4:12
Guul iyo gobanimo cagjar🎉❤
Wax ka jira ma jirto warkaas, waa brobagaandho iyo jaahwareerinta ummada DDS , Cagjar haduu run sheegayo ha ka hadlo saxaafada iyo Tv yada si live ah Hana ku hadlo luuqa daba Soomaaliga, Axmaariga iyo English.
Asc waxaan leeyahay m.cagjar hakumilmin nidaamka jabhadaha ee noqo muwaadin itoobiyaana oo difaacda xuquuqdiisa muwaadin.nimo isagoo itoobiyaana oo isku kalsoon
xornimada yaad ka soo hor jeda miya adiga had jeceshahy xam baarso xabashida m w cagjar wuxu ku hadlay waa hadal meel Mar a guulayso geesi halyay baa ba tahay aabahaana geesi buu ahaa gumaysi raac ab uma lihid hal yay qaran soma liyay soma lida ogadenia hala garab is taago itopia iyi inta la jirtaba soomaloo dhan bay rabaane aan difaacno wadan kena somali waa mid mid hadii la cuno tan kalena waa loo soo socdaaye mine heeda maaha in ay saaxiib kula tahayo ay kudaynayso
Guul Somalia guul Dowlad deegaanka Soomaalida dadnimada waa u dhalasho aan marnaba la bedeli karin qaluubta qofka damiirka leh ee caqliga u saaxiibka ah,taa aad sheegeeyso inuu qof dhalasho aanu laheyn inuu qaato amaba sheegto waa wax qofka caqliga leh u cuntameynin haku daalin taa ayada ah Soomaali waa Somaliweligiina waa Soomaali. @@saynab7503
Manshaallah guul agjar
Guul guul🇸🇴
Anigu sidaas Baan Ina cagjar Ku raacay oo aan Ku taageeray waligay maamul Ethiopia ka jira ma taageerin oo aan mustafe ahayn waxaana Ku taageeray sidaa
guuuul♥️♥️🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🙏✌️
Waa geesi allaha ka qabto cadowga shisheye iyo cadowga dadka la sheegto inay walalo la yihin cado qata yasha, Manta dad badan Aya la bartay guul dagan ka
hambalyo hambalyo cagjaar hadey sidasi aay dhabka tahay
Guull iyo Goubanimoo
Kani muxuu ka hadlayaa? Ma markii Burhanu Juulla jigjiga ka tagey ee Addis-Abeba ku noqday ayaa Mustafe cag-jar naqas ka soo baxay sowkii lahaa Ethiopian baanu nahay somalia waa cadowga Ethiopia.😂
Doofaarada wakhtigoodudhamaday eejahwareerkuhaysto umadan DDS udhalatayoo hadaad Dalkajogtaniyohadii aad kamaqantihiinba Af iyo Adinba ha la isgarabtago MD wanna heenan geesiga ah
Ninkaan iskuda.baan nahay.wuxuuyirmaalinaamaqlayay waxaandhashay kunsagaaboqol labo iyo todobaatan xiligaani nkafhashaa geesi taanjira
Jig jiga harar diridhawa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
ok aaway qudbadiisa
Meesha uu kudhahay namaqashii please 🙏 hadii kale warkaada waa iidheh .
wwwwyyyyy libaxyada wadaniga ogadeenku gumaysiga gardaradooda dulmigooda maogola oromooy miyadan ogeeyn cadaniyo madoowba inaan ciqabnoon cashir adag udhigno guuul midnimo ONLF iyo liyuu libaxyadayda jiroo jooga🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥❤️❤️✌️👍🙏
Anagu somalibanahay
MANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤
Mashallhe ❤🇸🇴☝️☝️☝️❤️✊mustafa ✊✊💪🏾❤️🇸🇴☝️❤️☝️❤️🇸🇴🤗
Blood 🩸is thicker than water 🇸🇴✊🤗😘❤️☝️❤️🇸🇴
Beenaslayahow sawkii mustsfe lahaa waxanu nahay ethiopian wax aadsheegtaad garanweyday bacaac bacaac bacaac
Walahi hadii uutaasi sameyo guul weyn oo somaliweyn dhan u soo hoyatay cagjar waa nin geesi geesi dhalay kuna han weyn somaliweyn allow run ka dhig taasi
Waa run wll ha ka shakinin ina cagjar
Masha Allah Masha Allah Masha Allah rabiyow ino ruumii halkasi war itobiya wakala daqaadaye rer DDS SOW IDIHEENA FURA oo iska cewliya oromadan warertaye kana xorooba xabashidan diig meeratida ah Ii boqolkii saano ii sano in sodafnaye naa xasuqeysaye halaga hosboxo manteye dawdahaye guul iyo xornimo somaligalbed inshallah
Car soo daa cadaynta
Saaxweeye. Raagedi. Maashala. Somali. Baayuur
❤❤❤❤❤gull
Cagajara Laandheer. Ogaden 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻mashaa allaah ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️💐💐
Mashallah
Somali waa somali
GUUL DDS GUUL AND SOMALI WEYN 🐯🇲🇵🐯
Mashallah guuuuul Guuuuul somalia galbed horosoc hambalyo
Mw mustafe jir oo jog
Masha alh
Masha allah.
Masha Allaha
Guuuuuuulll
Guul ogaadeeniya
Mashaalaa guul guul
RAAG IGA DEEH MADHAHWEYNE CAGJAR,GUMEYSIGA ETHIOPIA DANDANSIGA QOOMIYADA SOMALIDA WAINAY DAYSO HADI KALE CAWAQIB XUUMO KALA KULMI DOONAN.
Guulayso madaxwayne
Waligood raggaa ogadenia labaxay bieriga hore axmaar dabada umadhaqin
We.are ethio somali but not oromo and ather.s we have fuul of our confidence
Hanaga baxan cidamad itobiya
Waa sax parv parv ter bien
SOOMAALI WAA SOOMAALI
Guuuuuuuul
Guul
War beenta iska daa
Guul iyo gobonimo soomaali galbede
Congratulation
Dhiiga dhalashada iyo dadka ay yihiin somali ay ladhasheen dadka ugu badan somalida ayna wada dhasheen dadka daarood ismaaciil marna dadkayaga laguna cabsiin karo waxaad tihiin xabashi ama oromo guusha ilaahay ha ina siiyo
War lagu farxo maantaan idin taageeri
Marsha alas
M,cagjar somali dhalat band tahay
Iska celiya oromo injir leey soomaali soomaali baa leh
Sax waye ❤❤❤❤😊
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul nayuu
Dhiiiig buuu isuyellleeee
Madaxweyne cagjar waa laandheere
Mw cagjar waa beenale Isaga ayaa kow ka ah dhibka hasta Dadka somaliyed
Labadaba way yihiin. Isir ahaan waa Somaali, dal, dawlad iyo Qaran ahaan na waa Ethiopian
Hadii Somaalia dagaal ku soo qaado Ethiopia waa in ay Qarankooda Ethiopia difaacaan, sidaa isirida Oroomo, Amxaaro iyo Tigrey
Daruud waxa iskaga khaldan isirka iyo Qarannimada. Daruud isagaa ogolaaday oo isdhiibey waqti aan dhoweyn oo doortay in uu dawlada Ethiopia iyo ta Kenya ka mid noqdo ! Somaalia, Kenya iyo Ethiopia saadexdaba daacad uma noqon karo oo muwaadin kama noqon karo. Waa in uu mid uun muwadin ka noqdaa oo waajibaadkiisa ka gutaa. Sidaa haduu diido, cawaaqib xumo ayuu la kulmayaa !
Hubkaqaats wslf
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍
Aomwdhr
Ogaadeen waa munaafiqiin jirjiroolayaal ah, waana ta uu ku haligmayo ! Ha dagaalamo wuxuu ka helo ayuu leeyahay
❤somlgashos
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah. Walal. Macan. Somaliya. Guul ❤
Asc hadalka iyan rali kunahay
soomaliA somaliba leh
❤❤
Ceeb looma dhinto hadii ceeb loo dhiman lahaa odayaashii ku yiri somali ma nihin maxaa laga sameeyaa odayaal tariikh xun reebay
m.a waxaad moodaa in aysoomaali dhinacisumari
Waa beentaa wrkaaga lama dhageysan karo ...
❤❤🎉
Garbaash awoowga Aya ka adkaa dofaaradii dhalay.sidee iskula kaa ekaayaa.inanan gumeedka
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉