Galkacyo waxa lagu toogtey maanta 10 kamid ah Argagaxisada Alshabaab.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Galkacyo waxa lagu toogtey maanta 10 kamid ah Argagaxisada Alshabaab oo horey dilal iyo Sahmin shirqool uga geystey magaalada Galkacyo kuwaas oo horey maxkamadda Ciidamada Puntland dilal ugu xukuntey.

Комментарии • 232

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Месяц назад +12

    Mudo dheer ka dib afmeer oo Soo ragaal celisay.guul guul puntland .madaxweyne Deni .iyo shacsbka dhamaantiis guul..

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Месяц назад +32

    Putland meesha keliya aan argagixisada xil looga dhiibin ee badal keeda lagu laayo guuleysta dariska xalaasha from driskiina GM

  • @abdirisakmohamud9250
    @abdirisakmohamud9250 Месяц назад +26

    Dila argagixisada dila dila dila

    • @yakubabdow961
      @yakubabdow961 28 дней назад

      وعند الله تجتمع الخصوم

  • @BilalKhan-qm2uh
    @BilalKhan-qm2uh 11 часов назад +1

    They are our brothers. Allho akbar

  • @gureylsk4574
    @gureylsk4574 Месяц назад +38

    Dhiiga shabaab waa xalaal

    • @Ukhtei.Haifa.
      @Ukhtei.Haifa. 29 дней назад +1

      Hdalkan malinka qiyamo Waa Lagu so is tajin Waa baln

    • @kadarshariif4471
      @kadarshariif4471 28 дней назад

      ​@@Ukhtei.Haifa.qumayu tahay adi iyo shabab

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 27 дней назад +2

      ​@@Ukhtei.Haifa. ayaga lama soo taajinaayo miyaa walaale xanuunka u adkeysta ninba waa maalintiisa😊

    • @mohamedmuse2879
      @mohamedmuse2879 27 дней назад

      @@Ukhtei.Haifa. kuwa ay dileen xalaal miyuu ahaa dhiigoodu yaa ubaneeye

    • @jnazir
      @jnazir 24 дня назад

      ​@@Ukhtei.Haifa.laxdan arka kuwa shacabka ya u baneyay dhila dhshee waana la gubaa

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 29 дней назад +24

    Annoo reer Muqdisho ah baa qiraayo libinta iyo geesinimada walaalahay Puntland argagaxisada Diin la'aanta ah ee Shabaab iyo Daacish ba Tiirarka bee geeyeen Allaah Akbar Allow guuleey annaga oo ah reer Muqdisho waxaan rajaynayaa inaan ku dayo walaalaheen Puntland.🇸🇴❤🦁🙏🏽

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Месяц назад +6

    Naarta ku waara hadii dambiga aad gasheen run yahay🤲

  • @IstahilAbdi-g2v
    @IstahilAbdi-g2v 11 часов назад +1

    Ha u jixinjixin argagixisada.

  • @MasudZakariya-qf3im
    @MasudZakariya-qf3im 22 часа назад +2

    Please can someone translate this for us in English and what is their offence

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Месяц назад +5

    Soomaalaay war hooy
    dad qalataduye
    dawadeedu waa dil
    intaynaan ku dilin
    is dhaafi weeyaan
    wuxu dugaashi malahee
    na daayana ma gartaan
    iska dhicin mooyee.
    Miraha oo dhameystiran waa naga diyaar.

  • @naimomohamoud9405
    @naimomohamoud9405 Месяц назад +8

    Halagu Shahiido kuwaan saddexda maqan ilhy hasoo qabto

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 28 дней назад +12

    Tiirka ma ahee talo kale maleh Argagixiso👍 shaqo wacan reer Galkacyo

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 27 дней назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto dadkii ay layeen

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 29 дней назад +9

    Ubaxaa yaryar dalkey anfici lahaayeen al shabab baa lugooysay ilahay hanaga qabto cadowgaa umadeeni mariyey ilahow somali musiibada ka dulqaad oo dhiiga somalida ilahow xifdi aameen

  • @abulrahmanhashimiuk1099
    @abulrahmanhashimiuk1099 Месяц назад +5

    Ma dhamaadaan kuwaan meeqa maraa latoogtay Gala Naarta dheh.

  • @deggandahir3660
    @deggandahir3660 Месяц назад +9

    Dibiga dil wayshu haku quus qaadatee, alshabaaboow kaftan mayaal puntland. Mudankiinaa la, idinmarin arxandarayaaloow, sadexda fakadayna waa la idinsooqaban in sha allah.

    • @C.nasir864
      @C.nasir864 Месяц назад

      Saddaxda intee afmeer kaso muqden mee baxsaden

    • @nasro7666
      @nasro7666 29 дней назад

      Ninka way 50 jirka dad tusiya kuhayo wa cideeh??

  • @mariaabdiwahid4394
    @mariaabdiwahid4394 Месяц назад +22

    Takbiir Allah akbar

    • @entigarsudin4032
      @entigarsudin4032 11 дней назад

      How Allah allowed you to kill people and enter the haven?maybe that not Allah...that is satan

  • @kaikristiankarlsson6
    @kaikristiankarlsson6 10 дней назад +7

    Todella hienoa nähtävää. Jos näin tapahtuisi useammin olisi Eurooppa paljon turvallisempi maanosa elää.

  • @CecilNdlovu
    @CecilNdlovu 2 дня назад

    This is Somalia. I know the place in Mogadishu

  • @HamdunaAfgoi
    @HamdunaAfgoi 3 дня назад

    Wlhi somalia ayagaa laysku Dhameyy shasheye wuu naga faideystay 😢

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih Месяц назад +5

    Xunkasta oon waafaqsanay xukunka Allah baa baadil waana kukun daaquud

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 Месяц назад +1

      adiga daaquud ah shaydaan yahow yahuudiga ku shaqesato

    • @abdullahadeed1648
      @abdullahadeed1648 Месяц назад

      Mawaxa yahuudi ah dadka muslimiinta ee xaq darada loo dilay mise kuwa amxaarada u shaqeeyo sida bakhti land oo kele kuwasa aya daaquut ah

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 27 дней назад

      @@KhaalidMaxamed-mw4ih sidaan oo kale ayaa rabta miyaa 💀

  • @hage375
    @hage375 Месяц назад +9

    Putland legend ka dani ah ha loo daayo cadowga umada somaliyeed cashir ayuu bari

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Месяц назад +5

    Haladilo alshabaab

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Месяц назад +3

    Naarta alle idinku waare khawaarirtii idin dhashay wasa

  • @abdi-u4h
    @abdi-u4h 29 дней назад +3

    Waa in aragti laggu dillaa al shabaab

  • @AxmedShiine50
    @AxmedShiine50 Месяц назад +3

    C/qani kalou waxad ku dishen xaqdaro aqiro so idin sugih mayo hal qof ma Usan dilin😢

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 Месяц назад +5

    Naxdin weynaa meeshii kugu danbesey noloshada kuso dhamanese live u arag

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 29 дней назад +2

    Bravo 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @DiiniRaage
    @DiiniRaage 29 дней назад +3

    Guul butland xamar aa hooshan u bahan rag 2018 la xukumay aa ila hada xabsiga dhexe isaga jiro toogasho mba dhacdo xmr

  • @Xamdiaadenmohamed
    @Xamdiaadenmohamed Месяц назад +3

    Wax badan reer guri gooda waa ma doo bayseene mantay ayagay malin madow utahay Rutii

  • @user-zs2iw1wo5x
    @user-zs2iw1wo5x 29 дней назад +1

    Dhiiga shabab waa xalaal ✊️✊️

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 28 дней назад +1

    Allahu akbar guul iyo gobnimo❤❤❤

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 Месяц назад +3

    Jecliyaaa dadkayga reer Puntland cidna ugama haybaystaan amaanka dhulkooda argagixisadana way dabar gooyaan.

  • @user-lz6bs8uc8e
    @user-lz6bs8uc8e Месяц назад +3

    Hanoolaado Prof Siciid Dani

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Месяц назад +4

    SubxanAllah
    Dadbaa la dilayaa heesna waa la saarayaa Ilaahayoow Somali nasri usoo rog 💔😭

    • @fadumoyar5702
      @fadumoyar5702 Месяц назад +4

      Waliba waa lagu dul kaajayaa hees baashegaysaaye

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 29 дней назад +2

      Wana lawasaya😂

    • @Ukhtei.Haifa.
      @Ukhtei.Haifa. 29 дней назад

      Alle agtiisa Ayaa war Kuu yal Walle malanitga Iney Ku mohtahay ha modin ​@@fadumoyar5702

    • @Ukhtei.Haifa.
      @Ukhtei.Haifa. 29 дней назад

      ​@@cadaaweyare9045Okei adna kuma nooga mala igta ogsonaw

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 28 дней назад

      @@Ukhtei.Haifa. Wlhi Bakhtiga khawarij wan kudadshay markas mala igta xage jirta wahabiyow 🤣

  • @farahducaale254
    @farahducaale254 Месяц назад +5

    Reer puntland waa mahadsan tahiim deni waa rumeyay hadalkisi ahaa dalkaan tora toorow iyo jilib looga latalin mayo ee waxaa xukumaya dadki lahaa

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 29 дней назад +2

    Allaha u raxmado

  • @IbdahimMohmaed
    @IbdahimMohmaed Месяц назад +3

    Qandaraas ree galbeedka loogu niikinaayo igadheh Allahu akbar guushu waa cida xukunka alaah kuwaynyahay

    • @fadumoyar5702
      @fadumoyar5702 Месяц назад +1

      Adiga baa kuxiga nimankan tugyahow

    • @Jaalle_Moha_F
      @Jaalle_Moha_F 29 дней назад +1

      Khawaarij gaal ah baa tahay waa balan inaa adna siddaa lagu yeelo ☹️

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 29 дней назад

      Kuraxeso Dhimashada hoyada wase oromka futada kuwadato ma diin buu wada

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 29 дней назад

      Shabab iyo kuwaan dimuqrqadiyada wataba waa bakteeriyo dalka ay ku beerteen Reer galbeedku isma dhaamaan, XUKUNKA ILAHAY KUWANA WAY KA TAGEEN, KUWANA WUU KU QALOOCDAY, marka kuwo si dhaba ugu dhaqma allaha u soo saaro umada baanu leenahay 😂

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 29 дней назад +1

      ​@@Cabdiraxman..Mudug. ma daacish baa tahay sxb

  • @sayinabmohamed2772
    @sayinabmohamed2772 Месяц назад +6

    Alha. Hauunaxaristo

    • @abcd-fs7zf
      @abcd-fs7zf Месяц назад +2

      ILAHAY UMA NAXARIISTO GAALADA ALSHABAB
      TOOS SACIIRA

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 29 дней назад +2

    Guuul ❤

  • @HalaAlasdhowre
    @HalaAlasdhowre 29 дней назад +3

    Dad aan waxgalabsan iska dila hadhow ilaahey agtiisa war idin yaalaa😂

  • @himizburhan2025
    @himizburhan2025 21 день назад

    ماشاء الله mid mid haloo dhameeyo إِنْ شَاءَ ٱللَّٰهُ

  • @XamdiCabsalam
    @XamdiCabsalam 16 дней назад +1

    2:46

  • @wadaniwadani
    @wadaniwadani 29 дней назад +1

    Rag 50 dollars naf bini’adan u dilaayo😢 hala laayo Argagaxisada💪💪💪🫡🫡🫡

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 Месяц назад +17

    Alshabaab waa muuryaan yuhuuda meel kasta waa in lugudilaa madaxwayne Danay Iyo Ciidamada qalabka sidda waad mahad san tihiin.

  • @MusaUmarkwashe
    @MusaUmarkwashe День назад

    Allah akbar

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Месяц назад +2

    Iyagaa bohol ku dhacayee nama baylihin karaan😂 waa inoo dil iyi caska shababow

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d 27 дней назад +1

    Puntland iyo al shabab waxa ka dhaxeeyo xabad qof malin shabab ka mid noqoday waa in la dilo xaranta ilahay idin ma naxaristo

  • @XamdiCabsalam
    @XamdiCabsalam 16 дней назад +1

    Wallhi midkaan gacmaha gorutaagaya caaalooshaaa ixanuuntay

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 29 дней назад +4

    Masha allah ❤

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 Месяц назад +2

    Masha allah guul somalia kuwa xamar mxa lohaya wa in dhaan one time qorta lafa jara sleepy gurgurte

  • @user-ie4xz6sr4w
    @user-ie4xz6sr4w День назад

    can anyone explain to me what happened here in English please

  • @SuleekhaSalaad-fg6sy
    @SuleekhaSalaad-fg6sy 29 дней назад

    Puntland score bay jabisay guuul

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 Месяц назад +1

    Away seylor cade aragnaye idinkama yelin adeer

  • @Ibraahim-br9lb
    @Ibraahim-br9lb Месяц назад +6

    Allhu akbar

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 21 день назад +1

    Dad aan waxba u gaysan ayay dileen waligaaba ducayso adigaa is waydiin doona waxad alla kala kulanto

  • @CarfiIsmaaciil-w5o
    @CarfiIsmaaciil-w5o 23 дня назад +1

    Ssc❤❤❤❤❤❤

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 Месяц назад +2

    Ninba ka maqan mesha uma jedo magacisa waxan u malaynaya inu ka mid aha ragi dilay wariye jamal.magacisa waxan u malina inu aha saylor ninkas meyey.

    • @user-mw1yy3jb7c
      @user-mw1yy3jb7c 29 дней назад

      Wuu ku jira 2:21 waa kaas

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 27 дней назад

      ​@@user-mw1yy3jb7ckaas cade wye ma ahan ma ahan Saylor 😂😂

    • @axmedoctober3352
      @axmedoctober3352 24 дня назад

      kan gacmaha kor utaagaya maahan miyaa? zxp

    • @axmedoctober3352
      @axmedoctober3352 24 дня назад

      ​@@user-mw1yy3jb7c kan gacmaha kor u taagaya somahn Saylor

    • @isxaaqibrahimali6061
      @isxaaqibrahimali6061 18 дней назад

      Seylor.. waye sooma ahan midka maqan.. lknse sxbkis Cade ku jiro.. .... ciyaalki dhanba yaaba laga soo tagy

  • @SacdiyaAbdirizaq
    @SacdiyaAbdirizaq 29 дней назад +4

    Mashallaaah ❤😊

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 Месяц назад

    Alloow Dalka noo nabadee Dhalinyartana ka hanuuni argagixisada.
    Maanta haddii aan mashruucaan hooghly jirin intaan oo Naasayare ah Ethiopia ayaa lagu jeedin lahaa.

  • @HoyoMcn-h5l
    @HoyoMcn-h5l 10 дней назад

    Shuhadaa alaha unaxaristo

  • @farahmahat8002
    @farahmahat8002 28 дней назад

    Inta xaqdarada ku dhimatay allah ha una xariisto

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 29 дней назад +1

    Saylor ma ku jiraa

  • @abdiazizhagafa2217
    @abdiazizhagafa2217 27 дней назад +1

    Sxb maharaja cade xasan nuur ilhy haunaristo wala khalday umu qalmin wadadan khaldan

  • @user-xz9we3zr2n
    @user-xz9we3zr2n 2 дня назад

    น่าสงสารจัง เขาผิดอะไรหรือ ถึงต้องเป็นแบบนี้

  • @XaarayeXaaraye
    @XaarayeXaaraye Месяц назад +2

    dila dila ayda aydu dhashay

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Месяц назад +3

    Guud music ba lo tumayaa ninkii argigixiso raacow kadib caska lgu gayn 😂 reer puntland intaas ha fahmaan no more fikirka alqaeda wax xambaarsan iyo diin lgu qaraabto

    • @lubex3486
      @lubex3486 23 дня назад

      dhiiga khawaarijtu waa xalaal, reer puntland waa Libaax 😂💙🤍

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 Месяц назад +1

    Heestan oo dhameestiran xagee ka helaa

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Месяц назад +1

    War ka hadla aaway saloor wiilke cade la delay wariye jamaal

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Месяц назад +1

    waa waray aaway cabdi qani salibaan jaamac sayloor oo cade la delay jamaal wlhy cadalad maahan tani waa la seedayay hala kaco😂😂😂

  • @justinerukwira2059
    @justinerukwira2059 4 часа назад

    What is happening pls translate

  • @communityzz
    @communityzz Месяц назад +1

    Dad masaakiina intay qabqabtaan oo dhahaan waa alshaab ayey dileen si ay gaalo iskaga gadaan iyagana saas unbaa u danbaysa soomaali waligeed hagaagi mayso inta dad la iskandilayo.

    • @adamali1570
      @adamali1570 26 дней назад

      Alshabaabtii ku dhashay was ❤😂

    • @lubex3486
      @lubex3486 23 дня назад

      kk, khawarij naga amus 😂

    • @communityzz
      @communityzz 5 дней назад

      @@adamali1570 gaalkii cudhalay was iyo khaniisadii kufoolatay wacal ilmo xaaran ah ayaa tahay oon meher aan ku dhalanin khaniis garacah.

    • @communityzz
      @communityzz 5 дней назад

      @@adamali1570 nacalaa meeshaad kasoojeedo kuyaal.

  • @faysalmohamedgarase8697
    @faysalmohamedgarase8697 Месяц назад +1

    Maanta dhan ayan ku sugayey wan daalay san u sugayey clipkaaga #Afmeer

    • @quruxdanolosha7515
      @quruxdanolosha7515 Месяц назад

      Zhp facebook-ga maxa uga daawan weydey , Page an laso dhigin maleh , Mise update baadan aheyn?😂

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 Месяц назад

    oo see loogu dhici waayey soo kuwaan wiilasheenii ubaxa dlaka ahaa labo Cumar maxamuud ah anaaba u jeeda hadda seddixda fakadka ku maqanna waa reer Puntland marka ay ahaayeen 13 shan waa reer Puntland waa inta aan hubo see camal Subxaanalh

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 23 дня назад

    Allaha idin naxaristo wllyal😭😭

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 21 день назад

    Alshababkii lagu arko dhulka puntland waa in nolasha lagu aasaa anigu maba toogten ayagoo nool ayan nolasha ku aasi lahaa

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Месяц назад +1

    Kuwa arkaye alshbabta hdan bari dadkale dilaya manay arag wixi saxibadoodi ku dhacay
    Mise horta ma lasoo taaga marka dadka so laaya la dhaho 😂

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 29 дней назад +1

      Sxb cabsida allah uunba celisa kuwaas oo jihaadka ayay aaminsan yihiin qof jano aaminsan kaalay adigu iska celi 😂

  • @YerkesMaurice
    @YerkesMaurice 8 дней назад

    709 Hoppe Ramp

  • @mazamessokaou981
    @mazamessokaou981 День назад

    Qui peut m'expliquer ce qu'ils ont fait ?

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 29 дней назад

    Kuwa Bosaaso ku xirana waa in sidaa gumaad. Dida ugu dhaqsiha badan.

  • @Warsame7
    @Warsame7 Месяц назад +1

    Arab ta baa sameeyay shabab Islamic jihad

  • @MaxamudAxmed-no4qx
    @MaxamudAxmed-no4qx 28 дней назад

    Yuhuudu maalinkasta waxay laysaa masakinta rer falastiin waana wax rer galbeedku kula socdaan dal walba oo islaama oo dhiigle waxay kusamaysteen oo saa dhiiga umadda udaadisa

  • @aliali-ql5ur
    @aliali-ql5ur 9 дней назад

    Allahu aclam

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk Месяц назад +1

    Wiilka Yarka Ah Oo Rer Khalaf Ma Ahayn In La Toogto 14Sano Jir Weye

    • @somaliwamid
      @somaliwamid 29 дней назад

      Ina aderkay madaxa halaga jaro abtigay oo ina aderkis ah bu dilay

    • @IsmailSamatar
      @IsmailSamatar 18 дней назад

      😂😂😂😂😂 ha la dhilo khawaarijta

    • @IsmailSamatar
      @IsmailSamatar 18 дней назад

      Dila eyga

    • @somaliwamid
      @somaliwamid 9 дней назад

      @@MohamedAhmed-hl5yk khalaf leyne lix ba ilma adertay ahed birta in lagu aso xaq bey ahed. Xita kuwi hore sedigay walashay qaba kujiray halawada mariyo xaranta

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 17 дней назад +1

    😢😢😢😢

  • @FihimaaabdifatahaShacni
    @FihimaaabdifatahaShacni 8 часов назад

    walhy wan kaclo xmady

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Месяц назад +1

    Waan tusi jirey ee madilin bal meel uqaad

  • @YuusufJimcaale-z9r
    @YuusufJimcaale-z9r Месяц назад

    Kujana taga cadaw ga horey shacabka dhigisa ugalena❤

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 Месяц назад +1

    Maanta galkacyo way cibaadaysatay😂😂😂😂

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 29 дней назад

    PL waxaa joogaa nacladii XAMAR AXMAARADA Soo gelisay kuwaas hala toogto markaa kedibna wixi kale haloo soo laabto !

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi 26 дней назад +1

    maxaa ka xanuun badan adoo laguu sheegay in lagu dilayo in malin un lasoo qaban doono ma oga miyaa

  • @RenaldoIsaac-s2t
    @RenaldoIsaac-s2t 8 дней назад

    568 Nienow Stream

  • @yussufhassan2688
    @yussufhassan2688 Месяц назад

    Somalida waa habaaran tahay mar qabyaalad isku laayso iyo mar sheeko shabaab isku layso waayo

  • @fadumoyar5702
    @fadumoyar5702 Месяц назад

    Afmeer is back

  • @sadiiknoor6262
    @sadiiknoor6262 Месяц назад

    Allahu akabar😊

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 Месяц назад +1

    Wllhi baana kanaxayn kuwiidad iiguxigaana kujidha😂😂😂

  • @fidelesawadogo5082
    @fidelesawadogo5082 6 дней назад

    Vs etes mechant

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 Месяц назад +1

    Afmeer cadaalad maha qar ba laga reeebay dilki

    • @roobocadeey688
      @roobocadeey688 Месяц назад +4

      beenta iska daayaa oo Allaah ka naq eraygaan maalin aan manatay ahayn soo lagu waydiin maayo 3 nin ayaa maqan waana kuwii fakaday week ka hor 4 ayaa fakatay mid ayaa la soo qabtay waana ku jiraa waana nin Cumar Maxamuud ah oo waliba wiil yar ah oo horay u dilay adeeradiis

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Месяц назад

    Ninka Sacad we madaxda ka ahaa argagixsada gobolka mudug ee gaalkacyo ku soo now day
    Sow kuwa kale habanero mayo

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Месяц назад

    Haduu kula dhashay shabab dil intuusan ku dilin, waa cadow Diinta Alle, dadka iyo dalka tuugta,