Pop The Balloon & Saylad Inay Sidii Xoolaha Inay Soo Istaagssn Yaa Gaadhsiiyey Hablaha Somaliyeed? 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 103

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 месяца назад +8

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 месяца назад +8

    In my opinion, this woman shamed herself, and the real beauty is the iimaan and diin. She should obey her creator and value herself.

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 месяца назад +9

    I never watch Somali content, I always hit “ not interested” But I liked couple Somali makeup/songs video few days ago, now my fyp is Somali. I saw a guy on Live demonstrating how to give Or**al to women with ice cream cone, I have never been so disgusted wlhi. No xishood noo diin no dhaqan. I deleted my tiktok this morning wlhi. Dadkeeni wey u dhamaatay 💔

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 месяца назад +4

      Me too, it's a waste of time runtii.

  • @burco7626
    @burco7626 2 месяца назад +4

    Salaam, beautiful soul 💕
    I wish people would think twice about wearing the hijab if they are going to behave inappropriately.

  • @abdirahmanmohamed779
    @abdirahmanmohamed779 2 месяца назад +5

    Asc walaal hablaheeni quruxda badanaa ee laga bixinjiray boqol halaad ma buufin baa badaly?????????

  • @jamilamuse9362
    @jamilamuse9362 2 месяца назад +3

    Maxan ka carara maba haye viva farax somali

  • @shuk2022
    @shuk2022 2 месяца назад +1

    Fathia wan jeclahay, exactly ha u fududaynina in ay nimakaan chance ay helaan in ku xag xagtaan ama in kaga hadlaan.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 месяца назад +3

    Pop The Balloon dad desperate ah ayaa ka soo qayb gala siiba nimanka black american oo dulaysteyaal ah

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 2 месяца назад +5

    Kkkkkkkk walahi farxiyooy qosley faarax waxuu rabaa comparation ine loo galo 👍

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 2 месяца назад +2

    Nagerian people are hard working well educated people.

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 2 месяца назад +1

      Nigeria it is an oil country don't forget that so congo is a diamond country

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 месяца назад

      Walaahi……they are also fraud stars and eat bush meat bet you didn’t know that

    • @GuledAar
      @GuledAar Месяц назад

      Also they use sihir, they are scammers, they eat pets and are unhygenic.

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 месяца назад +1

    Fathiya jano fardosaw kuwar huno macanto ka mashan karo qurax wajiga wan is garanway amazing Salidi iyo karim

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 месяца назад

    Acuudu Billaah Allow iimaanka hanaga qaadin somali wey hoogtay xasbunallah wa nicmal wakiil

  • @IsraCabdinasir-oj8sj
    @IsraCabdinasir-oj8sj 2 месяца назад +1

    Habo never give up inaad duleyste ka hadasho wankugu tageersnahay 💯

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 месяца назад +4

    Mansha alaaha fatxiyay waa kulimanay alabtada wajigeyga waxad modaa in aan hada dhashey maqarka wajiga sida uu u ekaadey maclaa harihii waa iga siitagayan

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 2 месяца назад +1

      Masha allah ❤

    • @khadranuur8690
      @khadranuur8690 2 месяца назад +1

      Waal mashalla intad isticmashay hargaysan joga lakin wa mugu qaali lakin wuu itahillA

  • @circleali9967
    @circleali9967 2 месяца назад +2

    Asc usually somali girls in their 30s look younger than the girls in their 20s. I think she looks older because it looks like she had gotten work done on her face botox and all. That thing uu ku cimri dedejiya. Lakin anigu waxan ka yaabay one of the guys waxay ku diiday cus he said he was Christian but all ghe guys that were gona come on there were ether athiest or Christian, now I don’t know if she was waiting for a Muslim man to pop up. But she wasn’t asking the rest of the guys if they were Muslim. I was just so confused as to why she even came on that show.

  • @Fatuush-b2j
    @Fatuush-b2j 2 месяца назад

    Salaan sare, wllo, Fatxia Qaali❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад +2

    Soomaalida in badan. Oo. Ka mid ahi akhlaaq. Malaha

  • @mohamudcolaad7198
    @mohamudcolaad7198 2 месяца назад +3

    Ayaga ayaa is dhigay meeshaas fudeeyd war Faarax ayaa 100 mar idinkaga fiican waxen oo kale,madowga miyaanba isku si wax u aragnaa? Waa dad nuuc kale ah ka xaa xaabshe hee Fathiyaay anaga waad naga eexataa Aw Faarax markaan nahay!! War waxaan waani duli waaye.

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 2 месяца назад

      Inta eey ragi soomaaliyeed ka cararyey ayeey meel xun ku dhaheen ilaahoow ubadka noo astur

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 2 месяца назад

      Adigu madow baad tahay 😂😂
      Is deji

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 2 месяца назад +3

    Farxiyooy dumarkan waana qaadan mayaan waa duul habaar qaba

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 месяца назад +2

    Gabadha somalidaa ma inta an aragnay e giggitaa mise shekadoo dhan ba laga qabtay

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt 2 месяца назад +2

    Abahed iyo walalkedna markay intaas maqlan ama arkaan bay iskadhigayan balo

  • @fatism448
    @fatism448 2 месяца назад

    Koobkaaga aad baaban uga helaa edo hadda kooba koobkuu ka waynyey ayaan wax ku cabaa

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 2 месяца назад

    QOFKII QOFKALE YASA, WAA QOF JAAHIL AH….SOOMAALIDANA KU
    BADANYIHIIN INEY UMADDAHA KALE YASAAN…….WAA ISMAOGAAN AH SOOMAALIDA QAAR 😅
    Thanks for sharing, Fatxi

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад +1

    Somali women are the most beautiful woman in the world❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      Abaayo most of then are worse then qoyan and smell like boosoneer. Qaarkood waa tanoo kale inkaar heshada.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 месяца назад

    😢😢 umadeene imaankii Ba ka daciifay subxana Allah halkii ugu xumayd ban maraynaa rabaw na astur

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 2 месяца назад +2

    Inabti fathia ruun sheegto ❤

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 2 месяца назад +3

    Yab inaga sidan miya ina dabasay 😢

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 2 месяца назад

    Abaayo gabdhaha afgaanka aan xijaabnayn aad ayay aqlaaq uleeyihiin oo yurub iyo America joogo.Runtii waa Abe la,aan waaye .

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 2 месяца назад +2

    Ma waalidkeey ayaa isoo habaarey markaan nin tartan u gelsyo why what is the reason faarax

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 2 месяца назад +1

    Somali waa dadka kaliya aan garaneen dadoda waxay u egtahay 37 years 01 January kkk

  • @hananismail3157
    @hananismail3157 2 месяца назад

    Soo diga inamada Somalia ku caaya siduu ilaahi u abuuray

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад +1

    Waxan La yaaba Somali da qaar ayagoo African ah. hadan adoomay ugu waco dad kale

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 2 месяца назад

    Gabartaas waxeey uu egtahay qof xabad xabad uu jiifo oo lugaheed marne laabeyso marne fidineyso ee dadkii ayaa maskaxda ka wasaqeeysan oo markiibo wax xun uu fasirtay hadii aysan ayadu dhihin

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 месяца назад +4

    Nigeria is number two beautiful girls in Africa

    • @GuledAar
      @GuledAar Месяц назад

      😂😂 Stop the cap. 😂

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад

    She’s gorgeous

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 месяца назад +1

    Fadxiyay iyada kukala kacsanaysay tiktokta la yidhi sexy maba jirin way islulaysay si loo moodo sexy 😢

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 месяца назад

      @@aishahibo8796 Mana wasni warna i raac miyaa? In xumaanta lagu daawanayo oo ay suuq ku helayso oo dadkeenii shaydaanku xumaantii jeclaysiiyey ayay ogtahay😭

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 2 месяца назад +3

    Midba midey ka xijaab wey tahay ka balaayo badan.

    • @jamilamuse9362
      @jamilamuse9362 2 месяца назад

      Ala ruun badanide maxad u firsatey

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 2 месяца назад

    Abaayo waalidkeeda iyo qabiilkeedaba maxkamad hala saaro .waxaan saas uleeyahay waxay ku mash quulsanyihiin.ayagoo dhan ka qaataan reerka ay ku bataan hala tagooro.ayagaa istakoori jirayay

  • @Mind-youbusiness
    @Mind-youbusiness 2 месяца назад

    As if we’re everybody’s type🤣 it’s not in insult if you truly understand what type is!

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 месяца назад

    Farhia, shahigaada, Madhamaado, Miya? Koobkaan waynka, ayaanbo, kaheley😅😂

  • @AsmaDaror
    @AsmaDaror 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂wlhy qosolka iyo dhoolacadeyntaad sabab utahy alx beautiful mamo

  • @NuuraOmar-yp6bj
    @NuuraOmar-yp6bj 2 месяца назад

    Waxan waa barnaamij addunka laga sameeyo
    Wax weyn yaan laga dhigin

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 2 месяца назад +1

    Farxiyaay Nimanku naag meel xun kasoo jeedo ma rabaan mala socotaa Sinjiga Rag badan baa ka fekera. Marki Obama Amerika utalunayey Raga teer EU Dunarka Kenyanka bay aadusoo guursanjireen!.

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 2 месяца назад

    Fururuq weynida maanta shaahaga kabashadisa waa lagu maqlaya fururuq kkkkk

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Dadkeenu luuqado kale oo ay ku ogaadaan. Waxa dunida kajira in ay bartaan ayey. U baahan yihiin

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 месяца назад +1

    Somali iyagaa cadownimo isku mashquuley habeen walba lasii kala fogeynayaa 😞

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 2 месяца назад

    Wallo lambarka iswidhen ee aad soo qortay mashaqaynayo waxa aan ubaah naa seeramka waxa aan joogaa iswidhen

  • @IbraahinCabdiqeer
    @IbraahinCabdiqeer 2 месяца назад

    😊

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 2 месяца назад +1

    Where are these kids parents? Don’t they have no fear of their parents seeing them being this promiscuous yikes how embarrassing Subha’Allah

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 2 месяца назад

    Hpo sethy❤

  • @HawaSheikh-hw7eu
    @HawaSheikh-hw7eu 2 месяца назад

    Nayjeeri maba jecla naag aan today ahayn

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 месяца назад

    Thank you fathhiya

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 2 месяца назад

    Qof qof kale yasaya hadaad aragto waa qof isaga la yasay ama jaahil reer baadiya ah

  • @IsraCabdinasir-oj8sj
    @IsraCabdinasir-oj8sj 2 месяца назад

    Habo gabadhan views ban ka raadsanayaa bay tidhi iyadaa is luxaysay way sheegtay

  • @fs292
    @fs292 2 месяца назад

    Naag hijaab xidhan, tolow xijaab ka maxay moodeen?

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад +1

    Asalamu Calaykum ❤

  • @IbraahinCabdiqeer
    @IbraahinCabdiqeer 2 месяца назад +1

    🎉asc

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 2 месяца назад +2

    Why is she wearing her hijab though??

    • @Somali_riri
      @Somali_riri 2 месяца назад +2

      Is was quick session she ain't got time to put hijab down 😂

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 месяца назад +2

      @@Somali_riri maya maya anagay na waalayaan ee she is faking it all.

    • @Somali_riri
      @Somali_riri 2 месяца назад +1

      @@nim5-r1v Haa wan uu maleeyay anigaba

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 2 месяца назад +1

    Dulayste ha inoo jabinina dumaraw qimihina garta

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 2 месяца назад

    Where in kenya can i get

  • @munamohamed2316
    @munamohamed2316 2 месяца назад

    Gabadhu aad bay u Qurux badanthy wlahi

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад

    AllahuAkbar

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 2 месяца назад

    Gawadha wey sohadashay waxey dhahday in la idawado darteda ayaa sida usameyay waxna mana sameyneynin ayey dhahday canimo unba raway ayey dhahday so waa so sad gabdho yar yar ayaa kudayanayo waxas wax kaxun ayey samenayan sidey kuso canbaxan marka waa yab

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 2 месяца назад

    Hadii naag kasta oo warerta ma cabdi by kacararaysaaaa😂😂😂😂😂 lkn hadii barnaamijka hadaan usoo noqono ninkaas dee intaas oo gabdhood mid buu un kaqaaadan oo iyada ma diidin marka maxaa loo haystaa gabadhana hadaan usoo noqdo in puplicly saas loogu dhaho you r not my type we are soory

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Nayjeeriyaanku. Iyagaaba. Betrol haysata

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 2 месяца назад

    After seeing this video 📹 this proves only one thing to me 💯 that the majority of our people have self hate to them selves towards each other to their country i really have no idea 💡 why she would do some thiing like that for the whole world to see this bullshit what a shame she did forget where she reallly came from very sad to see that

  • @IfrahHussen-c1o
    @IfrahHussen-c1o 2 месяца назад +1

    Asc. ❤❤❤❤

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 месяца назад

    Hbn dhawayd bas aan saarna niman baa ku doodayay mid baa yidhi anigu wxn guursanaya gbdh aan wxba soo baran oo mopil xitaa haysan wxn rabaa inan u taliyo oon dareemo iny aniga wx iga sugayso mid baa yidhi isaguna naag waa inay ku baridaa oy adiga wx kaa sugta mrkaa dulayste waa noocas wuxu raba gbdh uu dulaysto nin somaliyed gbdh siduu u bahdili lahaa uun buu intaa ku mashquulsan yahay

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 2 месяца назад +1

    Asc

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад +1

    Maskin😢😢😢😢

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 месяца назад

    🤔🤔

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 2 месяца назад

    Iyaduba laba ayey diiday

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 месяца назад

    America somalidu da’da beenta ah ay ku yimaadan bay sheegatay malaha hh

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz 12 дней назад

    20:57 Wallahi sometimes i ask myself if P Diddy's father was somali....because he is also recoding and humiliating people...may Allah humiliate those who humiliate others
    22:01 She might be drugged her pupils look dilated...may those reponsible go to HELL

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj 2 месяца назад

    Community kasto naago disparate ah waakujiraan kuwiina maxaad ugu mashquushan iyadaa isgeysay wajigabax kala kulantay cashar hadeey ku qadaneyso iyo hadeey mesheeda kasii wadeyso adinka maxaa uga dhigtan ineey Somali dhan matasho naag iyadiiba halkaa is dhigtay

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 месяца назад

    Hot topic 😂😂😂

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 2 месяца назад

    Wuxu na baray qaabka loola dhaqamo naaga somaalida baraavo

  • @saadiaahmed1459
    @saadiaahmed1459 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @suadismail6541
    @suadismail6541 2 месяца назад

    Cali dhuux buu ahaa

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 2 месяца назад

    😂😂😂

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 месяца назад

    What has the world come to when cadrad somali aye meel uso istaakay inaye nin u tartanto.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 месяца назад

    Faraax.somali.uuuufffffffff