Ka hor inta aanad baran
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Hadii aad tahay qof jecel Nashqadaynta (Graphic Design) ama aad
raadinayso nashqad ganacsi, fahamka sideedan nooc ee Graphic Design ku
waxa uu kaa caawin doonaa inaad hesho xirfada saxda ah ee nashqadaynta
The 8 types of graphic design
1. Visual identity graphic design.
2. Marketing & advertising graphic design.
3. User interface graphic design.
4. Publication graphic design.
5. Packaging graphic design.
6. Motion graphic design.
7. Environmental graphic design.
8. Art and illustration for graphic design.
Thanks
Thnks 😊
Thnks
Thank you so much dear teacher .
Ustaad mahadi hakaa gaadho xilli aan ubaahnay ayaan helay vedio gaan ❤💯
I am a visual identity graphic designer but in the future i want to grasp all the parts of graphic design and during this week and going to start motion graphics froM adobe audition, adobe premier pro and adobe after effects insha Allah.
Can u help me
I wanna start learning a visual identity graphic designer
Visual identity graphic designer ☑️
Masha allah ustaad SI fiican ayaad inoogu faahdaahisay
Visual identity graphic design ❤
Thanks Zirat Institute of Technology
Ustaad aad ayaad u mahad santhy shukran guuleeso
Environmental graphic design ❤️
Marketing & advertising graphic designer ❤
Marketing graphic design ustaad.
such usefull information 😍
Printify ayan bilaaabay shopify dhexdisa video wuuu I cawiyay thanks you wlo after 2 years ayan filaya
Maansha alaah Kooshin
mahadsanid macalin qaabkaad nogu hagaar baxayso
Waa markii igu horeeysay een aan arko fidhiyowyadaada wax badan ayaana ka faaiday mahdsnid wll
Waanu ku soo dhawaynaynaa walal.
waa mahadsantahay wll
Full course graphic design noo soo gudbu ustaad
Insha Allah walaal hada courses kii gogol dhiga ahaa ayaanu wadnaa course.zitacademy.com
Thankz mcalin
1 ilaa 5 ayaan ahay ani uztaad 3 iga dhimana insha allah waan baranayaa
Ustaad midna ma ihi. Maxaa yeelay road mapka ictgaygu weli muusoo gaadhi graphic design, balse waxaan rajaynayaa markan roadmapka soo wado ee aan graphic designka soo gaadho inaan 8daba noqondoono insha Allah.
THANKS WLL
Go forward so amazing
Environmental graphic designer ❤
Wow! very can you tell which softwares do you use for that!
Masha allaah waa muuqaal faaiido badan wata 🍒🍒🍒🍇🍇🍇🍎🍎🍎
War midna ma ahi ka waran😮
Bishaan ayaan bilaabaya insha alh barashadeeda waxana raadinayey xog ku saabsan graphic design
Abayo xaged kabilabaysa
Waanu ku soo dhawaynaynaa walal wixii courses ahna waxaad ka eegi kartaa website kayaga: course.zitacademy.com/
@@ZitAcademy sxb ajaaniibtaba idinka ka qaalisan sxb course yada sxb dadka la yara saairadee
Marketing and advertising aa ubaahanahy
Visual identity graphic designer.
Marketing & advertising graphic design.
User interface graphic design.
User interface graphic design & Publication graphic desing & montion graphic desingner😊
Visual identity graphic design
*Masha Allah ustaad kooshin Waxan jeclan lahaa inad noo bilawdo koorsadan*
Meelahaan looga hadyo graphic design aad ayaad oga muuqataa maashallah hmblyo
Thanks bro soo badi cashiradaan ookle
هلولتلهبنججهق
adoo raaliya makaa helayaa full brand kaa Dr ismaaciil sawiradiisa
I am publication graphic design.
MOTION GRAPHIC DESIGEAN
Wlhi xog badan ayaan ka helay videos yowgaaa
Mahadsanid wll
Mahadsanid Mr Kooshin💯
Ui ayaan doonaya inshallah
Mahdsanid wll waa jacelaa inaa inaa barto Lkn computer la’aan ama laptop laa’an ima samaxayso mana haysto lacag aan ku gato sidaa tarteed riyadayda ma irumobi karto kali waxaa awooda inaa dawado 😢
Apps ayaa jiro aad ka barankarto mobile kaasa sida pixellab app iyo canva
@@deeqoluul3588 magaciis uppsala quruxey
visual metion graphics
All ina barta rabaa😢😢❤i.a
Bilow basic ga walal Insha Allah.
Motion Graphic Designer Ban Ahay Iyo Sidoo Kale Marketing and Advertisement Designer also I Can Make Visual Identity Graphic Designer..
Jaamacad miyaa uga soo baxday libaax
User interface graphic designer.
ui INSHA ALLAAH
❤
Marketing and advertising
Dhamaantodba alh
zxp meel aan kabaran karo igu caawi
Mahadsanid Macallin, waan kaaga mahadcelinaya sida wanaagsan ee aad noogu soo bandhigtay. Waxa aan ku yara waydiin lahaa marka aad doonayso in aad xooga saarto Publication Graphic Design halkee ayaan ka bilaabaa? Programkee ugu habboon oo aan ku dadaalaa? Mahadsanid.
Adigaa mudan walal su'ashada waxaan kaga jawaabayaa casharkan dhexdisia software ka ugu haboon ee loo isticmaalana waa Adobe InDesign inaad xooga saartid.
@@ZitAcademy Mahadsanid walaal.
Mahadsanid
bro music ka saar videoga adoo mahadsan
Walal sida video la isku gu kenkena raba app ke isticmasha ado rali ya
I'm motion graphics design
✌️
Wlahi somali inta aan wax kadhagestay waxaa tahay gofka kaliyah oo aragtidisa adka ila cajabisay
Mahadsanid walal
Motion graphics designers
Lkn motion graphics designers Intee u kala imisa nooc
aniga waxaan ahay motion graphics designer
15:37 midna balse rajaynayaa inan noqodo
Waxan jeclahay inaa noqdo puplic moitional desing
Mahadzanid sxb sida aad noo kala fahansiisay
Marketing and advertisment ayan rabaa wll inan barto marka softwares keen bartaa ?
Walal software da Adobe Photoshop, Adobe Illustrator iyo Indesign hadii aad barato waad noqon kartaa qof ka shaqeeya Marketing and Advertising sidoo kale waa inaad aqoon u leedahay Basic marketing-ka iyo digital marketing kaba.
ma baratey
Side xge ka heli kara ?
Wll xagen kalaso xiriri kara
mahasasid pro
Sxp logo design maxaad uga tagtay wey kamid tahay griphic design
Lagama tagin walal waa qodobka ugu horeeya, balse logo design lama dhaho waa Visual Identity Graphic Designer
Visual identity graphic designer ayaan hadda ahay se waxaan aad u xiiseeyaa in aan noqdo user interface graphic designer
Wallhi caawa ayaan rabay in aan adope XD iyo duruus ku tacalluqa soo download garaysto se iima suurto galin
Hal codsi ustaad kooshin ma bilaabi kartaa course of user interface graphic design
Waan rajaynayaa in aad bilaabi doonto
Keep Going wall course kaa aad naga codsatayna waanu bilaabi doonaa Insha Allah ASAP.
Akhi visual graphic design ayaan raba inaan barte halked kabaratey
En bra tnx ad io ad lkn casharada playlist u same si an ula socono
Ok walaal waan u samaynaynaa Mahadsanid caawintaada.
Macad miyaa leedihiin misa online wye
Casharada playlists usamee ustaad
Ok walaal waanu samaynaynaa
1.2
bro videos editor ka kaso hadal siiba coloriska loosaaro muqlka sida kaaga ookle macaan weyeh kalarka saarn bro ii tix gli codsigayga fadln
Dhawaan baan walaal sii daynaynaa course balaadhan oo kusaabsan Adobe Premiere pro waana ka qeyb Color Correction ka iyo color grading ka course.zitacademy.com
walal mahad sanid waa imisa qiimahedana
ANAA KOHAYA
Xagaan kala soo xidhiidhi karaa?
bit.ly/3dJ3LEC
Waxaan ku guda jira sidan u noqon laha motion graphic desing waxana jeclan laha inad casharadisa si taxane ah nogu so gudbisan
Insha Allah walaal dhawaan filo
Aad baad baad u mahadsantahay isbuucan baan bilaabi doonaa Insha'Allah
Ma Isla bilaabnaa
waxan jaclahye inan barto 8qaybod lakin waxan raba inada iga cawisid barshadod wali ma ogansan fildiga aan ka dhax badan laha wll
Ma baratay wlo
Plz sidee u sameysay bro Videowgada yacni sidee videowga geeys u geysay
Walaal way fududahay marbaynu cashar ka samyn Insha Allah
*Ux noo bilaw ayadoo koorso ah ustaad*
Walal dhawaan ayaan rajaynayaa inaan sii daayo inkastoo ay qasab tahay dadka aan fahan sanayn UI/UX ka inaynu marka hore courses kii beginner ka ahaa sii siino hase ahaatee xaga youtube kaan soo galin doonaa oo qorshaha ku jirta
Sawirada inaan hagaajibaan rabaa photographer markaa taas ka mid maaha miyaa graphic desing nada
Haa walaal kama mid ah Graphic Designka waxaad tahay Photographer waanad isticmaali kartaa software.
@@ZitAcademy wll sida loo hagaaji sawirada course inaa ka diyaarisaan ma rajaynaysaan
Ustaad ardayda aad kuugu xidhan baan ahay casharadu way nagu yar yihiin ee noo soo kordhi #Codsi
Please✋
Mascuud Bashiir mahadsanid walaal inaad nagu xidhnaato casharda joogtaanu isku dayi inaanu ka dhigno IA.
1358
Visuall identity,Motion graphic lakin waxan ad u jeclahay mar uun inan noqdo UI designer hadii Ad naga cawin karto sidaan u noqon karno Ui designer plz nala wadag thanks
Dhawaan baan walaal course kiisa sii dayn doonaa Insha Allah Tutorial RUclips ka ahna dhawaan baanu isna soo galin
XD