DEG DEG: Soomaaliya oo halis ku jirta, Turkiga oo itoobiya la saftay, halista lagaa qariyay ee....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии •

  • @mowliidaden5259
    @mowliidaden5259 Час назад +1

    Thanks 👍 Balwaan

  • @lulali8651
    @lulali8651 4 часа назад +6

    Turkigu dantiisuu waataa, nin dalkiis burburinaayaa muxuu u qabankaraa.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 4 часа назад +4

    Turki waligeed wuxuu la safnaa itoobiya, xasan waxba ma fahmo qadayadii soomaaliyeed wax kale ayuu ku bedeshay

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 5 часов назад +4

    dalkeenu inuu badbaado hadii larabo caasimada xamar halaga raro dalku xamar buu kadhintay oo dad bilaa damiir ah ku nool yihiine

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Час назад +1

    SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭QOFKI DHIG LEHOW KA KACA ??? WADANKENI WAA LAA GATAY WAXA GATAY XASAN SHIIKH iyo ISMACIL OMAR GELE iyo ORTUQAAN SOMALI GALA DAGALKA

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 часа назад +3

    Taa yaa moog balwaanow turkey is interesting Ethiopia

  • @aminaohassan1893
    @aminaohassan1893 4 часа назад +1

    Hadii madaxweynaha ummada somaliyeed khiyaanayo dadkiisa shisheeye abaal kuu gelimaayo .

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 5 часов назад +3

    Asc yaa Amiirul SYL Abdullahi balwaan

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 4 часа назад +2

    Doqon intan la safan laha fariid ayan la safan buu yiri erdogan wana runtii

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад +2

    WAAN ARKAY WARKAAN TURKIDU TIRI😢. MEEL KASTA IYAA LAGA DHEGEYSTEY. TURKIYA DADBA NOOMA HAYSTAAN HADAAD RUNTA RABTIIN.

  • @Emi92546
    @Emi92546 4 часа назад +1

    turkiya wa fuley waa laga ceyrsadey somaaliya hadeyba sas tahey waxa ii cadatey inuu iska qeyliyo uuna tilaabo u hiili eyn falastiin turkiya booteye weeye

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 4 часа назад +6

    Turkigu waxuu la shaqeysta reer galbeedka o u mareykanku ugu horeeyo😅😅😅😅

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 4 часа назад +2

    Xasan dhiiqo soomaliya god madoow ayuu kuu wadaa😮😮😮😮

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 часа назад +1

    Xasan waxaa Ka sii daran Aadan madoobaha caada qaataha ah

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 4 часа назад +1

    Ciidankeedii bada way diyaarisay itoobiya 😮😮😮

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад +1

    TURKIYA ITOBIA WAY IXTIRAAMTAA OO KA DAMBAYSAA😊. SOMALIA NA WAXAY U ARAGTAA DAL DHULKA YAAL OO MADAX DOODU JOONYAD SITAAN OO YAA ALE WAX SIIYEY LEEYIHIIN😢.XASAN BAAHANE BAA NOOGU WACAN IN NALA YASO OO SHISHEEYE NALALA QAYBSADAAN😢

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 5 часов назад +2

    turki ninka aamina isagaa kaliita

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 5 часов назад +2

    Jubaland guuuuul❤❤❤❤

  • @hibaq123
    @hibaq123 3 часа назад +1

    Hasan shekh usheeg

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 4 часа назад +1

    Xassan sheikh niin la aamino karo wadankena meeshi ugu xumeeyd ayuu gaarey

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 4 часа назад +1

    Waa in gacnaha la isqabsado Somaliyey Turkiga ha la iskaceliyo Itobiya ayaa Badeena ayaa la siiyey.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 5 часов назад +1

    Allah ka hadlisiiyey turkey

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 4 часа назад +1

    Turkish waa danayste dantiisuu fiirsanayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 часов назад +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run hawiyow daroodow gac badini somaliya wa la ibiyey mudaharad muqdisho iyo mamul gobalad yada waxa ibsadey odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq familykisa marxun xamza doqn argixisada damajid waxey ka ibiyan turkiya Ethiopia

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 5 часов назад +1

    Dalkaaga nina marti loogama noqdo ❤❤❤.

  • @MaxamedXaaji-i6q
    @MaxamedXaaji-i6q 4 часа назад +1

    Balwaan illaah haku daayo aamiin

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 3 часа назад

      Turkey 🇹🇷 is tiff’s don’t trust him safe Somalia 🇸🇴 please ❤️☝️❤️

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 5 часов назад +1

    Somalia 🇸🇴 for ever

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 24 минуты назад

    ASC Balwaan. Ethiopia 🇪🇹 waaxa ubaaxaya Geeley, Cirro iyo HSM. Baal Indhaaha ku haay. Heshiska Badda Iyo Daroodka iyo D/M laga qaxiyo Somalia 🇸🇴 bal . More information ino keen. Mantaa HSM wuuxu uqudbenayey Askarti laguso tababarey Eriktria. Waaxa lo waada Dholo iney ku dullan Jubaland.😢

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 33 минуты назад

    Turkey waarunatii wayo somaliya waxa iskufalimayso

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 4 часа назад +1

    Qof aan ñaftiisa rabin waddankiisa ma rabo cid kaloo rabtana marabto xataa walaakaa kuma rabyo ogaado somaliyey waliba dadka xamar degan.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 4 часа назад +1

    Balwaano runti bada waa lu saxiixey etobiyaanka ciyaartan waa dhamaadey

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 4 часа назад +1

    Dadki i dhalili jirey hadda dhoshan ka cadeneyaa😂😂😂

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 4 часа назад +1

    Kan Laxda ah ee macasha leh, ma cidbaa dhagaysata?😂😂😂

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 5 часов назад +1

    Balwan tuurkigu Ethiopia balayiin ayu gashaday marka daantisa aya ku jiirta..... xassan wa khayeen aal watan saqajana.....tuurkigu wa tuugo xarameyena...islaan ma aha

  • @calibare1641
    @calibare1641 4 часа назад +1

    Miyaadan ogayn hadii ninhawiye madaxtooyada fadhiyo baddaso maaliya waaiib kiinya yaakagaday shiikh sharing tanawaxagaday xasansh hawiye wadanimaaha waalacagdoon maahaqarandoon dalninhawiye mahogaaminkaro

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 5 часов назад +1

    Cod maleh maxaa dhacay

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 5 часов назад +1

    Asc balwasno ciyaartan waa dhamaatey wax laga ma qaban karo

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble3691 3 часа назад

    Shaydaan wacaysle abgaal waxad farmajo u necbaydeen waxaay ahayd somali jiritaankeeda ayay ahayd waan ogaanay cadawga somaliyed

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад

    Soomaliya badeedii turkigaa dhiibay xasan shiiq ma baarlamaanbuu kalatashaday waa maya

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 часа назад

    Yaa arda ganow madax burusow masaanaa noo keente

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 часов назад +1

    Hagardaamada u turkiga kuwada soomaaliya, mar unbaad ogaan dontaan.
    Sababta Turki loogu saxiixay oo barlamaanka u ogolaaday in 10 Sano u Turki mas'ul ka noqday badda soomaaliya, ma waxaay aheyd inu etiobiya kuwereejiyo mise ka difaaco?

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 4 часа назад +1

      Horta waa inaa la fahmoo iin u turkigu uu mareykanka la saaxib yahay 😅😅😅

  • @aasuf119
    @aasuf119 Час назад

    Xasan ma asagaa kala jecel dabaqyo dhisid iyo dhul bur burin ku mashquulay intaasa u daran subxanallah badda waa la gadayaa wadanka ayaa hartay gad dheh

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 43 минуты назад

    Qof aan siyaasad aqoon ee calooshiisa ka fakaraayo maxaa ka galay dal ito dad.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 часа назад +1

    😢😢😢

  • @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
    @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 3 часа назад

    Erdogan wa qaain kula jire kaa jiro wana qaain munaafuq ah e lkn waxba nagama qaadi doono . Bi idnillahi samad .insha ALLAH KARIIM.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Час назад

    Qaa'in waddan Qabiil ma lahan.

  • @maxcabdiguleed9722
    @maxcabdiguleed9722 Час назад

    Kkkkk turkigu wuxuu kuwareeray siyaasada xasan sh,, xasan sheikh majirto gudaha iyo dibada cid aamini kartaa, halayaabin turkiga

  • @aasuf119
    @aasuf119 Час назад

    Xasan wax ma hubsado fudeed dadna lama tashto isla wayni

  • @ribahmohamed4556
    @ribahmohamed4556 4 часа назад

    Xasan asagaa waxkasta qariya laakiin erdu gan waxa kasta xasan buu lawadaagay sax iyo qaladba laakiin xasan wixi loo sheego somali uma soo gudbiyo baar lamaan majiro

  • @IstareexAhmed-o5s
    @IstareexAhmed-o5s 3 часа назад

    Balwaanow Ina abti nin tiisa😂😂😂 daryeeli wayay miyaa dan guud ka sugaysaa hasan ilmihiisa haduusan kala ilaawin ayuu buro sidaa

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 3 часа назад

    Runta ayaad ka hadashay Balwaan ilaahey Cimriga iyo Caqliga ka kuu saa’idiyo, lkin aad ayaan uga xunahay waxa wadankeena ka socda Meel aan wax ka qabano garan meyno aan ilaahey badbaaado weydiisano, runtii Xassan bohol buu nagu dhextuuray waxaa dhiman keliya in uu korka nooga soo xiro.

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 47 минут назад

    Ani waxaan dhihi lahaa xasan baahane dagaal ha lagu qaado kadib hala soo qabto oo hala dal dalo ilaahay ku soo qabay cudur aadan ka bogsan lagugu tuur tuug qaain ah wadankuu u dhaartay shalay ayuu gatay soomaali gacmaha is qabsada kaca dagaalama alaha la jiro soomaali ilaahay hanaga qabto cadowga noo dhow kan naga fog intaba xaasid iyo qayaanoole ilaahow noo hiili umada soomaali u hiili oo madaxweyne caadil noo keen ilaahow tuug danbe maya sida xasan baahane

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 5 часов назад +1

    Ordogan wuu ku yaqyaqsaday jaahilnimada Hassan markuu arkay nin dadka dhudhunkanaya marna jilbaha qabsanaya

    • @AnabSaed-us1wo
      @AnabSaed-us1wo 5 часов назад +1

      Cancel

    • @ImanHadi-w3w
      @ImanHadi-w3w 4 часа назад +1

      Haa. Ordugaan wuxuyiri. Waankudaley dowladaha carbeed. Wadabadhilifin xasan dhiqo godbukuridey somaliya

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 часа назад

    Balwanow runtad ka hadasha ina macarad kuma tihid hee wu ula satay bada somali ayadaaba ka tuug sanayso marka ni ka midigtisa ku haayo yuu la saxiba maxa wax bad oodan dad udaba fadhiya uu ula saxiibaya

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 5 часов назад +1

    Sax hawiya waa rageedda

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 часа назад

    Waar balwaan waad xiiqday sidaad wadankii u difaacaysay waar xasan sheekh qowlaysato ayuu la shaqeestaa kuwana djabuti fadhiyaan kuwana Nairobi iibka bada dawlado waaweyn ayaa ku jira deal is done xasan riyadii xabashida 500 sano ka hor ay ku riyoon jirtay ayuu u rumeeyay walina wuxuu doonayaa somalia oo idil inuu baabiyo ama kala jar jaro si aan dawlad dambe uga dambeen oo aan maxkamad la keenin

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 часа назад

    😂😂😂😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 часа назад

    Hs layska celiya ethopia
    Nlhilibka caydhiin ka dad ka ku khasbay waa somali qabiilkasta oo somali ahi ha ilaashado dhulkiisa turkey iuo xabashi toona waxba ma ka qaadi karaan
    Qabiilka meeshiisa difaacan kari waaya waa in loo hiiliyo.xabashi hala loo diyaar garoobo dagaalkooda

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 3 часа назад

    Xasan buu nacay isgadgadsigiisa yaa lajiri karo